Bariga dhaxe sacuudiga ugu horeyo USA iskama qaban karan wayo marhore ayay jilcanan tusen maraykankana wadankuu il ka arko waa shaqadiisa inuu ku soo duulo waxan ognahay in maraynkanka in uu dal bur-buriyo way u sahlan tahay tusale ahan Iraq, sidu ka dhigay wan aragnay
Mareykanu wax qalad ah ma galin kaliya macdantii dahabka ahayd oo yaraatay awgeed ayuu ku badalay macdanta shidaalka taas aya dahabkii ka badatay sucuudigan waxa uu ka dhigay sidii gobol uu isagu leeyahay macdanta shidaaalka ee la iibinayo dollarkiisa lagu iibiyo dollarkiina isla maraykanka usoo noqdo sucuudiha aya ka yeelay inu noqdo gaobol maraykan ka tirsan Dadka dhahyo wuu dheeryahy video gu laba jeer ayan ku ceshtay waa ciyala tiktok kuwasi Maydan fahmin waa macluumad an 10 io 15 minute lagu soo koobi karin faahfahin badan u bahan sida tano kle hadii la isku dayo in laso koobo wali dadka qaar ayan waxba ka fahmayn video ga 15ka minute ah
Wllo waxan kugula talin lahaa in aad barnaamijka noocan oo kale ah laba qaybood ka dhigto oo midiiba tahay 10-15 Daqiiqo, si ay uu barnaamijku xiiso usii yeesho. Mahad Sanid
Dadkii dhaqala wax ka yaqanay yanay ku maqlin kala saar dabacada dollarka iyo qiimaha Dollar ka isku mid maaha dabacadu waa wax ka yar 0.0001% qiimaha guude dollarka Lkn qiimuhu waa jaan goynta iyo bahida loo qabo wax soo sarka dalkaa maraykanku in lacagtiisu noqoto ta ugu qimaha badan calamka maha lacagta uu dabaco ee waa wax soo saarka dadka maraykanka ah. Waxayna jabi karaan hadii dadkaasi waxba soo saari wayaan ama shidaal halagu ibin waayo ama yaan lagu ibin waayin dabcan xoga hoos u dhaca way ku kenaysaa lkn macnaheedu maaha in uu burburayo dhaqala maraykanka dhaqala maraykanku wuxu ku xidhanyay wax soo saarka maraykanka Tusaale somalia waxba ma soo saarto halka dollar waa 1$ =25000somali shilin ah taa macnaheedu waa in halka qof ee maraykan ahi la wax soo saar yahay celceliska 25kun oo somali ah hadii wax soo saarka somalia hagaago qimahaasi hoos ayuu u moqonayaa ilaa 300uu gaadho iyo wlm ah Dadka ku riyaaqa maraykan in jabo maraykan waa dalka keli ah ee ay sura gal tahay talabadu qadoba in aad la qaado tusale china haduu aduunka qabsado technology china qof china ahayni ma isticmali karo mana farsamayn karo wuu u didayaa ruush waaba askari walan maraykan wadamada saxiibka la ah waxay helaan fursad ay isla maraykanka kula tartami karaan sida Jaban south Korea iyo khalijka carabta ayagaa caajise maraykan waa aan nolado adna nolow lkn ina kala wareeji halka kuwa kale yahiin keligay ayaan nolal raba hadaba cadawahan aduunka xooga ku haysta maraykan mid dhama maba jiri mid ka sii xun moyaane haday isku jabana kuwa la jabaya ayaynu nahay
@@mohaan9789 ma waali mana kaftamayo waxani waa wax cilmi ku dhisan hadii aad leeday awood fahan dhaqale waad garan kartaa hadii kalr dawade iska ahaw cilmi ayaan kala hadle iyo wax calamka ka jira kuma lahi china maraykan iyo ruush midkood ayaa fican lkn dhaqale ahaan ayaan ku qayaxay waxay kala yahin iyo sidu dhaqale u burburi karo ama u dhismi karo
Marekanu waxaanu ku dhisan karin hadii is lamku is Bakistaan ay halmid noqdaan oo halgo aan wada qaataan marekanxbad sheegtay xitaa nato iyo marekanka iyagoo wada socda ayaan waxba kaqadi karin🤝
Inta dunida dhan ay dhaqaalo daro ku dhici laheyd axsan marwykanka ha noqdo dal dhaqaalihiisa dhulka galo ee carabta alle ha tuso in ay goaankaas qaataan
Nin kasta oo geesi iyo caaqil muslimka u soo baxa waxaa loo Adeegsadaa oo dila dadkiisa dadkiisa wax ma fahmaan waa madooba weyn oo la raba in ay umadu fahanto
Sida Ciraaq loo burburiyay si kaxun ayaa waddankeena loo burburiyay loo qaybiyay sharafti oo dhan lagaqaaday lanadoonayo inuusan mar dambe saaxadda kusolaaban. Rest In Peace Aabe siyad Bare 🥲
Ninka somali burburiyay ee Somaliland laayay iyo dad badan oo somali ah waa siyad bare Somalia 🇸🇴 Siyad bare uu dhisay lkn gacantiisa ayuu ku burburiyay tusaale aan ku siiyo marka ay dadkii nacayn waxaa laga rabay in uu dhaho doorasho hala qabto ka dib madaxwayne la doorto lkn nin kaligii talis miyaa waxaas yeelayo hadaad qof caqli leh tahay waad ifahamtay
Ad ayan ugu raxaysta ustadka barnamijyadiisa iyo waliba codkiisa ...masha alla...hore u soco ustad...wxanan ku rjaynaya gull if iyo akhiraba isha alla...amiin amiin....
