ciidanka furunta kasoo baxay iyo sanbaloolshe isku dhacay sanbaloolshe waa jajuus

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 60

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 21 годину тому +7

    Wariye waxbadan og ❤💯💯🦁✊💪👍

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 21 годину тому +10

    Xawaadlow , sanbalooshe iyo kuwa la midka ah iska qabta .
    Darwiish

  • @abdullaahiabdi5301
    @abdullaahiabdi5301 17 годин тому +1

    Anaga cidnooga xaqleh ma jirto, dowlad ma jorto Dowlad dowlada xawaadle ka sokeeyso ma jirto! Wali xawaadle waa hurdaan, hadase waa kacay ayaan is leeyahay. Sanbaloolshe waa xawaadle in ey xabad ku dhuftaan markaasaa xukun xawaadle loo hogaasamaa, inshaa Allaah!

  • @Haarkujoog114
    @Haarkujoog114 21 годину тому +5

    Guuulaysta Xawaadlow,cadawgiina koowaadna waa sanbalooshe ugu horayn isaga meel iska saara.‼️‼️‼️

  • @Shirwacismailbootaan
    @Shirwacismailbootaan 7 годин тому

    Maashaa Allah kuwa gadoodey yaan la celin hubkoodana yey iska dhiibin
    Ilmaha yey idinka laaynin . Sanboloosh waa calooshiis ushaqeyste

  • @AhajiFarah
    @AhajiFarah 20 годин тому +4

    Ganarlka jamahirta hiiraan guul

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 21 годину тому +1

    Jimco wanagsan
    Scw ❤Scw ❤Scw ❤✅️
    Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan xarash qaran iyo waxa uu wato amiin 🤲😢

  • @SacdiyoAden-j3v
    @SacdiyoAden-j3v 20 годин тому +4

    Xawadle sanbaalloshe waa horgal lagu shaqaaysto horgal qabilkasta Xasaan Alshabab wuu ka haysta lkn qabilada kale horgalkoda waa ogyihin lkn Xawadle ma oga……Reer aad gurigoodi xoreeynaysid oo adigii ku dilya oo ka soo horeya Alshababka ninka ka xuman waayaay ee ku qasbaya Willasha Xawadle reer laynayo oroda u noqda saa u dhimatan ama Alshabab ha idin laayo ama abgaal waa wax laga xumado lkn daad horgal dhagesanaya saas aa u dabeesa 😢😢😢😢

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 21 годину тому +6

    Xawaadlow maliiwaana yaasha lagu liiwaano iska qabta yaahu

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p 12 годин тому +1

    Sanboloshe waa jaajuuska xasan jaajuus waa isma dhaanta iyo zdhashii al shabaab😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedGurey-p3p
    @AhmedGurey-p3p 13 годин тому

    Asc Haan ku salaamey

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 20 годин тому +1

    Horgal sanbaloolshe waa idin hodaa

  • @a.j2428
    @a.j2428 21 годину тому +3

    OO NINKA SANBOLOLSHE INUU ANAGA DAAROODA LEE NA NECEBYAHAAN MOODAAYEE TOLKIISNA MA NECEBYAHAY, NIN LIITA DHEH, XAWAADLE NIN KARMEEDUU UBDANYAHAY LAAKIIN SANBOLOSHOO KALANA WAA ISKAGA JIRAA. SOMALI CIDWALBA KAASOO KALE WAA KUJIRAA.

  • @ahmedIbrahim-g2n
    @ahmedIbrahim-g2n 20 годин тому +3

    Xawaadle 200 ayay udhimanayaan war beerihiina fasha

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 8 годин тому

    Sxb ookiyaalkaa wryninka badan idka bedel mid yar soo xiro adoo mhd san

  • @Marian-p9n
    @Marian-p9n 20 годин тому

    Allah haw naxariisto wiilashas 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 11 годин тому

    Salam générale hiraan geesi run ah maliin hore ayan shegay xawadle in meel gadhilahaa ee ciida labada lugood aysaa moryane grub hirab u adeegsadan xawadle waa labada jajus sanbalolche iyo ali cosoble moryanta grub hirab laqarabto meel saara labada niin

  • @Kinghakimofical
    @Kinghakimofical 15 годин тому

    Sax walaahi my bro 😂😂😂😂😂

  • @abdinur9475
    @abdinur9475 19 годин тому

    asc generale tolkaa ma hestaan hugaamey fiican, laakin waa geeseyeen isk celeyaa ,waa inaad ka baxdaan ciidanka xassan guurgurt

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 21 годину тому +1

    Ciidanka askari weliba reerkoodii ha aado, dawladi ma jirtee.

