Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

MOOSHINKA XIL KA QAADISTA FIRDHIYE OO AY WADAAN XILDHIBAANADA SSC, FIRDHIYE MA IS DIFAACI DOONAA,

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 136

  • @guledsm
    @guledsm Місяць тому +11

    Cabdullahi Balwaan wariye madaxbanaan. Mahadsanid.

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Місяць тому +3

    Guulaysta SSC khatumo. Allaha idin xafido dhamaantiin. Sharka Xasan shiekh, Muse biixi & Geele. Sharkoda Allaha idin ka badbadiyo dhamaantiin

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Місяць тому +10

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan madaxweyna fadhiya xil qadisda waxa sabab u ah iyo baxarka galiyey xasan gorgurde familykisa marxun xamza xildhibanada ssc khaatumo faderal somaliya

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 Місяць тому

      😂😂😂😂😂MAXAY HAAYAAN LAASCANOOD OO GO’DOONE HHHH BAD MA HAYSAAN DHAQAALO MEEL UU INIIGA SOO GALO MA JIRTO 😂😂😂😂😂😂

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 Місяць тому

      ​@@mohamedabdirahman5840iidoor qalbadaa kujaban

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 Місяць тому

      ​@@mohamedabdirahman5840ma urur samala ahayd cadowga ssc khaatumo

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Місяць тому +4

    haduusan bidhaan qaawdhan iyo timacade kahadhin firdhiye waa laga qaadayaa xilka

    • @yungmana8778
      @yungmana8778 Місяць тому

      Kkkkk Mada Bidhaan Iyo Qowdhan Iyo Timacade Kareebaya Yaase Lalaayey Adeer Waxba Yeynaan Isudhuuman Firdhiye Iyo Ragaad Sootirisay Waa Raga Degaanka Leh Lana Loor Cidina Uguma Goodinkarto Dhimashada Lasheegaya Waa Ragoodii

  • @MohaNasri-nc3xd
    @MohaNasri-nc3xd Місяць тому +8

    Waa in lagaqaadaa haduu dhaawacaya qadyada ssc khaatumo

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 Місяць тому

      😂😂😂😂MAXAY HAAYAAN LAASCANOOD OO GO’DOONE HHHH BAD MA HAYSAAN DHAQAALO MEEL UU INIIGA SOO GALO MA JIRTO 😂😂😂😂😂😂

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 Місяць тому

      @@mohamedabdirahman5840maxaad futda ula hoos ordi markaa?

    • @MohaNasri-nc3xd
      @MohaNasri-nc3xd Місяць тому

      @@mohamedabdirahman5840 waxan shaqadaada ahayn inaad gasho waa lagafiicanye

    • @NIMOAbdi-nr8wu
      @NIMOAbdi-nr8wu Місяць тому

      ​@@mohamedabdirahman5840 bandana marabnee amaan aanu ka helno soomaali mar yoolay anagu xoola nool baanu haysanaa alxamdulilaah nabadna waanu haysanaa alxamdulilaah cid na dhexe gashana uma baahnin

    • @seed3966
      @seed3966 Місяць тому +2

      Midnimo ogaada reeer ssc yoow😎😎😎

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko Місяць тому +4

    Firdhiye waxaan ka Aamin baxay markuu Aaday cadawga koowaad ee ismaaciil calol geel

