Qurbaha waa dhib badan yahay wof ku ordaayo maba jiro xaajiga inuu fahmii waaye laga yaab aniga marka so dhawaada soo adeegtay cunugii allah uu qadaro inuu ifka yimaado wuu imanaa nabad ku dhalay alaabtii waa ii anfaacday
waxa ka codsana ilmaha yarka inaa caraf o dhan ka ilaaliso naqas ellergy asma xanun walbo aya ku dhacayo saliida shampoo ga tiishka dabo ka tir tirka kuli waa ino ahaada sensitive bila caraf
asc walaalaha somaliyeed waa walashiin yasmin ku nool hargeisa wan xanuusanahay mudo 2 bilooda ma helin adeeg caafimaad waxaan idin ka cod sanayaa inaad murugta iga so furtaa Alla murug idinkuma keeno walaal ma ihi aduunyo doon ma ihi lacag doon waxaan doonayaa waa in dhakhtar bes la igu caawiyo walaal waxaad hayso alla haku barakeeye caafimadku waa qali ee igu caawi wixi aad i dhaanto
Adna ruuxi wllhi waxaa tahay gabar aad an ujeclahy sida tan ila dhalatay oo kale abaayo inshaa allah nawad adigoo qaba ayaad noo dhalee ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha Allah Adna, Cadeey Abaayo Allah Kuu Fududeeyo Foosha Allah SWT ha Ku Kala Keeno Adiga & Baby ga Si Caafimaad Sareecan Leh Insha Allah Kheyr Ayaan Kuu Rajeynayaa Bi Idni Allah!!! Walaashiis!!! 👍👏🤲🤲😍❤️🌺
Wllshey adna Alle haku fududeeyo wlh ani xataa wax bil kayar ayan kaa dambeyaa insha Allah wllayaaal iso duceeya adinkana Alle ha idinka farxiyo dhamaantiin❤❤❤
Masha allah ilaaheey hakuu fududeeyo maatadhan waxaan kuleeyahay allaha kuu fududeeyo adigoo jiiftid allaha kaa keeno insha allah "KEEP GOING " hore usoco
Mansha allah qaliyey illahay haku fududeyo afarti indhod o is eganaysa illahay haka dhigo caafimad ku dhal wax dhiba rabi kuma tuso anagana illahay ha ino fududeyo wan kugu so daba xigna hadi alle idmo
Adno insha allah isbucan dhaxdisa dhale gaddu alle idmo insha allah hadde gabar noqoto amira ku sami amira ayaa kaa mudan inaa kusamisi habendanbe ama habenka talada soo galeso kuu rajeyna insha allah
abyo ale hano wada fududeyo ana leygu waalay wa daahde biliha maad gafty in shaa allaah cawa miya bari miya leyhy 4indhood nbd inteena iswado iisoo duceya adinkana axbaabii 😘❤❤
maxaa dhici karo ??inaa cunuga saqiiro miya hadii u saqiiro o rabi ka jeclado maal adunyo maxow shegaa umad kale o dhashay ayaa ku sadaqeysane ama meel ayaa dhigane si rabi hadii badal qeer qabo ku siiyo u isticmashid adoo babygaga wayay ne maal aduun waala daadiya marka inaa leska sii diyaar garobo wey fican tahay xaga nadafada iyo inaa isku tashatay
Wax ladiyaarsado macna ma ahan allah u daayo cunugeda sagal bil iyo xanun laso maray allah hano adgeeyo afar indhod cafimad qabta allah kaga dhigo ana isoo duceya sided bilaa ahay
Khadijo Hassan rabi adoo nabada haku kala keeno abayo waliba dumarkii qaliin ayey u batane rabi adoo lagu qalin nabad ku dhashid amin ya rabi ane iso duceya ilmahii shanad ayaa laygu qalaya october 25 keda waan dhibsaday qaliinka
Abayo mcn afar indhod o abshira allha kadhigo wax qeyr qabo o cfmd qabo o qurux badan qeyrka kugu jiro allha dhab tada kusaro wax dhiba allha kuma tuso insha allah
Waayabanaye cunug aan dhalan maasaan dhan loogu soo adeegaa inta layaabty ani cml liket dhac ku siiya🙏
Qurbaha waa dhib badan yahay wof ku ordaayo maba jiro xaajiga inuu fahmii waaye laga yaab aniga marka so dhawaada soo adeegtay cunugii allah uu qadaro inuu ifka yimaado wuu imanaa nabad ku dhalay alaabtii waa ii anfaacday
@@nimohassan9905 haa lkn abayo ma ila fiicno ani ahan hdda wxey gabadhan sameynyso sbbtoo ah uurka waa nimco ilaahey ku siyy inuu vews kaaga dhigto waa lga fcnyhy adigoo hdne qof dumara
Waxaada inee ku diyaarsanadan waaye wax alle qorey waa gooni mrkaa dhasho maa or ordee
Naima Nalka, qurbaha dakankisa waaye.
