Barnaamijka Suways iyo Su'aalaha.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 12

  • @faaraxbashir8719
    @faaraxbashir8719 2 роки тому +6

    1:xigsiisan waa Gabadh laqabay oo dhimatay kadibna ninkii ay kadhimatay ayaa waxaa lasiinayaa wllsheed
    2:dumaal waa Gabadh uu ninkeedii dhintay kadib loo Guuriyay ninka dhintay wllkii
    3:Godob tir waa laba reer oo ay dhibaato dhax martay kadibna reerkii dhibaata Bilaabay ayaa Bixinaya Gabadh si loogu Raali Galiyo reerkii dhibta loo gaystay
    lkn xidgaha wax ladhahaa majiro ee waa xidigo

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 2 роки тому +2

    Suweys walaal dadka kugu xiran 80% waxay joogan dalka.
    Xilligaanne waa la seexday marka barnsamijka ugu dambeyn 10:00pm ku soo aadi.
    Horay usoco walahi waa ku xiranahay barnaamijyadeeda.

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 2 роки тому

    OUR AIM IS NOT QUANTITY BUT IIT IS QUALITY .. WAX QABAD DHAB AH BEEY RABTAA. PUNTLAND. .....

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 2 роки тому

    1) nin waalan walaalkiisbaa u miyir qaba
    ( A mad man, his brother is sane.)

  • @mrali3601
    @mrali3601 2 роки тому +1

    He who is insane, at least his brother got sanity

  • @nali7504
    @nali7504 2 роки тому +1

    Xidko maaha ee waa xidigo hoono

  • @gaashaan5
    @gaashaan5 2 роки тому

    Reer garawe xidig ma waxay u yaqaan xidgaha?

  • @Eeeeehhhhhhh
    @Eeeeehhhhhhh Рік тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 2 роки тому

    4:22 shimbiraas waa u xiisay darteed inaan baadiya u aadaan u malayhaa walahi
    Tolow reer gorowe maxay u yaqaanaan??

  • @muuseyusuf-vv5lr
    @muuseyusuf-vv5lr 2 роки тому

    Makey.naagtu.

  • @abdimahadhassan2447
    @abdimahadhassan2447 2 роки тому

    Walal ma carab ladahay maxay tahay xidko maaha wa xidigo ankusaxo

    • @abdixakiincabdi3848
      @abdixakiincabdi3848 2 роки тому +1

      Asc xigsiisin waa gabadhu markay kadhimato ninka gabadha loogu badalo godob reeb waa gabadha. cidii dadka laga laayay lasiiyo dumaal waa gabadha ninkeedu dhinto in ninka walalkiis guursado