waxan so maray iyo mida hada tagan farqi baa u dhaxeyo ee matada iyo shacabka haa la dhawro dalka allh haa no xasiliyo ABDI ASKARI thns sida wacan ad nola soco siso wax wallbo dalka iyo dunida ka dhacayo hadanay da yarta qurba jogta ah
Asc walaalayaal dadka dadka dilayo anaga waxba ma og Alle ayaa og oo waxba ka qarsaneyn waxaan rabi kabryayaa in uu ka shifo daka diley amino iyo ikraan iyo dhamaan dadka sida xaqdarada ah lugu diley ILEEN dadkan manta iyo maalinkasta ladiyo waa dadkeenii oo si arxandara ah loo dilayo marwalba rabi ayaan ka baryaa in dadka dadka leynayo musiibo alle ku rido Allayow AMIIIIIIIIIIIIIIIN
Waziirad khadraaaay waxaaan tu ka ahay naaaaaago dumaaaar badnaaa .exuseme.yartantii3aaad yar ahay.rag iyo dumarna 5 baan ku ahay family ama systems simple.waxaan qaato iyo waxaan qaadanin baa kala jiro heedheh hihihihihihihii .
Dalkaan madaxweene FARMAAJO kama maarmo ilaahay waxaan ka baryaa in uu marlabaad soo laabto si uu wadankaan uga badbaadiyo tuugada gudaha iyo cadowga dibada
Somali hadii an u nahni wacdhi yo wano nomadina wacdi yo hees wax iskuga shgni intan kabadan ma calan cali karno yaaa cadhow nagu ah maognahay horta ma iswaydini....?
Ale ha u na xaristo amino Xaqa ale haso. saro cada lada runta siwal oo loqariyo maqarsomo to weyna sobaxda Somali iya da islay neso ale hatosiyo hana is ku sodumo
Waxan huba in kuwii dilay amaba shirqolay In maxkamad adunka malin lasoo istagidona wn hubaa lkn waqtigèda ayan kuwajaheyna tan ma ahn mid la iskiga harayo hadan nahay dhalinta wx baratay e ay ku abtirsato marxumad amina
Naag taas waxaa ka bad naa oo dhin tay Sxb rag fara badan ee nac nac da naga Daa hadaad nin raga tahay shabaab Ayaa dilay oo na sheeg taye la soo dagaalan kkkk
Illaheey ayaa ka awood badan waxa qaadan Illaheey ha unaxriisto.amiin yaa Rabbi
Mashallaah xidhiban Amina ilahey kheer haku siiya Aqiira oi aadunka qeer ha badayoo inshallaah kuwan ayaga ugu dambentii kor u oynayaa!
Xaalada somaliya sidii hore waa iska badashay waqti adag kujirnaa allaha ina mootiyo wax kalaa dhaho ma aqaan😥
Gacan ka xaq daran ayaa dishay Amina allaha u naxaristo🤲🤲kuwii falkas geystay allaha ka abaal mariyo allah ayaa naga og xaqa allaha soo ifiyo aamin
Cadawga is birsaday alah naga qabo amina alah u naxariis to
Ilahey ha u naxariisto walashey 😢😢Qabriga allaha u Nuuriyo🤲😢
Alle waxan ka baryaya bil ramadan aya soo dhowe in masakinta kibirka lagu layay xaqodi lahelo 🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Allow u naxariiso mama amiina iyo dhaliyaradeni ee ku geeriyoday qaraxi balad weyne ka dhacay 23 /3/2022 walalshen ikaran geeri io nolo midna kuma heyno 😭😭😭 galjecel kaca hadii kala gabar waliba oo aqoonyahan ah oo gj ah jidkey ikaran io amiino maren ayay marayan qalbiga ayan na hurayo walhi😭
Ikraan ma haayno arageed aminana iilkey jirtaa, allaha u naxariisto wlshen amino
Allaha u naxariisto macalimad Aamina Aniga Xaq Gaarahey Igu Leedahay
Sido Kale Ikraan Tahlil Xaqeeda Alle Ha u Sahlo Waalidkii Dhalay Murugaa Dishay
Walaashey Soml aad badrool ku daadinoysa Abaayo ee dalkeena waa gubahooya meel kasta sis🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰❤️❤️😭😭😭😭😭😭
Allah unaxariisto oo dowlad fican no keeno💕
Oheey oh Alla beerka Ereyga ah aamina iilkey jirda ah ayaa caloosha iga taabtay wallahi waa calol xumo aad u weyn qof wlbo bulshada mafalikaro hatii qudha laga jaraayo illahay ha ino gargaaro 🤲😭😭😭😭
Alle ha unaxariisto.
