Abaayo 5bil an ahay walaca ilaa hada wan xanunsanhy waxba ma qabsan karo waa cunigi iigu horeyay qurbana wan jogaa iso duceeya walalaheyow qer allha idin siiyo
Asc bacada salana amal wllo wana ku salamaya sana kadiba wllo du cada noo soo ducayasaye aamin lkn wllo aniga waxan ahaye 5 bilooda maraka uguba ayana ahaye lkn waxa dhaqaqa ma dareemaya
Mash Allh wlshy wn ka faidy wxñ leygu qaly frrst baby kadib video gada dhagesty od ku shegty timirta iyo maau samsamka iyo duco bdn od ilhy ad ubarido wn sameyy Alx Ilhy wa iifududeyy 3sacadod le folanaayy càdi u umly jasaka lahu khyr xbbti
@@aqlibadansidiiwalidkeed8777 abyo ilahey qeyr haku wafaji dr ka ma ku dhahy wa xanun san yahy wxs ha rac racin niyada hda wx iska galiso cunuga dhaqaqa wa jajiyan o stres kugu furn yahy marka
isoduceyo asxbey 6 bilod o ilma igu sodilmen hadna hur aya leyahy isoduceyo tokadii hore cml ineysn igu dhicin ducadina wa ii mahim walheyga musliminta ahow
Asc abaayo insha Allah wuu ku dhaqdhaqqqi doonaa niyada qeer u sheeg insha Allah adiga hurdo fican iyo cuno fican oo sonkorta ku badnen cun insha Allah
Aamin yaa rabi intii ila midka ah allow no fududeeyo 🤲
Aamiin yaarabi allow hanagu dhibin😢🤲
Iso duceeya wallaha qaaliga ilmhi horaa ligu qalay hadana walac ayaan ahay in uu eeba iga bad baadiyo qalin danbo insha allah waan mahadsantihiin
Aabayo madaSi
Abayo ma dhashay
Apayo ma dhashay
Iso duceya walalayal ilmahi iigu horeyay wu iga saqiiray alx hada alah uur kale ayu i siiyay alxamdulilaah in Allah awlad bariya iga dhigo
Alaah badal qair qabo hakusiyo qaali iyo baby cafimad qabo
Isku midba nahay ilaahow ilmo caafimaad qab nova dhig
Ilahay haku dayo hana ku xafdiyo
Isoduceya aniga hada igu horeysa urka 3
Maanta igu horaysa chanelkan anigu bidhii 5aad baan kujiraa dhaqaaqa waan dareema lkn waa marmar mabadna waxan is idhi armuu bila nafaqo yahay waayo walacii baan ku xanuunsaday ilaa iminka matagii igama hadhin ilaahay ubadka saalixa haynooga dhigo intaan haysan ku khayr qaba rabi hasiiyo
Abaayo gabdha iyo wiilasha keeh dhaqdhaqaaq badan ,ani 6 bil ahay dhaqdhaqaaq yar gabar baa wadaa baalay,Abaayo isoo duceeya ❤️❤️
Abaayo imika ma soo kodhaye dhaqdhaqaa cunugu
Abayo shugran ani iso duceya murad ayan leyahay in ilahey isahlo aso kher leh ani iyo inti murad leh insha alah
Fawziya caday waxaad jeceshahay on macsi ahay rabaw kusii aamiin yaa alaah
Alle hakuu sahlo🤲❤️
Masha allah abyo alle haku xafido aniga shan bill iyo bar ahy illmaha dhaqaqna malleh
Abaayo 5bil an ahay walaca ilaa hada wan xanunsanhy waxba ma qabsan karo waa cunigi iigu horeyay qurbana wan jogaa iso duceeya walalaheyow qer allha idin siiyo
Abyo alaha ku fududeya somalida waxendhahan walac an dhamanen gabdhah urkoda leh
Xabibty ilmaha qaarkod ayaanocaasah marka baby cafimaad qabo alaah nogadhigo
MashaAllah abayo jazakallah kheer ♥️♥️♥️
Faiza cadey shukra xabibty alpi
@@amaalcooking abyo ani jwb maba lihi miya inte mel ba kaso hadlay o maxa I qurasani mahad sanid
Amiin Xayati I.allha qof walipo Alle hasiyo❤😊
Walhi manta ayan dhaqtar tagay wuu dhinty ayuu iso dhahay afar bilna wan ahay alxmdulilah wuxu alle keenay😭
Abay ilahay badal qeer qabo haku siyo
Abyo badal qeyr qabo ilhey haku siiyo
Ilahay badal khayr qaba haku siyo wll wax sababa muku shegay kolay wa qadar
