Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Si loo caawiyo maadaama uu jecel yahay Guur xalaal ah lambarkiisa waa muhiim in loo baahiyo Saab TV mahadsanidiin
الحمد لله haduu illahay ka soo saaray balwadihii xumaa waxan iminka kugula talin lahaa heesuhuna ma fiicnee xagga cibaadada iyo barashada cilmiga ogow
Talo wcn wll
Mashaallah amiin riyaadada allah haku rumeeyo mar in ad aabo noqooto Amin
Jacayl Mogadishu ana wass .vive Somaliland
Allah riyadiis ha u rumeeyo aamin
Mandeela SLN sare sxb qliHoray usco guuleysoMarwalbaGabadhaa deeqana waxan kula talin lahaa ninkaa ilaali waa waayo arag dhamaystiraneAduunyadan waaa lahelaa hadii daacad layska noqdee soo caloo dabac oo duunyo hanagu xidhi wllshy
MashaAllah ilahay riyadiisa haurumeeyo inshaAllah
Alleh Ha ku Nuumeeyo Hamiigaga
Aamiin
Insha allah waad gaadhi guul
Wllo maaadaaamoo xabagtii rabbi kaaa soo dhax saaray kushukri oo heesahana iskadaa oo dar allaaah iskaga daaa wllo
I hope Good life bro
😍😍Murad kagon macsiyo lahyn
masha allah alle risiq balaadhan ha ku siiyo
Xusen mandela wa nin adag ilaahay nolol ad ku faraxdo ha ku siyo brother gob wakhtigu cilay baad tahee
Ninkani Dowarsiguu Ku caan yahay waanu casriyeeyaa mar walbaNIN SOOR LIQ LIQIDEEDAKU SARUURAD GOYN WAAYEY SIDUU DOONAYAA BEENA
Alle haku garab galo noloshu sahal maahe
Ha la caawiyo waa nin rag ah oo isu dhiibiwaayey noloshii adkeyd ee uu ka soo baxay ha la caawiyo
Ilaahay umahadnaq oo heesaha iskataa wll
Inchallah wlo qali 🥲🤲🤲🤲
riyadiisa alle hau rumeeyo😢😢
Alle farash khayr qabaa ha ku siiyo zxp
Heesta magaceed 3:05
Libaax, iska dhici magaalada.
Ilaahay ayaaa la jira insha Allh
Alle ha u fududeyo guurka xalaasha ah
Mandela Maha 30jir anaga garanayna
mandela reer burcuu ahaa barrigii hore
Waligiiba reer hargeisa ayuu ahaa anaa aqaan
Faraj qeyr qaba allaha kuu furo waalalo
OmygO💞💞💗💗
fariid geesiya weeyi
Nin raga.
ninka halacaawiyo
😥
Shp xusen mandella cagaha ayay diyaaradadu hada uun dhulka dhigatay eee hays diciifin wax walba oo rabto adaa qabsan kara qofkuna isaga ayaa wax iska dhiga ee qofkale waxkama dhigo
Maskiinkaa mid baa walaysa haday doonto oo ku ciyaraysaa
Masha allah waad gaadhaysa hadafkaga
30 jir maahee kadaa
Heestan magaceed
Naa Deeqaay inanka wax la qabo dee , Xuseen waxad u qaada heesta deeqay damac wanaageey
AAR NINKA NIYADA HALOO DHISO OO codna wuu leeyahay fanka hala galiyo ha soo caanbaxee. wasaaradna hala qoro. adduunka illaahay wuxuu awooda ugu soo saaray waa ragg . ninkaa gudoomiyaha wacyigalinta dhalinyarada daroogada haloo magacaabo. barnaamijna halaga sameeyo. sidey illa tahay
Xusen wa ardydii aan wx soo wada dhiganay 2006 isgaa wxbarsho iyo noloshaba ka hadhay ninkani abihiina markasui tuuray wxba yaanu warbaahinta been u sheegin
Makaa dhabaa sxb
Deeqay inanka noosoo hagaaji
WAR WAXAAN KA DAAYA MEHERAD U FURA YARKA
Axax
