Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Heestani waxay ku jirtay riwaayadii caanka ahayd ee HADIMO ee uu Alifay Abwaan Mohamed Ibraahim Warsame Hadraawi Laxankana waxa saaray AHUN Ustaad Bashiir Xaddi. Codkuna Waa Mohamed Nuur Giriig RABBI Naxariistii Janno hawgu wada deeqo dhammaantood Aamiin يا رب
Wakheyr iyo Barako xudeydi Oo Utumaya maxamed noor griig
Jamiil Jamiil Jamiilجميل. So daa Giriig Albamkiisii Aun.thanks
Mirihii hadraawi laxankii bashiir xadi codka m.n.giriig
Mise waa mirihii cabdi qays bal inaga soo hubiya
@@AhmedMohamed-tn5yg Abdi qays ayaa leh sxb
@@somalimusicport sax sxb mahadsanid
Alaha unaxariisto maxamad nuur
WaahWaah
Alow ku naxariiso gapaldhac iyo waaagapa adaan kuu guntanahay adaa i leh oo dad pan waaye
Kabanka ma xudeyidi ayaa tumaya??
Jiim

@@AhmedMohamed-tn5yg
Abdi qays ayaa leh sxb