Manshaa allaaah alle ha ka ajarsiiyo wan ku faraxsnhy 1year ka dib inan ka faaido casharkadiii thank you sis🙏🙏💝
ilahey nag teda ha ufududeyo hada wa todobo bil m.a docada waa xagina waa ki igu horeyay ilmo
Alaah ufududeyo walashen
Amiin yarabi intii ila mid ah allha nofududeeyo🤲🤲🤲🤲
Amen 9bil aya ahay xanun yar yara ayaa iska key qabto wana ilmahi iku horeyen 28 bishan aya la ii balamiyay isoo duceyaa walalayal 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allaha kufududeyo abayo
Allaha kuu dhib yareeyo
Allaaaàh hakufududayo abayo
Asc bacada salana amal wllo wana ku salamaya sana kadiba wllo du cada noo soo ducayasaye aamin lkn wllo aniga waxan ahaye 5 bilooda maraka uguba ayana ahaye lkn waxa dhaqaqa ma dareemaya
Wcs abaayo. Thanks Ducada ilaahay adigana. Khayr haku siiyo. Ilaahay haku xafido ❤️❤️❤️
❤
Amiin yaa rabi ❤thank you so much ❤Abaayo mcn
afar bil wili woo yar yah badanaa lamaba dareemo shan bilood ayaa la dareemaa abaayo inta badan aniga lix bilood ayaa sitoos ah u dareeme
Iskumid maha 4 markay dhamaato 5 bilawdo dikaan daremeysaa qaali
Afar bil wali waye waa Yar tahay ilmuhu
Ilahay inti haysata ha usiyadiyo inti haysana ilahay hasiiyo yarabi
Asc abyo amaal wadmahdsanthay gabdhan allah uadkeye serabtan allah uyelo anigan isoducey had ur leyhay bisha 5 nada ahay isoduceya
Abayo mcn aniga bisha shanad aya ibalawatey abayo hada mudho 3 week ah ayan shubma marka abayo shubanka maxa kena mcnto
Mash Allh wlshy wn ka faidy wxñ leygu qaly frrst baby kadib video gada dhagesty od ku shegty timirta iyo maau samsamka iyo duco bdn od ilhy ad ubarido wn sameyy Alx Ilhy wa iifududeyy 3sacadod le folanaayy càdi u umly jasaka lahu khyr xbbti
Mashalaah qaLi aaad ogu farxay arinkaas aad iishegtay farxad lailmeyey alaah kaabadbaadiyey qalinka baby yar waxaan leyahay sobarbaar habo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@@amaalcooking shukran qli
Apayo maxaa is ticmaashay
Alxmdlh ani wan daremaa bishii shanadaa ku jiraa
Mashalaah alaahuma baarik
Abaayo Ani 33week aan ahay hudhurta aa habeenkii ixanuunee maxaa uroon hawo iisoo jwb
Manshaallah mcny ani ugub an ahay 14 weeks ba maraya hadana canun Ayan daremaya dabarka iyo macoga
masha allh hoyoynka uurka leh alaha ufudo deyo
Aamiin
Aamin
Burutiinka kalyaha aan qababaa walac aan sariir lasaranahay labo cunug aan kudhalay hadana isooduceeyay
Noo ducee wllo 5 bil aan ahaye xanuuna waan dareemaa
Abaayo 6 bil baan ahay talaal maqaadan karaa
Abayo maqadate ani lix aya ahy waline ma qadan talalka
Aboyo ani 5 bil ayan ahy dhabar xanun badan ayan isku arga
Asc abayo 25 week aya ahay
Ilmaha hal mara darema dr wali ma tagin abyo mxa sababay blz iso jwb dhaqaqa wa hal mar un
Umul ayman qalli iskawaran melkaste wad igasoo horasaa xabibti waxan ahay 28 weeks hore dhaqaa wuu laha hada malaha lakin wuu is gijiya intaan ku garta inuu nolyahay waxayna i leyihin wuu xanunsanaya ina soo duceeya qaali
@@aqlibadansidiiwalidkeed8777 abyo ilahey qeyr haku wafaji dr ka ma ku dhahy wa xanun san yahy wxs ha rac racin niyada hda wx iska galiso cunuga dhaqaqa wa jajiyan o stres kugu furn yahy marka
@@Wlasha haa dhibato xooga way isoo martay inay usababtahayna wa lagayaba insha allaah khayr
@@aqlibadansidiiwalidkeed8777 qeyr abyo ha is fikirin ilmaha uma rone ❤️
@@Wlasha aduun hawli kama dhamate khayr insha allaah
