FARHIYA KABAYARE IYO AYAANLE PATO | QABSO GACANTA OO QOYS ILA WADAAG | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 700

  • @mohamudabdinur2275
    @mohamudabdinur2275 3 роки тому +97

    Heesuhu waxay horseedaan jabka
    Quraankuna wuxuu daweeyaa quluubta
    ALLAHA inaga modeebooyo heesaha

  • @jaamackuutiye2956
    @jaamackuutiye2956 3 роки тому +242

    Inta jecel in farxiya kabayere fanka dar ilaahay ugabaxdo, likkkke

  • @kaltunabdi2252
    @kaltunabdi2252 3 роки тому +461

    Ilahay ha naga modoweyo hesahan walhi qalbiga wan kanacay😢 hadana majojiyo 😭😳

  • @maryamamaryama132
    @maryamamaryama132 3 роки тому +246

    Ilahow lamaane kheir qabo oo gayankeyga igu arsaq ani iyo inti iyago single dawaneyso 😭🙏isooduceya wallyal

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 3 роки тому +144

    2021 wow kabayare codkeda in oo sii qurux badnaaday inta ila darentaya ✌

  • @Real_Gang1
    @Real_Gang1 3 роки тому +118

    Hesaha Ilahow naga madobay😭

  • @abdirahmansmart3896
    @abdirahmansmart3896 3 роки тому +7

    Heestan Xaaskeygaa jecel that's why I'm watching right now.

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 3 роки тому +90

    Farxiyo kabayare waa geesiyad sideey cumar dhuule ugu hiilisay ban ku taageeray hada kadib agteeda la igama marikaro

  • @marwaanyare7277
    @marwaanyare7277 3 роки тому +133

    Kabayare codkeedi hora inay lasobaxday inta ila aragtay like

  • @abdifatahkaraama1864
    @abdifatahkaraama1864 3 роки тому +29

    Boqorada Codka Farxiya Kabayare ❤ Sowtu Raxma 😍 Love You

  • @marwaanyare7277
    @marwaanyare7277 3 роки тому +51

    Kabayare waxan kula talinlahaay inay fanka iskagabaxdo inta ilaqabto like

  • @haniboqorto9410
    @haniboqorto9410 3 роки тому +32

    2k igarisa somaliyey ❤️🔐🇸🇴🇸🇴❤️👏

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 3 роки тому +160

    Manta ayee fcn tahy intii igu raacsan like saar naabigana ku sali scw❣

  • @Abdirahman599
    @Abdirahman599 2 роки тому +6

    Qof qalbiga aan siin karo Allaha ituso
    Beautiful song👂

  • @shoukriasayf9148
    @shoukriasayf9148 3 роки тому +29

    Farhiya kabayare keep going my Queen i❤️from Oromia ❤️🌳❤️

  • @bishaarofanax1023
    @bishaarofanax1023 3 роки тому +28

    Maashallah wiilka cod buu leeyahay wuuna daganyahay soo dhawoow mustaqbal fcn ban kuu rajeynayaa

  • @malloyadha
    @malloyadha 3 роки тому +9

    Waa run taasi waxkasto mcn kalamka alle ayaa ka mcn

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 роки тому +22

    Hadduu guur qalbiga kaaga dhaco,
    Dheelin baad tahaye,
    Dhadhan ma laha naagaha,
    Middii dhoocil noqotaaye,
    Dhulka jiifto lama guursadiyo
    Dhererka qaarkiise,
    Hadday dhuubo weyn tahayna waa
    Raaxo kaa dhimane,
    Meesha iyo dhalaanimo middaan,
    Anigu dhowraayay,
    Dhildhilada gacmihiyo shanshada
    Dhumucda loo yelay,
    Dhexda madaga dhaayaha indhaa,
    Dhaban wanaageeda,
    Dhudda qoorta iyo faayahay dhudi la
    Soo jeedo,
    Dhubbad qaadka timahaad haldhaa dhalinki moodayso,
    Cirrid dhuxla iyo suuniyaa dhibic dawaadeeda,
    Dhumbal-mada cad dhoolaa ilkuu dhayag noo dile'e,
    Saddex dhudalay dhaclaa iyo dawali dhixir wanageda,
    Sindi dheehan Qoolow sidii lagu dhex taalleeyay,
    Waqfiyada gacmaa lagu dhuftee saayaq lagu dhaabay,
    Dammideedba maantay deerays dheeg iskaga yeesho,
    Ee ay dhabeelnimiyo qurux dhuuxa ka iftiinto,
    Dhugta lugaha iyo faayahay dhebel u sii dayso,
    Kolkay socodka dhiif uma waddee dhebi sidii liicdo,
    Dhega inan rag kay dhinac martaa dheelmatiin galabe,
    Dhaqan iyo adduun lama hadheen dhogorta xoolaade,
    Inta dahabka lacag dheertahay dumarka dhaantaaye,
    Dhadhab igula looshiyo hurdada dhool anoo ladaye,
    Dhuuxaga iyo feedhay dhudi ku laaqnayde,
    Sidii malagga ruuxayga dhigay laygu kaa dherere,
    Inkastay dhallaan yeelatiyo ubad dhawaaqaaya,
    Dhimashada ha joogtee si kale waw dhur sugayaa,
    Dhufsataye qalbiga maanigaa dhudi ka reebaaya........
    HADAAD WADA AKHRISAY SUBSCRIBEta dhac iigu sii adigoo mahadsan 🙏🙏❤️😊.

