Igarre iyo shugri,iyo riwaayad aad u qosol badan video

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 125

  • @xabiibomahad5533
    @xabiibomahad5533 3 роки тому

    Qusul badana alle ha idin barakeyo cadi shukri iyo igare

  • @AbdirashedMohmoud
    @AbdirashedMohmoud 5 років тому +5

    Asc
    Akhyaarteydiii
    Aad ban idiin salaamay
    Igare
    Cabdishuki
    Hodan
    Iyo inta kaleba
    Wad salmtihiin
    Hbn wcn

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 5 років тому

    Mnshallah igarre iyo cabdishukri waxaan Ku qoslay shaadhadhka waaweyn iyo hadalka

  • @khalid-li4nh
    @khalid-li4nh 4 роки тому

    Akhyaarta Igarre iyo Cabdishukri aad iyo aad ayn idinsalaamy 💯💯

  • @saladalihuseinhusein8588
    @saladalihuseinhusein8588 5 років тому +1

    Mash allah soo kordhiya qosolkina ayaan ku heysana in badan

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 5 років тому +1

    Igarre iyo C/shugri hadii sharad laygu dhigan lahaa inaad muqayil tihiin waa layga rayn lahaa, waxaad tihiin wiilal aan media ha kala socdo oo ku dayasha mudan xigmad iyo wacyi galin leh uma maleyneyn nimanka haldoorada ah ineey sunta cunaan "xaal qaata reer laac"

  • @maxamedibraahim7568
    @maxamedibraahim7568 5 років тому +2

    Abdishukri iyo igarre wllalayaal aragtidayda waxaad ku soo baxaysaan ruwaydahanoo kle iyo kuwa lamidkaa reactionka iyo sheekooyinka waaa laydinkaga fiicanyahy waa fikirkayga waanad igu raaci kartaa iguna diidi kartaan🖐

  • @falisabdi3206
    @falisabdi3206 5 років тому +2

    Waaan tageera. Egare iyo abdi Shugri iyo hodan love ku ay❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @alimoha1209
    @alimoha1209 4 роки тому

    Yutubka saytahey bay ugu baashaaleen markab keysheliga dumarka sidaa ii soodegey hhhhhhhh noolaada.yiou guys and somalian viva

  • @nabiilgoets3152
    @nabiilgoets3152 5 років тому +4

    Wlhy waa Funny 😄 dhalintan hore usocoda wa idin tagera really kkkkkkk

  • @khalid-li4nh
    @khalid-li4nh 4 роки тому +2

    Tageera buuxda ayn idinhayaa asxabta ❤❤❤❤❤

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 5 років тому

    Waan idin Salaamay Aqyaarta Sharafta leh. Mshadsan tihiin. 🙏

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 4 роки тому

    Asc gabadha uu shukri ku hungoobay anigaa diyaar u ah ee ha laisiiyo somalay

  • @honestchenel1460
    @honestchenel1460 4 роки тому

    Wll amran calol Cadiin ayay kaga dhegtay ee hada ka hor ayuu tariiq ku gu dhigay miyaa

  • @AhmedIbrahim-em9iu
    @AhmedIbrahim-em9iu 4 роки тому

    Mzha allh wlhi nimnkan way iga qosliyaan

  • @jelekasai7639
    @jelekasai7639 4 роки тому

    Mashallah

  • @ubaxdugsiya363
    @ubaxdugsiya363 5 років тому

    Wlhi waa fanny dhalinyaradaan Horay usocda Cabdi shugri iyo Qadro isku ficanyihin😂😂💯 💯🙏

