"Madaxwayne Biixi Aargoosi Ayuu Wada Maxamuud Xaashina Maaha Siyaasi...." Muniiir Axmed Cigaal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 116

  • @hannaarteh197
    @hannaarteh197 Рік тому

    Siyaasiyiintii waxaanay kala garanayn siyaasada iyo caadifadda allow adaa xaqa hayee kuwa xaqa ku taagan inuu na garansiiyo aamiin

  • @sabahahmed8917
    @sabahahmed8917 2 роки тому +2

    subxaan Allah kana ma hadlayaa , waar xishood oo is qari way dhamaatay hantidii umada ee bilaashka lagu guranayay

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 2 роки тому +3

    Mundane Muniir magacaa ha jira.
    Maasha Allaaha waa nin da’yar oo miizaan leh oo ka caqli badan kuwa wadanka u sareeya. Afsoomaaliga iyo suugaantana aad buu u yaqaanaa. Allaha ku daayo, waxad tahay madaxda mustaqbalka, kaliya ku darso daacadnimo. Annaguna duco ayaan kula garab taagannahay.

  • @munirkh
    @munirkh 2 роки тому +8

    Siyaasada wuxu u galey Qabiiil iyo reer, waa bilaa hadaf.

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 роки тому +1

      RAMAAXAW MARKII HOREBA NAFMAADLAHAYNE EE AAMINA WERIS AYAA WAX KAA DHIGTAY AAMININA SOO NOQONMAYSO

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 2 роки тому

      @@alihujaleh8627 ramaax maxaa meesha keenay

  • @ismailhussein6299
    @ismailhussein6299 2 роки тому +1

    Thank you

  • @mahdifarah8235
    @mahdifarah8235 2 роки тому +3

    Is this person a tribalist or what,
    I am 100% sure, he does not have a clue about basics of 101 politics.
    This is the future and elites of the young politicians of Wadani look like. My advice to Wadani, you don't need tik tok and social media loosers in your political party

  • @ismailabdi4549
    @ismailabdi4549 2 роки тому +4

    waa dhafadle socod barad ah

  • @hungyang5809
    @hungyang5809 2 роки тому +1

    Muniir legend

  • @nugaal012
    @nugaal012 2 роки тому +2

    Hadrawi said, quote, unquote, "RAG SIYAASI WADA NOQOY".

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 2 роки тому

      Mar hadaad “ saartay erayadii Hadraawi uma baahnid inaad quote unquote aad tiraahdo. Qofka markuu hadlayo oo uusan qoraal ahayn ayuu yiraahdaa quote unquote!

    • @nugaal012
      @nugaal012 2 роки тому +1

      @@Xaq_udirir waad mahadsantahay.

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 2 роки тому

      @@nugaal012 adigaa mudan walaal

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 роки тому +1

    Kani Saxafiga wereysanaya ayaa ku ceeb tahay.
    Socod Barad.
    Muj. Maxmed Kahin Waa Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka.
    Kulmiye Adero Naga Raali Ahow.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 роки тому +1

    MUNIIR ADOO YAR BAAD QABIILKU DOODAA WALIGAA

  • @abdimuhumed2090
    @abdimuhumed2090 2 роки тому

    Somaliland ayaan daranaa muniirkii Birmingham maqaaya bidhi hor taagnaan jiray ayaa siyaasi u ah hj waa tol fiican ka joog xataa odhan mayaan

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 2 роки тому

    Muniir ku soco sxp

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 2 роки тому +1

    Madaxweynuhu xoolihii la guranayay uun buu joojiyay ,dadkiina waa mideeyay cidda diidan in dadku sinaado,in aan xoolaha dalka lagu tagri falin ha iska tagaan ,waliba inuu xisaabiyo rag ayuu ka dhorsaday.

