Waa kuma Sir Keir Starmer, ninka noqoya Ra'iisul Wasaarah cusub ee UK

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лип 2024
  • Waa kuma Sir Keir Starmer, ninka noqoya Ra'iisul Wasaarah cusub ee UK

КОМЕНТАРІ • 42

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 4 дні тому +3

    Allah kharkiisa hanasoo xigsiiyo shartiisana hanagaduwo aamiin yaa RABI

  • @alijama6723
    @alijama6723 4 дні тому +1

    KHAYR BAA LA FILAYAA IN SHA ALLAAH BELO HAYNOO SAADIN

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 4 дні тому

    Mahadsanid
    Cali xaraare🌿☘️🌿☘️🌿☘️🌿🥛🌿

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 4 дні тому

    Greet britan wa dhacday qoraxdii waka dhacday
    Waxan filin adunka inu ka dhici dono dagalkii 3aad
    Waxa so bixi dona quwada musliminta wax yar suga
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    Mahadsanidiin
    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdullahiMohamed-py9pg
    @AbdullahiMohamed-py9pg 4 дні тому +3

    Dadka wax ma garatada kuaha😂😂😂😂 waa funny kani

  • @Aadane1
    @Aadane1 4 дні тому +1

    Good point if you said SIISII and Hassan Sheikh

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 4 дні тому +1

    Gumeysta Ingriska Somalida maxaa eey Hogaminta Siyasadda ooga qeeyb noqon waayeen,mise Sharciga Gumeysta ayaa ogoleyn.

  • @MohamedAadanAbokor-qh8xv
    @MohamedAadanAbokor-qh8xv 4 дні тому

    Wad mahadsantihiin Cali maxamed Biixi iyo Cali xaraare

  • @inahadi7785
    @inahadi7785 4 дні тому

    Waad mahadsantihiin cali biixi iyo cali xaraare waxaad tihiin labo qof oo rug cadaaya

  • @nasseromar4986
    @nasseromar4986 4 дні тому +1

    Xizbiga cunsuriga 5 kursi ayuu helay.😊

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l 4 дні тому

    Ali harare❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdullahiMohamed-py9pg
    @AbdullahiMohamed-py9pg 4 дні тому

    Ali harari sxb london jooga mineapolis iguso dhoway meeshan uk dadkeeda waaa baxanyihin walhi wadankan waa udhamaatey sxb

  • @banuhaashim9539
    @banuhaashim9539 4 дні тому

    Tony Blair muu tartamin wuu ka degay oo waxaa tartamay Gordon Brown

  • @AliAli-ey5ic
    @AliAli-ey5ic 4 дні тому

    Cliyiow waxaan ka faaiidaysanayaa ku Soo noqoshada xisbiga shaqaalaha xukunka ingriiska waxaa rabaa inaan sharxo xisbiga muxaafidku ma aha markasta xisbiga xukunka haya somalidu waxay u yaqaanin xisbul muxaafid hadba xisbiga xukunka haya ee ma yaqaanin magaca muxaafid inuu yahay magaca xisbi
    Ee uusan ahayn xisbiga xukunka haya..

  • @AbwanMusseAli-gi6kq
    @AbwanMusseAli-gi6kq 4 дні тому

    Nimaan talin jirin hadu taliyo
    Nimaan tegi jirin aya taga
    Waa tiraw xaqqiiqo ah
    Calaw taa ada yidhee

  • @user-ns7df1zk5k
    @user-ns7df1zk5k 5 днів тому

    W

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 4 дні тому

    Indian maaha! Waa Baaniyaal😂 Indians consider them the untouchable 😊

  • @awiladen2667
    @awiladen2667 4 дні тому

    ninka lawraysanayaa waxaad moodaa inuu diidanyahay hindida xilalka ka haysa wadanka uk ✋stop racism

  • @AbdullahiMohamed-py9pg
    @AbdullahiMohamed-py9pg 4 дні тому

    Wadankn ingiriska daqaalo iyo lacg midna mahaayo waa finish reality kahadlaa lagumasii nolaan karo uk