  • @awedyaregaming3811
    @awedyaregaming3811 3 роки тому +56

    Derislow love ii Saar Koley waad Aqrin Doontaaye😁❤

  • @liibaanlucky8173
    @liibaanlucky8173 3 роки тому +11

    Dumarka waxvbaad dheertay runtii farxiyo kabayari ♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saliminho76
    @saliminho76 3 роки тому +4

    Farhia kabare wali meysan is badalin wllhi so beuty 😻👐

  • @hamseofficial7190
    @hamseofficial7190 3 роки тому +92

    Hees macan💞💞💞💑

  • @djfeermo7927
    @djfeermo7927 3 роки тому +21

    Ayaanle Pato and Kabayare top class! Cadimahan 🔥❤️❤️

    • @maryanhussein48
      @maryanhussein48 3 роки тому +1

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @Fathiabdallah18
      @Fathiabdallah18 2 роки тому

      444⁴4444444444⁴44⁴444444444⁴444444444444⁴444⁴⁴⁴444

  • @filsan4092
    @filsan4092 3 роки тому +5

    Gabadha kaliyohoo taageero farhiya kabayare Naag nool weye 💋

  • @muwahibmohamed6151
    @muwahibmohamed6151 3 роки тому +9

    Wiilka cod baa kudhan cadi maha Masha allah 👌👌😍😍❤️

  • @faizamahad118
    @faizamahad118 3 роки тому +10

    Qofka ijeedo waan kusalamay 🥰

  • @mohamedosman7831
    @mohamedosman7831 3 роки тому +47

    Waxay taalaa 10 daqiiqo hadii aad heestan ka heshay like dhac kusii
    ❤ vivva kabayare

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 роки тому

      Wll Subscribe noo saar mahadsanid

  • @katrinaabdi8793
    @katrinaabdi8793 3 роки тому +29

    Omg wilka codkisa cadi mahan sweet voice mansha allah 😘😘

  • @teklebrhanbrhane6531
    @teklebrhanbrhane6531 3 роки тому +19

    i am from Ethiopia i am undestand Somalia language i like Somalia voice but More i like this song

  • @tosaneukofficial3111
    @tosaneukofficial3111 3 роки тому +5

    yaa hawiyaa like iisar

  • @adhi_cademedia5786
    @adhi_cademedia5786 3 роки тому +6

    Rag tigray ah baa tartan kula jiraa like ta dhac igu siiya ha ii jabinina Wayaanah

  • @saadoqaranofficial6248
    @saadoqaranofficial6248 2 роки тому +2

    Axsan hees macasn labo
    qof ooisjecel ku haboon

  • @fartunismail384
    @fartunismail384 3 роки тому +15

    ilahay hesaha qalbigena hakasuliyo qurankana qalubta Allah nogushubo inta nabiga kusaliso like ta dhac igusiyo

    • @sM-lv3mv
      @sM-lv3mv 3 роки тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw 💞 ♥