Bro Barnaamijyada soo badi ayaantan Xiisada Aduunku Waa Kacsanyahee
Allow burburi mareykanka wu burburi doona malin dow inshallah😓 hadii mareykan burburo hupaal Muslim hal gacan ayu noqoni doona
Weligii ma baabayo maraykanka inshallah
@@ffc5724 lacagta Yar ad kaheleso Ayad umalesay mii nolosha dapta ah mareykanka imisa Wadan oo Muslim ayu burburiye ama madaxdoda laye malasocota 😓
Masha Allah ustaad maclomaadkadi wa no muhiim
Masha Allah ustaad maclomaadkadi wa muhiim wa cilmi buxa an ka faidno waxan ku xiran asxabteyda oo dhan .so badi ustaad
Thanks Maclimuu 30kaan Daqiqo Ku wad Habeenka Video Soo Galisid Habeen Iiga Qurux Badan Majiro wax Badn Bey Maskxdeyda Faaidaa❤️
Wlhi aniga xita zido kle sxp mhdsnid ustad
Annaga production waa janalka Kaliya ee somaliyed oo anigo daawan muuqaalkoda aan like-ta usaaro kalsooni aan ku qabo daryeed ❤
Masha Allah barnamijka xiiso leh waye si malile ah noo soo tawe
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
Ustad c/ rashiid aqonyahan iyo Tarikhyahan aan ku faano
الهم صلي وسلم وبارك علي سيدنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Allaahu akkubar maanshaa allaash allaha jabiyi insha allaah aaa aaa dhahada insha allaa
الحمد لله ربِّ العالمين *الرّحمن الرّحيم*مالك يوم الدِّين*إيّاك نعبد وإيّاك نستعين*اهدناالصّراط المستقيم*صراط الّذين انعمت عليهم غيرالمغضوب عليهم ولاالضّالِّين*
Cilmi baadhis dheer ayaad nala wadaagtay. Runtii waxbadan oo aanan ogayn ayaan maanta fahmay. Aad baad ugu mahadaantahay. Barnaamijyo aqoon durugsanleh ayaad nala wadaagtaa.
Mareykanka haduu burburo waa burburki aduunka oo dhan
MashaAllaah waan ka helaa dhagaysiga barnaamijyadaada sxb, Ramadaan mubaarak from Minesota
sadaam iyo moamar al khadafi allah u naxriisto
Tariiq Da nabi Yusuf kashekee
Videoga aad ayuu u dheer yahay like baan ku saaray ma dawan wlhi by waqti uma hayo
Galow ana kugu xigo
Bariga dhaxe sacuudiga ugu horeyo USA iskama qaban karan wayo marhore ayay jilcanan tusen maraykankana wadankuu il ka arko waa shaqadiisa inuu ku soo duulo waxan ognahay in maraynkanka in uu dal bur-buriyo way u sahlan tahay tusale ahan Iraq, sidu ka dhigay wan aragnay
Maraykan awood maleh gaalo waa fulay calankoodana mar dhow wuu dhacaa inshaAlaah Ilaah ayaa awood leh gaal aan najaaso iska dhiqin oo lunsan awood maleh ee wuu kaa dhaadhacsiiyey
Maraykanka waa wasaq nijaaswaaye uf allaha gubo
Ustaad mahadsanid
Brother 31 daqiiqo 3 maalin ka dhig Baryahan sidan ayad u badatay
hormar wacan ayaa kuu rajaynaa insha allah
Wll igula sali [N.N.K.H]♥️♥️♥️
SCW..SCW.SCW💯♥️
Wan jecleestay sida aad wax ku wado, waqtiga dhan waa ii gaabanyahay sida aan u xiiseenayo una jeclaystay barnaamijkan, mahadsanid Macalin
guleyso ustaad c/rashiid
Waa warbixin cajiiba runtii uma heysan awooda aduunka inaay kujirto gacanta muslimiinta iyo carabta
Suucidaga iyo maraykanku way wada socdaan waayo yuhuudi meel ay joogtaba waa wada socdaan.
