Deg Deg Somalia Oo Dagaalka Somaliland Toos Ugu Dhawaaqday Xili Xasan Sheekh La Fashiliyey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 чер 2024
  • Deg Deg Somalia Oo Dagaalka Somaliland Toos Ugu Dhawaaqday Xili Xasan Sheekh La Fashiliyey
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

КОМЕНТАРІ • 60

  • @suadali5534
    @suadali5534 9 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Guul iyo Gobonimo Qaranka Jamhuuriyada Somaliland

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 9 днів тому +4

    Way iska xiiqeen oo xumaantoodii banaanka soo dhigay. Somaliland way tashatay oo socotay soo noqonmayso.guul guul Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 9 днів тому +6

    Xasan uufle iyo xamse marxuum waxaad haysaan soo daaya naceybka balaayada xaadinimada iyo beenta aad wadaan ilaahey baa hoostiina idinka siinaya insha allah cadow baad tihiin somaliland guul forever cadoegeena guuldaro rabaani ah insha allah allaahumaa aamiin❤❤❤❤

  • @Hooda36
    @Hooda36 9 днів тому

    Somaliland Alloow Dhoowr 🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 9 днів тому

    Somaliland is prepared for the worst, viva Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 9 днів тому

    Somaaliland guul iyo itoobiya loov guul 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 9 днів тому

    Guuuuuuuuul

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 9 днів тому +2

    Guul jumhuriyada Somaliland Cadowga Somaliland ha jabo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 9 днів тому +1

    Inshallah khair.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 9 днів тому +2

    Guul jam sland ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e 9 днів тому

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 9 днів тому

    Insha Allaah Guul iyo goobanimo iyo Midnimo somaliland, illaahaw Jabi Cadawyada Somalailand illaahaw Fashili Dhagaraha Cadawga Somaliland

  • @ShariifYare-ej3zq
    @ShariifYare-ej3zq 9 днів тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 9 днів тому +4

    Bal haday wax isla hayso haso dayso waxay ka macashtoo la arkidoone Xassan Sheekh maha Somaliland mid la cabsiyo lakin waxan ku sheegaya Xamar tad jogto inad si fican ugu raxaaysan doonin oo hubal ah iskada meel kaleh Madaxnimadu inay been ku shegin ee dib iskugu noqo kuwani maha dad la cabsi galiye naftada been ha uu sheegin ayan ku leyahay OYI DOONOW AD YAAR JOOG

  • @Janno190
    @Janno190 9 днів тому

    Soo soco siraadeey xasan duufle muxuu yidhi dqgaal bqan ku qaadayaa somalilland xasan duufloow waxan ku odhan lahaa waalagu sugayaa dagaalka awalba waad ku jirtaye isasoo daba raac wqa markee waa markaad xor noqoto adigu oo dalkaaga aad u taliso oo gurigaaga xoriyqd ku dhex marto ayadoon Amison ku ilaalinayan lahayste fooqal lahayste

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 9 днів тому

    somaliya iyo xasan duufle muxuu kudagaalami karaa isagii baa lahaystaaye

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 9 днів тому +2

    Waleh Xassan sheekhow II ARKAY II QARIYAY AYAY KU DAMBAYSAYE
    Caggo dhigo Somaliland mid lagu safado maha Oloolka ka gadha la arkidoone oo hubal ah Manta nabad bad tahay lakin malintad so werartid wax ka raaca la arkidoone Dadkani yago jabad had ah ayay dawladdi Siad Barreh wax ka qadi wayday waba adigo dawlad dacifa oo marba meel la daala dhacaya waxba isla hayn aya afka kuso tagaya warya meedanki waa diyaar so da'a waxad isla haysid waxba ha la hadhin

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 9 днів тому +1

    Hassan 5 saano mashquul Iyo qaaylo une buu kuu dhamaystey Iyo inu xabaalo qooto marki lacaagti somaliland ee uu cunaayeeey muse bixi kaa handaraben 😂😂😂😂 guule somaliland wlc hasaan xabalo faadhe 😅😅🇸🇴🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🤮🤮🇮🇷💪🏼🔥🇮🇷🔥💪🏼🇮🇷🔥💪🏼🇮🇷🔥💪🏼🇮🇷

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 9 днів тому

    Waxba qaadi maayaan way iska ciyayaan.

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n 9 днів тому

    Guskayga Naagaha kula saaxiib ahay ..ma guryaha naagaha ku wiidaysanaysaan ..

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n 9 днів тому

    Ninka sheeko aqoonin,ma la sheekaysan kartaa...ninka kula sheekaysanayn..ma in la sheekaysatid kaa rabaa maxad kula sheekaysanaysaa.nin saaxiibo iyo dookh kaaga horeeya...it means siyaasada marti ku tihiine😅 .

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 9 днів тому

    Xasan dewersadow Xabaala qufow qalfoofka maytida Cashuurow waxad hayso soo daa Colaadi iyo Xumaanti hore ayad dib u Jadiidinaysa mooye wax kale ma samayn kartid ,
    Somaliland wey jiraysaa wayna guulaysanaysa e Cirka jeex so dumi hadaad awoodo ..

