Qeebti 2 aad Dacwo lacag calafdoon wiil dacwo ka ah gabar oo ka bartay calafdoon

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 163

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 9 місяців тому +7

    Gabadha you sharafteeda wax udhimin hadii uulacag udirey aawey rasiidkii magacii iyo phonkii ugudirey magaca diraha lacagta intaas cadeyn hakeeno insha alaah

  • @omreem8169
    @omreem8169 9 місяців тому +8

    Waa beenloow aan Allah kaxishooneenin

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 9 місяців тому +2

    Inuu Fadexeeyo buu Doonayaa Gabadha , Subhanalah

  • @gittiru9486
    @gittiru9486 9 місяців тому

    Naaaktaaaaan naciiiimo waaaxbaaa mataqano

  • @user-bn6kb5zd1l
    @user-bn6kb5zd1l 9 місяців тому

    Ninkaan waa tug

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 8 місяців тому +1

    Subxna Allah war gabadh ha cebaayn

  • @saciidmaxamed1601
    @saciidmaxamed1601 9 місяців тому +2

    Xaalbaana Laga qaadi meel kasta ha jooge waa beentii

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 9 місяців тому

    Waa Beentii

  • @YusufMohamud-tm4cz
    @YusufMohamud-tm4cz 9 місяців тому +2

    Tus gabadh,
    Nin doqon ah
    Waan benlow

  • @halimasharif4569
    @halimasharif4569 9 місяців тому

    Kan waa qanjidh dadka waadanka dagan wuxuu u haystaan dad ubaahan lacag subxaanallah boqol ka lawayn

  • @madhere0990
    @madhere0990 8 місяців тому +2

    He just wanted to humiliate her because she is too pretty for him and he knows it . Dusty.

  • @fartundahir1380
    @fartundahir1380 9 місяців тому

    War magacii keen waryaa

  • @IkramHaji-ws7kq
    @IkramHaji-ws7kq 8 місяців тому

    waa beentiis indhihiisey ka muuqataa

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 9 місяців тому +1

    Waa beentii maxishoonaysid

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 9 місяців тому +6

    gabadhan waa gabar maskiin ah waa laga daremayaa kan asigaa benlow ah

  • @gittiru9486
    @gittiru9486 9 місяців тому

    Beeeeyn

  • @AxmedDahir-dl6ne
    @AxmedDahir-dl6ne 6 місяців тому +1

    Fifa.calaf

  • @Ismajimcale
    @Ismajimcale 9 місяців тому +1

    Koko waa wataaa laacipsda qaranka tahay ❤😂game ka haloo badiyo from Canada 🇨🇦 ❤😂🎉😢😮😅😊😊

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 9 місяців тому +2

    Kan waa qanjidh ilaahay ku xawil ilaahay abaal marin

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 9 місяців тому +1

    Waa dhabcaal wasaq ah

  • @duniyaahmed5675
    @duniyaahmed5675 8 місяців тому

    Ha keno cadeyn

  • @gittiru9486
    @gittiru9486 9 місяців тому

    Beynaley

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 9 місяців тому

    Cajiib Somalidiii Weykala wecdeyn. Waxaa la iskufahmi layahay Runta laakin Beenta La iskufahmayaa Xaajadu Sidaa Bey u Egtahay.

  • @abdisalamelmi55
    @abdisalamelmi55 9 місяців тому +3

    Kkkkkk Beeenaale Subxaana allahah

  • @idilahmed9961
    @idilahmed9961 8 місяців тому

    Ninka waa saqajaan away magaca gabadha labarka lacag uu hooyadi aw diray buu na tusaaya wasaqa

  • @faisaali7176
    @faisaali7176 9 місяців тому

    Wiilka beenaale ah😮😮😮

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 8 місяців тому

    Waa beentii yuu u diray lacagta

  • @user-qg5yz4fk2z
    @user-qg5yz4fk2z 8 місяців тому +1

    Wiilka lacag ma udirin gabadha beentisa ka yaabay😂 qiimaha bes tusiyay Naciimo diris maba ku jirto wiilka wa beenlow😂

