Mid kamid ah Qisooyinkii Ugu Xanuunka badnaa ee uu ka Sheekeeyay AUN Sheekh Aadan Siiro.
Вставка
- Опубліковано 8 вер 2024
- 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +254 722201838
Email: sstvsomali@gmail.com
Our UA-cam channel: / sstv2
Facebook: www.facebook.c...
Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Mohamed Abdi
أللهم أرحم لشيخنا الفاضل شيخ ادم سيرو رحمتا واسعة واسكنه فسيح جناتك واجعل قبره روضة من رياض الجنة آمين يا رب العالمين
Allah ha u naxariisto Sheekheenii Aadan Siiro
Aamion Aamiin Sxb,Alle SW Ha inaxariisto Marxuum Sheikh Aadan Siiro,geesi Hadal Cad ayuu ahaa oo aan Xaqa ka gaban
Allah hawnaxariisto qabriga Allah hawaasiciyo su'aasha Allah hawfududeeyo dhamaan ehelkiina sabir iyo iimaan hakasiiyo inaalillahi wainaa ilayhi raajucuun 😭😭😭😭
Sheekuna aadam caalim sama fale ilaahay naxariis waasa rabi janaadkiisa qaaliga rabi haku arzaaqo
Sharafta gulumada somaliyeed ALLAHow cimriga iyo cafimadka u ziyadi inta hadhay
اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة يارب العالمين امين 😭😭😭
اللهم آمين 🤲🤲
Illahay hawnaxariisto janatufardawsa hakawaraabiyo dhamaan eheladii iyo umadasoomalida Samir iyo iimanhaynagasiiyo
Aamiin yaarabi 🤲🤲
ALLE ha u naxariisto Aamiin Aamiin
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته اجعل قبره روضة من رياض الجنة
Allah unaxaristo jantal Farodosi Allah haku siiyo
اللهم إرحمه رحمتك واسعا وغفره واجعل قبره روضة من رياض الجنة واجعل مثواه الجنة الفردوس الأعلى اللهم آمين يارب العالمين
Rabi aqfirhu wa arhamhu
Alla hawnaxaristo qabrigana alla hawnuuriyo 🤲 🤲
Ilahay haa uu naxariysto 😭😭😭😭🤲🤲
Ilaahy hanaxariisto naxariis waa sacah
Ilaahay hawnaxariisto Aamin yaa Rabi
Allah yaa raxma
Sh adan illaahay haw naxariisto oo ha ku casuumo janatu firdaws al aclaa.aamiin.
Alle ha unaxriiso
Ilaahay ha kuunaxariiso aamiin aamiin
اللهم ارحم شيخنا الفاضل
Mansha Allah
Eebe ha u naxariisto Aamiin
Ilaawoh unaxariiso🤲
Illahay ha unaxaristo Sheekh Aadan dambigisa alle ha dhafo qabirigana ha u waasiciiyo
Allaha u naxariisto janatul firdowsa allaha ka warabiyo
Allo u naxariiso
allaah ha unaxariisto allaah aqriga ha uwasiciyo allaahuma amiiiiiiin
Allaha u naxariisto Amiin
Alle swt ha u naxariisto shiekh Aadan siiro
Ilahay ha unaxaristo
Allaah ha u naxariisto janaatulfardoowsana hawgu bishaareeyo Aamiin yaa Allaah.
Alle haunaxariisto
Ilahow. Ku naxariso
Alle haku naxsristo sheekh
Alle ha u naxariisto sheekha hadda ayaanu xabaal kaga soo tagney ilaahey waxan u waydiinaya inuu jannatul fardawsul aclaa bilaa xisaab ku galiyo
Allah hawnaxariisto qabrigisana haunuuro.amin.