You have to change with circumstances.
naima nalka abaayo gabadha majoogto wadankeeni qurbey joogtaa sharciga qurbahana waa inaad diyaar sataa alabta nunaha oo isbitalka waa lagaa rabaa midakale wadan keeni markaa dhasho wllo waalid daris ayaa joogo intaasoo qofaa kuu carareeso qof dab kuu gasgo qof kuu diyaariso sariirta qof suuqa kuu aado lkn meeshan waa kaligaa iyo kariinkaaga wadna lasocotaa qofkastoo qurbo joogtaa saan udiyaar garowdo adna kaligeed maaha
Mashallah xabibti Allah kufudeeyo adnaa ruuxi afar indhoot is jecel Allah ku kaso yarab❤️🥰
Maalmahaan sabuurada adna henna wax iga horeeyo ma lahee liketa halii saaro reer adna iyo familygeeda
Mash alahaaaa ale ha kuso kal aruriyo
Masha Allah wllo ilahay hakufududeeyo
@@saedsheikh7582 hhffzzr5 in
@@calinuur7345 u
Anigane iso duceyo in ilahye I fududyo foosha insha Allah inta an heysan Allah ha siiyo Aamiin yaa rabi
Ilaahy hakuufududeeyo wllo qli
Abaayo macan allah kufududeyo fosha lkn aaad ayan oga baqa fosha walhi 6 years ago ayaa igu danbeysey isn't easy
Amiin abaayo intii dhalmo sugeyso anigabo ku jiro Alle ha noo fududeyo insha Allaah intaan heysanina Alle ha siiyo
allh idin fududeyo wlahi malin dhawed ayuu ilahy iga soo furtay alx
Fardowso Abdirahmaan abaayo adiga waad ka baxday guruubkena ducada no so haay insha Allaah
Anina waa ikan xbbti adnaaaa💖💖🙏👌👍plz like inti ila sugeesay 💖🙏👌👍🤝
ani bisha 9aad ku adanhy iso duceeya asxby adna allah ku fududeeyo
Allaha kuu fududeeyo baayoh
Ilhay haku sahlo wl
Rabi haku fududeyo xbbti
amin abyoyaal mhdsanid
Aniga xitaa 21 bisha 9aad
Plz iso duceya muraaad ayaan leyahy walaleyga Muslim ka ahow🙏🙏🙏🙏
MashaAllah abayo Allaha ku fududeyo bisalama inshaAllah 🥰😍❤️
Insha Allah ilaheey hakuu Soo fududeeyo socodka neh badso abayo 🙏🙏🙏❤️
May the baby came out safe and sound 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Ameen 🤲🤲🤲❤
Masha Allah kufududoyo mct
allaha ka dhigo 4 indhoo abshir ah mcnto adna
Maasha allaah ilaahay afar indhood oo is eegayso hakaayeelo fooshaadana mukulaal matagtay hakayeelo
Allaha noo wada fududeyo intii xaamilo ah 🤲🤲🤲
Aamiin
Amin
Aamin yaarqbi
Amiiiiiiiìn yarabi huuno
Iso boqo wll subscribe kane igu cawi 🙏🙏🙏 mhdsnd.
