Wallahi run ahaan ti anigo c/raxiin ah oo kunool hargaysa dar alle ayaan ku tager waayel waana soodajistay maansuuniyada oodhan asxaabtaydana waan uuga digaa qorshahooga Oldham waayeel
Bill Gates waaa nin da'daal io tacab badan u bixiyey si uu naftiisa u horomariyo wanna ninka caawyia dadka saboolka ah in kastoona Muslim ahayn illhy ha ku soo haniiniyo diintiisa mcn🔥 mahadsnid wll Adam❤
For everyone that reads this, you are important and believe in your dreams💪💪I believe in you, you can do it and don't let someone tell you, you can't do something, that's because they're jealous! 💪💪have a wonderful day full of positivity 😊🤙
Bro the our population are the most important resource that we have, so if we don't try to grow their opinion we wll loose a treasure, that's my vision. Thanks man.
Allaw soo Hadee, waa Nin Tabarucaad badane waxa lagu Ducaystaa Allaw isii Xoolo Aan Fasahaad wadan. Nin Caan baxay dheh. sun.11:45am.26jan.2020.holland.
Siciid Ahmed markii hore mulkiilaha shirkadda Amazon ayaa ugu horeeyay balse kaalintaa waxa ka saaray nin la yidhaa Bernard Arnault oo ah mulkiile shirkada samaysa alaabaha guryaha lagu qurxiyo hantidiisa waxa lagu qiyaasaa 117 billion oo dollar
Walahi ilaahbaan Ku dhaartee waan ku farxaa markan arko sida fiican Ee loogu soo biirayo chanelkeena Sahanka Xogaha marka kasta waxan eega Halkaynu marayno Subscriberta iyo Views ka
Wallahi run ahaan ti anigo c/raxiin ah oo kunool hargaysa dar alle ayaan ku tager waayel waana soodajistay maansuuniyada oodhan asxaabtaydana waan uuga digaa qorshahooga Oldham waayeel
Instagram
@aadan_sahan
Ila soo xidhiidh wll
Mhdsnd
masha allah allah haku xafido wll qali
mahadsanid sxp aadan sahanka
qofkii leh samir iyo adkaysi hal abuur wuu gaadhaa Hadafkiisa gaal Iyo islaam kuu doono ha.a haadeeH
SAHANKA xogaha Channel aan wax badan ka Faaideystay Allah haidinka Farxiyee
Maasha allah
Barakallahu fiik
Keep going
keep goin pro aadan sahan
Hooyadaa was
@@abdirzakcolombo3303 xoolo reermiyi
Qof ku haduu khaldamo lala ma khaldmo zxp waa la saxaa
Labdena adigaa wxa ma garata
Maalinkaygu waxa uu kabilamaa 4:00Am waana saacada bes aan waxa ugu muhiimsan qabasado masha allah
Ustaad Aadan khadar cali 👏👏👏
Fadlan #Subscribe ha Nala dhaafin
Sahanka xogaha aad ban ku tageera wllky qli 💝 💝
M. A maaanta waxaan kamid ahay 10 ka hore ee commentiga
_شكران اخي_
Allaha ku sharfo wllkis runtii diyaarin badan ayan ka dheehday barnaamijkaga
M.a A.sahan nin ku dayasho mudan 🥰🥰❤
MASHA ALLAH JAZAAKALLAAHU KHAYRAN
Wakhtigeena aan ka faaideyso intaan noolnahay InshAllah
MNsha Allah allow aakhirada noo hagaaji adduun Waxba naga raacimaayane
M.A zxp Aadan sahan HAWL adag baad noo hysaa wlhi ilaahay kahaa jasaai siiyee
Keep gogoing pro
Bill Gates waaa nin da'daal io tacab badan u bixiyey si uu naftiisa u horomariyo wanna ninka caawyia dadka saboolka ah in kastoona Muslim ahayn illhy ha ku soo haniiniyo diintiisa mcn🔥 mahadsnid wll Adam❤
For everyone that reads this, you are important and believe in your dreams💪💪I believe in you, you can do it and don't let someone tell you, you can't do something, that's because they're jealous! 💪💪have a wonderful day full of positivity 😊🤙
nice word's dude!
@@sayiidqalliwalli1035 Thanks mate
Bro the our population are the most important resource that we have, so if we don't try to grow their opinion we wll loose a treasure, that's my vision.
Thanks man.
What is the reason that Billionares are role models of Success
Waan ku ixterma pro
Fadlan #Subscribe ha Nala dhaafin
Wlhi 20 jir markad marayso waa wakhtiga ugu wanagsan ee Alle nagu deeqay mashallah Waana wakhtiga aad ogaanayso adigu waxd tahy who are you bro
M.a akhii hore usoco.
Masha allah
Jeff bezos na ka soo diyaari
Fadlan #Subscribe ha Nala dhaafin
Wll horey usoco guul fiican ayaa kuurajeenaa
Masha allh
Hore u soco wallo
Adbanad u mahadsnthy
Jasakalaahu khyrn
Adan khadar horey u soco bro
Masha llllah
Waxaan ajay qofka 6aad please shorout ii sameey
Allaha soo hadeeyo wa nin naxariis badan oo dadka saboolka ah caawiya sidaan maqlay
Mnzha allah ♥️♥️♥️
Hore usoco waayel
Fadlan like isaar adoo mahadsan
Keep going bro ❤️🙏
Zxp aadan waxad ka soo hadashaa yuusuf Alqardaawi
Wll adoo mahadsan noo soo gudbi khadafi iyo Yasir carafaat taariiqdooda 💯🙏
Labadaba horaan uga hadalay
Mahadihakaagaadho bro
Ustaad adam✊✊😍😍
Mahadsanid sxb aadan sahan
آن اللہ یرزق ما یشا بغیر حساب ilhey baa arsaqada qroy
Thanks aqoon yahan
Barnaamijyadaan aawadaid waybaqanciyeen ayaan taan noosoo badi
Masha.allah wll buugaas intee kahelikaraa
Netka
Aadan caawa codkaaga aad loo maqli maayo oo shuuqshuuq ayaa ku jirta
Allaw soo Hadee, waa Nin Tabarucaad badane waxa lagu Ducaystaa
Allaw isii Xoolo Aan Fasahaad wadan. Nin Caan baxay dheh. sun.11:45am.26jan.2020.holland.