  • @user-ul7mm1yi2p
    @user-ul7mm1yi2p 8 місяців тому

    Gabadha waa lagu gafay

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 9 місяців тому +1

    Waa benlow away magacii gabadha naima waydii magacii u ku diray lacagta

  • @adan10000
    @adan10000 9 місяців тому +1

    Faqri Alle kubad. Beenaale ilko dhaadheer, jeego xume, cawaan ah

    • @arliyop3199
      @arliyop3199 9 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂

  • @Marwodeeqa
    @Marwodeeqa 9 місяців тому

    Isagu cadaynta ha keeno wuu ceebeeyee

  • @saciidmaxamed1601
    @saciidmaxamed1601 9 місяців тому +2

    War Inanta ceebta ka da
    Naima weliga gar MAAD qaadin ee cadayn ma hayo

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 8 місяців тому

    Wiilkaani gabadha wuu ceebaynaya lacagna uma uu during Naeema ha rumaysan

  • @mohammedabdi9841
    @mohammedabdi9841 9 місяців тому +2

    Ceeeb waaaye saaan

  • @randomin8390
    @randomin8390 9 місяців тому

    kkkkkk naciimo wajayda qariso ka beenta sheekay waka muuqta si’wax ayaandar ta xaaski sa nooqta😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @nasradahir5464
    @nasradahir5464 8 місяців тому

    Walaalaheed meeshoow joogo ma jogaan miyaa

  • @mohamedolow5261
    @mohamedolow5261 9 місяців тому

    Doqonbatay gabadha sharafteda haku dhelin waax dhintay ayaa tahay waxne uma dirin indhahada ayey kamuqata midaas

  • @muhsinosman7265
    @muhsinosman7265 8 місяців тому

    Kan maxaa kaa qaldaan xitaa hadi u siyaay lacag miyu meelah ogaa waramayaa Yaa qasaab ogaa qadaay

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 9 місяців тому +1

    Tuug. Mooryaan. Ah. oo. Xaaraan. Ku. Dhashay. Weeye
    Calaamo. Laga. Muuj.
    Munaafaq. Aan. Xishoonayn

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 9 місяців тому +1

    Maya waa wax uu meesha kusoo qoray hada ayaan lag diray marka hore mesheshkiisa ayuu ku qoran yahay boqolka hortiisa waxa isasoo hori lahaa qofka meeshuu joogo markaa waa beentii ilaahay halaga boqo

  • @gittiru9486
    @gittiru9486 9 місяців тому

    Naciiimoo badiiiya weyan

  • @milyarawes6425
    @milyarawes6425 8 місяців тому

    Ninken waa Benale Ogaden Waa Reer Badiya Eeyi aah

  • @Queenjiija
    @Queenjiija 9 місяців тому +2

    Qeebta 3 xaad so daay plz

  • @fs292
    @fs292 9 місяців тому +1

    Dahab shiil ama zaad miyaan la cadayn karayn.

    • @fs292
      @fs292 9 місяців тому

      Boqolka ma hooyada baad u dirtay dee managaa og.

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 9 місяців тому

    Ninkan keen magaceda

  • @bahja2964
    @bahja2964 8 місяців тому

    Indhihiisa beentu ka muuqatey kan

  • @saciidmaxamed1601
    @saciidmaxamed1601 9 місяців тому +1

    Waana beentii

  • @mohamedabdi8265
    @mohamedabdi8265 9 місяців тому

    Aybaatahay. Wiil. Xunbaatay. Soosaar. Risiidkaad. Kudirtay. Lacgata. iyo. Magacaadkudirtay. iyo. Taariikhdaad. Dirtay. Ciyaala. Suuq. Dhaqan. Aanlahan. Anaa. Kuusoodiri. 100. Kuxaqirtay. Gabadha. Dhanxiir. Yahow⚖️😭😭👆☎️👈

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 9 місяців тому

    Wa tug

  • @fahiimoali
    @fahiimoali 9 місяців тому +1

    Beenlow wuna dharanaa Allah ku ceebeyo

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 8 місяців тому

    Waad ceebaysay bakhayl nimadiisa muxuu $100 ka sheegayey xataa haduu bixiyey

  • @sahraosman4298
    @sahraosman4298 8 місяців тому

    Waar sidaan cadayn maaha ninkani cadayn mahaayo wallaahi lacag wandirnaaye magacii iyo numberkii wiilku waxba magaranaayo taariikhdii aaway???