  • @maxamedcabdi8634
    @maxamedcabdi8634 2 роки тому +1

    Muniiroow shaqadada kulmiye inaad ka jawaabto

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 2 роки тому

    Maxamud xashi iyo xirsi gab wakhtiga unbay iska luminayane cidna xil u dhiban mayso ee habar jeclay dib isugu noqda

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 2 роки тому

    NINKANI ISAGU GOONI USUMA TAAGI KARO NIN UUN BUU DABA SOCDAA. XIRSI AYUU RAACAY WADANI AYUU TAGAY...HADUU XIRSI UCID TAGANA WUU TAGAYAA...

  • @sulaimanhussein2195
    @sulaimanhussein2195 2 роки тому

    Maxamuud xaashi waa nin labaryo kulaha siyaasi miyaa la baryaa

  • @faizaismail3759
    @faizaismail3759 2 роки тому +1

    Caaaaaaac!

  • @c.majiidmahamed2766
    @c.majiidmahamed2766 2 роки тому

    Waxaan maqli jirey dalbaa Horumar utar tamaya lakiin Dalkeena waxaa loo tartamaa Saa lacag umadeed loo cuni lahaa, Tuugtan hal meel iskugu soo biyo shubatey dalka wax ha utaraan anaga kolba yaaney noogu faanin dhawr eray ooy soo xigten oo afmacani ka dayayaane.

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio 2 роки тому +1

    Hogamiye qiimo leh

  • @Nomad612
    @Nomad612 2 роки тому

    Kuwan yaryar ee Facebookgaa ayuu wata maxamud hashi Miya waxba daalin.

  • @HAhmed-no3vv
    @HAhmed-no3vv 2 роки тому

    Waxba noomaad sheegin. Iska aamus talaabadaadiina waad ka tagtay, tii nabiga waad gaadhi waydee

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 роки тому

    war hj sadexdan nin wa idin heshiiyen ee idinku ha iska hor imanina ee tashada

  • @Alihassan-jh7cp
    @Alihassan-jh7cp 2 роки тому

    Xisbiga kulmiye waamarayaa halkii udub waan KA degaroganay

  • @jaangoo7290
    @jaangoo7290 2 роки тому +1

    Qabiil baa lagu hadalay war kaday oo tartanku ha socodo

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 2 роки тому +1

    Maqaaxi maca siyaasad.

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 2 роки тому

      Shaqadu ceeb maaha, nuux taaniba siyaad barre AHUN. Buu baastada u karin jirey, hadeerna waa abaanduula ciidamada😂😂😂😂

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 2 роки тому +1

    Waa kii yaraa ee xirsi
    Ushaqeen jirey ee ka
    Cadhoodey markii laga eryay
    Tvga qaranka musuq maasuq
    Awgii wali ciil baa haya
    Reer miyi ilaa tuulo

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 роки тому

    Kani waa nacam laha wadani waar xisbiga kulmiye wax dhaama lama hayo

  • @qaraamboy6302
    @qaraamboy6302 2 роки тому

    alla Mayee bixi adeerkaa siilaanyo wadanka ma caanuu u lisay habar jeclana nacnacdaan ku nacay

  • @alihoussein4160
    @alihoussein4160 2 роки тому

    wiilku waa caadifadaysanyahay waan nin reer ku astaysan oo aan siyaasi ahayn

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 2 роки тому

    WELI KULMIYUU UQADAN LAYAHAY IN LAGA SAARAY WUU KU WARDIYAYAA

  • @eidsalahismail5497
    @eidsalahismail5497 2 роки тому

    Ma siyaasi baa miyee waaa ciyaalkii hargaysa siyaasiniin bay noqoteee kkkkkkkkk walee waa sheeko gaaban ma sidaas baa dal lagu noqoda?

