Mansha Allah hanoo xafido hablaheena sharaftaleh kuwa kalena Allah hanoo soo hanuuniyo ragana masuuliyada Iyo xaqa nalaku leeyahay kuwo garto alle hanaga dhigo aamiin.
Arintuu gaajo ka weyn ee Alle ha xafido gabdhaha, Is debel weyn ayaa ku dhacay. Nasiib daro ilbaxnimo ayeey qaar sharaftan jabtey u haystaan. Waxaas telefoonka laga arkaayo ayeey rabaan in ay matalaan. Dadkaasina waa dad horey usoo jabey ama gaalo
Xisaanta ku darso Xld Dalku ku jiro iyo dowlad aan Tayo laheyn walaal adigu waqtiga ayaa kuu wacan ee banaanka ayaad iman laheyd ogow duruufta dalka ee ha eedeyn gabar wàalid la_aan kusoo kortey istustuska kadaa gabdhaha duruufta heyso
Hadal gabar muslimad ah ku hadasho kii ugu mudnaa ayuu ka mid yahay❤❤❤
maashaa allah allah gabdhaha culumadda ah haynoo badiyo adigana alle haku xafido wll waxad sheegtay wax anfac u leh gabdhaha mulimaadka ahe
Mashaa Allah ku barakeeyo xageen kaala soo xiriira
Illahayaw anaga iyo haweenka muslimiintaba xaqa nagu sug yaa rabi yaa raxmaan
Mansha Allah hanoo xafido hablaheena sharaftaleh kuwa kalena Allah hanoo soo hanuuniyo ragana masuuliyada Iyo xaqa nalaku leeyahay kuwo garto alle hanaga dhigo aamiin.
Gabadhaan waa gaber iimaan iyo diin Alle ugu nicmeeyey
ALLOW SOO HADEEY WIXI LUNSAN
🔦A/C,
Calal fikrah ustaada Naciima hooyooyinka inay aqoon fiican oo caruurtooda ay ku tarbiyeeyaan iyo korinta caruurta isku daraan oo waqtigooda ilaaliyaan baa dhalinyaradu ku hagaagi idam alle
🔦ileen xikmad baa ahayd haani gun bay ka tolantaa 🔦warshadu waa hooyada tacab xoog leh jiil ay gelisay inay bulshada kusoo kordhiso ayaa LAGA sugi iyagoo hooyooyinku eebe wayne kaashanaya,🔦
Mahadsanid Ustaada🎉
M.a Adi Hooyo fiican Baa Tahay🥰
ماشاءالله ☝️
جزاك الله خيرا🙏🙏🙏
Masha Allah. Maamo Allaha ku barakeeyo
Wlhi waa run ilaah ha ku xifdiyo walaashey
Haaaa WLhi
mashala, gabadhan xagay ka timid.
waayahan lama arag gabar si dhab uga hadasha xaalada ay ku jiraan gabdhehenii
Mama daan Waa hooyo qima badan Illahay ha sharfo
Maasha Allah ilaahow noodaa gabadhan iyo inta lamidka ah indhowaale ma arkin gabadh sidaan hadalkeedu U qiimo badanyahay
Maashaa Allah gabadhani aad haloo dhugyeesho warkeedu waa wanaagsanyahay
Caqliga Allaha kuu siyaadiyo walal♥️💯
Waa runtaa sheekhad
Sidee kuugu soo gudbiyaa war gaara
Masha allah walal alle ha ku xafido jazaka allah
Arintuu gaajo ka weyn ee Alle ha xafido gabdhaha, Is debel weyn ayaa ku dhacay. Nasiib daro ilbaxnimo ayeey qaar sharaftan jabtey u haystaan. Waxaas telefoonka laga arkaayo ayeey rabaan in ay matalaan. Dadkaasina waa dad horey usoo jabey ama gaalo
Ilaahay haso hanuuniyo inta lunsan anagana ilaahay hana so hanuuniyo❤
Qaarkood Hotelka wexey utagaan shukansi. Waxaa kafiican shukansiga gurigooda daxdiisa.
Halkee wax kaqaldanyihiin ? gabdhaha saas samaynaya waaridkood meeh?
Waa runteed macallimada alle hana xifdiyo dhamnten❤
Dhibta ugu waynee haysata waa shoping ay ugu horayso iscadayntu
ما شاء الله كلام صحيح وشرف
الله اكبر الله يحفظكِ يا اختنا الفاضلة
Rabiyow kubara kee run badanaa
Ilaahy ubadka haynoo toosiyo
WAALOOSIMAN YAHAY GABDHUHII BANAANKA JOOGAY AYAA NAWAALAY ANAGA KALSONI DARO AYAA NAHAYDA
Asc ehelu sharaf mansha Alaaaah
تبارك الله تبارك الله تبارك الله
مشاءالله تبارك الله مبروك
Mansha allah alle haku barakeeyo
Can someone tell me the name of this Auntie ❤❤❤❤❤
Her name is ustad nacima hassan
Waqti iyo dhaqan dhamaday ayey mamadu ka hadleysaa
Mashaalah jisakalah qeyr
Masha Allah
Machaallah
ماشاء الله
Dumarka
Walahi waa runteda❤❤❤❤❤
MASHA ALAH
Hadalkan ha lagu celceliyo si gabdhaheenii loo badbaadiyo
Wallahi hoyo waruuntada sida waha lo haleyee hablihi imaa.qi ayay iska loumieen
Macalimad Nimco Allah yacisic
Alla maxaan kuuxiisay❤❤
Mashallah
ماشاء الله تبارك الله
she is right ✅️
Gabdhah Aqootooda diimeed oo yaraatay+tiradooda oo badatay=goobyaal.
