WIIL FIQISHINI AH OO DAHIR ALASOW RUNTA U SHEEGAY 😱

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

КОМЕНТАРІ • 263

  • @safiaateye8398
    @safiaateye8398 Рік тому +1

    Gobalka cayn waxay ka koobantahay ilaa labaatan magaalo 1 Widhwidh,2 Hurufadhi, 3Xadhadhan 4 Balicad, 5,Xamar laguxidh 6,Ceegaag, 7 Carowayn, 8, Hagoogane 9,Qararo fiqishini 10, darasalaam 11, dhilaalo 12,Balihadhac, 13, Yeyle iyo ilaa labatan kale aanan magacaabin

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 9 місяців тому +1

    GUUL KHAATUMO STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯 FIQISHINI AND DHULBAHANTE AND MADHIBAAN GARAAD VIVA 👑🐎🐎🦁🦁🐎🦁🐎

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 Рік тому +4

    Wallee wiilka reer ayanle wa nin ragga hadal ragginimo leh wa gesi xaqa yaqaan anigo haji saleban fiqishin iyo dhulbahnte tageersan ilahay ha xifdiyo from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fowsiyaabdulla2942
    @fowsiyaabdulla2942 Рік тому +5

    Warsangali iyo dhulbahante wa same

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Рік тому +3

    Guul all faqashiin iyo ceyer my dhiga ee guul iyo gobanimo laascaanood ssc somaliya allaah idiin xafiido guuuuuuuul amiin ya bari geesiyadii daaraawiishta ssc guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 Рік тому +6

    Horta qofku haduusan dalka aqoon waa iska sida Daahir dameer oo kale gobolka sool waa 4degmo waa xudun iyo taleex iyo caynaba iyo magala madaxda oo laascaanood ah 3degmo waxaa iska leh dhulbahante 1degmo oo caynaba ah na waxaa leh isaaq gobolka sanaag waxay degaan ilaa jiidali ceerigaabo fiqifuliye awrbogeys dibqarax masagan kulaal gobolka burco waxay degaan degmada ugu weyn ee buuhoodle oo xukunta malaha ilaa 70tuulo widhwidhin ceegaag horufadhi dandan dhulbahante waa reer ka ugu dhulka weyn waqooyi waa reer ka keli ah oo dega 700kilmeter Daahir dameerow adigu ma degtaa dhul intaa ka kooban intaas galmudug waa 1hal gobol iyo bar adeer 3goor anaa kadhul weyn ee xaarka cesho

    • @salmaa2871
      @salmaa2871 Рік тому

      😂😂😂😂 masha Allah

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 Рік тому +7

    Wale fiqishini waa niman gobonimo
    Leh

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Рік тому +3

    Guul iyo gobanimo laascaanood ssc somaliya allaah idiin xafiido guuuuuuuul amiin ya bari geesiyadii daaraawiishta ssc guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕❤️💛💓👑🦁💗👌💛🤫💙🤍🤲💜👍💪♥️🧡🤔💯🥰😍🙏🌎🌎👑🇸🇴🇸🇴🔵⚪️🔵💕💓❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💯💯💯

  • @shushu9196
    @shushu9196 Рік тому +3

    Dhulbahante iyo faqishini degan ayey wadagan qofkasta OÖ deganwadagna waa isku dad

  • @umacabdirasakfarax-si5id
    @umacabdirasakfarax-si5id 10 місяців тому +1

    Masa allah wiilka ayaanle ceyr fariid Faraa xaalan

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +4

    Dulmiga ma fiicno. Irir samale have no place for this situation. Please step back.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +3

    Allahu Akbar Takbiir. Love you, brothers fiqishin.

  • @zeynabibrahimibrahimaden
    @zeynabibrahimibrahimaden Рік тому +6

    Dahir Rabi kabaq umada ilahay haiskusihurinin nin caqli leh matihid

  • @qoureshoosmanabdillahi-td9hv
    @qoureshoosmanabdillahi-td9hv Рік тому +6

    Masha alah alsha ku xafido wll aqliga iyo maskaxda alaha ziyadoyo qabiil ha egin ilahay xagisa eeg brokalimatu tawxiid aya namidaysa iyo somalinimo somali nimadu ha warto

    • @salmaa2871
      @salmaa2871 Рік тому

      Maasha Allaah,,,, Saxix my fellow believer ☝🏽💚 Alxamdulillaah for being a believer a Muslim. Alxamdulillaahi Rabbal 3aalamiin All praises and all Thanks belongs to our Creator The Everlasting Love’ ALLAAAAHHH ☝🏽💚😭😭😭😭

    • @Dubai-pz9ii
      @Dubai-pz9ii Рік тому +1

      السلام عليكم
      Abti Dahir Calasow Qofjira Mahan
      Yuu Ku Wasaqayn الله يحفظك

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Рік тому +2

    MASHA AllAH TABARAKA ALLAH NINKA FAQASHINI AQLIGA LLAH KU XIFIYO SHARAF IYO CIZI KU NOOLOOW HORE USOCO

  • @user-qr3gx8ob2n
    @user-qr3gx8ob2n Рік тому +4

    walaalkeyga fiqishini maskaxda aad leedahay allaha kuziyaadiyo

  • @fartuunsharif2443
    @fartuunsharif2443 Рік тому +3

    Daahir alaah ha ku soo hadeeyo

  • @siradyasinaxmedsiradyasina5941

    Masha allah wiil flashingi guuleyso

  • @ifrahali5667
    @ifrahali5667 11 місяців тому +1

    Fiqishin hadey sacad ahaan laheen dahir calasow wuu taageeri lahaa crynimo ayuu uga soo horjeeda

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 9 місяців тому +1

    WIIL FIQISHINI XALAAL GEESI XAQQ YAQAAN AH. FIQISHINI AWOOWGOOD
    AYAA AHAA ( FIQQI-SHINI) WAA DHAL
    CULUMO.

  • @zuhrahindi1558
    @zuhrahindi1558 Місяць тому +1

    Fiqishini waa reer sharaf leh cuqdadna maqaban waa hal reer oo yar ayay si dilen cid iskugi tagtayna malaha ilaahay kacabso labadan reer aad leedahay way iskugu tageen ayagaba is hayay laba reer oo is hayana cid iskuma tagaan intii reer ee is dishay isaaq ayaa isku diray

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 11 місяців тому

    Hadana dahir ayan kuhasana❤❤❤❤❤❤watagay

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on Рік тому +2

    Daahiroow ciraata jooji waa lagaa badiyay

    • @alih6718
      @alih6718 Рік тому

      Daahir waligiis waa laga aftahansan yahay

    • @hiboabdi350
      @hiboabdi350 Рік тому +1

      @@alih6718 saas weeye 😂😂😂

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 Рік тому +1

    Daahir xoolow alow sow uhad laa somali waxaa lagu yaqaanay dad difaaca dadkii dhiban

  • @suubandahbo7989
    @suubandahbo7989 Рік тому +1

    Viv somaliland

  • @khadrashariff146
    @khadrashariff146 11 місяців тому

    Good. My. Brother. I. Love. ..you. . So. Much

  • @sacdiyaomar3363
    @sacdiyaomar3363 Рік тому +1

    Maasha allah allahu akbar

  • @husniadan6264
    @husniadan6264 Рік тому +1

    Daahir calasow wali hos ma isudhowrtay waxaadtahay midakale afkaga dacda aha daarod lama ekadarod dameryahaw

  • @ifrahali5667
    @ifrahali5667 11 місяців тому +1

    Dhulbahante weligood fiqishin iskuma tagin

  • @Cibado99
    @Cibado99 Рік тому +1

    Fiiri munaafaqnimafiisa Dhulbahante iyo Faqashine buu isku dirayaa

  • @ahmadibnabubakral-habashi
    @ahmadibnabubakral-habashi Рік тому

    Dhulbahante iyo Warsangeli darood wa hakuma Ishaaq Sanaag iyo Sool Waxa ka mid tahey Somaliland

  • @basraabdulle3526
    @basraabdulle3526 Рік тому

    Daahir Geesi taleed

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 Рік тому +1

    Allahayow cudurka kansarka hanagu ridin iyo midkalaba
    Waliba wuxu uguxunyahay marku kagadhaco caloosha sida ninkaan oo kale😮😮

  • @fowsiyaabdulla2942
    @fowsiyaabdulla2942 Рік тому +1

    I need one man from dhulbahante show this is a lesson

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Рік тому +2

    Daahir subxanaallah ilaah la baq qaboob baad ku jirta lakiin waad huri doontaa

  • @foosahmed1097
    @foosahmed1097 Рік тому +1

    Wiil wiil dhalay iska celi qabiilka qasab ka ah

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Рік тому

    Daahir callasow Legend Good point 👉 waad Xaqiijisey Xaqiiqda iyo Runta meesha ka Jirta iska Qiiroo Oo Dhul Aand AqooN iska Taageer Maaha Horta wax kla Barro Horta

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Рік тому

    Wiilka reer ayaanle rag rag dhalay

  • @aminamuseahmed6430
    @aminamuseahmed6430 Рік тому +2

    Maashaa allah geesi runta ka gaban

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 Рік тому +1

    Wale hawiye run waa diidey irir aan ahey kuye

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Рік тому

    Habar jeclo daahiraa dacweeyey

  • @safiaateye8398
    @safiaateye8398 Рік тому +2

    Daahir been buu sheegay gobolka sanaag waa 4 degmo isaaq uu leeyahay hal degmo oo ah ceel afwayn inta kale Harti baa leh

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 Рік тому +2

    Daahir calasow wuxuu waxaan dhan u sameyna in uu wax isaga ku noqdo hadal hadalheyntisa badato shaqadis ma ahan sumacat xun hadey u soo jiideyso iyo hadii kale magaceyga hala barto xuman iyo samaan si uu beri wax ugu noqdo

  • @gaadhayegaadhaye777
    @gaadhayegaadhaye777 Рік тому

    Garaadki Fiqishini wuxu sheegay in Fiqishini yahay Somaliland waana lama taabtan. Ninkan isku sheega ina seed ee maskaxda laga bedeley ma metelo Fiqishini

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Рік тому

    Daahir waa laga raayey

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 Рік тому +1

    Hada yacni daahir warsangeli ayuu u doodaya

    • @hiboabdi350
      @hiboabdi350 Рік тому +2

      Asago majerten neceeb oo sacad aah 😂😂😂😂

  • @mohamudali1431
    @mohamudali1431 Рік тому

    True True good speech

  • @user-bk3mq9sz7
    @user-bk3mq9sz7 Рік тому +1

    daahir adigoo isaaq caynaayo oo dusha ka fuulo ayaa ahayd oo dhulbahante difaacayo gormee jeebka kala soo baxday irir 2023 maa irir la noqday.haka dhadhacsiin .irir 2023 waxaa u dagaalamayso oo qarash ku bixinayso inaad ka guulaysato halnin oo is haysiin oo shaqsi isu dagasheen oo kabtan ayuub la dhaho

  • @fowsiyaabdulla2942
    @fowsiyaabdulla2942 Рік тому +2

    Graad jama afkaga xuun ka dhig khatumo long time baa la deesey

  • @fowsiyaabdulla2942
    @fowsiyaabdulla2942 Рік тому +1

    Please raaga Ssc ya in gelin doods dhahir candow

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 Рік тому +2

    Goormuu is bedeley calasow dhulbahantuu lajirey sharkaaga alaah kuguceli daahirow iska aamus

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +1

    😢😢😢😢😢 shame on you, Dr. Calasow

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 Рік тому

    Aslcaleykum Daahir wiil irirsamaale iyo soomaaliland ilaahow cadawgeena jebi aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤irirsamaale guuleysta.

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Рік тому +1

    Cudur daarooduu qabaa daahir

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +1

    Vivo darwiisha fiqishini ❤❤❤

  • @aminofarah9279
    @aminofarah9279 Рік тому

    Ninkan aduunyaa u been u sheegtay. Daahir.
    Ilaahow umadda somaaliyeed.
    Ka qabo.Daarood u ku waashay.
    2023, Subxaanalaah.
    Dhalinyarada. Ayuu babi' inayaa.
    Ilaahow Soomaali quweey.

  • @suubandahbo7989
    @suubandahbo7989 Рік тому

    Faqashin iyo isaaq ismahyaan waligoodn isma laya Magaladoodun waa nabad marka waay gardaranyahiiin

  • @shushu9196
    @shushu9196 Рік тому +2

    Somali did irirsamale mahan

  • @rayantm683
    @rayantm683 Рік тому +2

    benale ugadhyahn odhan mahyn jamac soyadna kumajirin jilb rer clini ladhaho bay isqabten wankaheshiyen

  • @didalleqebille1384
    @didalleqebille1384 9 місяців тому +1

    Irirsamaale qabyaaleste mujrin somaali did

  • @basraabdulle3526
    @basraabdulle3526 Рік тому

    Ninkaan Habargidir maaha waa duli

  • @zeynabnoor2176
    @zeynabnoor2176 Рік тому +1

    Dahir dayuusow waa laguugu dheggan yahay ee iska fuji ruffiyaan ma jiro aan daahir Calasow aan ahayn

  • @Shamsoxaaji670
    @Shamsoxaaji670 Рік тому +1

    Guriceelow yuuku wareerin Daahir Calasow iriirka gacan ku samaska ah
    Dhulbahante waxba ku yeelimaayo
    Waxaan kuusheegayaa inuu wax jira yahay ma oga mida kale miskiin kaan Dhulbahante waxba kama yawaan

  • @osmanabdulle4147
    @osmanabdulle4147 Рік тому

    Caynaba, ceelafweyne waxay ka tirsanyihiin gobolka Sarasr. Marka Sool ka mid Maaha. Xadka dhubahate iyo isaaq was Oog iyo Guumays.

  • @360masters9
    @360masters9 Рік тому +1

    Ilaahoowkudaa faqishini

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Рік тому +1

    Wiilasha cayr waa caaqiliin inay daahir tuuraan bay ahayd

  • @nimcocismaan2017
    @nimcocismaan2017 Рік тому +1

    Bakhbakh dahir gabgable waa lagu hayaa

  • @CabdiRisaaq-ei1vg
    @CabdiRisaaq-ei1vg Рік тому +1

    Khaniis see loogu jawaabaa?

  • @mohamudali1431
    @mohamudali1431 Рік тому

    East west home is best

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Рік тому

    Habarjeclo daahiraa dacweeyey

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Рік тому +1

    Wiilkan yar waa nin nasaba oo allaha badiyo harbar gidir badan oo wiilkan yar oo kale somali way toosi laåhayd walasha daahir allaha ka qabto somali daahir 7ska qabta habar gidieay aduunka ku gubanaysan rer sac maale jooga allaha baa leh aduunka yurub ayaan deganay cid na werarta ma leh

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 10 місяців тому

    Daahir waa duli

  • @basraabdulle3526
    @basraabdulle3526 Рік тому

    Way ku Qaadeen Isaaq baana ku badbaadiyey ee Qiro lo, yhy midhaa habartiis aa Dhulbahantee

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Рік тому +1

    Dameerkan wu qaldan yahay caloshana qashin uga buuxa dhulbahante xagu u kala wada iyo harti waa walaalo

  • @basraabdulle3526
    @basraabdulle3526 Рік тому

    Irir waa dad dhashay haday Daarood Dashayeen

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Рік тому +1

    fiqishiga la sheego weligiin ma aragteen meel uu marayo manaqano kuwan hadalayana inay dhulbahnte fiqishini iska dhigaya yihiin maxa ka taqnaan ma hooyadood baad ka dhalisen dhulbahnte fulaya iska dhigaya fiqishini ma naqano aangu

  • @abdullahideghokossar7059
    @abdullahideghokossar7059 Рік тому +1

    Warya dahair gabankani yar nac ncada kada wa uka aqli badanyahayo Jana barjsanyagay ee adigu dagalkan iyo badas kaboxo shaqoyonkadii baraha bulshada aad kucaan sobaxde maad iskawadatid.

  • @nimcocismaan2017
    @nimcocismaan2017 Рік тому +1

    Wlhi dadku intaasu ku Kala duwanyihiin

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD Рік тому +1

    Inanyar oo gob ah weeye faqashini waa walaalahay dhab ah ilaahay ha iidaayo

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 Рік тому

      Dahir is crazy selfish. This young man is very smart! Dahir he is sick triable maker he is empty 🤮🤮🤮

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 Рік тому

      Mashallhe understand Somali 🇸🇴

    • @GOBTA_TV
      @GOBTA_TV  Рік тому

      Sax weye, fiqishini wa dad gob ah 😊

  • @basraabdulle3526
    @basraabdulle3526 Рік тому

    Is up to you Yaa dulmiyey haday dhulka leeyihiin Yaa u Qoray

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Рік тому +1

    Waa runtiis wuu u naagayn jiray Dhulbahante lacaguu ka qaataa ee iska and tuura

  • @ifrahali5667
    @ifrahali5667 11 місяців тому

    Ma jiro js iyo ugaaryahan iney fiqishin isugu tageen

  • @mohamudali1431
    @mohamudali1431 Рік тому +1

    Aduunka nin waliba waxuu leeyahay meeshii ilahay ku abuurey

  • @user-bk3mq9sz7
    @user-bk3mq9sz7 Рік тому +1

    daahir dhulbahante waa dad usoo dagaalamay somalinimo calankaas lagu haysto markii wiilasha walaalahaa kaa garhelan waxaa ku meeraysanee topic haka bixin maba ogolid degaankooda ma adigaa soo tirisay isaaq kuwii argagixso inay xamar ku abuureen maaha miyaa.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 9 місяців тому

    Kan Guriceel xaas daarood baa

  • @abdulfatahahmed4331
    @abdulfatahahmed4331 Рік тому +1

    Candho calsow hooydo wasa

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Рік тому

    Waa inta ey wax ka degaan

  • @abaadiribraahimmohammed5327

    Baaý iyò bakooĺnà waa laga soo buriyey habargidiŕ daahirow shabaabkiinina waa ĺasoo buriyey

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 Рік тому

    Waa beentii dhulbahante fiqishini iyo samaroon ayaa calanka keeney koofur

  • @basraabdulle3526
    @basraabdulle3526 Рік тому

    Waa ka baqaa inay cawada inay dilaan

  • @hamsaahmes3272
    @hamsaahmes3272 Рік тому

    Ha waraysan daahir calasow waa wax dhintay lamana waraysto waqti haysaga dhimin

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 11 місяців тому

    War irirsamale iyo darood ayan kalanahay

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Рік тому

    Inteey degaaneey sheegteen

  • @shushu9196
    @shushu9196 Рік тому +1

    Iriri sample maxaa Naga Galaxy dahiircalasow wuu wadhay

  • @mohamudali1431
    @mohamudali1431 Рік тому

    True that

  • @abaadiribraahimmohammed5327

    Daahir naasa dheer ni nka dhaaf fiqishini waa ajuuraan ma aha ceyrwalaalow beenta d haaf

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on Рік тому

    Aa cuudu bilaahi minal Qabyaalad Rasuulkeena SCW wuxuu yiri Qabiiliiste iyo beenloowba kama mid aha umadayda

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 Рік тому

    Wiilkan fiqishini runtu ka hadley.
    Lkn Dameer Calasow Daahir Calasow qabiileyste qabyaaladeyste afcade tuug Hadanu nahay Shacabka Soomaaliyeed waxan Ilaahay uga barinay inuu Ilaahay si degdeg ah masiibo degdeg ah Ilaahay ugu rido Ilaahay si degdeg ah wadnaha ha ujoojiyo Daahir Calasow Ilaahay si degdeg ah wadnaha ha ujoojiyo Ilaahay masiibo degdeg ah haku rido Daahir Calasow waa bil Ramadan waa maalmihii ugu kheyrka badnaaye Ilaahay Daahir Calasow si degdeg ah masiibo degdeg ah Ilaahay haku rido Ilaahayna si degdeg ah wadnaha. Ha joojiyo Daahir Calasow allahuma aamiin aamiin aamiin yarabii

    • @GOBTA_TV
      @GOBTA_TV  Рік тому

      Habaarku wax fiican maahan sxb balse daahir calasow wuxuu yahay iyo fikirkaad ka aaminsantahay waad kahadli kartaa wa caadi 😊

  • @faizam523
    @faizam523 Рік тому

    Alla been badanaa Candho Calasow, been abuurkuu ka helaa, waa calooshiiisa u shaqeyste, shaley isaaq buu caayayey maantana dhulbahante.

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Рік тому

    Fiqishini wey isdhaleen