  • @simanqueen7193
    @simanqueen7193 2 роки тому

    Wu xanuusanaya Akah ha ku caafiiyo

  • @fuadhussein1951
    @fuadhussein1951 2 роки тому

    Markuuu Mahamoud Haashi wasiiirka ahaa Sowkuuuu lahaa uuun waaa Tuuug ,ma maanta ayuu dib u dhashay

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 роки тому +2

    🤣🤣🤣 waa dhashii 40 jir 40 million haysta

    • @MohamedHassan-nv1gm
      @MohamedHassan-nv1gm 2 роки тому +1

      Adigu Waad Gaajoonaysaa isaguna waa Dharagsan yahay Duliyahow Sacsac Muuse ilaahayba Ka Dhigay

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 роки тому

      @@MohamedHassan-nv1gm waar neefyohow kan yar iyo adeerkii xirsi tuugba marka hore illahaybaa ka dhaliyay BEESHA OOMAN waana sababta ku kaliftay xirsi TUUG intuu xoolihii MAATIDA UU DHACO HADANA UU KU FAANO OO UU YIDHAA 40 jir 40 million haysta ayaan ahay,maalintii hargeisa usoo SOO GALAYNA WUU QAAWANAA OO UMADU WAY WADA OGAYD,sacad muusena adeer illahaybaa MAALKA KU MANAYSTAY OO KABA HOODA MA GAADHAYSID WAANA REERKA MARTI LOOGU WADA YAHAY CAASIMADA JAMUURIYADA BARAKAYSAN EE SOMALILAND.

    • @aidenhassan37
      @aidenhassan37 2 роки тому

      @@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 gaaajo gaaajo wa laba nin oo aanad gaadayn adna bahal xun oo xasid ah baad tahay meel walba xirsi ba lagu daba digay lakin xirsi akhiro aad account kiis ubuxisay Masha allah ku wada cayada iyo xasidka cid aflaxda ayaynu eegna ee

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 2 роки тому

      Muuse shaani. Walee hogaamiye iskusheeg. Intuu u yeedhay tujaarti reer sland buu ku yidhi nin taajira baa idinku soo biiray. Kkkkkkkk. Waa yarkiisa oo weli habeenkii isku kaaja.
      Xaguu lacagta ka keenay waa xaabo guratee

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 роки тому

      @@aidenhassan37 Alhamdulilah aniga iyo gaajo kala dheer waa wax illahay loogu mahad naqo,laakiin XIRSI WAX UU AFGIISA KA QIRTAY UUNBAAN SHEEGEE MIYAAN CAAYAY,jawaabtu waa maya.......

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 2 роки тому

    Maxmuud xaashi miyuu soo celiyay hawdii uu iibiyay yaa cod siinaya ma reer ayaa ku filaanaya meeday 28milyan doolar oo loogu tala galay garoonada diyaaradaha

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 2 роки тому +1

    Kani wa qoloyiga social media kuwa kacaytama web baa ufuran marka si siyasadeysan uma hadli karo wa socod barad 🤣🤣

  • @xikmadsuluxiye3926
    @xikmadsuluxiye3926 2 роки тому

    Axyaa Siyaasad Iyo Dal Dadka Doonaya Inay Wadaan Kaas Oo midhan Yihiin Aad Oo Qabo Mudalabkagii Taasaa Ahyd Shaqadad Xirfada Uleedahaye

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 2 роки тому +1

    Waar kani soo kii makhayda ka shaqayn jiray maa aha ee visaha ka dhacay inan ay walaashi u waday uu guursaday dabadeedna inanki cidlada la dhigay waa ninka magaciisi bedalay ee maniir la baxay waxana inoo keenay xirsi gaab oo lacagti xaranta ahayd ugu sameeyey meelo u dadka kacaayo maniiro adigu makhayadihii aad rushan jirtay isaga noqo oo kala adiga wax lagu diran maaye raga ishaya ee hambiga leh ka dhex bax yaa dowdar