Xigmada yaa gaarsiya dumar
Rabbi ha ina asturo
Gurigooda may wax ka cunaan
Thank you
Cunto miyaa jidhkaaga lagu badashaa ¡!!!!
Mansh allh maamo wangzan weeyan
Wixi dhaga leh mamadan way la hadadhay, ciyaal "tan way shidantahy" tii nafteeda ku aamintay adigana mustaqbal waaysay,
Yaa Allah noo naxriiso❤
Ayaantaan
Cuduradii AIDS ka ayaa nagusoo badanaya waana macsida
Rag iyo dumarow is ilaaliya
MAAANSHA ALLAAAAAAH
Xisaanta ku darso Xld Dalku ku jiro iyo dowlad aan Tayo laheyn walaal adigu waqtiga ayaa kuu wacan ee banaanka ayaad iman laheyd ogow duruufta dalka ee ha eedeyn gabar wàalid la_aan kusoo kortey istustuska kadaa gabdhaha duruufta heyso
Maxaad ku hadlaysaa ma hanuunka alle siiyay baa dhahaysaa way istus tus tay
Qofba waxi eey dalbata loodalbaa raqis qali midnaba nabad galyo naag hadey kac kutirah hakayelin ushey wadato walaga jabiyaa waliba gurigoda kakenta dariska ilalo lagu dirsan marki lagubahanyahay caawa hadii cawadas casho lagukeno midba masbud kuah hadi cawa laguu baahanyahay qalabki leska dhigin hab lagula yiraahdo midba masbud kuah hadi cawa laguu bahanyahay inlaga dheliyo carurta marqati inlaga tugo midbaa masbuud kuah intaba mida ahen markey qudbasiro aba iyada midkale lala guursado aragtidisa umacalin soqabashada iskaleh wayel tag lama dhaho waxu kutaga latusaa israligalin kabaxday qudbasire qayano aba nagta loshegin labaraya qayano ee igudayo logubaqa qalabka hadhigin gurigeey xaqatay uumisay gabkudheh naagaan wax loogayabineeyn yeegaan aruurso yeelimeeyso
Gabadhani waa qof aad u caqli badan .
Balse 2024 ayaa la marayaa .
Gabdhah maanta jooga waa simple easy .
Adaa easyJet kaadhiigey
Mashllah❤🎉
Wad.mahdsan.thi.Waxa.bahi.badan.dumarka.
Social media Dumar ayaa u badan u'l laqaato malahan Mamo 😂😂😂😂
😂😂😂
لاكن في dad baahan oo sharaf leh
Mansha Allah ❤
Xaqiiqo aan la ga dhuuman karin
Maasha Allah
Kollwdmr
Faras Qaayihiisii Quud buu ku doorsaday.
Sheeko sheeko gabdhaha waxeey uegyihiin bulshada ay kasoo jeedaan. Meel aan kheyraad laheyn beera iyo wax soo saar laheyn. Faqri abaaro colaado argagax cudurro ayaad wax kaqaban weydeen markaasaad gabdhaha bakhbakhbakh la dulsaarantahay. Kaligaa hadaad ladan tahay giuguule ha noqonin.
Runta lagu sheegay ba xanaqaysa 😂😂😂
This is Saudi Wahhabi culture, not Somali culture for women to dress like this
This is Islamic sunna not wahabi.
Somalinimo maahee waa diin naga wada dhexeysa
aad baan ula yaabanahay wlhi. anigu iyadaan la yaabanahay
dhaqn wahhabi ah ayaad faafinaysaa ,waa maxay waxani ? dhaqan badawi ah oo la diimeeyey weeyaan. wlhi waa arrin aad looga naxo in aad qurux moodo inaad si teendhadan aad huwan tahay
Bum
Aayad quraan ah baa beeninoosaa lasoco xijaabkii sharciga ah maa teendha noqday alle u towbar keen
Gabadha Muslimada ah ilaah baa amray inay jirkeeda qariso sida ugu adag gabadhaana ku darso waxay kula talisay gabdhaha sida sharafta iyo qiimahoda u ilaashan lahaaye waan hubaa inaadan raali ka aheyn in taad dhashay iyo walaasha iyo hooyada niman ajaaniba hoteelo u kaxeystan ayago waliba aan asturneyn waa hadii Adan dayuus damiir laawa aheyn inaad ku mucaarado qofkaan qiimaha badana waa camal sheydaan wahaabinimo maaha qofka waxa ilaah raali ga ka yahay ilaah u toobad keen
@@aliguled2713War teen dhadada mahee walal muslimka nabadgeli wax eey kaqabto magaraneynee toobadkeen qofwalbaa laga rabaa waa khaldona lkn gabadhan dadka badankkd way arkaan khaladna kama arkaane waxa gonidaa ood aragtaan garanwaye
ماشاء الله تبارك الله
Maasha allah