MEYDAD HORLEH OO AH ARGAGIXISADII OO LA WARAY BUURAHA CALMISKAAT,
Вставка
- Опубліковано 8 лют 2025
- #WARKA #WARARKA #DEGDEG
Ku Soo dhawoow Aftahan Production , Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
ASC wll. Mashaaa Allah Ciidanka Puntland guuuul 💪💪🇺🇿🇺🇿🇺🇿Bi’Idnillah waad guuley saan dontaan guuuul❤
Guul PUTLAAN inshaalh❤❤❤❤❤❤
Butland maansha Alaaah tabarakalaah ❤️💐💐🌺🌺🌺❤️❤️💐💐🌺🌺🌺💐❤️❤️❤️💐💐💪💪💪🇸🇱🇸🇱💐💐💐💐💐
GUUL PUTLAAN ILAHYOW NOO XAFID WIILASHA INSHALAAH ADIGA AWOOD LEEHE INSHALAH❤❤❤❤
Ameen ya’allah 🤲🤲🤲
Maashaaallaah guuuuul puntland idankaallaah forever ♥️ ❤️ 💖 💕 💙 💓 ♥️ ❤️ 💖 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guuul blwan giss warno guuuuul iu gobnimo ❤
Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa ❤❤❤❤❤
HASAN BEENLOW NIN NAXE MA AHE DADKIISA UGU DARAN WAKAA SUUQII BAKARAHA MANTA XIDHAY OO UMMADII MASAKINTA AHEYD CEESHKOODII HOR ISTAGAY KII MASKINKA AHAA KII GANACSNABA IYO KUWII KALE OO USOO XOOGSI TAGAT MARKA ODAYGAN WAA WAA ODAY WALAN EE YAA NAGA QABTO ALLOW ADAA WEYNE NA DHAAFI CAWAANKA MA XISHOODAHA AH YAA RABBI NAGA SOO GAAR AMIN AMIIN
GUUI.BALWAAN.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Cabdulahi balwaan
Guul iyo gobonimo ciidank punltand Manshallah
Masha😂allaah
Walaahi heestan wan jecelahay
👍👍👍
Subscribed Aftahan Production
Guul iyo Gobanimo dowlada Puntland
maansha allah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abdullahi Balwan
✅✅✅✅✅✅✅
🔥🖤🇺🇿💯💪🏽
Abdilahi hadad runta ka hadasho waxan ku hayaa runta inaad ku darsataa midan,[1]hassan ,dani,ahmed madobe intaba emaarad ayey u adeegan dagaalna kama dhaxeeyo miyaadan ogeyen
You right taas baa run ah 🙏👍
Xasan shabaab lama dagaalamayne mashruuc ayuu ahaa, Xasan lacag ku raadinayey,
Iyaga ku hubaynayey, ciidanka soomaaliyeedna lagu shirqoolayey,
# puntland waa la soo afjarayaa,
Sidii kuwii ka horreeyeyba loo afjari jirey,
Shacab iyo maamulna gacantaa la wada saarayaa.
Darwiish
Balwaanoow qofka miwaadinka ah baasaboorkaiisa lama siyaasadeyn karo. Qofka hadduu muwaadin yahay wax shuruud ah ama waan jeclahay iyo waan necbahay wuxuu qofka loogu diidi karo ma ahan. Xasan sheekh mueaadinka uma diidi karo baasaboorka because waan us heynaa. Haddii qofka baasaboor loo diidi micneheedu waa muwaadin ma ahid oo ajnabi ayaa tahay, ajnabi ayaa tahay dalkaan ima shalan waaye micneheeda. Haddii baasaboorka uu yahay wax xasan sheekh uu leeyahay, qofkuu rabo uu siinayao kuu doonana uu u diidayo kaas baasaboor ma aha. Puntland waxaan keeyahay eedeyn iyo canbaarwyn xadan sheekh .a uaqaan oo sharciga madaxuu saartay. Action bey u baahantahay. Madaxda puntland mar haddii la yiri dastuur lagaa warsan maaayo oo anigaa bedelanaya saan rabo u qoranaya laguu joojin maayo. Baasaboorna makusiinayo anigaa leh,. Daacish yaan laga saacidin caalamka uu ku yiri ,doorasho xisbiyadeeda uu isaga leeyahay waan qabsanayaa yiri, guddi uu sameystay baa ii qabanaya, iuo xisbiyo aniga aan sameystau oon leeyahay baa ku qabsanayaa kuu joojin maayo. Ok puntland waa in ay heshaa baasaboor ay leedahay, lacag ay leedahay, xuduud ay leedahay., muwdishona aysan ka mid nowon xuquuqdii muwaadin lahaa oo dhan waa loo diiday marka waa in aad tashataan oo go,aan gaartaan oo baasaboor yeelataan, xuddudo yeelataan, lacag yeelataan is dooeataan qof iuo cod. Yaa kuu baahan xasan sheekh qaado koonfur , isdooro madaxweynaha gobolka banaadir iyo jowhar noqo. Siciid deni waa madaxweynaha puntland. Magaca dowlad somaliyeed oo dadka lagu dulminayo waa in laga guuraa oo wax dowlad la yiraahdobma jiraan. Wax yeello mooyee cidii wax tar ka aragyay dowladda la sheego yaa arkay? Adeeg bulsho ma bixisaa xitaa hal adeeg? Lacag bey aruursadaan jeebka bey ku shubtaan waa xasan sheekhwax service ah oo dowlad bixiso .a heysaa? Maya laxagta aad dadka ka qaado maxaad ku qabataa? Iyaga ayaad ku dhibaateysaa. Dalka iyo dadkaba dhibaato buu ku hayaa. Puntland tasho
Somaliyana cowda u jar, adduunkana la macaamil illeenxuquuqdii muwaadin lahaa xamar baa lagu dilay