Ana Anoop reer hargaysa ah waxan xasuustay in ay waalidkay aad udhagaysan jireen oon gurigayaga qof kaliya Ka hadlikarin ilaa UU tafsiirku dhamaado anigu markaa waan ywraa laakiin waan xasuustay 1987 meelahaas bay Ku beegnayd Ka dib dagaalkii as dhacay oo waxaynu uqaxnay itoobia geeridiisa waxan Ka dhagaystay BBC Anoop Sweden jooga oo markaa dhalinyaro noqday waxan filayaa in ay ahayd 1996 aabay oo aad ujeclas sheekhan ayuu mar la dhintay isku wakhtibay ahaayeenbmeelna waxbay Ku soo wada barteen ana aad basn udhagaystaa ilaahay ha unaxqriisto
Alle ha unaxariisto shiika weym aabahey iyo ayeeyadey alle ha unaxariisto ayaa dhegeesan jirey shiikha weyn xilgi dowladii meleteriga jaale siyaad bare ❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏❤❤
😭😭😭😭😭 ilaahoow kuu naxariiso sheekh aadan cabdulaahi Cali radio muqdisho anoo yar dhagaysan jiray muqdisho isku xaafad Ayaan ahayn madiino ayaa. Wada dagnayan rabbiyoow unaxariiso ilaa haddan jeclahay ❤️ waan ooyaa markaan xasuusto yaa rabbi janadii ugu bishaaree
Ana Anoop reer hargaysa ah waxan xasuustay in ay waalidkay aad udhagaysan jireen oon gurigayaga qof kaliya Ka hadlikarin ilaa UU tafsiirku dhamaado anigu markaa waan ywraa laakiin waan xasuustay 1987 meelahaas bay Ku beegnayd Ka dib dagaalkii as dhacay oo waxaynu uqaxnay itoobia geeridiisa waxan Ka dhagaystay BBC Anoop Sweden jooga oo markaa dhalinyaro noqday waxan filayaa in ay ahayd 1996 aabay oo aad ujeclas sheekhan ayuu mar la dhintay isku wakhtibay ahaayeenbmeelna waxbay Ku soo wada barteen ana aad basn udhagaystaa ilaahay ha unaxqriisto
Alaha kawarabiyo sh c/hi aadan janatulfardawsa Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin
اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الاعلى من الجنه يارب العالمين ilaahoow kuu naxariiso sheekh aadan cabdulaahi Cali radio
muqdisho anoo yar dhagaysan jiray muqdisho isku xaafad Ayaan ahayn madiino ayaa. Wada dagnayan rabbiyoow unaxariiso
Ilaahay Hawnaxa riisto sheekh Aden waanku garaadaystaye ilaahay qabriga Hawnuuro sheekha
Alle ha unaxariisto shiika weym aabahey iyo ayeeyadey alle ha unaxariisto ayaa dhegeesan jirey shiikha weyn xilgi dowladii meleteriga jaale siyaad bare ❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏❤❤
Sh adan sh c/hi allah kawarabiyo janatul fardawsa Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin
اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الاعلى من الجنه يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲
اللهم ارحمه وغفر له وارزقه روضة من رياض الجنة الفردوس الاعلى من الجنة
Illaahay Ha u naxariisto sh.adan shekh Abdullahi
I hope to see each other in jinnah isn't infrastructure of mysheikh aden sheikh abdulahi allahumagfir lahuwaliwalidayhi
Xasuus ale ha unaxariisto sheekha
Radio Muqdisho aan soo xasustay sheekh aadan sheekh Cabdullahi اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته يارب العالمين
Illaahow u naxariido amim
Ilaahow kuu naxariisto Sheikh Aden, Sheikh Abdullahi
maashaa allaah alla khayrka fiicanaa wllyaal khayrka ku dadaala qof walboo khayr dadka fara waa noolaanayaa aduun iyo aakhiro allaw shiikha jannadaada gurigiisa ka dhig.