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 Місяць тому

      😂😂😂😂MAXAY HAAYAAN LAASCANOOD OO GO’DOONE HHHH BAD MA HAYSAAN DHAQAALO MEEL UU INIIGA SOO GALO MA JIRTO 😂😂😂😂😂😂

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 Місяць тому +2

    Ka tuura firdhiyo
    Halala xisabtamo waa muhiim

  • @MohamedIlyas-yx2tn
    @MohamedIlyas-yx2tn Місяць тому +1

    Hasan sheekhoow dhaqso ka. Dhaadhac kursiga duliyahaw

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 Місяць тому

    That’s good news
    Waa sax in laga keeno mooshin firdhiye

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n Місяць тому +1

    DHULBAHANTE QAARKOOD WAXAY KU DOODAYAAN FIRDHIYE JIBUTI SI HEERSARE AH AYAA LOOGUSOO DHOWEEYAY OO INTAAS BAAN UGA SAMARAYNAA DHIBKII IYO XUMAANTII AY INOO GAYSTAYN DULMIGII AY JIBUTI INAGA GASHAYNA WAA DISMISS BECAUSE OF SOO DHOWAYNTAAS TOLOW MAYTIDA WALI DHEECAANKOODII UUSAN ENGAGIN YAA AFHAYEEN U AH. WAXAA CAJIIBA MARKA HADII SSC QADIYADEEDU TAHAY SOO DHOWAYN WALIBA UJEEDOOYIN LAGA LEEYAHAY IN WAX WALBA LAGU ILOOWO MAXAA DIIDAYA IN BARI MUSE BIIXI SOO DHOWAYN SARE U SAMEEYO FIRDHIYE DEEDNA SSC TIRAAHDO SOMALILAND WAA WALAALADAYO WALIGEEDNA ILQALOOCAN NAGUMA EEGIN SOOLNA XASUUQ KAMAY GAYSAN!! HARTI WAXAAN ORANLAHAA DHULBAHANTE WAA DAD ISKA SOCDEE KA FIIRSADA.

  • @11naa44
    @11naa44 Місяць тому +3

    Xildnbda deg dega ha joojiyaan

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Місяць тому

    Siyaasi soomaali aamina as maleh Hadiiba ismaaciil lahorfariisto

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Місяць тому +2

    Waxa kaleba hajooge inuu jabuuti tago oo keligii taliyaha jabuuti iyo xasan dhiiqo inuu Aamino oo beri yeelaya keligii taliyaha jabuuti keliya buuba ku muteyesan kara in xilika lagaqaado ee waa inuu cadeeya wixii jabuuti ka dhacaya inuu cadeeyo 😟

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d Місяць тому

    FIRDHIYE layskuma ogeeyn inuu inuu aado ismaaciil cumar geelle oo cadowga reer SSC,khaatumo. ah, haddana waxaa hals kale ah in saxeexyo laga qaaday iyo inuu si sax ah uga warbixinwaayo wixii jabuuti ka dhacay. waa halis kale oo jirta. waana in baadhitaan la sameeyo. muxuuse qarinayaa.

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 Місяць тому

    Xildhibaanadu maamulka yey dumin
    Wax maxquula maaha waxaad sheegaysaa

  • @husseinmohamud353
    @husseinmohamud353 Місяць тому

    We dulbhatee all over the world were are shocked by Firdhiyee visit to djibouti we say Firdhiyee must resign and go. He has embarassed Khatumo.

  • @aminacamir-kp2qg
    @aminacamir-kp2qg Місяць тому

    Asc balwaan fatriif ku soco❤❤❤

  • @aminacamir-kp2qg
    @aminacamir-kp2qg Місяць тому

    Waa runtaa ku soco❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому +1

    madaxweynaha firdhiye halaga qaado xilka hadu kalaaban waayo heshiiski jabuuti

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Місяць тому

    Absolutely

  • @sahraaden6560
    @sahraaden6560 Місяць тому +1

    Waa run in laga.hor imaad hadii ladayo tirdhiya wa xa loomaleenya in dhulmahant kuraacsanhay

  • @afbile1
    @afbile1 Місяць тому

    Dhulbante badankood waa dad fudud, war dee arrimaha dejiya

  • @jadetycoonjadeite4034
    @jadetycoonjadeite4034 Місяць тому

    Firdhiye wa wax fiican in xilka lagaqaado haduuba djaputi tagay wa wax caqli yar 😢

  • @user-hl5yg7sj8b
    @user-hl5yg7sj8b Місяць тому

    Dhulbahantaha inta qaldan waxaa ka mida Cabaas Madani kulahaa "Geele haduu shalay taageerayey Muuse Biixi manta anaga nama taageeri karo miyaa??

