Xil ka Gadoodey Xaalada Qalafsan ee Somaliland ku Jirto
Вставка
- Опубліковано 10 лют 2025
- Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada
/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share
Thanks you barkhad batuun
Uuuuuuuf uuuf Maxamed abiiib duli
Qayimal wadan aallaahubar allah guqabto qayimal wadanallaahu qayin
Balo ku ciyaadhay !!!
Adkaatay adkaatay !!!!
Masha Allah tabaraka Allah Barkhad iyo laab saalax waa Raggar ah noolaada waxaad tihiin geesiyaal reer Somaliland ah ayaad tihiin.
Muxuu ahaa kan bilaa break ga ah bismillah
Kaasi waa tuug oo lacag
Sax sax sax sax you right you right
Waa in baarlamaan ku sheega ay ku bahoobeen wax magatatada iyo daydaygu waa in la kala diro gunnada aan macquulka ahayna loo jiheeyo difaaca qaranka iyo daryeelka ciidamada.
Masha Allah, Guul
BATUUN WAA GEESI QARAN JIR OO JOOG CIQLIBADANAA WAA IN LADALACSIIYAA WALLEE BATUUN WASIIR BUUXA AYUU UQALMAA BAL WAAKAASE OOYAAYE WEY ISKA QABTAAN
Rag walaal wuxu ku dhaamo lawaaya
Wataa dumuquraadiyada la sheegayaa nacas abiib inuu siduu doono u hadlo u fasaxday markaa bahasha lafteeda shaqo Laga qabto
Xildhibaan abiib ninkarmeed dadka kuwa sumayasan runtu waydamaqdaa
Aar maanta maxaa soo kiciyay shinnidii caydha ahayd ee parlamanka JSL joogi jirtay ee xumaan doonka ahayd.
Hore ayaa loo yidhi baroortu orgiga ka wayn. Bal aan dhawrno waayaha kii sii yimaaddaba.
Mar meel ka gufeeyaba meel kale ayaa la fafayaa, tolow maxaa kafa helayaa burburka JSL ee barakaysan.
Adeer ha daalina tan ilaahay hoojin maayee. Insha Allaah
Maxaa helay kii iska hadli jira candhuufta cesho kudhaha
Makanaad ku magacowday xildhibaan ka gadooday xaalada maanta weligii buu gadoodsanaaye
Isagoo gadoodsanbuu dhashay waa ame sunaysan
war xildhibano mahe waa cadow ragani manay ahayn ragi difacayay dalimki gudomyihi hore golaha wakilada e argagaxisada ku biray war anaga naloma dhuman karo raga shadhka xildhabanada so xidhay e shadhka isku daba qarinaya waaxay qayb ka yihin xalada ay ka hadlayan waa cadow gudaha isku nabaya o shadh xildhiban isku daba qarinaya lakinse anagu wanu ognahay nin walba halku tariqda ka galayo waaxa manta ka hadlinaya waax kale maha e rogal celinta cidanka qaranka ayay uga warwarsan yihin huwanta argagaxisada lascanod e ay wakilka uga yihin wadanka gudihisa e cagta la marin dono dadka nocasi kama hadli karan xalada wadanka iyago ah cadowga gudaha shalayna sacavka u tumayay dalimki gudomiyihi hore golaha wakilada e argagaxisada aha
Aslcaleykum Nin qayliyo oo qarinimada umada Reer soomaaliland kala jebinaaya ee huwanta dabada ka wado .sadaa u qaylin maysaan lixdaa sano qeylo iyo Eed iyo Xarmaajo ayaa dabada kaa wada .Muuse muuse muuse ayaad ku waalatey qayladaad aad qaylineyso waa lagu ogyahey gala dagaaku arimo badan ayuu soo baxaya .zug inyar..soomaaliland ha noolaato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ .
Nacaskaa xun ee ina abiib ee caruurtiisii biishan Kari waayey
Ayaa xildhibaan u noqday dadka
Inta Inan gumeed iyo nin raga
Tan isku Soo gaadhay
Ee gaadhba gaadh iga badelay
Goor danbaad timi
Nacas doorasho reereed xildhibaan ka dhigtay
Guul. Somaliland
xildhiban ku sheg oyaye o xaskisi hayn kari wayay o masuliyadi rerkisa ku fashilmay o xaskisu saxafadaha ka shegto dhibtu ku hayo aya donaya inu madaxweyne 5 million qof ka masula inu afkisa bulacadu kaso butacayso ku kala qado hada waa ninka xaskisi mamuli kari wayay
Ooyaaye waa waalan yahay waxase ka sii waalan kuwa daawada.
cadawo ga Somaliland waxa kowka ha saxaafad Somaliland iyo xildhibaan abiib iyo laab salx iyo barkh baboon iyo kuwalamida Ilaaahey hanagaqabto
Waa saacadry cadow baa jira ku meereysanayeen xaqdaro dad lowgu duulaa jabkiiney keentey adeer inta wali idinla joogta uun ha cunina.