  • @mohaabdirahman4765
    @mohaabdirahman4765 4 роки тому

    Meesha shactiraa taala elhi

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 4 роки тому

    In qaad riwaad lagudhigo waa qalal bulshada laga galay

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 5 років тому +2

    Alla somalida dhib badnaa dumarkuna lacag jecelaa raguna been badnaa

  • @fadhumoabdikari481
    @fadhumoabdikari481 4 роки тому

    Gogard dahab ah kulah alla beerkaa

  • @abdirahman6734
    @abdirahman6734 5 років тому

    Nio ereyada Maxaa u bahdishaa kulahaa Abdi shukri

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 4 роки тому

    Muqmad miyaad cunaysaa

  • @xayaadali8655
    @xayaadali8655 4 роки тому

    Waxay cunayaa Jaad maahan

  • @honestchenel1460
    @honestchenel1460 4 роки тому

    Ok my sister answer me a question

  • @Abdi_Farah_4
    @Abdi_Farah_4 4 роки тому

    Cabdishugri ileen Wa Nin Rerr Puntland ah kkkk garacad kulahaa

  • @ismahanabdi5646
    @ismahanabdi5646 5 років тому +1

    Maxaan watada maray xasuus masha Allaah

  • @alimoha1209
    @alimoha1209 4 роки тому +1

    Nimanka caadi maaha adsomaligodu waa.asal jecliyaa reer bariga hhhhhhh

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 5 років тому +2

    Jilabka jadeerka iyo jufeecada kuye adna Igaroow ma Adhibaa cunaya waxad soo dejisay

  • @abdirahmankaraama7188
    @abdirahmankaraama7188 5 років тому +2

    Dharka waa weyn maxoow katur jumaa tolow waa iga qosliyeen kal iyo laab

  • @umufaadumo1935
    @umufaadumo1935 5 років тому

    masha allh

  • @hawahassan6915
    @hawahassan6915 5 років тому +4

    Waryaadha orda oo shaqo tan dhaanta raadsada wiilal dhalinyaro ah baa tihiine

    • @alimoha1209
      @alimoha1209 4 роки тому

      Ina xasaney in at shaqakale ka.shaqeyan ma ogtahey intadan latalin marka qod dumarbatahey markasa rag wax u sheg isledahey marka laactv haku.mashquline.iska ilaali hadi.kaleto Ada shaqa iskule mafahamrey walashey nabady ok

  • @seylacyareofficial3104
    @seylacyareofficial3104 5 років тому

    Maxad usocelisen ruwayada

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 роки тому

    Waxeey aheeys inay dhahaan taajirnimaduba halkan Bay ka boloomanta taajirksata mar buu faqiira ahaa gabdho nin shaqeysta faqiirma aha

  • @sayidcalisayidcalimacalim223
    @sayidcalisayidcalimacalim223 3 роки тому

    War nimanku caato badnaa igarroow surwaalka shaatigusa weeynaa

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 5 років тому +1

    War salada tukada ilaahe kayaaba nimanyaho

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 5 років тому

    Maxaa macaan socodka wareerayba

  • @nimcomohamud1609
    @nimcomohamud1609 4 роки тому

    😂 😂 😂 😂 wlhi qosol miiran ayaa ledihiin

  • @liibaanoday
    @liibaanoday 5 років тому

    CShugri qosl kii buu iga dhameyay

  • @hanweynlahow1948
    @hanweynlahow1948 5 років тому +1

    Kkkkkk cabdi shukri biyo ku hafaty kulahaa war mxd uhabaarty inanta dee sxb

  • @AhmedIbrahim-em9iu
    @AhmedIbrahim-em9iu 4 роки тому

    Wxaa u egtahy qof dhintay

  • @cabdixukunmuxumed2809
    @cabdixukunmuxumed2809 5 років тому

    ASC waar raagu shaah caab badana

  • @Xaawomuuseciise
    @Xaawomuuseciise 11 місяців тому

    Kķkkkk

  • @mubarakmohamud5522
    @mubarakmohamud5522 3 роки тому

    Haa balo raga lo direy weyan ma la antis aya rag nolan laha ku laha qadku shega

  • @dadirmxd7105
    @dadirmxd7105 5 років тому

    Ar filada ku roogsanina wani daba socotaa

  • @aaminobaydan5776
    @aaminobaydan5776 5 років тому +2

    hhhhh🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 reer mudug kalyo adag indho adag waa layinka badalay

