Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Agaasime waxaada barnaamij maahe waaa siminar caadi ah❤Shukrn ustd
Very good analysis 👍
Mahadsanid Abdisalaan guuleen sidaad barnaamijyada quruxda badan aad noogu soo gudbineyso waxaan ku leeyahay jazaakallaahu qeyr...
Allah hadhiwro waa nin qiima badan
Pls isoo ǰabaab Abdisalaanow taliye ani waxaan hay h.g 1,Hub miyey ku heesataa xamar hadau haa tahay madaceeso inuu heesto 2, dan qaran waan aragnee dan qabiil masoo laban karataa🫡🫡🫡🤐
Mahadsanid adeer waxbadan Aan ogayn ayaan ka faaiday inte kugu xirnaa
Mahadsanid
Morning greetings to everyone, may your day be filled with joy and safety. ❤️
Sido kale subax wanaagsan. Aamiin adigana sido kale. Jumca wanaagsan.🎉
Maantaad talo fiican aad tabisay jazaka’allah 🙏🏼 Wacyi galinta badi siiba Ciidanka Ethiopia 🇪🇹 in lala’Jihaado oo Hassan lagu qasbo inay wadanka kasaaraan si Dhalinteenu aan uga qayb qaadano kasaarida Ethiopia 🇪🇹 dalkeena iyo Arsonal oo Oromo u’badanyihiin Xalanena laga maalgaliyo waadna ogtahay ood is nasakhaysaa hadaad dalka 18sano joogtay waad la’socotaa ee afka hakala gamban xitaa hadii lagugu dilayo walahi annaguse diyaar ayaan u nahay dalkan difaaceeda iyo Diinteena Islaamka 100% ah alhamdulillah 🤲🏼
Tuugo io magac xumo buu wiilashiisa io gabdhihisah ugatagaya asagoo qof walbe waah tuug xasan sheekh leyahay
Xaqiiqdi waxan kaa faa.iday intaad barnaamijyadan bilowday fikrado iyo xog badan oo ika maqned inan ka ogaado dalka iyo dowlada Talye wad ku mahadsan tahy sidad noogu faa.idaysay aqoontada iyo waya aragnimadaada
Barnaamijyadadu qeybta koobaad ma dhaafaan miyaa, xog badan iyo aqoonba waad leedahay lkn xoogaa mucaaradnimo xag jirnimo ku jirtay ayaa kaa dhiiqeyneyso.
sxb barnaamijka qof kuladaadihiya sameyso oo asagu fura kadibna u aalaha kuweeydiiya si oow qurux bato hada nii
Masha Allah mundane Guled barnamijyadaafa waa waaqici
Waa xaqiiq 💯
Nin careesan ayaa tahay maanta hadii xil lagu siiyo niiko bilaabeyeaa
Thanks 👏🏾👏🏾👏🏾
Waxad lila muuqataa markaas adigu masuuliyadii lagu dhiibay aad gudan weysayInaad isaga so tagtayDalka ninkii wax ka qaban Karo waan u ducenenaa
walee waad la talisay haday jirto arintaa dsheegesay ustaad abdisalan
Wll Abdisalan Waad Mahadsantahy Alle Ha Noo Kaa Daayo Guulayso
Ilaah kuma Soo hadeyo laabasho uma harin ayax baahan
Thanks
Thanks legend
Madhargin miyaa😂😂😂 ilaa hada😂 xasan
Waah iin maxkamad laasaro oh haantiduh dhaacay laagah sooceliyo
Ilaahey amarkiis ninka hawiya ah aqoon kasta u leyahay lagama yaabo in horey ka fahma hadalka kasoo yeera madaxda dalka aniga aqooniyaan ma ahi lakin caqligeyga ayaan ku fahmay in kalmada ah qabya ninkeda dhameystire balse abdi salaan guuled asagoo aqoon sheganaaya sirdoon somaray ayu hada leyahay xasan hadaan fahmay
Waa run taliye
Xaqiiq iyo run aan laga dhuuman karin, mahadsanid.
Nin kasta oo xilka dadka ku dhibay xagee ayuu maray.
Alxaiiqa
Qabyaalad baa lagaa dareemaya iyo qof nacayb c.salaan hal tabintada iyo waanadan dadan hagaaji.