  • @HassaM_Yare
    @HassaM_Yare 3 роки тому +6

    Ayaanle pato hore u soco sxb

  • @xabiboyusuf4523
    @xabiboyusuf4523 3 роки тому +1

    Wow farxiyo thnks and bro

  • @saadoabdirahmanahmed7748
    @saadoabdirahmanahmed7748 3 роки тому +3

    🤩🤩🤩🤩😘😘woooow dhemaaneey

  • @rememenberofsomalia7916
    @rememenberofsomalia7916 3 роки тому +14

    Liiban jamac keeb going brother💝👑

  • @Kabaraayfilms
    @Kabaraayfilms 3 роки тому +36

    Erayada Laxanka Music Camerada Qaabka Jiliinka Intaba Lagama Sheekeen Karo Farhiya kabayare Iyo Ayaanle Pato Best Talan Taali 2021 Baad Hogaanka Inoo Qabateen Liibaan Jaama Horay u soco Fan Nooleeye Waxtayo Leh baad Noosoo Bandhigtay Best Cameraman and Editing Director Keep Going Caamuuu

  • @asiaahmed80
    @asiaahmed80 3 роки тому +9

    Wiilku cod macaana♥️🌹

  • @abdiqaniibrahin4949
    @abdiqaniibrahin4949 3 роки тому +3

    Liibaan jaamac bigh legend
    Gar iyo gardaraba waanku wataa wllahi

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 3 роки тому +3

    Kabayare kabtan ayuub baa ku soo salaamayey

  • @ishoizze548
    @ishoizze548 3 роки тому +4

    Labaduba waa cod macan yahiin masha Allah waan taageera

  • @xabiboyusuf4523
    @xabiboyusuf4523 3 роки тому +2

    Wow walsheydeyd

  • @waliabdi9860
    @waliabdi9860 3 роки тому +2

    War tani hees iyo mahee waa wax kale walahi ma brother ayaanle pato keep going wanu ku wadanaa

  • @bashkacade4432
    @bashkacade4432 3 роки тому +3

    Codka farxiyo Kabayare isma badalo Amazing 🙆‍♂️

  • @shidesshides123
    @shidesshides123 3 роки тому +3

    All the way from Japan please visit sis

  • @Zack-Izmir07
    @Zack-Izmir07 3 роки тому +20

    Kabayare waa wataa like 😂😂

  • @cadeeycadeeyqurux4104
    @cadeeycadeeyqurux4104 3 роки тому +3

    Shaydamada ugu weyn fanka farxiya

  • @Waxtar
    @Waxtar 3 роки тому +1

    Farhiya kabayre yaaa fanka ka fadhisyo ooo islaam ah 🤯🤯🤯

  • @maslaxwadanimaslaxwadani1462
    @maslaxwadanimaslaxwadani1462 2 роки тому +1

    inaba cadi ma ahan codka music laxanka fananad qaran farxiyo Kaba yare waxan tagero u naqday 2010 hesti ugu horeysay hubaal

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 3 роки тому +4

    Woooooow👏👏👏👏👏👏👏👏
    Qofna Kulama Sumo❤❤❤

  • @abdifatahgolden3554
    @abdifatahgolden3554 3 роки тому +5

    Queen Farhia Kabayare is back ❤❤

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 роки тому

      Wll Subscribe noo saar mahadsanid

    • @abdifatahgolden3554
      @abdifatahgolden3554 3 роки тому +1

      Waryaa jooji Magacyada Fanaaniinta ad ku qaraabanaysid

  • @shamsoosman2047
    @shamsoosman2047 3 роки тому +2

    🥰🥰fanaana teeda 💃💃💃lawa cod qadar iyo cod top leh

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 3 роки тому +18

    Queen farxiyo kabayare 🤩🥰

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 роки тому

      Wll Subscribe noo saar mahadsanid

  • @aaminamaxamed1399
    @aaminamaxamed1399 3 роки тому +2

    Waaw cod macaan ayaanle iyo farxiya kaba yare waan idin wataa salaan gobeed

  • @mustafealimuse8955
    @mustafealimuse8955 3 роки тому +4

    Adaa Cod Laandheeere Leh F Kabayare 😍

  • @mrxaliye1218
    @mrxaliye1218 3 роки тому +5

    Hees shidan kabta xaaji iyo fananka codka mcn

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 роки тому

      Wll Subscribe noo saar mahadsanid

  • @shankaron1041
    @shankaron1041 3 роки тому +4

    Waaaw hesta waa mid kala kacsan🥰

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 роки тому

      Wll Subscribe noo saar mahadsanid

  • @RiyaaqFilms
    @RiyaaqFilms 3 роки тому +2

    Mashaa alaah alfanaaa ayaanle pato and farxiya kabayare waala yaabay

  • @jeyarsenalmusicpromoter3620
    @jeyarsenalmusicpromoter3620 3 роки тому +10

    Kabayare all The way 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @omyosef4803
    @omyosef4803 3 роки тому +15

    Dhalinyaro group aan iskula jirnaa Ku dhahay liibaan jamac subscrip iyo like u saara intaas waxaa u yeelaa hooyadis iney raxweyn tahaa hada Lee maqley🤣dhiigu biya ma ahan qabyaaladu hawaarto😁habaryar macaan horey usoco halyeey aan dhalnaa tahee💝

    • @sahnibrahim833
      @sahnibrahim833 3 роки тому +3

      Garanay in hooyadii Raxanwayn tahay isaguna yuu yahay?