  • @faayiahmed5816
    @faayiahmed5816 5 років тому +1

    Masha allaah😂😍😍😍😍

  • @nevergiveup4012
    @nevergiveup4012 5 років тому

    Riwayada inad magaalo joog xumo ubixisanbay ahayd #dariq kubadalashaa ladhacday😄

  • @alikooll3665
    @alikooll3665 5 років тому

    war siligaa hadalka iska qari markasta waan arkaa isagoo idinka laladaa

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 Рік тому

    cantarobaqash, magacay naanaysaheey yariiseey iyoiyo familyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

  • @omarahmed3798
    @omarahmed3798 5 років тому +1

    Wlagaa qaaday

  • @abshirabdi2106
    @abshirabdi2106 5 років тому

    Waidan salami sxbiyal

  • @fadumashugrismail1826
    @fadumashugrismail1826 5 років тому +3

    Asc aniga cabdi shukri iyo igare qosol aya igudilan quwayad hadalkoda Ayan aad aya ugu qosla kkkkkkk

  • @aishaabdi4120
    @aishaabdi4120 5 років тому

    Qosol igumaharin

  • @abdulahiolow7841
    @abdulahiolow7841 5 років тому +1

    Mash"allh dhinac walbo waad ka dhisantihiin 🙏🙏🙏

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 5 років тому +4

    Xangeeyada, maroorada xamakow iyo gacayrona KU dar igaroow

  • @mostafeahmed8646
    @mostafeahmed8646 4 роки тому

    Shinida malaha camera lagu xidhay
    Oo halke lagaga xidhi

  • @hawahassan6915
    @hawahassan6915 5 років тому

    Waad kufarasa ladahy wale

  • @ahmedhassanhusein419
    @ahmedhassanhusein419 5 років тому

    wax kale cabdi shukri war isla tuur isla tuur

  • @abuubakarali7535
    @abuubakarali7535 5 років тому

    shukri maxuu kaba tol ahaan jiray

    • @fadumod8702
      @fadumod8702 5 років тому

      Asc

    • @fadumod8702
      @fadumod8702 5 років тому

      Kkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @issybrosm5810
    @issybrosm5810 5 років тому

    Cawdaa ku fadhidaan iskutalaab baa ku taal

  • @abdirasaqmusa5013
    @abdirasaqmusa5013 4 роки тому

    Carabta saxdaa

  • @halimasuleiman4885
    @halimasuleiman4885 5 років тому +2

    Kkkkk qaaaad gani cunayaan🤣waligiin hacunina waaa bakhtiye

  • @abdul5689
    @abdul5689 4 роки тому

    Waryaa aaway kii lahaa ee iiga tagay, waxan soo xasuustay kii reer muduga ahaa ee ayadoo soon ah oodkaca inta xaday cunay oo marki farihiisa laga uriyay oodkici lagu yiri maxaad u cuntay indha adeygiisa yiri waryaa gacantayda wax ku cunay 😁

  • @shukriabikar3031
    @shukriabikar3031 2 роки тому

    😂 cajiib waye runti

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 4 роки тому

    Labis xumaa nimanku

  • @shamisahmed1912
    @shamisahmed1912 4 роки тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkk🤗🤗🤗🤗🤗

  • @mohamedal_maki4128
    @mohamedal_maki4128 5 років тому

    Waqtigu waa qaali dhalinyaranimada in maalaayac lugu dhamiyo maahan.

