Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

suaalaha somsat 1 may 2013

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 кві 2013

КОМЕНТАРІ • 38

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 11 років тому +4

    Waaw universal private school is is where I started my basic education back to 2001, I remember my teacher abdi janaale, I learned how to write my own name from him. After three months of learning somali, ali janaale suggested me of learning english, to be honest I did not even know whats english. I was the youngest kid of my class ali treated me like his son, he never asked me fee, even if I bring it he would say "if you win the dictation today you will get your money back" thank u ali

  • @hodoahmed527
    @hodoahmed527 11 років тому +5

    BOORAMA, BOOSAASO IYO BU'AALE

  • @dogoblebancade8963
    @dogoblebancade8963 11 років тому +1

    Coldoon Waa Muwaadin Aaad U Wanagsan , aad ban kugu Hanbalaynaya , Sida wanagsan ee aad Hawshan u hayso shacabka, Dadku waxay u bahan Yihiin , in ay Masajidda camiran, Oo diinta dhegaystan, Dhinaca Fiqiga weliba, adna hawl badan baad haysa masha allaah , Jzkallah

  • @indhouroonindhodeeraaleey6608
    @indhouroonindhodeeraaleey6608 11 років тому +1

    c.malik sowka ninkii dukaanlaha ahaa kugu xanaaqay fani iga hor dhaqaaqa kulaa bal maxay yeelaysaa hadii la istaagokkkkkkkk

  • @mohaabdi4778
    @mohaabdi4778 11 років тому +1

    c/malik waan ku salaamay walalo wan jeceahay barn sualaa waa qosol waad ku mahadsantey,, takale wadada ayad istagta manad baaburta ka baqeyn mise dadka madmadow ma baqaan kkkkkkkk inkasto malintadu qorantey

  • @jamaladam7459
    @jamaladam7459 10 років тому +1

    ABDIMALIK KHAYR ALLE HAKU SIIYO DADKU MABA TAQAANAAN DIINTA ISLAAMKA SUBXAANA LAAH WAAR KU WAD XAGGA DIINTA XAGGA DHAQANKANA KU DHEX WAD ILLATN WAY XANAAQAYAANE KKKKKKKK KUWA WAALANA ISKA ILAALI

  • @abdilahigawlalale2730
    @abdilahigawlalale2730 11 років тому +3

    CABDIMAALIK MUSE COLDOON NIINKI KU DILAAY MAXAA UU AHAA SOMALILANDER AYAAN AHAY AYAAY KAGAA DHAGTAAY WALAHAY WADANI DHAAAB AAH LAKIIN WUU YAAR WALAA

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 11 років тому

    This is the same way we used to learn english, those who can speak fast wins in every conversation. This is called "effortless speaking" you just say what ever you want, as fast as u can with out thinking about any grammatical error. Those who think about grammar when speaking loose the debate as they can not speak so fast. Its very intertaining method of learning english, at that time we used to compete with NATION/NEW NATION students, we were very proud of our school.

  • @MrXaguuga
    @MrXaguuga 11 років тому +2

    Waar ninyoow yaan meesha nalagu baadhanin ,,,,kkkkkkkkkkkk,,, tuugtii halaag ahayd buu i xusuusiyay... thanks cabdimalik

  • @salmaali8338
    @salmaali8338 6 років тому

    Allaha haku barakeyo c.malik muse coldon

  • @leylacadeeyxusseen2312
    @leylacadeeyxusseen2312 11 років тому

    suaasha labaad 1 second baan ku keenay thanks c/maalik

  • @igudulqaadowaxaanahay3601
    @igudulqaadowaxaanahay3601 6 років тому

    suaashaas quraan baa kusoo dagay waa gabadhii iyadoo dhulka joogta ilaaheey ka maqlay codkeeda samada waana gabadhii kusoo dagtay suurada qadasamicala gabadhana magaceeda waa qowla

  • @abdilmaalik
    @abdilmaalik  11 років тому +3

    waliba biyuu soo darsday naguna daadiyey ee kamaradda ayaan qaban

  • @zakirbashiir
    @zakirbashiir 11 років тому +1

    dadka reer burco wax baa ka wadda is aha xagge maskaxada!! mid kaste wuu dagalamaya! midan kamarada buu hoos ordahay!! laaakiinse maaha in dadku sidaas yeelaan! kamarada reer burco weligood waa hoos ordi jiiraan!!