  • @fuaadcabdilaahiyuusuf8327
    @fuaadcabdilaahiyuusuf8327 2 роки тому

    Ka waran dheh shaqadad London ka haysay

  • @fatmaali9747
    @fatmaali9747 2 роки тому

    habargeclo waa isku wada mid

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 2 роки тому

    Muniir waxa uu ka midyahay ragii dalkan dhacay een reerihii ay ka yimaadeen waxba aan u qaban hadana reerka ku beerlaxoowsada waa la inaga aarsanayaa hadaad wax qabanaysaan lacagtii idaacada maad cunteen

  • @waayeeloday3473
    @waayeeloday3473 2 роки тому

    habarjeclo meel ay macal ku dhadhamisay bey macaluul ugu dhiman xatooyo xolo dadweyne aya loo roorayaa sharaf dhimatay

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 роки тому

      Muuse jaahil miyeydaan arkayn sawkaa hadhka cad u faytay siduu dalka u boobi lahaa ee dhaqaale uruursiga ku jira

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 10 місяців тому

    Waar siyaadigaaw orod qoriga qaado oo dalka daafac inaad ka halaysaan doorashooyon yaa idin dooranaya oo wax idinku falaya kelaab yahay dalkii iyo dadkiona dagaal buu ku jiraa

  • @najmaahmed1781
    @najmaahmed1781 2 роки тому

    Abti xishoo
    Oo aduu wixii lagu diray horta qabo
    Oo waxbaro
    Sidani waa madhniye

  • @abdoubouhabdillahi5673
    @abdoubouhabdillahi5673 Рік тому

    Xusbiga ja-jab Wadani waa kee Ma ka xersi ku dulxaaray.. kkkkkkkkkk

  • @haydar378
    @haydar378 2 роки тому

    Waa run Maxamud haashi waa Ohio ayuu kaligii yahay

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 роки тому

      WAAR MAXAMED KAAHIN MUUSE WAA KASII LIITAA

  • @fatmaali9747
    @fatmaali9747 2 роки тому

    war waxqabadka aad ka hadlaysaa waa shaqsiyaad koban dadka maxaad u haysaa

  • @nimcaanaadan8471
    @nimcaanaadan8471 2 роки тому

    Muunir saqajaan ayaa maanta dad waxka sheegaya

  • @ahmedgellah3050
    @ahmedgellah3050 2 роки тому

    WIIL YAR OO SHAQADIISA IYO KHIRADIISUBA YIHIIN SHAAH-WALLE WEEYE YARKANU.
    ISAGA OO AAN WALI BARAN SOCODKA SIYAASADDA AYUU DOONAYAA IN DHEX ORDO SIYAASADDA OO UU AFKA LA GALAYAA MUJAHIDIIN IYO MADAXDII QARANKA.
    WAAR XISHOO YAA KU YIDHAA YARKAN DEG DEGSAN.

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed898 2 роки тому

    Waa bajaajta siyaasada kani, qabiilbaa ka buuxa

  • @aminasouleiman1763
    @aminasouleiman1763 2 роки тому

    Wadani dawakhay iga dheh. Xisbi ma ahee waa cilaaj.

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 2 роки тому

    Hudheelkaagi ku noqo dheh

  • @XY-kx6cy
    @XY-kx6cy 2 роки тому

    Waxaan ujeeday- wixii uu dadku lahaa oodhan Conway!!!!

  • @mustafemahdi1673
    @mustafemahdi1673 2 роки тому

    wali xirsi Kulmiyuu u haysta yarku hahaha

  • @calibaashi1653
    @calibaashi1653 2 роки тому

    God waraabe haqoden kudhece doom taa mooyekkkkkkkk

  • @axmedmohamedmohamed6897
    @axmedmohamedmohamed6897 2 роки тому +2

    Nin dhalin yaro ah oo mustabal ifaya leh

  • @HAhmed-no3vv
    @HAhmed-no3vv 2 роки тому

    Beenta dadka ka jooji. Idinkaa soo eryaye waar tanoo kale

  • @rashjoh8028
    @rashjoh8028 2 роки тому

    Cudurka soomaalida lagu saliday. Siyaasiin shay qudha ay garanayaan reer hebel..

