Runti marka aan shaqada joogo waxa kali aan dagesto sirdoonyada mida kale kali marka adiga so turjumta waayo sheekada ayaa dadka jeclinsinesa Masha allah ilahay haku xafido maracade🙏
Omg ayada oo igu socoto aa dhahde halkaas ha inoojoogto Maracadow hadalkaa wanicirabaa😂 Ramadankii 22 marka qisada Adam Sabri inoo soo tabineysay saas cml unecbaa halkaa ha inoojoogto😂
Runti marka aan shaqada joogo waxa kali aan dagesto sirdoonyada mida kale kali marka adiga so turjumta waayo sheekada ayaa dadka jeclinsinesa Masha allah ilahay haku xafido maracade🙏
Cod macaan, hadal helid iyo hibo wariyinimo waaa maracade shaw mansha alaah sheekadaan waa sugaaa taxane walaahi ❤
Wlhi waqti ayaad ku bixisay si aad nogu faa iidayso m.a allaha ku xifdiyo
Hadal Afkaaga kasoo Baxa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohammadﷺ:📿❤️
الهم مصلي وسلم عليه
Maracade show galab wangsan 29/9/2024 muqdsiho
Mahadsanid maracade
Runtii waa sheeko cajiib ah
Waa mahadsan tahay saxiib maracadow. Marnamij yadan aad baan ugu baahnayn. Nosoo diyari dawashadeedana anaga nogaa
Thank you pro❤
Barnaamijkan sirdonka dib kala soo biiry maracadde noso badii❤
Maracadeow lasoo dhakhso qaybta xigta🌷✌️
Thanks saxib❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid brother guleyso
Maracadeda masah Allah sxb soo badan sxb ❤❤❤❤ arimaha sirdoonka
Waxu alle kuu hibiiyay cod cajeeb ah oo saxar ku jirin masha allah tabarakalah cafimad qab wngsan wll
Nio playlist usameey si kiina dhafo aan ugu soo raadino
Ramadan Kareem maracade shaw
Mahad sanid maracade ❤❤
Mahadsanid
Ramadantii hore mashruucii la dagaalanka nuurka baa noo soo gudbisay, hadana sheeko aad u heersaraysa baa noo soo gudbisay mahadsanid Jaalle
My brother Mara cade so dadaji qeebta xigta
Somaali nala dhahaa ee maad naga soo dhamaysid sheekadaan aadka u xiisaha badan
Wa run wlhi sxb from Djibouti 🇩🇯
Msha allh wll maxamed mahadsnid wll dadalkada mesha kasi wad wnku garab taganahay barmamijyadan noso badi wll
Mahadsanid maracade
Masha Allah Waa Sheko Qibrad Leh
Mercde wan ku salamay
Hore noga dhamee way macan tahay wax badan
Ba iga bil dhamay
Mahadsantahy sxp mrna wll ❤
Guulayso sxb horay usoco sxb muuqaalada soobadi inshallah
Maxadsanid❤❤❤
❤❤❤❤❤🎉🎉
Sheekadu waa caddayn sooyaalka ay isla soo mareen Yuhuudda la dejiyey dhulka Carabta/Falastiin iyo colaaddii ka dhalatay, Waana tartanka sirdoonnada Masar, Yuhuudda iyo reer galbeedka oo isku dhinac ahaa.
Waad ku mahadsan tahay Maracadde.
Maahadsantahay maracade
sacada badi maracadow wllo😊
Good❤
Please part 4 laso dhagso maracadow
Sxb soo dheereey muuqaalka gaarsii daqiiqadaha muuqaalka ilaa 20 daqiiqo
Thank you
Yuhuiud musiiibo alle ha u soo dajiya
Mr Mohamed isse Thank you so much
Maskaxdayada ayaad bartay inaan cadawga lasaaxiibikaro guul maracade
Maracade war nio meesha musalsal caadiyaa kadhigtay bahasha naga dheree daqiiqadaha 😂😅
Halkaaa Dadaaalka Ka Sii wad jir oo jooog
❤❤
😂😂 qofkaas waa badd jimcaad ma maqli jirty😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sxbow Maxaa Saan noo yeelee maa sheekada waqti siisid oo noo dheereesid waa nagu bar goosay wlhi 😅😮
Sida habsamida leh ad u tabineysid ba cajib ah nolo so dhaqso plz
Dagaalkaas 73 buu ahaa 72 ma aheyn.mahadsanid
Qeybtii 3aad👀
iaamin
Pls waad nagu yareesay warka pls 30 ama 25 daqiiqo ka dhig pls
Qurxey way adag tahay inaad diyaarisa
Guul iyo gobanimo insha Allah
SXB MARACADE ISAGOO LIIBIYA MARAYAH SEE ALIS KAN DARIYA LOOGU QABTA HALKA WAAD KHALADAY
Sxb Galabtii Noogu Badal sheekada afurkan Kusugaynaa Bro thanks
Soo Badi xaaji
Omg ayada oo igu socoto aa dhahde halkaas ha inoojoogto
Maracadow hadalkaa wanicirabaa😂
Ramadankii 22 marka qisada Adam Sabri inoo soo tabineysay saas cml unecbaa halkaa ha inoojoogto😂
Hhh hda anaa daawanaya
Sheekada si aday ayaad usoo tarjuntay Ustaad oo ina la fahmo ayaa adag
Ale ku dhawr
War noso dhamestir wadna mahadsan tahay
Sobadi sxp
Kuwi bisha ramadhan kugulestaan naartana lagaxoreyo damaan Alle hanagadigo
Wanaagsan
30 diqiiqo ka dhig
Walhi dadkayga goorta ay wax fahmidonan magaranayo lkn manta waxaan ogahy in imaradka waxaa iga dhow galada dab caabudka ah sababtoo ah 😢
Cadow walalka ah oo ku Cunaya waxaa kaga dhow gaalka sanabka cabuda ☹️
Israel 🇮🇱 waxay cadaadinaysaa maraykanka isna wuxuu cadaadinayaa imaradka si uu imaradku uu garab ugasiiyo in ay itobiya hesho bada somalia🇸🇴
😕 ilen imaradku mamul goboleedyada kuli saldhigyo ayuu kuleyahy xita dawlada wayn =ok maxaa dan ah oo ugu jira maraykanka in ay itoobiya hesho bada)
Itabiya waxay ladagalamysaa xutiyiinta yaman in aykeceliso marakiibta Israel 🇮🇱 marka wadada lasomarayo waa imaradka ilen waa dad aan u aragno muslimin ☪️ 😢
(Israel 🇮🇱 waxy cadaadinaysaa maraykan 🇺🇸 isna wuxuu cadaadinayaa imaradka)😮
Omg 😂 wad nagu badhjartay
WAA SHEEKO XIGMO ISKU AADAN LEH OK AGEIN
maracdow wakhtiga kordhi zhp haben kastana so gali
Port 3
Afur wamagsan zxbyal
2
Wllo.wad mahadsN tahy.wllo waXAA AQOOYANKA.UMA❤
Ninaan iska jeclahay barmaa mijkiisa
Waxatahay macali ankafaiday waxbadan
Soo bade
Adc
Muxuu jab soo maray 🫣
Cawa dabin ayuu ku dhacay kas oo sababay xanaq marka halays ka jiro go aamada waqtiga carada
Sidan usugayay lee
Isku mid nahay
Mahadsanid Maracade
Mahadsanid