waxa ka codsana ilmaha yarka inaa caraf o dhan ka ilaaliso naqas ellergy asma xanun walbo aya ku dhacayo saliida shampoo ga tiishka dabo ka tir tirka kuli waa ino ahaada sensitive bila caraf
Waa runta masha Allah ❤👏
Wlh wa runtaa
Adiga adiga arkaya Qoralkaygan illahay Farxad Iyo
Nolol Badan ha ku siiyo WalaalaYaal 😔 Fadlan Channelka subscribers ii saara plz🙏🏻❤️😔
Rabi foosha haku fudeeyo mukalaal maragtay cml allaah hakaa dhigo aaamiiin yaarsbi
Hhhhhhh mahmadsan kahelay wllo
@@nimcoqaali6533 hhhhhh mi is guuursanaa her
Masha allah wan sugena asago kher qaba cunugena bilow gii ilaa hda waa la.socdaa nabad allaha kugu kala keeno amiin
Iso boqo wll subscribe kane igu cawi 🙏🙏🙏 mhdsnd.
Ana isoduceeya asxaby sadax ilmo wada leydhahy ilahy haifududeeyo inta heysanin matano allaha siiyo waa cabsanayaa waa urka iiiku horeyo oo matano eh alx 🤲🏼
Illahay ha kuu fududeeyo wll aad usoco hadad soconkarto
Illah haku fududeeyo abaayo adna
Isku waqti ayaa nahay
Marwalbo waa isla soconey walaca ilaa hda
Alle ha noo fududeeyo
Illahay waxaan kaaga baryayaa adiyo babyga yar oo nabad qaba Allah hakuu fududeeyo xbbty adigana ducayso quraankana akhriso 😊🥰🌹
Ilahey foosha hakuu fududeeyo afar indhood o nabada alle hakaa dhigo xabiibti ❤
Xabibti ilhey haa kufudodeyo lkin nimcad ale lkuma fano ilheyy ku shugri haa kufanin dadan hesan jiran afar indho nabad haa kadhiko mukulal madagtay ducada alah naga aqbalo amin
inta ila aragtay adno ineey gabar wado like ta ha ila agmarin
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم💫 ❤
Iso boqo wll subscribe kane igu cawi 🙏🙏🙏 mhdsnd.
Aniga walaalo iso duceeya bisha 10aad 9keygi ah inuu illaaheey si nabad ah igu fududeeyo
Abaayo ilaahey adi iyo baby nabad ha idinyeelo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Asxabta bisha 9laad hada ii gashi ii soo duceeya wlshey adna adigana ilahey hakuu fududeeyo aamin yaarab
Carur xafimad qabta allah ku siyo wll 😍❤
asc walaalaha somaliyeed waa walashiin yasmin ku nool hargeisa wan xanuusanahay mudo 2 bilooda ma helin adeeg caafimaad waxaan idin ka cod sanayaa inaad murugta iga so furtaa Alla murug idinkuma keeno walaal ma ihi aduunyo doon ma ihi lacag doon waxaan doonayaa waa in dhakhtar bes la igu caawiyo walaal waxaad hayso alla haku barakeeye caafimadku waa qali ee igu caawi wixi aad i dhaanto
Masha allh wan kahelay
Ilahey ado nabad qaba iyo babyga oonabad qaba haidin kala keeno aamin 🙊🙊
ilahay ha ku fudaydiyo fosha Xappti ❤️🥰Insha allah afar indhod Oo is egaya 🥰❤️
Adna ruuxi wllhi waxaa tahay gabar aad an ujeclahy sida tan ila dhalatay oo kale abaayo inshaa allah nawad adigoo qaba ayaad noo dhalee ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Maasha Allaah xabiibti ilaah ha kuu fududeeyo
