Masha Allah tabaraka Allah RAGA aqliga badan ee dumarka somaliyeed Amaanay waan soo dhowneynaa dumarkiina somaliyeeda iimaansada iska dhaafa Jaanib mahasanudiin
iimaanka beela bakhaylsanaa meher baa qaali ah bay ku leeyihiin war yaa u sheega 50 sano kahor gabdhaha soomaaliyeed intii xoolo laga bixin jiray oo ragu ku faraxsanaa waxaan rag maahan waa qoryo surwaalo ku dhex jira aada meeshaad rabtaan
Runta marka la doonayo si dhex dhexaadana loo hadlayo Hablaha somaliyeed waa top dhinac kasta mooyaane way yare adadag yihiin oo debecsanaan baa looga baahan yahay Xaga romatica
Ma Rabno naag Marocco ah . Dameerbaa lagu yidhi markaad dameerta wax ka dooneyso waata nafta kuu keenta ee maad raassatid baqal.waxa yiri waxaan dhibtaas u Marry yeyna Dakar guin Tafiirta dameer
Masha Allah tabaraka Allah RAGA aqliga badan ee dumarka somaliyeed Amaanay waan soo dhowneynaa dumarkiina somaliyeeda iimaansada iska dhaafa Jaanib mahasanudiin
War waa qofkii ansal ahayd masha Allah wlo qali waanku taageera lkn wayadan laguma arkine
Adi iyo madaale waan idin xiisay runtii
Reer Nairobi habaar baa ku dhacay oo raggii iyo haweenkii isma aaminayaan.
Nairobi waswaasbadan ayaa laga sheegayaa allaha sahlo
Gabdha somaliyeed Gabdho kaqimo diiin daqan qurux udgon badan maleh aniii gabar somaliyeed gabar an kahayn Wlh dad xitaaaa omamelyo
kk, Firconi cid ma rabto waa zero, 😂
Allah maxey waxaan jirin isku aqriyeen, afkahadalkaad ku fiican tihiin oradoo raadsada adinkoo aamusan hadaad wax isku heysaan
Gabdha somaaliyeed waa qaali ilaahay hanoo daayo
War waxaan akhlaaqdii maxaa ku dhacay subxaana laah
iimaanka beela bakhaylsanaa meher baa qaali ah bay ku leeyihiin war yaa u sheega 50 sano kahor gabdhaha soomaaliyeed intii xoolo laga bixin jiray oo ragu ku faraxsanaa waxaan rag maahan waa qoryo surwaalo ku dhex jira aada meeshaad rabtaan
Mrka dhalinyaro wxan oran lahaa halaga yaaco Becouse lacag Badatay Anagu ma Hooyadood baan ushaqaynaa
Wr hala yaaaaco ragii paaape.e wllhi xalku waa xunyahay
Inta gabadha somaliyeed ay qabanayso naag ajnabi ah ku qabanayso gabadha somali iyada gurigeeda hagaajisan ilmaheeda xanaaneeyn adeegan cunto diyaar ah aqal udgoon oo nadiif ah ugu imaaw. Gabadha ajnabiga ah howsha in aad qabato nuskaaga ayadana nus
Asago daalan oo shaqo ka yimed ninki ayay weelka dhaq leedahay. Gabadha somaliyeed qiimo laguma gaadho
Aww, marooko guursada waa gebdho wanaagsan, soomaali iska daaya
Runta marka la doonayo si dhex dhexaadana loo hadlayo
Hablaha somaliyeed waa top dhinac kasta mooyaane way yare adadag yihiin oo debecsanaan baa looga baahan yahay
Xaga romatica
Gabdhaha nooga leexda walaana gabar somaliyeed maroco kubadalanayn
Ninkii Marooko aado waa dibigii shiiq Ali
Ma Rabno naag Marocco ah . Dameerbaa lagu yidhi markaad dameerta wax ka dooneyso waata nafta kuu keenta ee maad raassatid baqal.waxa yiri waxaan dhibtaas u Marry yeyna Dakar guin Tafiirta dameer
Adadka isku garsho maaha qof weliba inta uu caqligiisa la egyahay ayuu hadlaa, Laakiin waxaa hubaal ah in aanan gabadh soomaaliyeed cidina aysan gaareyn ee ragoow gabdhihiina ku ekaada. Aniga qurbaha ayaan joogaa iska daa guur ee in ay islaamaan ayaan dhibsadaa.
Balanto iyo Morocco
Raga morocco kan wey dilaan dumarka .
Nags u raaya ayaa Marocco jooga oo xashishada caba.naagaha guurdoonka ahina qaar imtixaankii bay dhaceen dugsiga sare.qaarna caruur bay lagu furey
gabar somaliyeed gabarkafiican majiran
kk, Firconi cid ma rabto waa zero, 😂
MASHALAAH 😂😢😮😅
Gabar iscadaysay caag kasoo uraaya yaaraba oo hadNa marwo aan ahayn shilinkii caruurta iyada isku malmaluuqday warnaagahan allaha soohadeeyo dhaqankii waa katageen tukalanamagaarin maa,maanta dhan gurigeeda ucidlaynaysa caruurtii iyo odaygeda masaa jidkaan ukhidmaynaa masaajidkaankashaqayna cashar aakujiraa cashar aanboxinaa hadana guriga ujoogto shaqaale gaalo ah
Yes
Moroko suuqa ayaa ka furmay
Azal
Cirka nin ka doonta gabdhooy NINKA HADUU SOMALI YAHAY CIYALKAS SOMALI NOQONYAN meel walbo halaga dhalo tii somali is walaqdo fura oo darbiga hasoo taabato
Been waynaa isaga 80 jirka ah baa 55 sheeganaya wax runta sheega ayaa la la,yahay
Goaanka yaaleh oo hadhoow wax fura amano afkaga intey kujirto hada cidniceshata aba caqli niceliya aba wax maogo yaanilaqorin hayiraac yaayiri dowlada miyaatiri adiga waryaha ah yaa qandaras kugusosiyay dowladaha ijartay kuwa kubila dowlada kale dalka intee kasocota horta yaakusodirsaday soaal laweydiyo kajawabo wariyaha
Huno dhuxow wn ni salamay adig iyo madaale