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j 21 годину тому +1

    Xasan sh uooyay ciidankii kenya lagu dilay ceelcade lakiin askartii qaranka soomaaliyed ceelbaraf lagu dilay wu amusay ceebbadana

  • @saeedali9422
    @saeedali9422 11 годин тому

    Waa runtaa afhayaheen iyo kabaqaad hadow boorso lacag qaado unukoo caliya iyo rufyaanimo la dhex tegi doonaa maxaas mqkori

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 20 годин тому

    Maxaa ceelbaraf oo ey ogyihiin in buraale&xawaadle kudagaalamayaan iyaga geeyay?beelaha qabiilka kudagaalamaya ma Ninkan waa ciidan ayey kudhaafayan?caqligu ha shaqeeyo.

  • @johnrich-w1b
    @johnrich-w1b 20 годин тому +1

    sanbaloshe waa nin qadiyad laheyn

  • @geelqaad9160
    @geelqaad9160 20 годин тому +1

    Sanbalooshe waa nin xoog furan oo dadkii haddii dhibtooda kala jecleyn oo kursi ka jecel waxyeelada dadkiisa.

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 21 годину тому

    Alow anaa ciil ka dhargey yaa sanbaloolshe aan jarjaree yaa iikeeno war horta xawaadlow taste

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 20 годин тому

    Ciidan ninka dila kaliya ma ahan in lasooqabto ee waa in nin kasta oo wax dila lasoo qabto kastee jahli&qabiil waxba kuuma tarayaan saaxiib waa kudaalnay alaha qaboojiyo ayaan leenahay.

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 11 годин тому

    Xawaadle Hawiye ma aha tana waa idiin dhineed ee oodkac laga dhigto adinkaa is yeelay hawiye iyo madaxweynahooda ka hara xasana caanaha reer abti ha qabato

  • @Nasra-u5u
    @Nasra-u5u 21 годину тому +2

    kabaqad. Ale. Hakaqabto. umada. reer. hiiraan

  • @Geesiga1
    @Geesiga1 16 годин тому

    Hadii gacan kudhiiglayaashaas lasoo qabanwaayo meesha dowlad kama jirto

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 9 годин тому

    Sanbaloolshe inay dilaan bay aheyd horgalka xetaa kama uusan tacsiyeyn Raga lalaayay😢

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 18 годин тому

    Xawadle tashada 🆎 yuusan idinka caqli badin

  • @ambiaismailibrahim561
    @ambiaismailibrahim561 10 годин тому

    General wa runta sanbaloshe qanadii xasan ayu kujira 😅😅

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 13 годин тому

    Ani waxaan is qabad sii waayay geesinimada iyo bir adeyga xawaadle - iyo sida sanbaloolshe isugu duleeyo abgaal abgaal u aaminsanyihiin xawaadle wax aay iyaga leeyihiin in aay yihiin ilaa san baloolshey cidi xawaadle u maleeyeen ninkii dambe oo Tuulo abgaal sii joogo oo xawaadla ah waa gun

  • @mos1954
    @mos1954 19 годин тому

    Hubkii Dowlada oodhan ayeey Haystaan Abgaal Anagana Kaan Alshabaab Kula Dagaalamilahayn Baa Nalagaqaadi.

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 11 годин тому

    Kuwii Cadowga Ka Difaacayey ayay Laayeen Damiir iyo Dadnimo Xumada

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 21 годину тому +2

    Sanbaloooshe tuug munaafaq ah weeyaan

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 21 годину тому +1

    Ciidanku hays wada raaceen dhammaan iyagoo hubkooda sita
    Si ay isu difaacaan,
    Markay beledweyne tagaana, qola walba deegaankoodii ha loo sii gudbiyo.

