QADAR OO CEEB WEYN DHEX TAAGAN & MAREYKANKA OO DIYAARADDA B52 GEYSAY ISR-IA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 62

  • @AbdiazizBarrow
    @AbdiazizBarrow  День тому +10

    Raalli ahaada khaladka xagga taariikhda waa 03-da Nov-2024

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 19 годин тому

    Masnsha Allaah barroow warka Sida aad u tabasay WA si cajiib ah WA mahadsan tahay

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 День тому

    Mahadsant walaalkey baroow show ❤❤❤❤❤

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa День тому

    ❤eran w y arsan insha alah ❤alahu akbar ❤

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q День тому

    Wa ku tagerna boorow adiga iyo maracade warka wad na deqsisan yacni maba laga cajiso mashaa alaah lawuwata ilaa bilaah

  • @amransulemanamran9331
    @amransulemanamran9331 День тому

    Guul islaamka nasriga iyagaa leh allahu akbar subxanallah

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 День тому

    Emaraatka,Qadar iyo Masar way la shaqeeyaan Yuhuuda.

  • @amransulemanamran9331
    @amransulemanamran9331 День тому

    Islaamka nasriga iyagaaleh allahu akbar subxanallah

  • @AyaanAli-cz5yt
    @AyaanAli-cz5yt День тому

    Mashaalaaha mr Barrow

  • @maxamedshariif8191
    @maxamedshariif8191 День тому +1

    Qadar & Masar Muslimnimo ayey sheegtaan , Gaaladana & Yahuuda weey gacan siiyaan ,
    Falastiintiin la Gumaadaayana indhaha ayey ka fiirsadaan !!!!!

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 День тому

      Ka reeb Dowlada Qatar wa Dowlad islaamka uroon oo Aad utaagerto reer Falastiine Carab Qatar ayaa Ugu Fiican xaqiiqdii Gaalada waxey Rabaan iney isku diraan oo magaca ka Dilaan Dowlada Qatar❤

  • @DiinimaxamedJamac
    @DiinimaxamedJamac День тому

    Bishu wa Sadex iyo toban dheh barow

  • @mohamedosman3960
    @mohamedosman3960 День тому

    Carabta qaarkood sida ay ugabaqaan mareykanka haddii
    Ay ilaahooda uga
    Baqilahaayeen janada
    Ayey galileo lahaayeen.

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 20 годин тому +1

    Carab WA Nago gashanti wax madhaman WA fulayo Ka baqaya cadowga

  • @maxamedaxmed9786
    @maxamedaxmed9786 День тому

    Saaxiib barow taariikdu waa 3

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa День тому

    ❤ xutiyinta + xisbulahi + xamas + ciraq + ruushka + eran + turki = alahu akbar ❤

  • @saacidkhaalid4168
    @saacidkhaalid4168 День тому +1

    Waa 3 sadexda nofembar

  • @AdanNuur-og1no
    @AdanNuur-og1no День тому +1

    Asc sxb c/casiisow carab ilaahaybaa khashifay madaxdooda
    Aandhaho alaha qaawiyo oo umada alaha kaqabto sxb ducaan uhayna reergaza hadaan somaali nahay haday maanta xukumadenu ahaanlahayd sidaa kamanaynaanyeelen marnaba carabina horaybay ubaabiyeen wadankeena alahaqabto aaaamin sxb taarikhdu 3daa November

  • @FeysalA.Mahamud
    @FeysalA.Mahamud День тому

    الحمدلله وحده والصلاة والسلام على من لانبي بعده اللهم انصر اهل غزة ولبنان من هذا العدو الغاشم الذي لارحمة فيه

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye День тому

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Axmedismacil-p9o
    @Axmedismacil-p9o День тому

    Baraw waa 3

  • @ClahiRayale
    @ClahiRayale День тому

    Waa sadexda 3

  • @morganahmed1266
    @morganahmed1266 День тому

    Asxaabta isdajiya wariyahu waa bini aadam wuuna khaldamikaraah
    Makhaldame waa allah kaliya

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 День тому

    Nov. 3 waaye maanta 13 ayaad kusheegtay Cabdulazizow.

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 День тому

    Ninkii Qadaafi duqayn jiray sow ma ahan

  • @MuzamilMuzamilshariif
    @MuzamilMuzamilshariif День тому

    Sxb sare taar.3/11/2024 ( hilmaan hadal kumajirro)

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 День тому

    Kuwan dacayawaynt wax naxariis ah ma ogi waxa daciif ka dhigay hadanay shacabka dulman wax u galaynin mawaxay awoodi wayen inay dulmiga xiriirka u jaran qosolkuba hilu gLaye?

