War deg deg ah Wasiirka Warfaafinta SSC Khaatumo oo U Jawaabay Muuse Biixi isla markaasna ka hadlay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 29

  • @mohamedabdille2471
    @mohamedabdille2471 2 місяці тому +3

    Mahadsanid Wasiir.
    Runtii Wasiirka warfaafintu waa nin aqoon yahan ah, aftahan ah, xikma leh, Diinta yaqaan.
    Runtiina jagada uu hayo sifiican ayuu uga soi baxay.
    Markasta oo uu SNM ujawaabana kabaha ayuu ladul maraa

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 2 місяці тому

    Guul Khaatumo Guul Somaliweyn 🇸🇴

  • @moustaphayacindjama
    @moustaphayacindjama 2 місяці тому

    Warku wuu dhanyahay wassir 🇩🇯

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому +1

    guul iyo horusocdo wacan ssc khaatumo ilaahay haidin barakeyo

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 2 місяці тому +1

    Mansh wasiirka waa saas

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 2 місяці тому +1

    Insha Allah Guul 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤ love harti weeyne

  • @cabdiqanimadame1165
    @cabdiqanimadame1165 2 місяці тому +2

    Guuuul iyo gobanimo ssc khaatumo

  • @khalifsiyad4498
    @khalifsiyad4498 2 місяці тому +1

    Libaax

  • @gureey3185
    @gureey3185 2 місяці тому

    Mabanaana diin ahaan waana calaamad jaahili ah diyaarada hargaysa saaran beebeega buuhoodle saaran dabaaldaga la sheegayo alla ka baqa muslimow heshiiya

  • @AhmedAlijana
    @AhmedAlijana 2 місяці тому +2

    Walaahi waan qaawinaynaa mar labaad weliba waa in xasuuuq dhacaa snm waa in aan tirtiraa

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 2 місяці тому

    Abu khayaal

  • @ibrahimabdi2360
    @ibrahimabdi2360 2 місяці тому +1

    Khaatumo state laaandheerahaaan meeqo sano ayaad raadineeyseen baarqab baarqab dhalay walee waxaan maqli jiray afkaagaga oo ad kuciil bixin Ala kaagooo weeye bal baarqabkaan siduuu udoobiyey firi afhayeenki khatumo waad uqalantaa sababtooo ah maaamulkaaas waxaaaan aaaminsanahay Somalia ooo dhan ayuuu masuul kayahay ilaaa iyo xornimadiii sharafta Somalia khaatumo unbeeytaaalaaa Guuuleeesta ilma adeerayaaal America ayaaan inka soosalaamayaaa runtiii khatumo waligeeey matagin lkn waxaaan marqaati ilahi ka ahay inaad tihiiin dharkiii umada somaliyeeed ilahi inmaqaawiyo waayo magaciina iyo sharaftiina oo kor aado waa umadiii somaliyeed ooo kor aaday dhibkiiina iyo foolxumadiinanan waa soomali ooo dhan ooo fooool xumaaatay cizi iyo sharaf ayaaan iiin rajeeyey quruxdiii somaliyeedeey somali ooo dhan inta sharafta iyo wadaniyada wali kudanbeeysooo dhanbaaa laaabta inka jacel Guuuleeesta mar walbo iyo gooor walbo viva khaatumo state

  • @FarassBlogger
    @FarassBlogger 2 місяці тому

    Guuli iyo Gobanimo

  • @sahromohamad5853
    @sahromohamad5853 2 місяці тому +1

    Afkaag cano laguqabey

  • @MukhtaarAbdirahman-v5t
    @MukhtaarAbdirahman-v5t 2 місяці тому +1

    Calaacalka iska daa sool gacanta somaliland bay galaysaa dagaal culus baa idinku soosocda

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 2 місяці тому

    Kashmir ma maamul bay leeday

  • @jawaasebellamy4
    @jawaasebellamy4 2 місяці тому

    Walee af hayeenku waa hadal yaqaan hadii laydin dilo sawdinkii diiri jirin maaha ma dawaad cabteen sawdinkii dabac sanaa maaha 😅😅😅

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 2 місяці тому

    Waxaan oronlahaa oromada ssc kusugan kuuli hala.ceersho waa jajuusiin waayo muusa waxuu wato waa oromo 75% jajuusina oromna ssc beey kusugan yihiin

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs 2 місяці тому

    Maxaabiis waa lays ka qabtaa marka dagaalo dhaco, laakinse idinku waxaad laydihiin waan laynaa? Sharci caalamaka u yaalna maaha. Waa wax ugub ah.

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 2 місяці тому

    War reerku faan badana

  • @abdisamadmohamoud
    @abdisamadmohamoud 2 місяці тому

    beena waas war ciidanka jooga lascanood waa somaliland kuwa ku so socda ee jooga oogna waa somaliland kadaya shacabka lascanood beenta wax ladhaho khatomo majirto kurisiga aad kufadhida waxa lagu ibiyey cashuurti laga qadayey burco badhasabka lascanood cabdiqadir firdhiye gadhiga uu wato waxleh golaha wakiilada somaliland intuu socdaba maalinti waa la ogyahay qalabka ku xidhan ayaa nooshaga marka ruunta ku sheego marka intina dhalinyarada dhulbahante dhiigoda ku qadaysa ee uu guu horyan garad jamac iyo garad cali waa idinka qabanayna kuwina shacabka lascanood gaajada ku layey hadhacd ayan idinka qabanayna

  • @DaahirJamaal
    @DaahirJamaal 2 місяці тому

    😂

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 2 місяці тому

    Jaamac baadi DNA malaga qaaday wali

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 2 місяці тому

    WAGAGAC CIIDANKEEDE WAR ILA GORMA BEENTAN KU NOOLANAYSAAN