    • @saciidosiman3586
      @saciidosiman3586 3 роки тому +2

      Ani ba wa idhashene hbo😍

    • @omyosef4803
      @omyosef4803 3 роки тому

      Saciido siman💞hapo mcn soo dhawaaw Rabi haku xaafido insha Allah💋

    • @omyosef4803
      @omyosef4803 3 роки тому +1

      Sahn Ibrahim 😁asaga waa habargidir sidey ila tahay muhiimadu waa iney maamo raxweyn ah iney dhashey😁waliba hooyo mutacalimad ah reer magaal ahaa dhashey maamo Amina mursal anigoo gabar yar iga style shidan tahay maamo wngsn dhashey

    • @sahnibrahim833
      @sahnibrahim833 3 роки тому +2

      @@omyosef4803 mansha allah adeerkay baa gabar Raxawayn ah qabi jiray. Qof aad u fiican oo qalbi wanaagsan bay ahyd

  • @jamiilojalaqsan2275
    @jamiilojalaqsan2275 3 роки тому +4

    《LIIBAAN》
    STUDIO
    🙋 Salaan Sare🙋

  • @frontiermedia8772
    @frontiermedia8772 3 роки тому +2

    Woooow ship iska dheh cajiib ereyada musiga laxanka codka kalama dhacan

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed898 3 роки тому +3

    Kabayare fanaanad maalin maalinta ka dambaysa xidigeedu aanu dhacayn ee uu soo baxaayo ❤❤

  • @lovetolove3960
    @lovetolove3960 3 роки тому +4

    Macaan macaan laku daray🥰😍

  • @hiigsishow2091
    @hiigsishow2091 3 роки тому +16

    Fanaankan yar hadaad ku haysatid like

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 роки тому

      Wll Subscribe noo saar mahadsanid

  • @Saddexiyotoban
    @Saddexiyotoban 3 роки тому +21

    Farhiya Kabayare I Love You 💖

  • @cadaala_filims
    @cadaala_filims 3 роки тому +6

    Waa dan labada dhinac ah
    Wiilku Caanbaxa ayuu raadinayaa oo fannaanad weyn ayuu Hees la qaadayaa.
    Iyadana Fannaan Style iyo Qaab fannaan isku darsaday ayay La heesee, mararka qaar waa inaa Cayaartooy Junior ah oo ka Fcn Sinior ka aad la timaaddaaa.

  • @Markpool6704
    @Markpool6704 3 роки тому +1

    Kabayare garoob miyaaa waan jeclahay halee soo raadsho

  • @cidaqudaartawiilkooda7777
    @cidaqudaartawiilkooda7777 3 роки тому +3

    Qaali ladan booskeedii naarta ku laheed farxiya kabayare ku wareejisay No kaftan i Speak Reality qaali ahmad waa aaminsanahay fanka ku soo laaban meyso

  • @dagancadey123
    @dagancadey123 3 роки тому +1

    Wooooow saaas wayay nice song 💃🏽💃🏽💕

  • @hassanabukar315
    @hassanabukar315 3 роки тому +2

    Kabta haji keep hitting somali studios 🔥💯

  • @ahmedabdallah107
    @ahmedabdallah107 3 роки тому +1

    Yaah qasku maanu meeshii ahayn awal 🙀

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 3 роки тому +6

    waaaw waaw
    Amazing song
    keep going liban

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 роки тому +1

      Wll Subscribe noo saar mahadsanid

  • @liibaanyareyayo2212
    @liibaanyareyayo2212 3 роки тому +2

    Major hit fr. Y’all need to stop hating our brother 🤦🏿‍♂️ ina Kabayare is already a legend!