  • @seed3966
    @seed3966 Місяць тому +1

    Asc 🫵🫵🫵 reer SSC midnimida ilaaliya waxii ka hor imaanaya qadiyadiin hongoool faraaro dheeer iskaga qabta takale xasan / ismaaciil / muuse biixi / waa hsku mid 3 sadexdaas lasocda 🫵🫵🫵

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n Місяць тому

    FIRDHIYE CADOWGII SSC EE SHALAY AYUU GACANTA U GALAY WUXUU DHABARKA U JEEDIYAY WALAALIHIISII HARTI EE LA DHINTAY WAKHTI ADAGNA NAF IYO MAALBA U HURAY. FIRDHIYE WAA NIN LIITA OO JEEBKA LAGU QAATAY KANA TURJUMAY XAALADA SSC AY KU JIDHO

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 Місяць тому

    Iimaan la aan baa suuro kale ah inuu lacag qaatay balse wuu eedayaa maaha mid utaala ssc khaatumo madaxdeeda iyo shacabkeedaba hadaanu nahay doqonka

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Місяць тому

    30 qof baa ku dhintay laascaanod oo xuquuqdoodii aasay sow ma ahay Hassan Sheekh ninkii hubka lagu laayey dadkayagii soo wasacayey sow ina Omar Geelle ma ahayn sidee maanta dani uga soo gelikartaa Hassan Sheekh iyo ina Omar Geelle weliba iyagoo dantooda wata ee aan har u jiideyn Laascaanod iyo ummadda ku nool midnaba

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Місяць тому

    Musiiba Musiiba

  • @AhmedIbrahim-dz9fb
    @AhmedIbrahim-dz9fb Місяць тому

    Kanwaa in.xilka laga.qaadaa firdhiye

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 Місяць тому +1

    Absolutely no one was happy inuu firdhiye jabuuti inuu tago calanka khatumo state inuu ismaaciil cumar geele hoos geeyo 😮was unbelievable d5 they're very sad 😮journalist balwan well done bro ❤❤❤❤

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Місяць тому

    Unacceptable

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 Місяць тому

    Firdhiyey waa umul iyadaa ilawda xanuunkii foosha xasan dhiiqo iyo xamse baraf iyo kan jabuuti waa cadowga kowaad ee sec khaatumo

  • @mrali3601
    @mrali3601 Місяць тому

    Ninkan ma wuxu rabu iska sameeya mise asagana goortu kursiga ku fariistay yu dano shaqsi u so jeensaday

  • @seed3966
    @seed3966 Місяць тому +1

    Aac salaaan sare dheh

  • @MaxedMaxud-r5e
    @MaxedMaxud-r5e Місяць тому

    Sawlala heshiin karo jabuti isagoo shalay ssc coladinayey maanta biixi yaa booski galay

  • @abdicasisjamac2404
    @abdicasisjamac2404 Місяць тому +2

    Balwaanow firdhiye muxuu kadoonay xamar waa kii gurguurte saan ogaa ula safnaa muuseebixi e ? ee dhaqaalaha lagu xasuuqayo reerkhatumo siinayay muusee . Ninyahow siyaasad mataqaanid cadawgaaga cadowgiisu waa saaxiibkaa.

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 Місяць тому

      😂😂😂😂MAXAY HAAYAAN LAASCANOOD OO GO’DOONE HHHH BAD MA HAYSAAN DHAQAALO MEEL UU INIIGA SOO GALO MA JIRTO 😂😂😂😂😂😂

  • @Abdiqani-fk7bn
    @Abdiqani-fk7bn Місяць тому +2

    Firdhiye waa nin bilaa caqliya

    • @aisha3989
      @aisha3989 Місяць тому

      Adeer haduusan caqli lahayn bulshada intaa le,eg hogaamiye uma noqdeen ee adigu is hubso

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 Місяць тому

      😂😂😂😂MAXAY HAAYAAN LAASCANOOD OO GO’DOONE HHHH BAD MA HAYSAAN DHAQAALO MEEL UU INIIGA SOO GALO MA JIRTO 😂😂😂😂😂😂

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 Місяць тому

      @@aisha3989 😂😂😂😂MAXAY HAAYAAN LAASCANOOD OO GO’DOONE HHHH BAD MA HAYSAAN DHAQAALO MEEL UU INIIGA SOO GALO MA JIRTO 😂😂😂😂😂😂

  • @xariif007
    @xariif007 Місяць тому

    Balwaan,
    War kaada wax sax ma aha runtii Dadka ha wareerin Waxaad sheegeyso wax jira ma aha. Xumaanta Aad u qabto Ismaciil Cumar Geele iyo Hassan Sheeikh ha naggu dhexderin.!!!!