Nin aan qaraabo nahay oo xooggaa ka xannuunsan dhanka dhimirka baan weydiiyay ma taqaan ama waligaa ma dhageysatay shiiq Akhrinaya tafsiisrka quraanka kadib buu igu dhahay haa oo waxaan dhageysan jiray Sheekh Aadan Cabdullaahi Cali kana dhageysan jiray Reediyoow Muqdisho Xilligii M Siyaad barre... Anne waan soo raadiyay sheekha tafsiirkiisa waana Masha'Allah Codkiisa Eebbe jannooyiniisa haku arsaaqeee.
allaaah u naxriisto sheekh aadan Maalin waliba radio muqdishu 4:00 illaa 4:15 PM ayaan ka dhagaysan jirnay allaah dalka xilaagaa muxuu macaaanaay
Ilahay ha u naxariistee
Waxaan ku xusuusanaa
Raadiyo Muqdisho Barisamaadkii
Rabbi Ha geeyo jannafardowsa
Wallaahi anna waa soo xasuustay xiligii adaacada daadyow muqdisho
Ilaahow kuu naxariis
😊
ilaahayow sh. Aadan sh. Cabdulaahi u naxariiso iyo culumadeena naga geeriyootay inshaa alaah
Allah unaxariisto shekh manta ayb ugu horeeysa maqlkiiisa
Rabigay Allah haw naxaroisto Aamiin
Allah janatul farduusa haka waraabiyo isaga iyo inta muslimka ahba
masha allaah shiikh adan abdulahi
ILAHOW kuu naxariiso
بعد السلام عليكم ورحمة الله تعالى وبركاته، يا أصحاب هذا القناة، من فضلكم، اكتبوا سورة وإية البداية لكل درس من سلسلة هذه الدروس، على أسفل الشاشة
Abbe sh Adan Rabbi naxariistii janno haka waraabiyo
Asc sxb waxan rabaah shiiq Aada warasadiisi wax uu dhalay mata qaan ?
Hadaad ta qaan iishiig meel aan lala xareero
Asc wallo waxaad kala.xariirtaa magaalada baladxaawo Ee gobolka gadp
Sheikh adan Shah cabdullahi tafsiirka oo dhameystiran xagekahelaa link ubahanahay
Allaha u naxaristo caalimki ugu weyna ee somali so maray.
Allah haunaxariisto
Waxaan kuxasuusta idacadi radio muqdisho berisamaatki
Ader mcn allow kunaxriso
Alaha unxriisto shiiq adam shiiq abdulaahi ali qabriga nuur alaha uga yeelo anò yar ayn dhageysan jiray ilaa iyo hadana wan dhageysaaa
Yaa rabi u naxriiso
Long time
Alloow ku naxariiso
WAAR.XAAGEE.KA.KEENEEN.SHEEQ.ADAAN.SHEQ.CABDUULAHI.ILAAHOW.KU.NAXAARISO.AMIIM.AMIIN+AYAAMO.SAMAAN.AYAMO........DUNYAA
الله اكبر
MashaAllah long time Very clear
Leila Mohamed
Shukrimashaallaha
Ilahayhaunaxariisto
Sheikh a Dan shiekhcabdulahii
Masha allah sheekh aadan sheeekh Cabdilaahi cali Allah unaxariisto sheekha ajar allah ka siiyo kheyrkaa ufaafiyaay
كان رحمة الله عليه أشعريا
M a
raximaka llaah yaa sheekh
Masha Allah waa dadkii hore taloow ma nool yahay yaa ka warama
Ali Mohamed Isaac Maya Allaha unaxariisto
Maya illahow ader unaxriso wuu dhintay
@@safwanmohammed5543 aamiin
Masha Allah
Allya Raxma
ماشاء الله تبارك الله العظيم
Maash allaah
Marsha alah
mashaa Allaaaah
Allaha unaxariisto
ماشا الله
miyuu dhintay sheekhu mise wuu noolyay fadlan cidii ogi ha iisoo jawaabto
xasan xuseen09 xasanxuseen09
haa walaal waa uu dhintay allaha u naxaxiirsto
Waqti dheer ayuuba aasanyahay Shekha allaha unaxariisto
Aloow.naguanfac.cilmigiisa
Wakhti hore
Siida. Aad osodhiigtay
Alaha kawarabiyo sh c/hi aadan janatulfardawsa Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin