XABIIBO XASAN TOOXOW HEES ADUUN LYRICS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 92

  • @maxamedcarabjaamacofficial8781
    @maxamedcarabjaamacofficial8781 9 місяців тому +8

    3:30 habeennimo baan dhagaysanayaa codkii Xabiibo Xassan Tooxow aniga oo la muraaqaysan codkeeda sida waxyiga samada lagu sheegay oo kale dhagaha iyo laabtayda ba ugu duxaya.
    Qol mugdi ah iyo qabow daran ayaan ka weheshanayaa hoobaanta xabiibo.

  • @Ciidle1
    @Ciidle1 6 місяців тому +13

    Caawa aniga unbaa iska jeclaadey inan comment bixiyo
    Xabiiba xasan Tooxow waxa dhisey oo fankeeda habeyey Abwaan Barre Maxamed Fiidow leento oo ah abqari weyn dhanka suuganta somalida

  • @mohayare8021
    @mohayare8021 6 місяців тому +6

    Bare maxamed fiidoow bare leento
    Adeerkeey
    Iyo xabiibo xasan toxow fananad qima badan

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 8 місяців тому +5

    Alow walkay walidkay unaxariiso aloow danbigooda iyo kiiwalid koodba alow dhaaf alow kuwa janafadiusa jaar kulanoqda nabigena suuban csw aloow kayeel namantayo aloow musliinta uwada naxriiso rabooo raali nagano aasmin yaarbii aloow saacad ijaaaba noodhig baryaada alow khatimad khayr noogu khatim aloow nahanuuni nahadee alow cadabta iyo cadhadada naga badbadii yaarbi aamiin

  • @maslaxbarreyare1828
    @maslaxbarreyare1828 2 роки тому +12

    axsan hes xabibo xasan toxow waxan dhageystay 2007 marki igu horeysay

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 3 місяці тому +7

    Eid Mubarak kuligin meel kaasta aad joogtan Qeyr iyo Farxaad ku ciida ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Xaabibo Tooxow ayey ka shidaan taahay👌

    • @Ciidle1
      @Ciidle1 3 місяці тому +2

      Sow maha ilaa ciidka Ramadan ayey igu socota.

  • @cabdisamed.5565
    @cabdisamed.5565 2 роки тому +21

    Xabiiba xasan tooxoow iyo Barre maxamed fiidoow oo kaliya haddii fanka soomaalida ay ku soo hadhi lahaayeen. Fanka soomaaliyeed heerkuu gaadhay uun buu gaadhi lahaa.

    • @nasro7666
      @nasro7666 2 роки тому

      Xabiibo toxow away hada ??

    • @cabdisamed.5565
      @cabdisamed.5565 2 роки тому

      @@nasro7666 Jeebkaygay ku jirtaaye kaalay kala bax.

    • @nasro7666
      @nasro7666 2 роки тому

      @@cabdisamed.5565 maxaa jebkz kujiro lalabaxa sxb??

    • @showmequick2245
      @showmequick2245 2 роки тому +1

      @@nasro7666 Nasro you’re sweet. He mean to make a joke. It’s lame joke anyways

    • @Mascuud_muuse
      @Mascuud_muuse 2 роки тому

      @@nasro7666 ɪʟʟᴀʜᴀʏ ʙᴀᴀ ᴏᴏғsᴀᴅᴀʏ 🥺

  • @ismahannasiir816
    @ismahannasiir816 Рік тому +3

    Woow waa hees iyo badh❤

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 6 місяців тому +2

    Fiirsasho waa lama huraan
    Waa kelmada aan la yaabay wllhi waa runteed

  • @MoalimMaria
    @MoalimMaria Рік тому +3

    Isfahanbaa reer xakuma waah waah

  • @abdisalandayib6428
    @abdisalandayib6428 Рік тому +1

    Wah wah wah ❤❤❤
    Axyaa sawth🎉❤
    Alleh yaraxma raaximiin
    Ifiyo aakhirapa ❤🎉

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Рік тому +5

    Alla Xusuusaha Qaar macaanaa😢😭
    Adduunyaduu wa firaash khalqigu wada Fuushan yahay❤
    ❤Axsan sowd ❤HABIIBO HASSAN TOOXOW❤15-6-2023 😊Thursday

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому +2

    Heestan Naag aan aan jecelahay ayaan u diray caawa.

  • @nimcoxasan3863
    @nimcoxasan3863 2 роки тому +7

    Waruntad wlhi👌👌👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💚💛💖💞

  • @DavidEric1
    @DavidEric1 Рік тому +2

    Fanaanad Soomaaliyeed oo xabiiba Xasan tooxoow aan garab dhigo kuwii hore iyo kuwa hada midna ma arag .
    God bless you sister

  • @mustaphaahmed5451
    @mustaphaahmed5451 2 роки тому +5

    XABIIBA TOOXOOW WALEE WAA QOF HEESI TAQAAN...NOOLOOW IND,,,WAA WIIL HG OO KUU QIRAY. CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD ALLE HAKU SIIYO.

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому +1

    Xabiibo Xasan Tooxow.. waaad ku mahadsan tahy heestan iyo dhaqanka Soomalida waxa aad ku soo kordhsay..

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 3 місяці тому +2

    Fogaadaye ruux wax jecel
    Ilayn faataxo wadaad
    Cudur kama fayd-do'oo
    Fekerku waa daawo li'i🙇‍♂️
    Xabiiba xasan Toxow❤🙏

  • @axmedabdisamad
    @axmedabdisamad Рік тому +2

    Yes hees macaan 😊

  • @yahyedahirmohamed1470
    @yahyedahirmohamed1470 11 місяців тому +2

    Ereyadii, Laxakii iyo Kabankii Abwaan Barre Maxamed Fiidoow "Leento"

    • @MubYus
      @MubYus 9 місяців тому

      RUN

    • @MubYus
      @MubYus 9 місяців тому

      RUn

  • @engmohamedbalayah1826
    @engmohamedbalayah1826 Рік тому +3

    maantanu dhagaysanay maanta 2022 waliba waa estii gudahaha

  • @deeqoqurux4197
    @deeqoqurux4197 Рік тому +4

    Xabiiba xasan tooxow fanaanad qaaliya

  • @dahirrooble7879
    @dahirrooble7879 2 роки тому +5

    Xabbiibo xasan tooxow a duunyedo waa firreesh qelqo Serran yeho tas been ku masheegin cajiib filsemidde Lego dartaa

  • @kassimali8606
    @kassimali8606 4 місяці тому +1

    Adauunyadu waa firaash qalqigu wada fuushanyahay

  • @cilmiyouz5971
    @cilmiyouz5971 4 місяці тому +1

    Beautiful voice

  • @yurubyurub1230
    @yurubyurub1230 Рік тому +5

    Wllhy heesta si dhahab ani iga hadal 😭😭😭💔

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Waa Heesta aan ugu jeclahay

  • @JamaTooxow
    @JamaTooxow 7 місяців тому

    Best song weeye heestani

  • @XassanAli-wo1nw
    @XassanAli-wo1nw 4 місяці тому +1

    Saslewaye xabibo xassan toxow rip

  • @jamaalmaxamedfaandhe9612
    @jamaalmaxamedfaandhe9612 Рік тому +2

    Axsan. Xabiibo xasan tooxow

  • @Daadirabdi121
    @Daadirabdi121 Рік тому +6

    Erayada abwaan leento
    Kabanka abwaan leento
    Codka xabiibo tooxow

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому +1

    Anigu kamanka la garaacao ayaa . dhegaysanayaa

  • @amiiramuuse5185
    @amiiramuuse5185 Рік тому +1

    Ax yaaa heeees xabiiibo cod dahab ❤❤❤

  • @cabdigujipages9358
    @cabdigujipages9358 5 місяців тому +1

    Aduunyadu wa firaash khalqigu wada fuushanyahay Faruuryaha laga hadliyo isfahan baa reer xukuma

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Waa Fashil

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Waa Fashil.

  • @SaxtonSheila-x4j
    @SaxtonSheila-x4j 21 день тому

    Sarai Center

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Cidladu faadio ma leh

  • @boqoradrersuubi
    @boqoradrersuubi 2 місяці тому

    ❤❤

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    wixii ku filan ayaa caafiid lel.