No.one:Qofka tukada salada subax👑
No.two:jeff B.👩🦲
No.three:Bill g.👨🦱
Okay
Lcag HaDaad HaysTo Dadku waY ku Qadarinayaan EeGa LcagTu mucjisada aY leedahy😎
Wuu shaqeeystay ninkan soomahan
anaa noqonaya hantiilaha aduunka.
i eega 2025
hhhhhh maxuma
Insha alh ani ayaa ka hor mari doona I hope
Keep going
Aduunkan waxa yaala dhamaan waxa ka fadli bdn ka qiimo bdn labada raco sunada salada subax ka hor
Wad mahadstahay walal
1 Qoyska roodsheel
Thanks
Mahadsanid zxp
Mzhallah hore usoco
Waxad kaso hadashA xalaqada Al qaacida
Mansha allah like iisaara
Mahad ssnid jaalle😍😍
Aad baad u mahadsantahay sxp
Keep going zxpqali
wllo warran buffet qisadiisa dhiirigalinta leh noosoo gudbi
Mahdsnid wllo aadam
Wllky qli💓💓💕💕
Fadlan #Subscribe ha Nala dhaafin
Waa kuma ninka. Ugu Qanisan AduuNka Wll
Siciid Ahmed markii hore mulkiilaha shirkadda Amazon ayaa ugu horeeyay balse kaalintaa waxa ka saaray nin la yidhaa Bernard Arnault oo ah mulkiile shirkada samaysa alaabaha guryaha lagu qurxiyo hantidiisa waxa lagu qiyaasaa 117 billion oo dollar
Mahad said wllo
Manzha Allah sxp nolow
Waxad kor uqaaday aqoonta aan ulaha tarikhda dunida
SAAXIIB AADAN SAHANOOW WAXAAN KAA CODSANAYAA INAAD NOOGA SOO WARANTO TAARIIKHDA SULDAAN SULAYMAAN ALQAANUUNI INSHA ALLAH WAAN KAA SUGAYNAA MAHADSANID
Zxp sheikh mustafe ayaa si fcn ooga waramay
Please gaadhsiya wll keen soomaliyeed 100k
waxaad kasoo diyaarisaa .
jeff besos. founder of amason.
si wanaagsan, lkn sida aad barnaamijka ku sheegtay 1999 wuxuu haystay 100 bilyan waxaadna sheegtay inuu sanadkii helo 8 billion maanta oo 2020 ahna waxaad tiri wuxuu haystaa 109 bilyan, hadaba halkee wax ka khaldan yihiin?
Wuu bixiyaa hantida oo aad ayy u tabarucaad badan yahay
Wllow hada Isaga Ku soo Laabtay Booska 1aad warbixinadii ugu danbeyay
Maansada Hoga tusks ah ee (aadan khadar cali )
Car dawo waad ka heli
Tariikhda Shakira Kahada
Aadanow billgates wuxu kuso noqday booskisa HaL bill kadib uun isaga hada ugu maal qabensan bro
Walahi ilaahbaan Ku dhaartee waan ku farxaa markan arko sida fiican Ee loogu soo biirayo chanelkeena Sahanka Xogaha marka kasta waxan eega Halkaynu marayno Subscriberta iyo Views ka
Masha allaah
Waan kka helyhordha
Seattle Washington. Ayuu daganyahay. Xaafada Madina. Wax yar ayaan isu jirnaa
Wuu izk yiri wlahay aDuunka 1 doller xidah Hal min hal qof uma siin karoh anuu hyah xigteedah zaxdah
Waa gaal gaalada soomaha
I dheg
Wll adan adigo rali ah no so radi maclumad ku sabsan tik-tok 👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈
Wlal jeff bezos kaa suganaa
Waa Ninka 3aad kaalinta kowaad waxa ku jira Rothschild
Roth child's waa Famili Maahan shaqsi Halkana shaqsi Ayaa laga Hadlagaa brother
Ilahay diinta islaamka haku hago
Xidigaha somalida wlal kaso diyari program
🎉
Fadlan xogtan iska sax waayo qofkii ugu horeeyay ee $100B gaara waxa uu ahaa jeff bezos inta lahayo tarikhda bini aadamka sida ay forbes xustay
Hassan Ibrahim zhp waaxba wax ka wada lacg baadn nini muslin ah oo garyi ila 4 boqon o b
Ninkani dadaal iyo mawhibadiisa ayuu ka faaidysty
Adan zaxipul caqli batahay
Wll vedoa yada noo can noosoo badi Mahad sanid
Bill gates aabaha tegnology
allah can cheneg me
Aad ayaad umahadsantihiin dhamaantiina walalhy ayaa tihiin
Ma cabsathy
Dadka ku xidhan chanalkan subuccbe ii saaraaa
2030 I.a
Steve jobs noo soo gudbi taariikhdiisa