Illahay ha unaxariisto labadaba waa wax maskadu qaadanwaydaye dumar la beegsanayo
Ikran mahayno araged🥺aaminana eelkey galshen😭😭😭allow dhipatadan nagasar somali cadalad waykadhamaty 😭😭🤲😢
IKRAAN TAHILIIL MA HAYNO ARAGEED AMINANA ILKEEY JIRTAA...ALA YA RAXMA
😭
Ilaheey ha unaxaristo 😭😭😭😭
Cabdi askar adaan kuu baqayaa hada ILLAAHAY hakaa badbaadiyo masiibada dadkeena haysata Aamiin Aamiin Aamiin
Alle ha u naxariiso kuwii gacmaha ka xaqdaran laayeen dhamaantoon
waxan so maray iyo mida hada tagan farqi baa u dhaxeyo ee matada iyo shacabka haa la dhawro dalka allh haa no xasiliyo ABDI ASKARI thns sida wacan ad nola soco siso wax wallbo dalka iyo dunida ka dhacayo hadanay da yarta qurba jogta ah
Illahey ha unaxariiato
Illhy ha namootiyo wadanka xalad adeg ayuu kujiraa ee halooduceeyo all Somali people🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😪
Kusoo dhawoow hoyga barashada qur,an ka kariim ka ah adoo joogaa gurigaaga iyo goobtaada shaqada hab online a
Allah u Naxariistoh Wllahena inta Dhimateyna
Cadaalad way helee ikraan insha ALLAH
😭😭😭😭😭 allah ha u naxaristo amiin yaa allah
inalilaahi wa rajacuun 😴Ilaahey ha u naxaristo ikraan oi aamina!
😭😭😭😭😭😭 xanuun 🤔 badaanaa allow xaqa u hiili adeey Wax kaa qarsoo neyne YaaAllaah
Walee waa loo awodsheegtey ikran iyo aamina alah subxana watacalaa haunaxariisto
Walle Waa Run Waa Lo Awood Sheektay Amina & Ikraan
😭😭😭😭😭😭 cadalad allah xagiisay jirtaa
Beetaamaahan waaxanuun runtii waaumad wada siyaa sadey san laakiin xaqmaahan ineydilaan qofkey uarkaan inuu runta kahad layo maalin aan maanta aanaheyn ayaa leydila xisaab tamayaa inshaallaah
ilahey ha uu naxariisto Amino 🤲🤲😭😭😭😭
Asc walaalayaal dadka dadka dilayo anaga waxba ma og Alle ayaa og oo waxba ka qarsaneyn waxaan rabi kabryayaa in uu ka shifo daka diley amino iyo ikraan iyo dhamaan dadka sida xaqdarada ah lugu diley ILEEN dadkan manta iyo maalinkasta ladiyo waa dadkeenii oo si arxandara ah loo dilayo marwalba rabi ayaan ka baryaa in dadka dadka leynayo musiibo alle ku rido Allayow AMIIIIIIIIIIIIIIIN
Ax alle haw naxaristo
Waziirad khadraaaay waxaaan tu ka ahay naaaaaago dumaaaar badnaaa .exuseme.yartantii3aaad yar ahay.rag iyo dumarna 5 baan ku ahay family ama systems simple.waxaan qaato iyo waxaan qaadanin baa kala jiro heedheh hihihihihihihii .