Abyo ani 5 bil ii bilawty markan said u dalnhy aan dikan darema bis malmaha kle wx ma dareemo mx waaye qaali
5 markay kudhaamto dhaqaaq sifican udaremi dontaa inshalaah
Iso duceeya
In ilahay icafiyo
2 mar ayàn so dilmay waxana rer Lee yahay 6 bil
xppti ilahey haku caafiyo hana kugubedelo bedel qeyr qaba
Abyo mcn ilhy haku siiyo ilmo tamam ah
Alaha kuu fududeyo
Abayaal i cawiya 16 weak meeqo bil noqon karta
Abayo aniga waxan ahay 5 bil mar mar lee darema tikan iyo dhaqdhaqaaq
Abaayo waxaan kaacodsanaa burutiinka in aad kasoohadasho
Mashallah ❤️❤️ mahadsanid wll ❤️❤️❤️
Masha Allah keep going sister
asc amal alha kudhowro
mashlh
asc walalo cuniga iguhoreye waye 21 weeks banjoga manadaqaqayo wan walbaharsanye will ilahow qeer kadig
Manahallah shugran❤❤❤
Mashaa allaaah tabaaraka allaaah aamiin abaayo ducadaada ilaahey hanooaqbalo
Ws Masha Allah 💜💜❤️👍🏼👍🏼🌹
MASHA Allah abaayo jazkalah kheyr
Alxamdulillaah abayo uur ayan ahay waana kii iigu horeeyey Waxaan maraayaa dhamaadka bishii 4aad marka ilmahaygu dhaqaaqoodu waa zaaid dr marwalba waan utagaa wuxuuna iisheegay inaan cafimad qawo canuganq uu aad ufcnyhy lkn waxaa jirto xanuun aan gadoomi karin aan kasocon karin
Side noqoty abayo
Afar bil calool wayn miyaa yeelatay abaayo
❤❤maasha Allah
Hormar sare ayaan kuu rajayna wlle
masha allaaah tbarka allah jazaki allaahu qayra ya xabibte
Allah ha kubarakeyo
5 bil ba ahay mar mar dhifa ayo dikama wigi mar marna maba arko maxa waye abyo ugubna wan ahay maxa waye jwb plz abyo
Sax weye qaali markad 6 gasho aad uciyaari donA inashalaah
Sax weye qaali markad 6 gasho aad uciyaari donA inashalaah
Ma dhasshy abyo 8 bil matahy mise wa dhashy
Masha allah
Wcs abaayo qali amaal sheekh wad mahadsan tahay abaayo wad no fa ideysaa mar kasta
Shukran qaali ikhlaas
Aniga hada waxaa jogaa 16week abyo dhaqaaq yar ayan dareema waliba dhanka kalida xigta abyo lkn markasto mahan
Abaayo isku mid baa nhy kalida midigta ayaa ka daremaa waliba 16week ahy
@@nimconuura1503 haaa allha noo adkeeyo xbbti intaa haaysan allha siyo inta haaysatana allha ubarakeeyo
Amiin amiin abayo
Ani hada 16 week ahay dhaqaaqna ma daremoyiye maxa dhacay
Abayo hada ma darenty ana inta ah walina ma daremayo
M.a keep going sister
❤
Abayo 8 bilood ahay mana dhaqdhaqaqayo bishi lixad na wudhaqdhaqaqayay maxa soboabay na😢😢😢😢😢
Abayo madhashy
Maaaaaaallaaaah quruxey harusoco
Horumar wacan kurajeyna walashey
Mid an 4 beri dhaqaqin kawaran
Mansha Allah qali dumar ilxun Ale kumatuso 👉💓💓❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ amiiiiiiiiiin yarabiiiiiii
Shukran farxiya caday xis you qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah Allah haku xafido cayuuni nuur calaa nuur
Masha Allah jisa kulahu qayran abyo
Iso duceya wa dawahay walalehehy
Masha'Allaah Tabaraka Allah Shukran hayati Adiga xataa waan kuu duceyneynaa Insha'Allah
asc abyo AMAAL gabadha uurka yr leh sida 2bil ama 3bil oo hory dilan usoomarty soonku wax mayeelayaa xbti
Xabibty hada uur ledahay iskadaa so ka sharecada I noshegay marka hasomin kudhihi lahaaa qaali
Abaayo uur hal bila ahay ugub na waa ahay waxaa isku arkey calool majiir wax dabiic ah miyaa waxan rajeynaa inaad isoo jwbtid
Uurka marku bilawga yahay hormontaa isbadasho marka hadaa gaas qabto calosha lagaqaban hawo majir iyo waxyala badan
Mhdsanid wllo anaba hda ku wareersana mawduca oo kla fahmi waayay