  • @ramyaraas168
    @ramyaraas168 8 років тому

    Eng reer burco ka qeeliyey laa xawla waa quwatta ila bilaah

  • @Abdirisaq
    @Abdirisaq 11 років тому +1

    hahaha that old man epic lax ayad maxay udhigaysaa ???? :D

  • @kunjeeranigakujecel32
    @kunjeeranigakujecel32 5 років тому

    ٨/١٠/١٤٤٠ الهجرة 😍

  • @burcoboy1
    @burcoboy1 11 років тому

    media dadku ha jawaban u da adigu maxaad ula akhreiyaysa?

  • @gadheereyuusuf4396
    @gadheereyuusuf4396 5 років тому

    Naima is now in the USA 7:00

  • @MohamedAbdi-sg4fc
    @MohamedAbdi-sg4fc 10 років тому

    Don't Cut my leg ayaa la yidhaa English-ta noocaas ah

  • @husseinxxy7383
    @husseinxxy7383 11 років тому

    niyow reer burco kamarada ayay ka baqanayaan ee suaalaha way garanayaan ee wacyi galin horta samee marka hore dadka kamarada ma cunta dadkan daba qaxaaya kamarada u sheeg oo barnamij yar ka diyaari

  • @mustaphaazath5225
    @mustaphaazath5225 7 років тому +1

    hhhhhhhhh😅😅😅😅😅 60 sano ayaan qaylayy ninkaasi abaalmarin waa in uu gaafane siiyaaa iyo dhamaan ganacsatayaasha qaadluhu

  • @mukhtaarjamaalmj5284
    @mukhtaarjamaalmj5284 6 років тому

    Hhhhhhhh
    Uu qalinjabiyey kaasi

  • @mayranwarfaa7303
    @mayranwarfaa7303 8 років тому

    Uma maleynahayo in Wagan ay af Soomaali tahay.Armay tobol caara tahay ay ingiriiska naga soo galay.Erayga Wagon waa English waana gaariga ay dhoodimeer radu ay jiidaan. Ereyga Wagan salkiisa dib haloo raaco.

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 роки тому +1

      Alla walal ma caawad wagan garan wayday miyadan Somali bayuura ahayn

  • @shuaybsalah5183
    @shuaybsalah5183 8 років тому +1

    ardayda mid kamid ah ayaa wuxuuyidhi Don't Cub my leg hahaha LoL!!! ENGLISH

  • @ramyaraas168
    @ramyaraas168 8 років тому

    Tan hindi meedhaajinoosa eng hindida maxaa loocaayaa isaaqland in lacaayo Ayey aheyd kkkkkkk

  • @dogoblebancade8963
    @dogoblebancade8963 11 років тому +1

    kkkkkkkkkkkkkkk Walaahi wan qoslay, dadka qaar bay Sanka ka Saaran tahay bal Ninkan leh Mehered weeye na dhaaf eeg meheradiisa Miyaa La dhex Jooga waa Gardarro cadaan ah , Iyo odeygan kacsan ee dagalamaya wax ma fahamsana, In uu Fahmona ma rabo

  • @saidh5357
    @saidh5357 7 років тому

    jwbtas way khal dan tahay. xukunka qofka dhaha naagtiisa sida hooyaday bad iga tahay waxaa la sugayaa 3&4 bilood hadii uu kasoo noqon waayo go'aan kaas qaadiga maxkamada ayaa ka furaya. lkn jawabtan ah qoor xoreeya ama 60 casho sooma ama 60 maskiin sooma waxay kuso dagtay ninkii ramadanta naagtiisa u tagay. dadka yaan la marin habaabin reer burco.

  • @MALIRIPPA
    @MALIRIPPA 10 років тому

    apti walashi that is not ur habaryar had me thinking i couldnt guess it then walahi ala mahan qosley when i found its ur mom hahahahahah greatest trick question ever

  • @abdilahigawlalale2730
    @abdilahigawlalale2730 11 років тому

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK WALLEE NIINKAAS WAXAA WEYEE SOMALILANDER DHAAB AAH WAXAA KAA XANAQAAY JUBADA HOOSEE KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 11 років тому

    Bu,aalahaa ma garteen hadii lay waydiiyo. Cabdi maalik odaygaasi wuu ku sigay wuxu ka xanaaqay sidaad wax isugu mulaaqday jubada kore iyo awdal maxaabad marka hore isu dhex gelisay hadaanad rabin in lagu dakhro kkkkkkkkkk. Inaad gobol sadexaad oo soomaaliyeed nagaga badhaxday ahayd sida gobolka faafan, ama gobolka cali sabiix kkkkkkkkk .

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 7 місяців тому

      CUQDADII SOMALI NACAYBKU MARKAA BA'DAY WELI, MISE SIDII BAAD TAHAY HADAADANBA DHIMAN WAA 10 SANADOOD KA HORE