Allah unaxaristo abayo
Allah ha u naxaristo xil aamino iyo ikraan maalin un wa cadalad wey heli donta Somali midki wax qabanaayo CID rabto ma jirto
Shamsaaay caceed kkhafraaaaa tu baan ka ahay 3aaad yarey faraxsan ba iyo kabadan baa laygu yeyeera.buux naaaaago doqomo ah , lakiin.tantan fariidadbaan ahay alxamdulilah .layma helo caday wurux yaryar qiimobadan susuncadbadan.bahyarey fariidadan.yarta raadiya tanaaa lagaaa qaatay nolol.
Ilaah ha unaxariisto Maalin un Cadaalad wey helaan😥😥😥😥🤲
Allah unaxariisto😥 Allah waa awooda inuu xaqooda siiyo lkn waa imtixan la,imtixanayo iney kusabrayan
Allow ku naxariiso Aamino
Allaha u naxariisto Gabadii xaqa u doodaysay🤲🤲
Allah unaxariisto amiino🤲🤲😭😭
😭😭😭😭Alle haunaxariistoooo😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Bareer iyo ogaaaal.khadraaaaay la iyiri booradan princesstan.
Shiribkan asagoo bilaa music ah soogaliya washukran
Soomli oo midowdey alhyow itus malinkasto qof walalka inad dishan fido idin ma soo kordhineyso xaqa allha na fahsiyo
Dalkaan madaxweene FARMAAJO kama maarmo ilaahay waxaan ka baryaa in uu marlabaad soo laabto si uu wadankaan uga badbaadiyo tuugada gudaha iyo cadowga dibada
Ilahahow onaxariso
president mohamed farmajo he is good and he is really good, he is good for somalia. He will make Somalia a better country.
Wlaad bay i daabatay heestani balse Awood Alle ayay xagiisa ahaaday wax walbana wey hagaagaysaa i
A
Allah ha unaxriisto
Allaha u naxariisto fahad yasin baa dilay
Illaahow dowlad caadila nookeen oo dalkeeda iyo dadkeeda unaxda shareecada Islaamkana nagudhaqda.
Qof dhintey lodzceyo arki jirney qof dhintey lo hesayo somali ogu imaw subxaanallah Manta hes wax uma tareyso mana rabto ee halo duceyo gabadha allah unaxariso
Ilahay hasoo ifiyo kuwii sidaan yeelay ilaahay kama qarsooneee
Hhhhhhhh hestaan dameer alasow Ayaa sameeyay
Allow unaxariiso aamiino yaaa rabii alle ha ciqaabo fahad yasiina iyo farmaajo
Allaha ha Unaxaristo Amiin Yarabi X Amana iyo Shacabka Somalia!!!!
Naxariis Alle dusheeda ha ahaato lknse ha isku dirin ummada hees qiiro mala awaal looma baahna!!!
Hadalkan baa lagu dilay Allah unaxriista walshen qof walb oo cadalada ka hdal Maxa lo amusiya 😭😢
Haa wlahi allah unaxariisto🥺🤲
Allaha uu naxariisro xildhibaan Amina balse marna kama goody's quluubteena maalin uun dadkii dilay ayagana dhadhaminaaya jizadooda inshallah.
Waa hees zaid I tabtay wllhi 😭😭
Kunsano iyo kabadan noolow baa lay dhahaaayaaa daasaaba joogaaba muuqaygaaaa wax badan heedheh.lajecel doqoney naaaago waxaaa jiro subxaanalah eeeeeeh o ah waanaga buuxaan aan ISka qabano iyaaaah iyaaaah hus aan iska dgahno inteena kale dumar fariidyaal waa jiraane.fariidadan.
Xaqiiq waye 4reydan😰😭
Nunseseses khayrqabtadan .
Ilah ha unaxariisto eedadey mcn 😭😭😭
Thats true my sis 🇸🇴
Inaalilahi wa ina ilahy rajicuun
Somali hadii an u nahni wacdhi yo wano nomadina wacdi yo hees wax iskuga shgni intan kabadan ma calan cali karno yaaa cadhow nagu ah maognahay horta ma iswaydini....?