  • @maxamedmuxumed5856
    @maxamedmuxumed5856 2 роки тому

    Halkeee ayaaa la gaynayaaana

  • @nimcaanaadan8471
    @nimcaanaadan8471 2 роки тому

    Aadero ingiriski aad joogtay mahaa

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 роки тому

    No Comments!!!

    • @aamiinyare9489
      @aamiinyare9489 2 роки тому

      Iska hadlayaashu badanaa orad adigu baridee anigu baryi maynee xoolaha sidoo daba sameecad looma dhiibo

    • @abdiawadhassan5252
      @abdiawadhassan5252 2 роки тому

      War kayare lanbar casahaha naga amus

    • @abdiawadhassan5252
      @abdiawadhassan5252 2 роки тому

      Walahy wadani kasan unacay doqoon

  • @nadiifomuxumed6119
    @nadiifomuxumed6119 2 роки тому

    P

  • @aaminaali1786
    @aaminaali1786 2 роки тому

    Maasha alaahu ilaahay ha ku xiftiyo waa wax garad da yar
    Laba musharax ee degaanka bariga burco waa laba uu qaybay
    oo u ah jaariyado guryaha u kiliingareeya
    Iyo tolit iyo kitchen. 👎👎👎👎👎👎👎

  • @abdullahiibrahim9554
    @abdullahiibrahim9554 2 роки тому

    Cudur baad qabtaa muuse layidhaa.

  • @nimcaanaadan8471
    @nimcaanaadan8471 2 роки тому

    Adigo yurub qaxoonti ku ah ayaad siyasiinta haab reernimo ku soo gashay

    • @aidenhassan37
      @aidenhassan37 2 роки тому

      Kkkkk wa comment kaagi afarad ma cuqdad baad uqbata kkkkk ma adiga wax siiya mise Alle kkkkk

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 2 роки тому

    kani waa nacaski tugta ina xashi iyo xirsi ka daba heli jiray lacagtay umada ka dhacen wuxu donaya xaranti u ku naxay e futada wayn kaso sartay e ay dhici jiren mafia is bahaysatay e xirsi iyo maxamud xashi waa ileen ceb loma dhinto waliba damir xumadoda marki xabsiga la dhigi wayay ayay donayan inay mar labad umada kuso noqdan war kalaxsana tugtu lakinse waxay iloben in jamuriyada barakaysane somaliland ay ledahay rag u tagan hadh iyo habne ilalinta hantida dadka iyo dalka dadka nocasihina anay waligod dib dambe dalkan iyo dadkan maysarkoda uga talin donin

    • @aidenhassan37
      @aidenhassan37 2 роки тому

      Kkkk wa comment kaagi sadexaad ma cuqdad baad qabtaa

  • @maxamedmuxumed5856
    @maxamedmuxumed5856 2 роки тому

    Waar wadani hadal ku soo saari maysaane wax kale la kaalaya nio

  • @mca.x9520
    @mca.x9520 2 роки тому

    What can you say about that..just wrong !

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 2 роки тому

    adunka waxa ugu daran cawan afka iska kala qaday o hadana waxba ku hadal sida kan nacaske iska ciyaya muxu yahay ina xashi e lagaga argosan waa tug hantidi umada intu dhacay hadana donaya in kursi gudomiye ayad dhabta laga saro isago donaya inu u maro kursiga dalka ugu sareya lakinse wala iska qabtay waxana la tusay in tug umada dhacay lagu aminayn maysarka umada

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 2 роки тому

    Caano Nuug Saw Lis Ku Cabaayay Kkkk Buuni Buu U Jeedaa , Ninkaasi Maxaa Rasaas Ku socta

  • @ogaalkadalkaagahooyo7808
    @ogaalkadalkaagahooyo7808 2 роки тому

    Beenaale