  • @hodanahmed1018
    @hodanahmed1018 5 років тому

    Noloshayda qadro qali waqtigu kuma xumeeyo

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 Рік тому

    qiimobadan dagan fariidad iyuoiyo teen ahey

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 5 років тому +2

    Hahahahah

  • @laylaomar5541
    @laylaomar5541 5 років тому

    Mash mash iyo kacksc lagaraye dhangaloow ladubaayo inteey kakeentay 😳😳😳

  • @aminamahamed2946
    @aminamahamed2946 5 років тому

    Gogarda dhab ah kulah

  • @mubarakmohamud5522
    @mubarakmohamud5522 3 роки тому

    Qoftu beenta u shegayo shidan thy magaced talow

  • @mustafeMS
    @mustafeMS 4 роки тому

    Hhhhhh socodkaa i dilay

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 5 років тому +1

    KKK

  • @shukrisuuryaan7615
    @shukrisuuryaan7615 5 років тому +2

    Kkkkkkkkk

  • @modkyusuf1776
    @modkyusuf1776 5 років тому

    Hhhh dhor sano ka hor ayaba dawani maxa amran ku so daray waga aja kis ayey ruwayada la jilaysay

  • @ccarabcarab9296
    @ccarabcarab9296 4 роки тому

    France ana kugu so dhawaynaya

  • @heeeyhi6193
    @heeeyhi6193 4 роки тому

    Hhhh aman maryihi gabdhaha sidana ku yeh

  • @aminamahamed2946
    @aminamahamed2946 5 років тому

    Dharka idilay kkkkkkk rag nolo iga dheh

  • @rabiicahmed5927
    @rabiicahmed5927 5 років тому

    Asc

  • @anabelmi2342
    @anabelmi2342 5 років тому

    War nimanku ma runbaa qaad may cunaayaan

    • @gurmadqaran2246
      @gurmadqaran2246 5 років тому

      Anab Elmi Maya walaalo armey Raqay cunahaan....ufiirso marwalbo wey qariyaan halka kuwa jilaya eysan qarin...xataa laamo io caleemo in ey iska reebaan ayaan arki jiray iyagu malahan.

  • @ayuubadam5435
    @ayuubadam5435 5 років тому

    War igarre heedhe

  • @sulekhaahmed3540
    @sulekhaahmed3540 5 років тому

    Kkkk

  • @hoygamusalsalada5154
    @hoygamusalsalada5154 4 роки тому

    Hhhh walhi waa ruwaya

  • @alimoha1209
    @alimoha1209 4 роки тому

    Laactv horusocda hhhhhh

  • @mustafacabdule9872
    @mustafacabdule9872 4 роки тому

    War isla tuur kulahaa😂😂😂😂

  • @yussufosman7881
    @yussufosman7881 4 роки тому

    Ragadi

  • @ista-istar
    @ista-istar 5 років тому

    Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk very funny

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 5 років тому +1

    😂😂😁😀😀Fashion 1980s kii miyaa surwela luga holof ah

  • @munasheikhabdullahi3741
    @munasheikhabdullahi3741 5 років тому

    Hhhhh funny walhi all ninmanku qosol badan 😂😂😂😂

  • @fadhumoabdikari481
    @fadhumoabdikari481 4 роки тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk astqfurulh

  • @ilhanyussuf6942
    @ilhanyussuf6942 5 років тому

    Kkkkk

  • @mukhtarmohamed3156
    @mukhtarmohamed3156 5 років тому

    hhhhhhhhhhh qosol

  • @hawahassan6915
    @hawahassan6915 5 років тому

    Naagaa iska ba ay

  • @farxiyamohamed6543
    @farxiyamohamed6543 5 років тому

    Kkkkkkkkk roti ku laha

  • @balicadbaliga9818
    @balicadbaliga9818 5 років тому

    kama dhargo riwayadan kkkkkkk

  • @mohajama7247
    @mohajama7247 5 років тому

    Hhhhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hodanqaali6340
    @hodanqaali6340 4 роки тому

    Kkkkkkkkk dadka saboolka ah ayaa jecel oo wey qabsamaysa