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 9 днів тому +3

    Diyaar ayaynu nahay

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 9 днів тому

      Xaa diyar tahay dulbhante kaliya ku filin

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 9 днів тому

      Adiga qof kale logo ma so dirayo

    • @mohamudibrahim6558
      @mohamudibrahim6558 9 днів тому

      @@user-gl2go3kp6s kkkkkkkk dhulbahante arimaha bada waanu ka heshiinay kkkk

    • @mohamudibrahim6558
      @mohamudibrahim6558 9 днів тому

      @@user-gl2go3kp6s hayna xiijin sxb taariikhda maalmaha iyo sanadaha soo socda inoo kala markhaati furaya ninkay tiisa noqoto hawshaada Wado

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 9 днів тому

      Dulbhante adiga ine ku la ha shiyo bonka qayamo dacayo ma fahamtay lakin mid ku shega hada woqoyi wa nawad ku jok tin malinta amxaro keyn tan sida konforta noqo neyn midas ku shega xawasho dil dagal nigo soco dono qax

  • @rodag7831
    @rodag7831 9 днів тому

    The vice president of the so called Federal Somalia is an Ethiopian Ogadeen tribe. He clearly has stated that he is looking for his clans interests in Ethiopia first and so deems Somaliland and Ethiopia MOU as a bargaining or blackmail he is there for. Thus, this is not solely about Somaliland Independence but more so the hidden/underhand aspirations of the Ogaden who are now also calling themselves ‘HARTI’ when you include the other clans they have added to their overall umbrella. This needs to be exposed so there is an element of threat to regional peace and territorial integrity within the so called ‘Federal Somalia’. This I believe also reaches into Kenya NFD dispute since these HARTI are also coming from there and inteferring with Mogadishu. They see this as a rebellion to the borders of Africa but it does not give fairness to the Somalilanders who territories they wish to forcefully claim that was never theirs.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 9 днів тому

    Xabaala Qote waxaad ku tidhaa horta Seco intaanad riyoon yaa kalb. Xaarkiisa kama kici karayo markaasuu afkiisa uraya ku soo Taag Aya.

  • @AbwanMusseAli-gi6kq
    @AbwanMusseAli-gi6kq 8 днів тому

    Futadey kayidhaahdeen.

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 8 днів тому

    Faqasheey Waa ino dagal waxba yaan la isula hadhiin wellcome

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z 9 днів тому

    KK QOF AH AFRKAAN AH ISMA CASILO

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 9 днів тому

    Soo sooco siradey waxade kaa heesha leedahaye ee

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 8 днів тому

    Arke so socda dagalka raabna faqaasha miyaa ku dhacda wale dagalka uu daba somaliland aay la gaasho somaliya

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r 9 днів тому

    Mee aqoonsigu maxaa liqay xaguu yaalaa ...kolba war aan waxba ka Jirin keen

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 9 днів тому

    Xasan garguurteh Iyo tiramisu been Ayey is.ku sheegen Wlèe

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 9 днів тому

    oo xadan gurguurte dabadiisaa buuhoodle ka muuqata muxuu la dagaalamaa😅 wuu waashay xasan qoslaaye

  • @Abdiavlogs
    @Abdiavlogs 9 днів тому

    SOMALILAND MAHA WADAN MORYANTA WALAWEYN U HANJABAN .SOMALILAND WA SHACBIGII IYAGO O SHACABA HAWADA KASARAY RER WALAWEYN AMISOM LAND

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 9 днів тому

    Failed state of Mogadishu

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 9 днів тому

    Ma berbera iyo hargeysa ayad xoreysateen markan siyad bare ka saarnay xamar ayaad xor noqteen abaal labayaal xabashi 60kun xamar noga dishay dhiiggeena qoyan ayad noo amaneysan u diyaar garoba qax wada hadal dambe ma jiro.

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 9 днів тому

    Dumar ka reer somaliland hadanahay dagal ka wangalaina anagu meshiina somaliya wa shabaab markasta

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 9 днів тому +1

    Meel kale alle ha kaa siiyo colaada aad somaaliland u hayso tii hore ayaan wax kugu gaadhin gudahaaga ka hel xumaanta u qabto somaliland

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 9 днів тому

      Muxuu qaadi Afwaynaa wax qaadi waayaye waa layslayn waana laysa sii nici uune Imakaabaanu Amxaar ka jeclahaye

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 8 днів тому

    Awalba dagaal kii laas caanood way ku jireen dadka somaliland ayaa dhayl saday

  • @queency7943
    @queency7943 9 днів тому

    Yaa UGA futo xuni dagaal Baad aheegtee dagaalayaal ha Soo qaadaan bal waxa kasoo horeeya kuwii sababy inay ooyaaaan😂😂😂😂😂

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n 9 днів тому

    Somaliland dagaal miyay uga baahan tahay Somalia...Somalia waxa dagaal uga baahan Alshabaab.....soomaalia Ha la dagaalanto kooxaha hubaysan ee dalkeeda kula dhex dagaalamaya...somaliland waxay somalia ka rabtaa in aqoonsato somaliland .oo gooni wax loo siiyo...