War xishood niyawo
Wakusalamay cabdi aniga malahayga qaburaha xumaan umuusooqufine waxay ahayd fariintoosa oo kusocota cida meeshaas dagaysa oo safaarada kadhisanaysa oo uu siiyay damac wayn ayaa kagajira dhulka somaliya markaa ujeedadu waa uquusgoo oo xataa meeshuusiiyay inay safaarad kadhistaan wuxuu uquudgiwaayay dhulcaadiya qabuuraanudajiyay waxaan qabaa inuukusaxanyahay sidaas inuusameeyo
Acwb walaahi ( xasan shiikh hadii wax loo sheegi lahaa wax u sheegtay), lkn waxaan ka xumahay dagaalkii qabiil ee indho la,aanta ahaa ee loo galay si uu kursiga u yimaado , ( tacab shiidle ka soo qaad kkkkk)
18 sano ayaad joogtay, kahor iyo kadib xagee jirtay.Soomaaliya intaan ka shaqeynayay ereyga ah maxaad kawadaa, adiga qof noocee ah ayaad tahay markaa.
Adigu waxaa diidan tahay xasan sheekh maxamuud ma sheegin wax aan ahayn nacayb
Adigu tuug miyaad tageerilahayd
Mucaaradka chanelkaan maal galiyey!
Adigaaba hagaagsaneen maxaad doowlad hagaajisaa cilada kuugu ween waa inaad aaminsan tahay itopia meelaheey joogto in maslaxad umadeed aaytahay
Asxbaata bage ka kali aan faaido ku qabno arimo xasaasi aan ka ogaan karno waa kaan ee aan kal kacsano zaxibyalal
Subxanallaah tani wayaab aduun xitaa rajo lagama qabo inuu waxa wanag ah qabto wayo waxyaban oo kale nin sirdoonka dalka somarey shegidoda xitaa kuma dhiiran karo ilaa hal arin moyee wax wanaag ah banjirin oo meshaas kasocda sidaas derteed bedbadi dalkaga xitaa hadii lagu dilayo goaan ay adagtahey qof inu qaato ilaa askari wadani ah moyee weydo kan mar hadii xalku sas yahey oo madaxweyne hii dalka sidaas udhaqmayo somalida konfur weydhiban tahey xasuuqa khawarij ta ay 18sano umada Soomaaliyeed kuhayso iyo eedan mw HSM lagu eedeeyey wey isledahey keligiis na ma ahan oo xafiiskasta tagrifalkas oo kale bakajira nidaamka dowlad nimo aa laga shaqeesto aa loogu sheqeynin dalka amni iyo deganan shomakeno ninkii kasugayo ayaa kasiixun
Waxa kuligoodba kuraasta ku fadhiya iyo kuwii ku soo fariistayba waa tuug adigu tuugee taageertay ?
Mucaarad aan ku ahy maa iska dhahdid
Nin dhalanyaraa tahay dowlada waxba kuma qabato haday xil ama wax kusilahees almiini scholarship manta mesha comenti kuma mashquli laheen sxp ee danta guud iyo sheygaan wxa kasogalaayo kafikir
Agaasime waxaada barnaamij maahe waaa siminar caadi ah❤
Shukrn ustd
Very good analysis 👍
Mahadsanid Abdisalaan guuleen sidaad barnaamijyada quruxda badan aad noogu soo gudbineyso waxaan ku leeyahay jazaakallaahu qeyr...