  • @ilmo1234
    @ilmo1234 19 годин тому

    Shaqad uu hayo waaye oo cida uu u haayo agaasimaha sirdoonka taas maa caay ah waa xubin laysku curjiyo in jaajuus la noqdo

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax 19 годин тому +1

    General xawaadlaha qaar ayaan aduunyo u warhayn oo xasan munaafaq iska daba socda tuugaa xasan shiiq waa khaain liita oo daciif ah xitaa khaain rag ah baajiree kan waa ninliita oo daciif ah kaas soomaali waa baabiyey hawiyana sumcaduu kaga dheeley kuwa daba socda weli waa disable ayey caqliga kayihiin oo xaqiiq waxa fiican iyo waxa xun kala garan maayaan diinta islaamka iyo waxaa iskaga qasan diinla aanta mana aaminsana diinteena sharafta leh ee waxa xun aan ogolayn
    GENeral aad ayaan uga xumahay dadka laayey ragii xabada isaga dhigayey ee weliba dhal8nyarada ahaa walaahi ilmadii ayaan ceshan waayey xawaadlena maahi iyo hawiye toona waxaan ahay ssc khaatumo xawaadle alle haguuleeyo aad ayaan uga xumahay indhalinyada ciidanka ah lalaayo ragaa waxaa laga dilley soomaali oo dhan ilaahay abgaalkaas belaayo hakusalido waa dad aan damiirbini aadan iyo garasho lahayn waan katacsiyeynayaa ragaa naga dhintey oo rag dhaqaaqii ahaa waa kuwii gaashaanka u ahaa waxaan waa alshabaab abgaal waa alshabaab xaqiiqdii waxyar mooyee intooda badan

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 19 годин тому

    Muxuu so doonay hadaanu
    Ka tacsiyeyn 7 wiil ee isku goobta la dilay

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 21 годину тому +1

    Haka soo baxeen awel ba markiisanbalooshe la doortey bay god ku dhacdey

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 20 годин тому

    Horta aad iyo aad ayaan ugu xun nahay. Laakin 50 sano haqaadato dhiig agoonyar kaama haro. La helow. Adiga neh Waa Ku jirtaa. Ogow

  • @mos1954
    @mos1954 19 годин тому

    Ar Imboow Runta Kahadal Maalinwalba Inaan Meel Uduulno Xal Nooma ahan. Waayo Logistics iyo Urnay Hadaan Xawaadle Nahay!

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi2668 14 годин тому

    Sanbololshe oo jajuus liita

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka 18 годин тому

    Xawadle waa arkay sambaloshe wuxuu yahay tan kale xawadle isma idili waa dhaqan ay leeyihiin taas Aya keentay ninka xawadle markuu jago yar help wuxu doono inu nagu sameyo dabageed Aya keyska qaban lahaa waqti aan fogeyn sida sambaloshe ayaa xawadle uwada nacay markii hirshabele xawadle inu ISKA qabto rabay wixii meel kaste Ka difacayo dabageed soow ma aheyn

  • @Pythroxvo
    @Pythroxvo 17 годин тому

    San baloshe waa closhiis ushaqeeste

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 20 годин тому

    SANBALLOOLSHE WAA JAAJUUS ETHIOPIAN IYO EMAARAATKA SHAQEEYA...

  • @RumaanG
    @RumaanG 20 годин тому +1

    Sanbololshe iska qabta.

  • @abbdll
    @abbdll 20 годин тому +1

    Waa laheshiinayaa dhibka daa

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 19 годин тому

    sanbalooshe iska qabta xawaadloow

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 19 годин тому

    Ninyahoow gacan ku dhiigle waa la soo qaban haddii aad awood iyo nacnacda daa xawaale tabar uu wax ku dilo ma lahan hadduu awood leeyihiin habargidir baladweyne idinka qabsade

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 20 годин тому

    SANBALLOOLSHE ARMAA LOO SOO DIRAY INUU XAWAADLE KALA FURFURO....

  • @KingShibiinYare
    @KingShibiinYare 20 годин тому

    War Xawaadle. MA Abgalaa Iska dhicin waydeen Ganraal Guulayso Halayey Dadkiisa difaacaa Tahay Laandheerey tahay

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 21 годину тому

    Askarta Digil Aw mirifle aa fadaralka waxan leeyahey 2ba wado baa idin furan inaad racdaan askarta walalihiina aa Xawaadle ama inaad idinkuna KGS Iska xadirisaan dowlad nimo somaliya halkaas bey ku luga beeshey majirto siyaasi dadkiisa ushaqeyo oo dowlad nimo kashaqeyo taas na qofwalbo wey ujeedaa

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 13 годин тому

    xawaadle maslaxa qaata abgaal idanma dhex degane laakin idinka xamar&jowhar baad daadsantihiin! Diya qaata oo iska aamusa waa lasoo qabanayaa oo latooganayaa dembilayasha dilka geystay...hadaad aarsataan waa idiin aqli xumo!!

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 20 годин тому

    Hala qabto ooxawaadle haiskaqabto sanbaloshe. Marexana ,fartaag, haqabtaan ,wa.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 21 годину тому

    Kowkow