  • @SaidMuse-ey1hf
    @SaidMuse-ey1hf 9 місяців тому +1

    Niciimo qof hilicsan baatahy

  • @YusufMohamud-tm4cz
    @YusufMohamud-tm4cz 9 місяців тому

    Waa benlow
    Wana doqor

  • @HawaHassan-mk1zs
    @HawaHassan-mk1zs 7 місяців тому

    Waben. Ayu. Ninku. Shagaye

  • @fardowsomahamud-pt9mq
    @fardowsomahamud-pt9mq 9 місяців тому

    Ninkan waa benale aaqirana kan wax kama oga

  • @fartundahir1380
    @fartundahir1380 9 місяців тому

    War wilku mid sharafle maahan

  • @abdullahimohamed6514
    @abdullahimohamed6514 9 місяців тому +1

    Wax lacag ah udiray malahan waa beentiisa rasiidka waa been abuur walaal naciimo i
    100 dolarna sidaan laguma diro waa beenlow 100 ka doolar sidaan Looma diro waxaa laga rabaa Meshaa Qofka joogo Lacagta xawaalada

  • @faysalahmed5011
    @faysalahmed5011 9 місяців тому +1

    Gabadha ceebta kadaa

  • @khalifaahmed4808
    @khalifaahmed4808 9 місяців тому

    Allhu Akbar war been ta jooji beenalaa tehee

  • @aminaali4566
    @aminaali4566 8 місяців тому

    Waxba kama jiraan waryaa gabadha ha ceebaysan wasaqyahow

  • @jamilaisaackabdullahi6057
    @jamilaisaackabdullahi6057 9 місяців тому

    Soo sar magac iyo taleefank lagu diray soo sar

  • @randomin8390
    @randomin8390 9 місяців тому

    magac iyo dhayka beentaa beenta

  • @shamimabdille5218
    @shamimabdille5218 9 місяців тому +1

    Doqon wye

  • @khadrasalax9738
    @khadrasalax9738 9 місяців тому +1

    Ninku inuu beensheegayo waa la arkaa

  • @abdiazizyusuf7613
    @abdiazizyusuf7613 9 місяців тому

    Beenaale shaydan ah

  • @randomin8390
    @randomin8390 9 місяців тому

    subxaanaallah ninka dumar haw soo qabin
    waxn lahay mcg iyo dhayad😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @user-mc5rw4nh5u
    @user-mc5rw4nh5u 8 місяців тому

    Waa beenaale

  • @randomin8390
    @randomin8390 9 місяців тому

    macagah beent waxu ka shaaqay xawalad beent😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 9 місяців тому

    Dumarna Madhaqikaro Ee Kan Meelahaa ha iska Orordo. Ma ahan inuu Gabadha Sharafteeda Meel Uga dhaco.

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 9 місяців тому

    Cajiib Kan Masahlano

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 9 місяців тому

    ninkaa beenloow ah 100 dollor oo natushey

  • @mohamedabdi8265
    @mohamedabdi8265 9 місяців тому

    Wiil. Kaaxun. Ee. Qarmuunka. Ah. Maha. Reer. Kayaga. Gabadhaana. Sax. Kuhadlaysa. Haduu. Xataa. Siiyay. Muxuu. Usheegayaa👌😭😭😭😭