Ilaahey waxa kaga barina inu nabad ku kala keeno adigo nabad qabtit iyo unugaagi oo nabad qabo ilaahey xa idinka soo bihiyo isbitaalka dhaloow dheldhel ma ahane unug cafiimad qabo ilaahey xaku siiyo wiil iyo gabar wehey noqotaba cafiimaadka ka muhimsane wax. Waliba adiga ilaahey xaku siiyo caafimaad unugaagi ku dhaqaleysatit
Ilaahey hakuu fududeeyo dhib la aan lamadhalaayo lkn ilaahey garabkaada hanoqdo ubad kheer qabo cfmdkiisaneh tam ilaahey hakusiiyo waxaana jeclhy inaad nookeento wiil quruxbdn sida ilyaas love you dhamaantiina😚😚😍
Is ku wakhti bn ku aadanahay Alle nabad iyo caafimaad ha nagu nabad keeno inti xaamila ah inta aan haysana Alle wax khayr qaba ha siiyo
Reer adno like ta dhac igu siya
Allaha kunabadkeeno xbbti
Adna gabadh ayay dhalaysaa cunugta ay tiri....alle haku kala nabad keeno.
Masha allaah xbbtii adna Ilaahey nabad hakugu kala keeno. Nuunaha yarna waasugaynaaa soodhawoow habo qaaliii😍😍❤️. Masha allaaah.
Masha Allah baby boy waaye allaha adiga iyo nuunaha oo nabad qabo ha idin Kala keeno Aamin
Abayo bbega hadu dhasho naasle sii ilaa 6bil abayo cano haiskasin cafimadkisa siu uficnado naslee sii biyo xitaa haiska siin wlh 4ciyaal ayaa ijokto ilaa 8bil nasle siyaa masha alah cafimadkoda hersare wlh naska faidada uleyahy hada ogan lahy carurta waxkale masinen abayo xuman hauqadan waiga talo
9ka kujira isoduceya inu ilahey nabad ani iyo cunugey nagukalakeno 🥰🤲
Masha Allah illahay baby ga iyo adigana ha idin nabad yeelo Insha Allah
Maaazha AllH wllzhy Adna ilaaahay Ha kuu Fududeeyo inzha allh
Abaayo alaha kufududeyo oowlad qerqabto alaha kusiiyo umushii isxambaarde alaha kaadhigo ❤❤❤👌
Anigana iigu soo ducee gabadhayda hadadaa aan community kuu soo qoraayo ayey ku jiraa isbitaalka oo wey foolanaysaa
Masha Allah Adna, Cadeey Abaayo Allah Kuu Fududeeyo Foosha Allah SWT ha Ku Kala Keeno Adiga & Baby ga Si Caafimaad Sareecan Leh Insha Allah Kheyr Ayaan Kuu Rajeynayaa Bi Idni Allah!!! Walaashiis!!! 👍👏🤲🤲😍❤️🌺
Illahay si nabada hakuu kala keeno adi iyo ilmahaga
Umushii is xambarato rabi haka yeelo afar indhood oo nabad ah insha Allah rabi haku saqiro walashey adna
Wllshey adna Alle haku fududeeyo wlh ani xataa wax bil kayar ayan kaa dambeyaa insha Allah wllayaaal iso duceeya adinkana Alle ha idinka farxiyo dhamaantiin❤❤❤
Hade gabar noqto safia ubixi hadu will noqdo mahir ubixi insha allh abyo ❣❣❣
MashaAllah may you deliver smooth xabibty gabar hadii tahay Amran ubixi👊😂
الله يعتيك الف عافيه ويسعدك. ان شاءالله تقوم بسلامه. الله يسهلك. سلامتك
Masha allah waa Alaab aad U qimabadan waye ilahy haku fududeyo ADNA markastana waan ku soo duceyaa abyo
Allah haku fududeeyo abaayo afar idhood o nabad ah insha allah gabartane wan soo dhaweeyneeyna 💖💖💖💖
Adnoy gabara wada allaha ku fududeyo foosha mareer bislaaday oo dhib lahayn allaha kaaga dhigo nuuney caafimaad qabta I.a.