Jazaka allah xabibtii 😍😍😍
isoduceyo asxbey 6 bilod o ilma igu sodilmen hadna hur aya leyahy isoduceyo tokadii hore cml ineysn igu dhicin ducadina wa ii mahim walheyga musliminta ahow
Xabibty kii samir alaah kasiyo kana baby cafimaad qaba alaah kaagadhig alaahuma aamin
ilahey cfmd tma hakusiiyo nunahane allah ha badbaadiyo bbe cafimd qabo insh allg
Illahy caafimaad tama hakusiiyo illahy ubad saalaxana hakusiiyo
Apaayo isoduceya mcnto ilmaheyga dhaqaqoda wuu yaryahy 5biilod
Mashaallah sis ❤
Msh alaha hore usco abayo
❤
Abaayo xanunka boratiinka sidee looks badhaa ma dhiig aya leyska kaqada mise kaadi
Aamin yaa rabbi
Abayo
Ur.ayaan.leyhy
Msha Allah
Mashallah walaal qali ❤❤
Abayo lambarkada u bahanahay plz
masha allah abayo manta ayan arkay yutobkaga aniga hada 4 bil aya ahay ilmahana wili nuxsigoda ma arkin shukran qali
Abyo ma dhashey hda
اللهم آمين يارب العالمين
Abaayo burutiinka aannqabaa walac na wan ahay
Mansh allah amiin amiin amiin alah ha u aqablo ducadada❤❤❤❤❤❤❤
Mnshllah hore usoco wlshey
Bishii 5naad ayn gali rbaa waxana daremaa wax yar oo ah dikaan
Abyoo maxas dashi
@@fartunosman7167wil abaayo alx🥰😘
@@canabquen380 mashallah Allah kubarakeya sobarbar habo ani 5month an jogaa
@@fartunosman7167 aamiin hppti adne alle hkuu fududeeyo🥰😘
Maanshaa allaah
wll qoyaan xogaa ah baan isku arkay 4 bilood baan ahy qof aan waydiiyana magaranyo isheeg wll
Abyo infection iska soo baar tankle isku mid aanahey kaadi bdn ma isku aragtey
@@sowturahma148anaa saasa ma dhib baaaa
asc xabiibti anaa 4 bil ah welina madareemo wax dhaqaaq ah maxaa sababay xabiibti waxaaba is dhahaa amaysan nooleyn 😥😥😥
Xabibty haday noleyn wadaremeysa 4 makudhamaatay baby kii uhoreyey miyaa
Maya xabiibti kii 2aad waaye xiligan inaa dareemo ayey aheyd inleyn sida caadiga 4 bilaa lagu darema dhaqaaqooda
@@maryoumaali8774
Markay dhamaato 5 bilawdid dhaqaaq wayn maha dikaaan yar dhaqrki saacba.iskumidna maha ilmaha qaara 5 dhamadkeda dhaqaaqa xabibty hada kashikido dhaqtarka aad
In sha allah haye xabiibti wax kheyr qawo Allaha ila kulansiiyo
@@maryoumaali8774 abayo madhashay
Mash allh
Barakallah ukhty wad ku mahadsan saad nola wadagtey
Mansha Allah walal
Ameeeen abyo
Masha allah abayo
Manshallah walashey keep going guul wacan
Ìsoowac hada is that you have the same problem
Azc wll waxan ku jirah bisha.7
Misankygs 45 wyeh
Ilmhana dhaqaq badan ayu lhaa
Lkn hada 3 barih dhaqaqisa
Ma hayo
Mxa sameya ?
Masha Allah tabarka Allah abaayo keep going
Amiin yarabi
Abaayo cuntada caruurta koriso kaso hadal iyo inta miisan inu kudhasho habon canuga
Inshalaah qaali welcome
Aamiin abaayo
aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa rabi
Abyo aniga saaid u nuxsana waba I dhibaan orad xanun darema mar mar
Mashalaah ilmo caafimaad qabaweye ❤️❤️💯💯🙏🙏
Hormar wacan ❤️👍❤️❤️❤️
❤
Keep going Walaalo
Alle ha ku dhawro
Thanks
Asc abyo aniga labo bil ayaan ahay hadaan shaqo qabto ama aan socdo dhabarka ayaa ixanunaayo maxaa keeno
Ilmaha yar is ilaali shaqo badan kuma roona
Mashallaah 💞👑💞🌸❤️🌺🍎🌹👍🏼
❤
Alxam
❤
Wlo aniga waxaba madaremayo 18iyo 4 cisho week baan ahay walina wax dhaqaqana ma daremayo wana ilmahaygi koobaad
Asc abaayo insha Allah wuu ku dhaqdhaqqqi doonaa niyada qeer u sheeg insha Allah adiga hurdo fican iyo cuno fican oo sonkorta ku badnen cun insha Allah