    • @aminaqali7767
      @aminaqali7767 Місяць тому

      Adu tuk la shageysto cismacil cumar iyo xasan sheekh xada taxay, balwan gula mid ma axiin. Dadka ayu u cadeynaya xumanta ey cismacil cumar, xasan sheekh iyo musa bixi ku xeeshiyeen.

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Місяць тому

    Doofaar madaahiro never

  • @zahrasaidmohamed7927
    @zahrasaidmohamed7927 Місяць тому

    Dadka ma fudayd baa laga dareemayaa wax kasta is ka maqlaya miyaa

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 Місяць тому +1

    Balwaan Wall wad mahdsan tahsye macaluumadka wangsan oo la hubo ood noo soo gudabiso

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Місяць тому

    Firdhoye xilka halaga qaado marba haduu odeygii dad qalka ahaa ismaaciil horor maahey. Inuu ja uuti ugu tago

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 Місяць тому

    Balwan yaa lacag ku siiyay waxa kaa galay ayaa iska yar walalo awrka ha nagu kacsan SSC waa ka waynaadan beenaalay. iyo adigoo kalay adarkaa Hassan iyo xamar ka wararan oo la talay 😂😂😂😂😂

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz Місяць тому +2

    Guul SSC inshaaaaalaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh ❤❤❤❤❤❤

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 Місяць тому

    Sax anagaa ku qanacsan in uu tago jabuuti firdhiye ogolaanshiiyona nagama haysan ismaacii cumar calool maba maqli karno xilkana halaga qaado sax

  • @Sahra-ye2hv
    @Sahra-ye2hv Місяць тому

    Anigu geele horor 😮ma aamini karo

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 Місяць тому

    dagdaga baa keenay in cadawga iyo nacabka marti loo noqdo xilkii loodhiibay musbuu la galay ismaaciil waa khatar xasana kadaran in uu sugo fiiro gaar ah yeesho

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 Місяць тому

    ASC Balwaan. Viva Xildibanada SSC❤👏👏👏👍❤️.

  • @adansuqweightlosse2343
    @adansuqweightlosse2343 Місяць тому

    muxuu cadeeye oog qarsoon waran adeer danta deegaankaaga ka hadal wax moonshin ah oo jiraan ma jiro dadka beenti kalaa tag ,

  • @mahmoudmoussa3832
    @mahmoudmoussa3832 Місяць тому

    Balwanow ssc seladon madib aya ugucelin hada sow xor ma aha war ma qodbadi j5 aya ka hanaqdy

  • @SaidKhaliif
    @SaidKhaliif Місяць тому

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 Місяць тому

    War ninyahaw caga dhigo wili xushmad baanu kuu haynaa

  • @CeeldaahirSchool-iw5ck
    @CeeldaahirSchool-iw5ck Місяць тому

    Waa ganacsade

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima Місяць тому +1

    Waaaa. Cajiiiib. Oo. Mid. Dhaama. Ma. Hayaaan. Uf

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 Місяць тому

      😂😂😂😂MAXAY HAAYAAN LAASCANOOD OO GO’DOONE HHHH BAD MA HAYSAAN DHAQAALO MEEL UU INIIGA SOO GALO MA JIRTO 😂😂😂😂😂😂

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Місяць тому

      dhaqlo bada mahaaystaan waaxay adeer bada garacad iyo boosaasaba anaaleh inagumeed

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 Місяць тому

      @@user-fr8kw7vy9m GARACAD IYO BOOSAASO REER BAA LEH OO MARKAY DOONAAN XIDHANAYA MARKAY DOONAAN FURAYA MIDA KALE WXAAD TIRAAHDEEN MAAMUL HADANA DEKED DAD KALE KU TIIRSAN HHHH