  • @farahmohamud5263
    @farahmohamud5263 День тому +1

    Sxb taariiqda iska sax maanta waa 3 11.2024

  • @user-we1xn6vx8m
    @user-we1xn6vx8m День тому

    Asc. Masar. Qadar. Kuweyd. Sacudi. Imaarad. Muslim Maha. Waa. Najaazo. Laaki. XisbuLaH iyo. Xuutiyiinta. Iyo. Hamaas. ILaaho. baa. UmAQn

  • @prismconstruction558
    @prismconstruction558 День тому

    Barrow November maanta waa 03 Nov 2024 ee ma aho Nov. 13 Mahadsanid

  • @BisharMaxamud
    @BisharMaxamud День тому

    Maxay samaynkartaa qadar hadaydiido yaa ujoojinaya

  • @FeysalA.Mahamud
    @FeysalA.Mahamud День тому

    Asc shacabka carabta ma xuma waa dad aad uga xun waxa ka socda ghaza iyo lubnaan lkn madaxda carabta ayey cabsi weyn ku jir si ay xukunkooda u ilaalsadan ayey dabadhilif u noqdeen reer galbeedka.

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z День тому

    Maah maah waabeen waxwalba maad soo daysaa

  • @QalidSaid-m2b
    @QalidSaid-m2b День тому

    Barrow lama gaarin 13 ka November 2024 maanta 3 da November 2024

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 День тому

    Asc Wlle Carab oo dhan ayaa ceebeysan oo aaney ceebina karin

  • @sabdowsaalaxoo7252
    @sabdowsaalaxoo7252 День тому

    Al arabiya waxaan filayaa in sacuudiga laga leeyahay

  • @JimcaaleXasan-w7h
    @JimcaaleXasan-w7h День тому

  • @xundhurgaal
    @xundhurgaal День тому +1

    3 3 3 3

  • @salebanmahamed7357
    @salebanmahamed7357 День тому

    03 november

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 День тому

    Carab waa carab meel uu joogaba qadar ayaa la moodayey in ay dhaanto yuhuuda ka talisa imaaraadka iyo sacuudiga lkn biyaha badu waa isku dhadhan

  • @SacdiyoAli-kh6um
    @SacdiyoAli-kh6um День тому

    03.11.2024

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 День тому

    Jac jac aw barrow tariqda 13 November ma ahan intee u ordeey 3 leeba lajoogaye

  • @FarxaanCabdille-k9p
    @FarxaanCabdille-k9p День тому

    bishu 13 november ma aha ee waa 03

  • @IssanAhmed-g6n
    @IssanAhmed-g6n День тому

    What you mean 13 of Nov today is 3 November

  • @muusesiciid42414
    @muusesiciid42414 День тому

    sixid 3da noofeembar

  • @akhalif579
    @akhalif579 День тому

    Runta hadii la sheeegayo, reer galbeed ku hadii naagaha carabta qabaan hortooda lagu maamusho kama hadli karaan. Waaba u duceeyaan.
    macaada alle in falistiine u gargaaraane iskaba daaye, luuqadda ayey ku kala roonyihin.

  • @morganahmed1266
    @morganahmed1266 День тому

    13/November/ kkkkkkk rali galin kasoo bixi xaji

  • @Muwaxid-x6i
    @Muwaxid-x6i День тому

    13 Nov!!!

  • @mahamoudaden147
    @mahamoudaden147 День тому

    Taariikhdu wali ma jogno 13 ee wa 3

  • @AR-cx5yf
    @AR-cx5yf День тому

    Taariikhda maanta waa November 3 2024. Ee maaha 13 November 2024. Beentaa 😂😂😂

  • @MaxamadMaxamud-b1d
    @MaxamadMaxamud-b1d День тому

    Wadkhaladay tarihkda

  • @AdlbdinasirAbdikarim
    @AdlbdinasirAbdikarim День тому

    Maanta waa 03/11/24

  • @fogaanaragjano5201
    @fogaanaragjano5201 23 години тому

    Taariikhda ayaad qaladay barawoow

  • @Iimaanaxmed-p6l
    @Iimaanaxmed-p6l День тому

    maandhow cabaadka iga daa carabu waa naage waa dad sida loo gumeysaaayay hayin iska noqday oo haween caana leh ah

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb День тому

    Waxba maad sheegin.

  • @GABALAXMEDIA
    @GABALAXMEDIA День тому

    Wariye aan la socdo wararkiisa tabinta ah
    Sxb hore usoco

  • @CabdiYuusuf-tq8fs
    @CabdiYuusuf-tq8fs День тому

    faderxo iyo
    ceeb ayeey
    kutahay gadar

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q День тому

    Laides lig maxad kalo ka sugeysen

  • @xundhurgaal
    @xundhurgaal День тому

    Waar. waa 3 bishu

  • @xundhurgaal
    @xundhurgaal День тому

    3333333333

  • @AhmedAbdi-w6i
    @AhmedAbdi-w6i День тому

    gaalada