@@nasraabdi9591xaax dhe
Si loo caawiyo maadaama uu jecel yahay Guur xalaal ah lambarkiisa waa muhiim in loo baahiyo Saab TV mahadsanidiin
الحمد لله haduu illahay ka soo saaray balwadihii xumaa waxan iminka kugula talin lahaa heesuhuna ma fiicnee xagga cibaadada iyo barashada cilmiga ogow
Talo wcn wll
Mashaallah amiin riyaadada allah haku rumeeyo mar in ad aabo noqooto Amin
Jacayl Mogadishu ana wass .vive Somaliland
Allah riyadiis ha u rumeeyo aamin
Mandeela SLN sare sxb qli
Horay usco guuleyso
Marwalba
Gabadhaa deeqana waxan kula talin lahaa ninkaa ilaali waa waayo arag dhamaystirane
Aduunyadan waaa lahelaa hadii daacad layska noqdee soo caloo dabac oo duunyo hanagu xidhi wllshy
MashaAllah ilahay riyadiisa haurumeeyo inshaAllah
Alleh Ha ku Nuumeeyo Hamiigaga
Aamiin
Insha allah waad gaadhi guul
Wllo maaadaaamoo xabagtii rabbi kaaa soo dhax saaray kushukri oo heesahana iskadaa oo dar allaaah iskaga daaa wllo
I hope Good life bro
😍😍Murad kagon macsiyo lahyn
masha allah alle risiq balaadhan ha ku siiyo
Xusen mandela wa nin adag ilaahay nolol ad ku faraxdo ha ku siyo brother gob wakhtigu cilay baad tahee
Ninkani Dowarsiguu Ku caan yahay waanu casriyeeyaa mar walba
NIN SOOR LIQ LIQIDEEDA
KU SARUURAD GOYN WAAYEY SIDUU DOONAYAA BEENA
Alle haku garab galo noloshu sahal maahe
Ha la caawiyo waa nin rag ah oo isu dhiibiwaayey noloshii adkeyd ee uu ka soo baxay ha la caawiyo
Ilaahay umahadnaq oo heesaha iskataa wll
Inchallah wlo qali 🥲🤲🤲🤲
riyadiisa alle hau rumeeyo😢😢
Alle farash khayr qabaa ha ku siiyo zxp
Heesta magaceed 3:05
Libaax, iska dhici magaalada.
Ilaahay ayaaa la jira insha Allh
Alle ha u fududeyo guurka xalaasha ah
Mandela Maha 30jir anaga garanayna
mandela reer burcuu ahaa barrigii hore
Waligiiba reer hargeisa ayuu ahaa anaa aqaan
Faraj qeyr qaba allaha kuu furo waalalo
OmygO💞💞💗💗
fariid geesiya weeyi
Nin raga.
ninka halacaawiyo
😥
Shp xusen mandella cagaha ayay diyaaradadu hada uun dhulka dhigatay eee hays diciifin wax walba oo rabto adaa qabsan kara qofkuna isaga ayaa wax iska dhiga ee qofkale waxkama dhigo
Maskiinkaa mid baa walaysa haday doonto oo ku ciyaraysaa
Masha allah waad gaadhaysa hadafkaga
30 jir maahee kadaa
Heestan magaceed
Naa Deeqaay inanka wax la qabo dee , Xuseen waxad u qaada heesta deeqay damac wanaageey
AAR NINKA NIYADA HALOO DHISO OO codna wuu leeyahay fanka hala galiyo ha soo caanbaxee. wasaaradna hala qoro. adduunka illaahay wuxuu awooda ugu soo saaray waa ragg . ninkaa gudoomiyaha wacyigalinta dhalinyarada daroogada haloo magacaabo. barnaamijna halaga sameeyo. sidey illa tahay
Xusen wa ardydii aan wx soo wada dhiganay 2006 isgaa wxbarsho iyo noloshaba ka hadhay ninkani abihiina markasui tuuray wxba yaanu warbaahinta been u sheegin
Makaa dhabaa sxb
Deeqay inanka noosoo hagaaji
WAR WAXAAN KA DAAYA MEHERAD
U FURA YARKA
Axax
@@nasraabdi9591xaax dhe