No gabadha farxiyaskhadraaaaaaycaday wiimobadan qurux dumaaariftiin shamssaaay sacabsscab badan waatan .say tahay baaan ugu taaaktaaaksaday mashaaaaal.famili iyo reer bsynu nahay waaa qofneeeecidneee nobodyever.
ilahow unaxaristo halyeeyadeni iyo gabadhena 😭😭
Qiimahoida iyo sumcadooda iyo iyo cilada mataqaaanaaaa khadraaaaaay aa kaa qaadtay bahyartan baaa lega jaraynaaayaaaa .kuwana doqonimo iyo aqoon laaan isku darsadayn, aanan dhihi karin saaan ma aha ee waaa saaan.extly buuxbuux lakiin alxamdulilah kabaden baan dhihikaraaaa aaaaaanaaaa waxaaan istaaahilo nasabad ahay.boqoratulprincesss khadraaaaaaaayigadheh.yartan.
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Warun wahi😭
Ninkii Qof Dumar Dilay asigoo ka cabsanaa CODKEEDA inay Baarlamaanka lasoi gasho waa FULAY XAARWAYN umadane mas,uul kama niqon karo illeen COD DUMAR ayuu ka CABSADAY.
Wlxi waa arin xanunkadha leh ilahow cadalada natus
Tanaaaba tii kujirtay ehe alxamdulilah rabiyaw iibadi mashmaaaaaaalah.reerbaynu nahay waa qofnacidna.
Allow unaxariiso 😭
Waxi xalaaal caaadi.naaagahaanoo kalaa nagu jiro dumar hadaa nahay nala qiimeeyayoo mashaaaaaaaaldanaa kujirto tii kujirtay baan ahay waxa laygu raacay waaye.
Arbtiyo dhac kusiya subscribta
😭😭
Ale ha u na xaristo amino Xaqa ale haso. saro cada lada runta siwal oo loqariyo maqarsomo to weyna sobaxda Somali iya da islay neso ale hatosiyo hana is ku sodumo
Sorry mama amin abayo igraan alah ni naxaristo cadaalada akhirey jirta
Qiimobadantan.naaagaaaa dumar wiiqinaaayoo aqoon iyo wax cadaynanin ama o kood ah.
Nunseseses exuseme, bahyar wadayar bahyar lagaa dooqay tilmaaamahayga daraaadood lajecel waxbadan gabadha khadraaaayfaraxsanwiimobadan tantan yarta raadiya doqoney doqoney. Fariidadan bahyartan fariidadan wax badan layga waa waynaaa .nunseses.o familkayga
HEESTA //Shiribka MACAN Malaha
( DAHIR CALAW) ayaa sameyay ❓
💊💊💊💊💊💊
Kkkkkk daahir calsow saan dhan muu idinka qeylisiyay 🫡😁
Sax😭😭😭😭😭😭😭😭🙈🙊🙉waaciil
waxan oo kale kicin miyayn ahayn maxaad noogu soo gudbinaysaan
Ax
🤣🤣🤣🤣🤣🤣wax kala weeye wxn
😏😏
😢😢😢😢😢
😰😰
Waxan huba in kuwii dilay amaba shirqolay In maxkamad adunka malin lasoo istagidona wn hubaa lkn waqtigèda ayan kuwajaheyna tan ma ahn mid la iskiga harayo hadan nahay dhalinta wx baratay e ay ku abtirsato marxumad amina
Hees uma eko kicin ayay u egtahay balaayada allaha naga haayo
Xaqa hadi aad ka aamusti aakhirana waa lagu waydiinaya aduunkana dulinimo maalinksata ku jiraysaa somana
@@shukraanmoha2239 xaq laga aamuso uma jeedo qof aadan wax ku hubin inaad malo ku maagto waa dambi . Aamusnaanto mararka qaar kheer ayaa ku jiro 🙏
Naag taas waxaa ka bad naa oo dhin tay
Sxb rag fara badan ee nac nac da naga
Daa hadaad nin raga tahay shabaab
Ayaa dilay oo na sheeg taye la soo dagaalan kkkk
Nacas Ada ubahana dil
Cabdi askar adaan kuu baqayaa hada ILLAAHAY hakaa badbaadiyo masiibada dadkeena haysata Aamiin Aamiin Aamiin
😭😭😭😭
😭😭😭😭😭