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 Місяць тому

      @@user-fr8kw7vy9m DEKAD REERO LEEYIHIIN ISKU DHAJIYA😂😂😂😂😂😂

  • @HiboKhalif-mr2om
    @HiboKhalif-mr2om Місяць тому

    Waa tuugu lacag baa loo sodirey miyaa

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Місяць тому

    Firdhiye sida jabuuti loogu soo dhaweeyey waa talaabo iyo score u soo kordhay siyaasada SSCkhaatumo......moonshin iyo moonshine la'aan firdhiye waa ku daba safan nahay
    Siyaasada SSC khaatumona ma aha fadhi ku dirir' buug furan iyo muranka ciyaalka xaafada ( nuqda awal al satar).SSc khaatumo ma aha nidaam dagaal keliya iyo difaac ku suntan waa nidaan galgalkiisa siyaasadeed la dhawrayo.......America japan 2 bomb 💣 oo nuclear ah bay ku tuurtay isla sanadkaasna waa heshiiyeen..geelle soomaali ma kala jecla waana saaxiibka koowaad ee xasan sheekh ka ceshada dalka oo dhan inta aad SSC khaatumo keliya ku soo jeedaan

    • @user-rx8mi7hl5n
      @user-rx8mi7hl5n Місяць тому

      SSC QADIYADEEDU MASOO DHOWAYN OO QURA? DEE BARI MUSE BIIXI AYAA SOO DHOWAYN TII JIBUTI KAWAYN FIRDHIYE SOO DHOWAYNAYE AYNU NIRAAHNO SNM CIDNA LAASCAANO KUMA DILIN!! WAR DAD WAALAN OO IHTIJAAH LAHAYN OO CAADIFAD ITO EMOTIONAL KU NOOL WAA DHULBAHANTE WALAALIHII DHINAC TAAGNAA WAA KA QUUSTEEN ARKANA INAYSAN WAX JIRA AHAYN.

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 Місяць тому +1

    👍👍👍👍

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 Місяць тому +1

    I like u

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому

    halaga qaado xilka firdhiye waayo xasan iyo ismaacil baa jeebka kuritay midakale firdhiye inu jabuuti aado xiligan waxay tusin inu maamulka ssc daacad ka ahayn oo bur burin rabo

  • @Bah123-wu4to
    @Bah123-wu4to Місяць тому

    Nin qadiyadii ssc jeebka ku qaatey oo yidhi meel kasta waxaan doono baan ka sameynayaa in la eegto maba haboona hadey jirto mooshin xildhibaano waaku saxan yihiin ee hore u dedejiya tan dhiig baalagu xoreeyaye

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p Місяць тому

    Firdhiye mooshin lagama keeni karo
    Xildhilaanada waxan leeyahay kama keeni kartaan mooshin
    Waasax inuu u tago jabuuti waayo siyaasadu saaxiib joogta ah malaha ee dan joogta ahbbay leedahay

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d Місяць тому

    c,balwaaaaan halgamaa sare nooloow.

  • @amalabz1469
    @amalabz1469 Місяць тому

    FARDIYA WA HORGAL- Djibouti. YAHUU. TUUUR. HE should not of went to Djibouti. EVERYBODY knows he will set you up..Know this FARDIYA has videos and signed deals with Djibouti. He will meter be respected again ..

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 Місяць тому +2

    REER LASCAANOODOOW NIIKAAN WAARAMAYAA IIL GAARAA KUU EEGAA.
    MARKAA HOOREE JIBUUTI MAA DHIIHIIN SOMALILAND ISKUU DHIIB.
    MISII WUXUU DOONAAYAA INUU SIDAA MUSE JUUDAAN HARGESSA KU EEKAADOO.