Adna xabiibti Alle luquntaadamaso iyo salaama hakaaga soo bixiyo xabiibti Amiirane uwad bari ah rabi haku arsaaqo
mukulaal mantagtay allaha kaaga dhigo adna quruxey marko cadey aan kaa soo salaamaa
Mnsha allah alle nabad haydin kukala keeno iyo cafimad insha allah hooyaday mcn na alle nabad haygu kalakeeno iyo cafimaad tama hooyo urule dhibkeday ledahay wlhi😓
amin abayo adna ilahey haku fududeyo mcnto
Umul udgoon Allah kaa dhigo afar indhood oo isa soo eegaya insha allah Allah ha kula jiro
Allaah kuufududeeyo foosha afar indhood oo nabad ah
Masha allah ilaaheey hakuu fududeeyo maatadhan waxaan kuleeyahay allaha kuu fududeeyo adigoo jiiftid allaha kaa keeno insha allah "KEEP GOING " hore usoco
Masha allh adna hena aad buu uqurux badan yahy masha allh
MashaAllah qalidydi ilahey afar indhod hakukalakeno adiga iyo babyga quruxbdntydi 💉
waagi hore somaliya beeshin ayaa loogu diyaarin jiray dharka ilmaha waa maqloonaa wiilee umaleen doonan dadka waa dad wax fahmaayo balsa wiil iyo gabarba woxoo noqdo muhiimada waa ilmo caafimaad qaba ee umushi is xambaarato allah kaa dhigo
Iso boqo wll subscribe kane igu cawi 🙏🙏🙏 mhdsnd.
Abaayo Adnaa m.a waxaanrajeyneynaa cunug qurxoon oocaafimaad qabo Allah hakusiiyo my sister insha Allh
Manshalaha nice runtii wan ka helay shugran wll allena haku fududeeyo inshallha alle nabad hakugu kala keeno
Mansha allah qaliyey illahay haku fududeyo afarti indhod o is eganaysa illahay haka dhigo caafimad ku dhal wax dhiba rabi kuma tuso anagana illahay ha ino fududeyo wan kugu so daba xigna hadi alle idmo
Adno insha allah isbucan dhaxdisa dhale gaddu alle idmo insha allah hadde gabar noqoto amira ku sami amira ayaa kaa mudan inaa kusamisi habendanbe ama habenka talada soo galeso kuu rajeyna insha allah
MashaAllaah xbbty ilahey nabad iyo cafimad hakugu kala keeno amiin yarabi❤️❤️❤️❤️❤️
Msh allh queen
Masha allh baby dhalan doono inuu Gabar yahy waa fahmay runti
So Amazing this video I like keep. Going my sister
Ilhey nabad hakuwukala keno adna ti, isxabarsato allahkadhigo aamiin
Allow Hoyoyinkeena xifdi Aamiin🤲🤲❤
pro tip: you can watch series at flixzone. Me and my gf have been using them for watching all kinds of movies lately.