  • @MohamedAliAbdiMahadalle
    @MohamedAliAbdiMahadalle 5 місяців тому

    Walahi been loow

  • @user-pj6ew8pt3p
    @user-pj6ew8pt3p 9 місяців тому

    Naahadslka Joji beenaalahan gabadha beenta kasheegaya

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 9 місяців тому

    Waxaa dhacda ineey meel dhexe kujirto anigaa dagan Canada weydhcdaa bank ga hawaco gabadhana mey helin

  • @gittiru9486
    @gittiru9486 9 місяців тому

    Tariqdaaa inaa laarko

  • @abdullahiabdi1283
    @abdullahiabdi1283 7 місяців тому

    in gabar loo diro $100 wax weyn maaha. ceeb ninyahow.😂😂

  • @HawaHassan-mk1zs
    @HawaHassan-mk1zs 7 місяців тому

    Kkkkkkkkk

  • @aminsuleyman8049
    @aminsuleyman8049 5 місяців тому

    Kani nin maaha waa qashin xumaa naa waxanoo kale meesha ha keenin niciima waa beenaale

  • @noorjama9828
    @noorjama9828 9 місяців тому

    Yes

  • @sahrasheikh8322
    @sahrasheikh8322 9 місяців тому +1

    Away rasida magaceda ku qoran

  • @xasanaxmed1103
    @xasanaxmed1103 8 місяців тому

    Kani waa beenlow waayo waa nin lkn iyadu waa dumar $100 wax la soohadal qaadaba maaha waa beenlow

  • @user-pj6ew8pt3p
    @user-pj6ew8pt3p 9 місяців тому

    Walaal raali ahaw qaaliyey kani waa tuugbeenaale ah illaahey faqri kubad tuug gaajo ah waaye

  • @FadxiAli-br5yf
    @FadxiAli-br5yf 8 місяців тому

    Kan waa kadaaiba waayey waa beenlow waayey ragakan ookale ayaa kujiro hale iska ilaaliy gabadhw

  • @gittiru9486
    @gittiru9486 9 місяців тому

    Niiiin beeeynbaaadaaan

  • @user-kx6lt6dh3e
    @user-kx6lt6dh3e 9 місяців тому

    War jooga been iyo runba laguma dhaarto naciima walaal waa dhalinyaro ka joojiya

  • @mukhtaarmaxamed2679
    @mukhtaarmaxamed2679 9 місяців тому

    Subxan Allaah

  • @Ahmedobama15
    @Ahmedobama15 9 місяців тому +1

    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n 9 місяців тому

    War ninkaan
    Waa nin edab daran oo beenaala ah

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 9 місяців тому

    waxaa dhici karto in uu direy lkn gabadha aanan waxbo sogarin ee asaga ha soo hubiya in uu udirey telkeda iyo magaceeda asaga haduu udirey muxuu uga daba hadlaa muu kasabro hadey qayaano wadato muu kaharo labadooda kii qayaano wato Allaha umada ka qabto

  • @hoodoyusuf8177
    @hoodoyusuf8177 9 місяців тому

    Allah xaal og lakin sidani sax maha

  • @fartundahir1380
    @fartundahir1380 9 місяців тому

    War kan waa duli gabadhu waa daacad

  • @fartundahir1380
    @fartundahir1380 9 місяців тому +1

    Abyo nin qurbaha jooga ha aaminin ninku haduu nin wanaagsan yahay gabadha lacag boqol doolara uma qabsadeen

  • @user-vu4or5rm3j
    @user-vu4or5rm3j 9 місяців тому

    Gabadhan wilasha io gabdhaha markad isku dar tid Adiga io aniga ayaa iska tumayno😊

  • @mohamedweli2129
    @mohamedweli2129 9 місяців тому

    Dumarow qurba la idinka raacay sidaas idin danbaysay

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 9 місяців тому

    Cajiib Dadku Ma Gurdoonbaa mise Gardaro doon.

  • @engineerdahir6517
    @engineerdahir6517 9 місяців тому +1

    Kani waa beenlow ha inanta wuu cebaynaya

  • @qanciyeyare8785
    @qanciyeyare8785 9 місяців тому +1

    Been ayuu ka sheegayaa gabadha