  • @xaragobbeb8592
    @xaragobbeb8592 3 роки тому +4

    Walashy mcn farxiya kabayare I love you dear sister

  • @hamseofficial7190
    @hamseofficial7190 3 роки тому +6

    Liibaan Jamaica

  • @naasirmohamed6434
    @naasirmohamed6434 3 роки тому +2

    Waa markii igu horeysay laba nin oo isla hersaya arko after keeyo iyo qamar kuwanaa ii xigay

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 3 роки тому +2

    Beautifull Song And Movie Duubista Liibaan Jaamac Waan Kuqancay

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 3 роки тому +3

    Ninka Wiilka uxiiraya Tinta Waxan Moodayay Kabta xaaji 😂😂😂 Woow fanaan Cod Macn Ayaa Kula Heesaya 🙌🏻🙌🏻🙌🏻🥰

  • @abdullahiabduqadir53
    @abdullahiabduqadir53 3 роки тому +4

    Hees wax kle bay lasoo baxday walhi keep gonig

  • @mawliidcabdimawliidcabdi6389
    @mawliidcabdimawliidcabdi6389 3 роки тому +1

    Maansha ALLAAH.
    Waa Hees qaaliya oo macaan, runtii.

  • @mohamedabdilahi3872
    @mohamedabdilahi3872 3 роки тому +3

    Soo daa deee heesta

  • @abdifatahmuseofficial5540
    @abdifatahmuseofficial5540 3 роки тому +8

    Welcome JahanaBa Ayaanle paaTo keep going ilaa Aakhiro bro Boos fican Ban ku Rajaynayaa🤣🤣🤣

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 роки тому

      Wll Subscribe noo saar mahadsanid

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 3 роки тому

      Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh ma jahanaba joogtaa waa adiga dadla kusoo dhowaynayee

    • @nejmaali1439
      @nejmaali1439 3 роки тому

      balo
      masiibo kugu dhacday mxd miskiinka uGu bogadin jahanaba subxanallah, otherwise miyad ka xiigta janada mise adigu aya Hogan u ah jahanaba?

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 3 роки тому

      @@abdifatahmuseofficial5540 hhhhhhhhhh

  • @willsomaliyedalichannel142
    @willsomaliyedalichannel142 3 роки тому +1

    Keep going iam your fans

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 3 роки тому +2

    Heea waxan sowada idaa gacanta an ka nastee inta kaheshay like an ku arko

  • @falisshiine6509
    @falisshiine6509 3 роки тому +2

    Masha allh farxiya fiska qof dheh

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 3 роки тому +2

    Dhiigu dheeldheel maaha kabta hajji Edo Mcn❣

  • @mustafakhalid5455
    @mustafakhalid5455 3 роки тому +4

    Kabtan Ayuub inta taageersan like saara pls.

  • @Mssmilaano
    @Mssmilaano 3 роки тому +1

    Kabta Xaaji all the way 💉

  • @deeqaapdith9039
    @deeqaapdith9039 3 роки тому +1

    Ax YAA sawt Fadxiya kapa Yare♥️🥺🤴🔐

  • @Xasuusmedia
    @Xasuusmedia 3 роки тому

    Hees iyo badh
    Codka 100%
    Video ga 100%

  • @abdirizakali3252
    @abdirizakali3252 3 роки тому +2

    Kabaye legend gril inaad tahay waxaa lagu ogan karaa heskasto barteeda ayaad dhigta codkagagane isma badalo community wan laso daahaye rajadada in alahey kuu rumeeyo inta iga dambeyso llike ta hayla dhafin ♥️💯🌹🙏✅

  • @hoodanismacil6393
    @hoodanismacil6393 3 роки тому +1

    Woow cod macaan ka yari

  • @Samawadechannel99
    @Samawadechannel99 3 роки тому +5

    heestani inta ila aragtay ninkaykala kacayso like isaaar

  • @jamasaladhirsi9598
    @jamasaladhirsi9598 3 роки тому +5

    Best song👌🏿👌🏿👌🏿👌🏿

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 роки тому

      Wll Subscribe noo saar mahadsanid

  • @tuugwayn999
    @tuugwayn999 3 роки тому +2

    💕💕💕 kabtaa

  • @naemoomar9650
    @naemoomar9650 3 роки тому +6

    ❤❤❤❤❤timaha isku sheenada an ku hystaaa🤣🤣

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 3 роки тому +16

    Axsan hees 👏❤ Queen Kabayare 👸

    • @samiirosiman3194
      @samiirosiman3194 2 роки тому

      fxykwd👌👌👩‍⚕️👩‍⚕️💛💛💚

  • @nagadahmed2826
    @nagadahmed2826 3 роки тому +2

    Can’t wait it