@Wallace Gibson Yea, I have been using flixzone for years myself :)
Ilaahey wax qer qaba haku siiyo🤲🤲
Masha allh ilah haku barakeyo and then ilaah haku fududeyo afar indhood oo abshir ah ayan alle kaaga bariney xbibt
Masha Allah abayo waan kahelay allaah kufududeyo fosha afar indhodoo Bashir.ah insha allaah
masha allh hbo soo dhalo adigoo nbd ah🤱🤱🤱🤱🤰🤰🤰🤰 midakle abyo adna wakutgeraa pls abyo jalbaab xiro allha kudhowro ❤❤🙏🙏🙏🤱
Yaa soomali ah subscribe iisara alle idinku dhaarshe walaashin ban ahay 😢😢
Ilaahay hakuu fududeeyo foosha kaliya waxaa dareemi karo xanuunkaas hooyo😥
Allaha ku fududeyo ani iyo adi wan is adanahay illahey hano wada fududeyo intii Muslim oo xaaaamilo ah
Ilaaahey ha kuu fududeyo xabiibti foosha allllaah kuuguma dhibo 🤲💞💓
Allah kufududeyo xbbti afar indhod isjacel allah idinka dhigo
Allaha ku fududeyo abayo umul fiyow allaha ka dhigo masha allah adey u quxux badantahay alabta ad u diyarisay nunaha 😍😍😍
Manshallah umashi is qadato Allah ka dhigo sis
abyo ale hano wada fududeyo ana leygu waalay wa daahde biliha maad gafty in shaa allaah cawa miya bari miya leyhy 4indhood nbd inteena iswado iisoo duceya adinkana axbaabii 😘❤❤
Masha Allah umushii is xabarsato Allah kadhigo amiin 🤲
Adna Allah hakufudhudheya foosha inshallah
Masha allah abaayo adna allaha kuu fududeyo ainsha allah mar walba wan ku duceynaa afar indhodo nawad alaha kadhigo
Salam wllo Alle haku dhib yareeyo foosha afar indho'od oo cafimad qaba ameen insha Allaah
masha allah aniga waxay ila tahay adno gabar bay wada wa sadaalintyda bal an arko hadhaw saadalintyda inay sax noqoto iyo in kale
Abayo sirta fakaty aamaqashay iyaa.
Qof aan aduunyada imaanin inwax loodiyaariyo waalagafiican yahay waayo wax walba ayaadhicikaro
maxaa dhici karo ??inaa cunuga saqiiro miya hadii u saqiiro o rabi ka jeclado maal adunyo maxow shegaa umad kale o dhashay ayaa ku sadaqeysane ama meel ayaa dhigane si rabi hadii badal qeer qabo ku siiyo u isticmashid adoo babygaga wayay ne maal aduun waala daadiya marka inaa leska sii diyaar garobo wey fican tahay xaga nadafada iyo inaa isku tashatay
sax
@@queentanasteho3238 asc abaayo waa runtaa gawar aan qarawa nahay ayaa cunigi ee dhashy ka saqiiray 7 casha kadib waxii oodhan waxaa loo dhiga gawar kale oo walashed ah oo ayad wiil ale siiyay wuun u jooga sadaqo ayaa lagu baxsada markasta dhanka qeerka ayaa la gu fakiraa qaali sharta waa laga fogaadaa intuu uur leh allha u fududeyo
Wax ladiyaarsado macna ma ahan allah u daayo cunugeda sagal bil iyo xanun laso maray allah hano adgeeyo afar indhod cafimad qabta allah kaga dhigo ana isoo duceya sided bilaa ahay
Khadijo Hassan rabi adoo nabada haku kala keeno abayo waliba dumarkii qaliin ayey u batane rabi adoo lagu qalin nabad ku dhashid amin ya rabi ane iso duceya ilmahii shanad ayaa laygu qalaya october 25 keda waan dhibsaday qaliinka
Cunukaan dhalin in loo adeeko qalad waaye alle wuu oofsan karaa cunukaas inshallah lkn alle inkama qaaado ❤❤❤❤❤
@saam qurux yaaaa 😏
@saam qurux 😉kkk abayo wax walbo waan fahan sanahay adika cafwan yaah ❤
Masha Allah Adams waxn u fahmay inad wiil sido ale haku kala nabad keeno
Abayo mcn afar indhod o abshira allha kadhigo wax qeyr qabo o cfmd qabo o qurux badan qeyrka kugu jiro allha dhab tada kusaro wax dhiba allha kuma tuso insha allah
Maasha allaah alle nabad ha kugu kale keeno mcnto
Illaahey ubad qeyr qabo haku siiyo insha Allah