Maxaa layelayaa hadii ladiidey wadahadlkii 3 bilood baalasugayey inlawada hadlo waala diidey hadana lama ogola maxaa talah
Batuun iyo laabsalax baa si fiican u halay abiib waa isku xaaray
Carabtu waxay yidhaahdaan kanoo kale kharaad
Kuudafow taaniyo maalinti laa doortay waa yuusaysen xiildhiibanadinu
Huwanta gudaha iyo kuwa Dabadaba ilaahey ayaa ka shifey Ninkii daal dagaalka Huwanta sirtooda ayuu banaanka soo dhigey Huwanta ceebteedii dabada ayey timid . Ina abiib in yar sug. Soomaaliland ha noolaato. Cadawgeena jebi aamiin aamiin aamiin yaarabi.
adunka marku dal xalad dagal ku jiro e cadow shisheye so weraro dhaman qaranka odhami haday saxafad tahay haday siyasin tahay haday shicibka tahay waaxa la daba jogsada madaxweynaha waxa kalo dhan mel aya la iska dhiga hadi la arko cid ka baydhasa wadada waxa lagu tiriya inay cadowga la safan yihin manta qar badan aya wadanka la safan cadowga iyago shadhadh kala duwan so xidhanaya lakinse waxan u shegayna in qaranka jamuriyada barakaysane somaliland soconayo cid licin kartana anay jirin ama argagaxiso burta fushay noqo ama argagaxiso lascanod isku urursatay noqon walahi afka ayad cida wada daraysan halag iyo dhabarjabna wuu idin dambeya
Waliba malguuf weeye
Waar kii nacasdka ahaa e madaxa doofaarka lahaa yaa soo kiciyay? Wxuu jecelyahay kamarada iyo igu sawir. Kkkkk
kuwa buka ee maxamed abiib sheegayo ayaad tahay. Qudhun iyo qabyaalad baa kaa buuxda, wax awr ka yar ma arki kartid. Hadaad wax garad ahaan lahayd, waad u garaabi lahayd abiib. No more qabiil kaligii isku camira- idinka yeeli mayno. Burburka wadanka beesha dhexa ayaa masuul la ah
Kan somaliland wa iska qaban waysay waa laga dhexhadlayaa
sorry barkhad bato please forgive me waxan ka cadhod Mohamed ooyaay
Madaxweynaha JSLN waxan ka codsanayna in uu batuun wasiir aan dhicin ka dhigo
Kolay ina abiib gacan bila aadan ayuu ku baxayaa walee adaa buka oo shaqo in lagaa qabto uskagyow dad kicin ayaad wadaaye waa in lagu dilaa cidii guuraysaa ha guurtee kibirka ma qaadano anagu ragaanu cashuurta dekadayada mushahaarka u siino ayaa nalaga Kari layey wàar wixii burburayaa ha burburaani nacasyada kibray Hala laayo bal inankaa yari siduu isu qalqaloicinayo eega
Otod madaxii deebi barkhafow
Xildhibaan ooyaye maxaa maanta ka oohiyay marwadaadi kobaad iyo hooyo ilmaheeda laga maanacay siday kula tahaydhe
anigu waxan cilaankan curigee afka xun lama yabin waaxa igala yaab badan doqomahan mic u hayee aad moodo inay sirxan yihin iyagana ma isaga tagay wuxu ku hadlayo manay amaqlayn wa looxan tolow ma sarkhamiinba bal eega kaaas koonaha salamad ilahow dhandhan hanaga dhigin wax wadani dhaba maba jiro meesha dadkana wa rogan yihin
😳😳😳😳😡😡😡😡😡
How dhudhunka huursan ayu galkakasaaray ninkan hadalkiisu wucadyey
Kosfi been ka mad shegiin? qahiin kriminal.naga amuus
Meenale.munafaqo.fiidmo.wadaadtay.xalD.abuurbDtHY.shicibkuna.wayidiin.RkandhAmantijn.shAcabku.wAy.iidin.arkan.munafaqintiinA.barlabAnka.angYnay.wax.lagadhay.xiilig.laydinso.dReerin
.lahaba.lagadhay.talabnu.qadidoona.hadan.dadwaynahnahay.
Huwantii baa ku idin soo kireysatey ooyaaye nacalaa sheydan ku yaal ee inaga qabta navaskan