Allah janatul Fardowase aclaa haka waraabiyo
inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun illaahay ha unaxariisto
Aamiin ilaahay hakuunaxriisto
Allah ha I naxariisto. Sh adan
Illahayaw u naxariiso sheekha
May Allah bless you in janaah Amiin Amiin Amiin Amiin ya Rabii
Allaha unaxaristo
ALLE ha u naxariisto
اللهم ارحمه رحمتن واسيعه😭😭😭😭😭😭😭😭
الهم ارحم و غفر
اللهم ارحمه واغفرله
Naxariisti jano Ilahay Hasiyo Insha allaah Samir iyo iimaan Ethel iyo qarababa insha allaah
Illaahow unxariiso
Alaha ku naxariisto
ان لله وان اليه راجعون
اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة
Allow unaxariiso
Alle haku naxariisto ❤
Wuxu ahaa walaalo qaaliya ala ya raxma oonu wada kornay
AUN
Sheekhu goormuu dhintey?
Haddii uu dhintey Allah ha u naxariisto Sheekh Aadan.
Amiin!
Shalay galabtii
@@khadijac9841
Rabbi SW ha u naxariisto!
Mahadsanid
(انا لله وإنا اليه راجعون البقاء لله )
ان لله ما اخده وله اعدا وكل شي عنده في اجل مسى
اللهم أغفر ه وعف عنه ووسع مدخله وكرم نز له ونقه بسلج ولماء ولبرد
)وبشر لدبن ادا اصابهم بصبة قالوانا لله وإنا إليه راجعون
ILLAAHOW unaxariiso SH.AADAN SIIRO ehelki awlaadii Asxaab tii Culimadii iyo dadkii u caawin jiray iyo dhamaan shacabka somaliland iyo umada AFKA SOMALIGA KU HADASHA
SAMIR IYO IIMAAN KASII 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
Wlhi TIIR BA BAXAY wuxu culimada dheera oo umada dheera
Deeq
Hadalka aanu ka gaban
Samo fal
Ka warhay xabaalaha iyo dadka ka shaqeeya ilaalintooda iibintooda mushaharkoda
Sh mujaahid SNM. Allihii ayuu lakulmay. Qofwalbana hurran.
aftahan bash-basha oo deeqsi uyu ahaa allah ha ka raali noqdee waa tiir wayn ama satellite somaliland ka baxay ee kheirban ilaahay idiinka rajaynayaaa iyo samir iyo imaan in ilaahay idinka siyo dhamaan umada u ka baxay ee somaliland iyo anakaba reer.Djibouti oo ku xidhnayn khudbadihiissa qimahabadan ee qabku ku dheehanyahay............
Asc wr wb sstv
bacda salaan halkan waxan doonaya inaan idinku siiyo warbixin iyo qaylo dhaan taas oo ah haddaanu nahay dhamaan dadkii xoogsataa ahaa ( shaqaalaha ahaa ) waxa na soo food saartay nolol adag kadib markii u basbeelay suuqi aanu ku tiirsanayn ka xoogsan jirnay
1 ma nihin dadkii hantidu kaga gubatay balse waanu ka shaqaysan jiray camal noo ahay
2 ma jirto qorshe somaliland noo dajisay oo ah sidaan caawimaad ku heli lahayn ama shaqo nagalu siin lahaa
Aniga cabdi jaama warbixintan kula wadaagaya waxa igu diirsanaa qoys ka kooban aabo iyo hooyo xaas iyo ciyaal
Waxan ku dhaaranayaa magaca illahay swc waxan bixin kari waayay laydhkii iyo kiradii guriga mudo laba bilood markaan suuqa u xoogsi tago maalin markaan soo celo 5 maalmood xigta waxba ma soo celo waxan la daala dhacayaaa quutal daruurigii.
Waxan shacabka somaliyeed ka codsanaynaa hargeisa jigjiga muqdisho si shaqo naloogu heli karo in lanoo gurmado
Caawimaad toosa oo ah in kirada guriga iyo raashinka qoyska layga caawiyo
Abdi A jaama 00252637629755
Hargeisa
Waad mahadsanid tihiin
Sheekhu weli somaliland isagoo rumaysan ayuu xijaabtey laascaanood ayeynu kasoo beli ilaa saylac kaalmada ayuu yiri
casharbuu u dhigay culimsadii formaajo usoo diray inay ku qalqal galiyaan amniga somaliland iyo mowqifkeeda xornimo doonka ah ee 60 sano u halgamayaanba.
Alahayoow unaxariiso sheeqa
Allaha u naxariisto Amiin
Ilahow unaxariso