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Ma Fashil baa baa sheekadeeenii.

  • @CabdisalamMaxamed-sf6hy
    @CabdisalamMaxamed-sf6hy 3 місяці тому

    Asc

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Cidladu faa,aado ma laha

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Fursad ha iska lumin

  • @bayalhabohurguf575
    @bayalhabohurguf575 Рік тому

    Habiiba

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Heees Wanaagsan

  • @aishaabdi2397
    @aishaabdi2397 Рік тому +1

    FursDi waa haYska lumin 😂

  • @ramadanabdi3484
    @ramadanabdi3484 2 роки тому +1

    Fatumo toxow nolow eech cala sood

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Wixii kugu filan ayaaaa caafiimaad leh.

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Hees Wanaagsan

  • @marwaanmaxamed5210
    @marwaanmaxamed5210 10 місяців тому

    Qalbigu❌
    Khalqigu✅😂

  • @sadiaaden7741
    @sadiaaden7741 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @YasinMohamed-nq5ib
    @YasinMohamed-nq5ib 7 місяців тому

    😊

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Wixii kugu filana ayaa caafimaad ah.

  • @daahirabkow1834
    @daahirabkow1834 4 місяці тому

    m

  • @amaaracadey3358
    @amaaracadey3358 2 роки тому +3

    eesh calaa cod xabiiba tooxow

  • @aziipoffical6270
    @aziipoffical6270 2 роки тому +2

    Xabiba xasan toxow waxba lagama qaban karo

    • @xaawoabdisalah8910
      @xaawoabdisalah8910 Рік тому

      Alxdulilah hada qerkey kudadsha masha Allah aniga isku dugsi dhigano

    • @engrcasanyo120
      @engrcasanyo120 Рік тому

      @@xaawoabdisalah8910 oo walal ma nooshahay m.a cimri dheer baa u rajyn iyo cibado subn

  • @ayanqurux7998
    @ayanqurux7998 2 роки тому

    Eedaye

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Рік тому

    FEFFEES

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Рік тому

    Legetas

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 місяців тому

    Yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey noolow yartaaneey daganyareey dhul carosan dagan yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad bahbahbah bahyareey igatE lagufarxeeeey qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba gabadha dhamaystiran princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaastanqiyaasantaan.iyaaaa

  • @cabdicasiiswarsame2815
    @cabdicasiiswarsame2815 2 роки тому

    War waa khadra dahir

    • @abdulahibashir2335
      @abdulahibashir2335 2 роки тому +1

      Xabiibo xasan tooxow gabadh Abgaal ismaan m.a

    • @justnow7263
      @justnow7263 2 роки тому

      Hadh cad baad gudaysaa

    • @salah.19
      @salah.19 2 роки тому

      ​@@abdulahibashir2335 yaa ku weediyey qabiil?😡

    • @WaayoArag.
      @WaayoArag. 2 роки тому

      Maaha Khadra, waa XabiibaTooxow, waa hoobalad kale oo qiimo badan. Haddii aadan aqoon baro, intii aad odhan lahayd waa qof kale!

    • @kawtharabdulahi3871
      @kawtharabdulahi3871 2 роки тому

      @@abdulahibashir2335 waa qayb cuqdada ka mida yaa qabiil ka hadlay Hankaagu reer hebel ha dhaafo 🥰❤️

  • @axmedciise6016
    @axmedciise6016 2 роки тому

    Aduunyo xaalka ba badh ka labadiisa galin looga dhiiga yaan cidna u hadhin

  • @siciidcabdi1821
    @siciidcabdi1821 2 роки тому +1

    L MMK kmm kmm

  • @HassanAli-sj3ye
    @HassanAli-sj3ye 2 роки тому

    Ixritlrasn

  • @abatiali5539
    @abatiali5539 8 місяців тому

    ❤❤

  • @siciidcabdi1821
    @siciidcabdi1821 2 роки тому

    L MMK kmm kmm

  • @abatiali5539
    @abatiali5539 7 місяців тому

    ❤❤

  • @abdulkadirbanaana4513
    @abdulkadirbanaana4513 2 роки тому

    ❤❤❤❤