    • @mahmoudmoussa3832
      @mahmoudmoussa3832 Місяць тому

      Hagaysa ayu martiqad ka rajaynaya

    • @Saajac2024
      @Saajac2024 Місяць тому

      @@mahmoudmoussa3832 sheekadiso dhaan waxaa weey yii . Sidaa ayaa dhiicii doontaa iyoo xoog biilaa caadeen ah.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому

    dee firdhiye khalad weyne bu kagalay dadka reer ssc oo xata weli u loo balamiyay inu kulaabto jabuuti oo muuse laheshiisho ee xilka halaga qaado firdhiye hadu qancin waayo ssc

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 Місяць тому

    Khaatumo way soconaysaa

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Місяць тому +1

    Beena waas alaylehw waas cewboowday reer sscna futadad u soo jeedisay
    Lkin waa waxad la heshaa

  • @abdowmohamed2066
    @abdowmohamed2066 Місяць тому

    Dhul bahantow haddii aad arinka fir dhiye samee yay ka yeeshan socdaalka jabuuti waa caqli xumadiina .

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Місяць тому

    FIRDHIYE WAA SAX WAA IN LA TUURAA WAXAY AHAYD INUU DADKIISA LA TASHADO INTAAN DJIBOUTI ISKA XAADIRIN ,WAA XAYAWAAN AAN SIYAASADDA IYO DABINNADA LAYSKU DHIGO WAXBA KA AQOON❤😂

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Місяць тому

      😂😂 waa in gus wajiga looga dhufto 😂😂

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 Місяць тому +1

    Asc Wasax waxkuqanacsan majiraa n kumaqanacsanin

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Місяць тому

      Idinkoo ayo ah idinkoo isaaqa haayoo firdhiye kumaqanacsanidiin koow

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 Місяць тому

    Wcs

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi Місяць тому

    Sheeko ciysak soi sanee

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Місяць тому

    Hala tuuro

  • @sheekosheeko8469
    @sheekosheeko8469 Місяць тому

    Warya xoolo cadiya ayad tahay siyasadaa maha cuqdad iyo cabasho wu ku saxan yahay inu tago danta ssc meel walba loo marya dad dano gara leh kuma awr kacsanyan rer khatumo ka ku neceb iyo ka ku jecel ka ku cawiya iyo ka ku dilay baa waa inaad ka gado qadiyada aad wado ama madaxda u tahay ma u malinyo waxaas la hor imanyan umada dadka cudrka xasan sh ku dhacay ayad ku jirta wariye caadi iska dhiga dalka wax ka dhis madaxda waa loo hogaan sama sii lagu nasdeexeyo wanga ssc xasan sh aya xukuma ogow qaran ayan raba mw na ma rabo caqli fayow maha guul inshallah somaliya 🇸🇴

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame Місяць тому

    Balwaanow kalsoonida bulshadu kugu qabto ha lumin firdhiye looga biqi maayo masiirka ssc khaatumo e sxb shaqo kale yeelo 😂

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому

    Plz jojih dacayadah waan ognahay kuwah wadah shekadah moshinkah waa kuwoh u shaqeyah cadowgah ssc Adigunah waxad nagu noqotay munafaq fafinayah been war kan wuxuu wadoh waa doqonimoh

    • @mohamedabdishire4356
      @mohamedabdishire4356 Місяць тому

      No sheeg cadawga ssc khaatumo ado iidoor ah o an ahayn Gurguurte Geele iyo Biixi

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 Місяць тому

    Adeer waa kuwii marka
    Ay reer ssc doortan
    Kabacdi uubaxsado
    Halkii buu jooga waa
    Daahay kani jaduu qayaano
    Sameeyo meeshan keligii
    Talisnimo mataalo xamar
    Baanan kuqanacsanayn
    Allaaba waa jabuutoye

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 Місяць тому

      😂😂😂😂MAXAY HAAYAAN LAASCANOOD OO GO’DOONE HHHH BAD MA HAYSAAN DHAQAALO MEEL UU INIIGA SOO GALO MA JIRTO 😂😂😂😂😂😂

  • @Adan974
    @Adan974 Місяць тому +1

    😂😂😂😂 waryaa afaaraha yaga ka bax orad oohir shabeela iyo melahaadi uqaraabtag naga dhamaaw

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Місяць тому

    Waxaaba Khalad ah in madaxwayne lakulmo hogaamiye ama maamul goboleed madaxwayne ka ah