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 4 дні тому

      😂😂😂 miyaad kunooshay mise waaqiyaasaysaa inaan lagunoolaan karin siyaasad ayaa lagahadlayaa gaajo lagama hadlin

    • @AbdullahiMohamed-py9pg
      @AbdullahiMohamed-py9pg 4 дні тому

      ​@@khadijac9841reality kusheegaya siyasad xumo iyo daqaalo xuma intaba waaa hysa

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 4 дні тому

    Buqortooyadii Ingiriiska smells like chicken curry😂
    Laakiin Iidoor ma’oga in aduunkii isbadaley😊

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 4 дні тому

      Subxaanallah Allah hakucaafiyo adiga qabiil soomaaliyeed ayaa qandho kugunoqoday maxaa meesha keenay aduun ayaa lagahadlayee reer soomaali kamida waad haynkariweyday markaasaad soo tuftay aduunku cirka ayuu utartamayaa qofka soomaaliyeed na jifada hoose tuulada aydegaan siduu bariiska ugadaadinlaa

  • @guleit89
    @guleit89 4 дні тому

    Keir stammer waa gaal ingiris ah 😂 badiyha bari

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 4 дні тому

      Oo yaayidhi gaal maaha wadanku miyaanu wadan gaalo ahayn waligiina ahaa

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 4 дні тому

    Vote for Donald Trump!
    Waxmagarato maahaan geedkaas😂

  • @mohamedomar799
    @mohamedomar799 4 дні тому

    kan la waraysanyaa waa nin akhlaaqda ka aradan, waa soo galooti soo galooti kale yasay.

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 4 дні тому

      😂😂😂 horta soogalooti caymaaha dee ofcourse waa soogalooti sida soomaali oodhan iyo dadka ajaanibka ah intooda badan laakiin maxaa akhlaaqdaro ah oo uuyidhi ma madaxda liidata ee aduunka maanta Katalisa mise muuse ama xasan ayaad kadamqatay Midkood waasiday ubadantaye

    • @MohamedAadanAbokor-qh8xv
      @MohamedAadanAbokor-qh8xv 4 дні тому

      Ma hooyadaa buu wasay Maxaa ka rabtaa soo galootigiisa

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 4 дні тому

    Soomaalida codeysey Iidoor makujiraa😂?

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 4 дні тому

      Faysal ali waraabe wuu codeeyay.

    • @bashirmohamed474
      @bashirmohamed474 4 дні тому

      Camal la.aan ayaa ka muuqata imisa goor ayad comment bixisay

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 4 дні тому

      @@adamjumale4871
      😂😂😂
      ua-cam.com/users/shortsJ4L3usfdk8M?si=jqYMD9QB3p92ezB7

    • @bushraaxmedcismaan2779
      @bushraaxmedcismaan2779 4 дні тому

      Ma xanuun baa ku haya Meesha sheekoxumadii cuqdad ha la imaanin ee isku xishood​@@bashirmohamed474

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 4 дні тому

      Haa iyagaa ubadan waayo ingiriiska waa soomaalida ugubadan

  • @Haaramaara
    @Haaramaara 4 дні тому

    Koleey asxaabul ceyr waa farxi doonaan hadii marba uu soo noqday xisbigii labourka 🤣🤣🤣

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 4 дні тому

      Ingiriika cayr kamajirto hada dadku 35 sano ayay joogeen cayrta waa dadka cusub 6 da bilood ee hore xataa hooyo gurijoogta majirto qof xanuusan ama gaboobay marka lagareebo

  • @user-dp8mt4qs6i
    @user-dp8mt4qs6i 4 дні тому

    Cali low Ninkan aad waraysatay waxa uu u egyahay xagjir!
    Ma wuxu yasayaa dimoqradida nin Hindiya
    Iyo Bakistaani Riysal wasaare iyo Mayer kunoqdeen!