Allah hadhiwro waa nin qiima badan
Pls isoo ǰabaab Abdisalaanow taliye ani waxaan hay h.g
1,Hub miyey ku heesataa xamar hadau haa tahay madaceeso inuu heesto
2, dan qaran waan aragnee dan qabiil masoo laban karataa
🫡🫡🫡🤐
Mahadsanid adeer waxbadan Aan ogayn ayaan ka faaiday inte kugu xirnaa
Mahadsanid
Morning greetings to everyone, may your day be filled with joy and safety. ❤️
Sido kale subax wanaagsan. Aamiin adigana sido kale. Jumca wanaagsan.🎉
Maantaad talo fiican aad tabisay jazaka’allah 🙏🏼 Wacyi galinta badi siiba Ciidanka Ethiopia 🇪🇹 in lala’Jihaado oo Hassan lagu qasbo inay wadanka kasaaraan si Dhalinteenu aan uga qayb qaadano kasaarida Ethiopia 🇪🇹 dalkeena iyo Arsonal oo Oromo u’badanyihiin Xalanena laga maalgaliyo waadna ogtahay ood is nasakhaysaa hadaad dalka 18sano joogtay waad la’socotaa ee afka hakala gamban xitaa hadii lagugu dilayo walahi annaguse diyaar ayaan u nahay dalkan difaaceeda iyo Diinteena Islaamka 100% ah alhamdulillah 🤲🏼
Tuugo io magac xumo buu wiilashiisa io gabdhihisah ugatagaya asagoo qof walbe waah tuug xasan sheekh leyahay
Xaqiiqdi waxan kaa faa.iday intaad barnaamijyadan bilowday fikrado iyo xog badan oo ika maqned inan ka ogaado dalka iyo dowlada
Talye wad ku mahadsan tahy sidad noogu faa.idaysay aqoontada iyo waya aragnimadaada
Barnaamijyadadu qeybta koobaad ma dhaafaan miyaa, xog badan iyo aqoonba waad leedahay lkn xoogaa mucaaradnimo xag jirnimo ku jirtay ayaa kaa dhiiqeyneyso.
sxb barnaamijka qof kuladaadihiya sameyso oo asagu fura kadibna u aalaha kuweeydiiya si oow qurux bato hada nii
Masha Allah mundane Guled barnamijyadaafa waa waaqici
Waa xaqiiq 💯
Nin careesan ayaa tahay maanta hadii xil lagu siiyo niiko bilaabeyeaa
Thanks 👏🏾👏🏾👏🏾
Waxad lila muuqataa markaas adigu masuuliyadii lagu dhiibay aad gudan weysay
Inaad isaga so tagtay
Dalka ninkii wax ka qaban Karo waan u ducenenaa
walee waad la talisay haday jirto arintaa dsheegesay ustaad abdisalan
Wll Abdisalan Waad Mahadsantahy Alle Ha Noo Kaa Daayo Guulayso
Ilaah kuma Soo hadeyo laabasho uma harin ayax baahan
Thanks
Thanks legend
Madhargin miyaa😂😂😂 ilaa hada😂 xasan
Waah iin maxkamad laasaro oh haantiduh dhaacay laagah sooceliyo
Ilaahey amarkiis ninka hawiya ah aqoon kasta u leyahay lagama yaabo in horey ka fahma hadalka kasoo yeera madaxda dalka aniga aqooniyaan ma ahi lakin caqligeyga ayaan ku fahmay in kalmada ah qabya ninkeda dhameystire balse abdi salaan guuled asagoo aqoon sheganaaya sirdoon somaray ayu hada leyahay xasan hadaan fahmay
Waa run taliye
Xaqiiq iyo run aan laga dhuuman karin, mahadsanid.
Nin kasta oo xilka dadka ku dhibay xagee ayuu maray.
Alxaiiqa
Qabyaalad baa lagaa dareemaya iyo qof nacayb c.salaan hal tabintada iyo waanadan dadan hagaaji.
War xishood niyawo
Wakusalamay cabdi aniga malahayga qaburaha xumaan umuusooqufine waxay ahayd fariintoosa oo kusocota cida meeshaas dagaysa oo safaarada kadhisanaysa oo uu siiyay damac wayn ayaa kagajira dhulka somaliya markaa ujeedadu waa uquusgoo oo xataa meeshuusiiyay inay safaarad kadhistaan wuxuu uquudgiwaayay dhulcaadiya qabuuraanudajiyay waxaan qabaa inuukusaxanyahay sidaas inuusameeyo
Acwb walaahi ( xasan shiikh hadii wax loo sheegi lahaa wax u sheegtay), lkn waxaan ka xumahay dagaalkii qabiil ee indho la,aanta ahaa ee loo galay si uu kursiga u yimaado , ( tacab shiidle ka soo qaad kkkkk)
18 sano ayaad joogtay, kahor iyo kadib xagee jirtay.
Soomaaliya intaan ka shaqeynayay ereyga ah maxaad kawadaa, adiga qof noocee ah ayaad tahay markaa.