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj Місяць тому

    Salan sare suxufi balwan,sheekadadu dhinac ayeey ka raran tahay nin nagu weyn baad tahay laakin arinta waa arinta cadowga reer khatumo wato,fadlan ka waatow,waa ogahay sheekadan waa lagu soo dhiibay cadowga reer khatumo ayaad ka soo qaaday,waxan rajeen inaadan ku dhex milmin dadkaas o halganki aad soo gashay ka danbeesin xuman

  • @CabdicasiisBeered
    @CabdicasiisBeered Місяць тому

    War reer abtigay inuu firdhiye jabuuti aado waa qa6bka mida sitaasada ku fiican ssc isdajiya

  • @prosl11
    @prosl11 Місяць тому +2

    Adeer firdiye quuxisa ayuu kaa dheeriyeey meesha waxaa iskua haysta dawladdo ,ethopia ,jubuuti ,somaliland iyo somalia markaasu raba isago half gobol kaa taliya inuu badda isku dex tuuro adeer maamuladii kaa waa weyna ee puntland ayaa kaa amuusan arintan ,dhulbahante waa fuduud yahay

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 Місяць тому

    SU AAL -FARUUROW MAXA BERBERA KU GEEYEY?
    JAWWAB -FADUUL

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Місяць тому

    Xildhibanada wey degdegayaan

  • @mohamud12adam50
    @mohamud12adam50 Місяць тому

    Dacayadka ha LA joojiyo. Cabdililaahi balwan waxaas wax ba kama jiraan.

  • @abdiahmed2489
    @abdiahmed2489 Місяць тому

    😂😢😅👍👍👍

  • @abdikareemhassanwacays7597
    @abdikareemhassanwacays7597 Місяць тому

    Horta kan dadka dhagaystaa may waalan yihiin

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Місяць тому

    Laga qaadi .aayo waa dad deg degaya firdhiye lama taab taan weeye

  • @mudiali719
    @mudiali719 Місяць тому

    Hogamiye iyo shacab is dhagesta majiro Somali

  • @shiikhomar-hk1ol
    @shiikhomar-hk1ol Місяць тому

    Doqonkii xaarbuu
    Bilaabe.yaaku.adeeganaya

  • @jamawaliid2459
    @jamawaliid2459 Місяць тому

    Balwaanow ha sii buun buunin xalada yaan cadawgu nefis siyasadeed ka dhigane hoos udhig

  • @jamawaliid2459
    @jamawaliid2459 Місяць тому

    Firdhiye waa lama taabtaan

  • @user-vl6ke2og5p
    @user-vl6ke2og5p Місяць тому

    Kan abgaaloo nacaskaa ayaan layaabaa

  • @mukhtaarsheikhabdi3621
    @mukhtaarsheikhabdi3621 Місяць тому +1

    Beenloow

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl Місяць тому

    Firdhiye waa lama tabtaan

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 Місяць тому

    War beenta ka daa oo ka xishoo maamulka ssc

  • @mohamedabdirahman5840
    @mohamedabdirahman5840 Місяць тому

    HHHHHHH MACASHII SOOTAN GADH BIXISAY😂😂😂😂😂😂😂

    • @FarxiyaCarab-fh6mh
      @FarxiyaCarab-fh6mh Місяць тому

      Maxa uhaysatay ma abaarso adeer ninka ka fuq

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 Місяць тому

      @@FarxiyaCarab-fh6mh MA MACASHA JEEDAAA😂😂😂😂😂🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 Місяць тому

    Haddii aad Dhulbantow abaal leedihiin Balwaan iyo Ayuub Xajka ayaad xambaaro ku geyn lahaydeen lakiin fudeyd ayaa waxwalba idin dhaafshey

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 Місяць тому

    REER LAASCAANOOD TAALOOW AYAAN SII NAAYAA .
    WAAXAAD LAA XIDHIIDHAAN JAALIYAAD FAARAA BAADAAN EE KUU NOOL JIBUUTI .
    WEEYDIYAA HUUB IYOO SAANAAD CIDAAN INEEY JIBUUTI U DIIRTAAY SOMALILAND .
    WAAR WAAX UBSAADAA .
    GEELEH TUUG ALLAH XASKIISAA KAA DHIIGAAY isaaq.
    Laakiin huub jibuutii kaa baaxaay waa been.