Dhulkan baalidhaye gawlalaale waxaa i baray magacooda anigoo yar oo dhigta school kii maxamud axmed cali ee burco sanadkii 1982 axmed dhoore iyo ilaahey ha u naxariisto cabdi risaaq xasan weyne oo ahaa aadan madoobe weligey maan arag laakiin hadeer ayaan aniga oo nin weyn ah oo ku nool wadanka America ayaan arkay waa dhul ay ka muuqato dib u dhac badan dhulka please wax ha laga qabto
WAX BADAN AYAAN MAQLI JIREY HAWD BAALIDHAYE IYO GAWLALALE EEGI IYO HAYE WAXAA I BARAY AXMED DHOORE IYO ILAAHEY HA U NAXARIISTO CABDI RISAAQ XASAN WEYNE OO AANU AHAYN ISKU KALAAS WAXAAN MOODI JIREY DHUL AAD U QURUX BADAN LAAKIIN I AM SO REALLY SORRY WAA DHUL AAD U FOOLXUN
MARKII DAMBE WAXAA AAD II SII BARAY SULDAAN MAXAMED CALI JABAAN IYO FOOSIYA MUUSE OO HADEER DEGAN WADANKA INGIRIISKA XILIGAA WAXAANU AHAYN DHALINYARO KU NOOLAA MAGAALADA MUQDISHO WAA 1889 MAXAMED CALI JABAAN MUU AHAYN SULDAAN WAXAANU AHAYN DAD AAD U DA YAR LAAKIIN DHAMAAN WAXAY II SHEEGEN BEEN WAA MOST UGLY PELECE IN THE WORLD
Thank you for showing how beautiful our motherland is
Dhulka iyo jawiga ayaam aad ugu heley, miyina markaa baa igu horeysey
Thank you so much it's great and beautiful
I really enjoyed the trip because it's balidhaye, it is the famous city of SNM where the country was being liberated from colonial rule
💝💝💝💝💝
Mashalah,
بربرا جنة الأرض
Good 👏
Habjeclo
Mansha ALLAH safar qurux badan
Halkaa waxaan ka arkaa xaafadyadi iyo gurigii an ku dhashay baalidhaye
Halkaana cali xiid ba ka muuqda
Dhulkan baalidhaye gawlalaale waxaa i baray magacooda anigoo yar oo dhigta school kii maxamud axmed cali ee burco sanadkii 1982 axmed dhoore iyo ilaahey ha u naxariisto cabdi risaaq xasan weyne oo ahaa aadan madoobe weligey maan arag laakiin hadeer ayaan aniga oo nin weyn ah oo ku nool wadanka America ayaan arkay waa dhul ay ka muuqato dib u dhac badan dhulka please wax ha laga qabto
2012 ayaa igu horeysoo, waan ka heley
Yocada waxaa igu dambeysa 2014 waayo waayo
Waa dhulsankii hawd waar meesha dad iyo duunyaba waanu ku ogayne sow laguma wacnayn waxaay abaartu ma abaarbaa
Maye, ina adeero waa 10 sanno ka hor. Aug 2012
Dugsiga baalidhye waa halkii aan hayaan keyga waxbarasho ka bilaabay ilaa iminkoo aan heer jamacadeed maraayo ma ilaawi doono
WAX BADAN AYAAN MAQLI JIREY HAWD BAALIDHAYE IYO GAWLALALE EEGI IYO HAYE WAXAA I BARAY AXMED DHOORE IYO ILAAHEY HA U NAXARIISTO CABDI RISAAQ XASAN WEYNE OO AANU AHAYN ISKU KALAAS WAXAAN MOODI JIREY DHUL AAD U QURUX BADAN LAAKIIN I AM SO REALLY SORRY WAA DHUL AAD U FOOLXUN
MARKII DAMBE WAXAA AAD II SII BARAY SULDAAN MAXAMED CALI JABAAN IYO FOOSIYA MUUSE OO HADEER DEGAN WADANKA INGIRIISKA XILIGAA WAXAANU AHAYN DHALINYARO KU NOOLAA MAGAALADA MUQDISHO WAA 1889 MAXAMED CALI JABAAN MUU AHAYN SULDAAN WAXAANU AHAYN DAD AAD U DA YAR LAAKIIN DHAMAAN WAXAY II SHEEGEN BEEN WAA MOST UGLY PELECE IN THE WORLD
This landing to berbera is very old & I think it’s because 2013 or my be even before that 🫰🏻
Exactly, it was in Aug 2012