SUBXANALAH: AABIHI OO NOOL AYEY CARUURTA BAAHI U DHIMANAYAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 34

  • @safiswisdom9369
    @safiswisdom9369 Місяць тому +5

    Nimanka Soomaalida labo laisuguma derin Caqli iyo Ragnimo waa Raga Aduunkaan la joogo u Xoog weyn Haweenka uun Silac iyo saxriir bada 😢😢😢

    • @ahmdadn9165
      @ahmdadn9165 Місяць тому +2

      raga somaaliyeed ma wada ahaa ninka ilmiisa da,yaca waa nin aduun iyo aakhro khasaaray

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    MUXU ISAGA SO HORMARIYEY WALASHIIS AYADA MA DHASHEY ILMAHA OW DAYACEY

  • @SeyniibXuseen
    @SeyniibXuseen 17 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😅😅😅😅😅

  • @faaizaQureysh
    @faaizaQureysh Місяць тому +1

    King daahir rabaa plz

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    BIYAMAAL WA JAREER WEYNE HA LAGU DACWEYO JAREER WEYNE

  • @Hibaaq-12
    @Hibaaq-12 Місяць тому +2

    Dahir gaadsan iyo biayamal waa 2 kala reer magaca hanaga halaynin Anaga rageena dumarka ma xumeeyaan

  • @khadramohame936
    @khadramohame936 Місяць тому +2

    Ilahayow dadkaa mesha laguxisabayo😢 war Allah kabaqa qiyaama danbeye

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 Місяць тому

    adeer abahay aa geel lahan jiray waxaa kaga roon adigo yirahda doora noo jogto hadey yihiin ehel iyo Walid iyo wallo waxay eheday iney wax u qabtan meshan waxa kenay waa baahi iyo dhib ay daremeso ee illahey ha loga baqo caruurta waa hadiyad allah bixiyo wlh aniga iyo dad ilamida ayaa qarash ku bixiyo sidey hooyo ama Aabe in la dhaho allah xafido caruurta ee si allah ka cabsi ah ha loo biisho

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Місяць тому

    Subxanallah kaas aabo ooma qalmo 😢😢 bal muu ilmihiisa biisho muxuu naagta oola tirsan🤔

  • @abdirizakhassan3234
    @abdirizakhassan3234 29 днів тому

    Ilaah ayaan kamagalnay inaan masuliyada nasaran garan wayna

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    SHARCIGA MAREKANKA YURUB ABIHI DAYACA ILMIHIISA ON MASRUFIN WA LA XIRA

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g Місяць тому +1

    Biyomaal wa Dir idiku hal dhanun ha dhagesanine labada dhinacba dhagesda

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    AABOYASHA SANA WAXA LA QATEY INEY DHINTAAN

  • @wellcomtozanzibarcoronafre4101
    @wellcomtozanzibarcoronafre4101 Місяць тому

    ❤Amiin Mungu wako❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    AYEYADA XADKA ADEY AYADO EY BAHAN YIHIIN ILMAHA WIILKEDA DAYACEY UMA QALANTO AYEYO

  • @ayanosman2541
    @ayanosman2541 Місяць тому +1

    Allow u gargaar nin somali qaarkood damiir maba lahan why ilamahooda ey u biilaneyn waa waaajib asaga saaran aakhiro waa la os weydiin haduu bilan karin maxuu u dhalayay yaahuu waxan oo kale ayaa ku jira oo somali kula sheganayo hbo mcn allaha kula koriyo caruurta bari adiga ayey wax ku tarayaan ciiltirayaal allaha kaga dhigo

  • @safiswisdom9369
    @safiswisdom9369 Місяць тому

    Reerkaan waalan amey gabadha miskiinta ku duulaan sory Abaayo Caruurta Allaah kula koriyo 😢😢😢

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    HA LAGA DACWEYO MAREKANKA INU ILMO DAYACEY

  • @naimaomar3375
    @naimaomar3375 24 дні тому

    Wlhi hooyo waladhiby meeqa argny ilmo lagudayacy allow ugargaar hoyoyinkn ilmaha iyaga madhalin miyA hoyada hadi lafuro ilmahana malatuura war kuwa laqabo an kow ka ahy iskutashta 😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +2

    KAN O KALE UMA QALMO MAGACA AABE

  • @GareenMedia
    @GareenMedia Місяць тому

    War nimanyahow waan yaabaye, gabdhaha asturan ee qurqurxan maxay raggu u xumeeyaan? Inta aan maxkamadan ku arkay, timahaa ka badan!

  • @ahlaaaaam5594
    @ahlaaaaam5594 Місяць тому

    He's not gaadsan he is bimaal yana wax la isku qasin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    GABADHAN DIFACEYSA WALALKEED MEXEY ULA HADLI WEYSEY WALALKEED INU MASRUFO CARURTA

  • @ibarahimcoachabaarii3788
    @ibarahimcoachabaarii3788 Місяць тому

    Qiimaha ay xaasaska leeyahiin maxaa loogu tumanaaq marka gabdhaha marada marka aad kadhigiyso ajirka kujira malasoo koobi karo

  • @abdiadan8911
    @abdiadan8911 Місяць тому

    Codka gabadha sifiican loma maqlo ebow

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 15 днів тому

    Hooyodu hadii lafur imaha eydaa la.gu karbaasha labahado ama hadeeso war raga soomaliyeedo gabadhah utura

  • @abdiadan8911
    @abdiadan8911 Місяць тому

    Qofkale Moda inay hadleyso cml

  • @CabdiqadarMaxamadcabdi
    @CabdiqadarMaxamadcabdi 24 дні тому

    Nagtan wanagxun

  • @huda9105
    @huda9105 Місяць тому

    Walshiisa edab daran tahay maya daa qabto maxaa ka galay waa had adeesa gabadha maskiin ta biil laga giistay 5 ciyalah heso

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    NAGTA KALE U QABO O KU HEYSATA GURI CAWANKA O ILMO U DHALEYSA MA OGA MIYA AYADANA INU MID KALE KA RACI DONO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    NIMANKAN DIIN LAWAYASHA O DHALAYA ILMAHA O DAYACAYA MEY XIRTAAN GONDOB

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 Місяць тому

    dowlada amerka aa lugu dacweynaa basborka laga qadaa somaliyo haloo celiyo tuuga

  • @abdulkadir5061
    @abdulkadir5061 Місяць тому +2

    @Adakataay how do you know if she received money when you haven’t seen her for months?