Aad u mahad san tahy ustaad waxa ogeyn ayaa nafahamsiisaa
30 daqiiqo way bdanthy 10 mcn ah
keep going
mahdsanid ustaadii
Thank you
sacuudiga intuu lacag wadan kale shidaalkiisa ku iibinlahaa moo lacagtiisa ku iibsado
Sxb waan kugu tagersanaha mowducaaga masha allaaha
Saaxiib waan ku salaamay
Mareykanu wax qalad ah ma galin kaliya macdantii dahabka ahayd oo yaraatay awgeed ayuu ku badalay macdanta shidaalka taas aya dahabkii ka badatay sucuudigan waxa uu ka dhigay sidii gobol uu isagu leeyahay macdanta shidaaalka ee la iibinayo dollarkiisa lagu iibiyo dollarkiina isla maraykanka usoo noqdo sucuudiha aya ka yeelay inu noqdo gaobol maraykan ka tirsan
Dadka dhahyo wuu dheeryahy video gu laba jeer ayan ku ceshtay waa ciyala tiktok kuwasi
Maydan fahmin waa macluumad an 10 io 15 minute lagu soo koobi karin faahfahin badan u bahan sida tano kle hadii la isku dayo in laso koobo wali dadka qaar ayan waxba ka fahmayn video ga 15ka minute ah
Mahadsanid ustaad
Mash allh wlley aqoontaada allh ku siyadiyo
Wllo waxan kugula talin lahaa in aad barnaamijka noocan oo kale ah laba qaybood ka dhigto oo midiiba tahay 10-15 Daqiiqo, si ay uu barnaamijku xiiso usii yeesho. Mahad Sanid
Dad dhn aa ku seexdo barnaamjdan adna 10 daqiqo ka hdlee
Hal vedio uu sodigoo I'ma daafoo
Keep going 💖
Manshallah aqooniwaa iftiin
Wlhi waan ku seexda muuqalkaga soo dheree
Maclimii xligan mxa muqal usoo dhigty
Walaal muuqaal ka soosamee diyaarada F-35
Thanks
Hada ruush iyo india iyo chine iyo turkey kuheshiiyay lacagahooda inay kukala iibsadaan shidaalka ruushka oo dollarkana lyskaga tagoh
Sacuudiga waadoqon riyaalka meyku iiwiyaan sidey unoqdaa superpawerka aduunka
Ustaad allha ku sharfo
Maka dhamaadeen xoolihi uu carabta iyo africaanka ka dhacay ?
Mashallah
Carabay horay u soco
Waa kuahadsantahay so gudbinta muqaalkan.
Fev chanal ❤
Sukran wa xaqiiq mar marka ka danbaysa wa sii hoobanaya dolarku
Dadkii dhaqala wax ka yaqanay yanay ku maqlin kala saar dabacada dollarka iyo qiimaha Dollar ka isku mid maaha dabacadu waa wax ka yar 0.0001% qiimaha guude dollarka
Lkn qiimuhu waa jaan goynta iyo bahida loo qabo wax soo sarka dalkaa maraykanku in lacagtiisu noqoto ta ugu qimaha badan calamka maha lacagta uu dabaco ee waa wax soo saarka dadka maraykanka ah. Waxayna jabi karaan hadii dadkaasi waxba soo saari wayaan ama shidaal halagu ibin waayo ama yaan lagu ibin waayin dabcan xoga hoos u dhaca way ku kenaysaa lkn macnaheedu maaha in uu burburayo dhaqala maraykanka dhaqala maraykanku wuxu ku xidhanyay wax soo saarka maraykanka
Tusaale somalia waxba ma soo saarto halka dollar waa 1$ =25000somali shilin ah taa macnaheedu waa in halka qof ee maraykan ahi la wax soo saar yahay celceliska 25kun oo somali ah hadii wax soo saarka somalia hagaago qimahaasi hoos ayuu u moqonayaa ilaa 300uu gaadho iyo wlm ah
Dadka ku riyaaqa maraykan in jabo maraykan waa dalka keli ah ee ay sura gal tahay talabadu qadoba in aad la qaado tusale china haduu aduunka qabsado technology china qof china ahayni ma isticmali karo mana farsamayn karo wuu u didayaa ruush waaba askari walan maraykan wadamada saxiibka la ah waxay helaan fursad ay isla maraykanka kula tartami karaan sida Jaban south Korea iyo khalijka carabta ayagaa caajise maraykan waa aan nolado adna nolow lkn ina kala wareeji halka kuwa kale yahiin keligay ayaan nolal raba hadaba cadawahan aduunka xooga ku haysta maraykan mid dhama maba jiri mid ka sii xun moyaane haday isku jabana kuwa la jabaya ayaynu nahay
Wax walan baa tahee wx soo hubso mrka hore ha iska nacnac leeninee
@@mohaan9789 ma waali mana kaftamayo waxani waa wax cilmi ku dhisan hadii aad leeday awood fahan dhaqale waad garan kartaa hadii kalr dawade iska ahaw cilmi ayaan kala hadle iyo wax calamka ka jira kuma lahi china maraykan iyo ruush midkood ayaa fican lkn dhaqale ahaan ayaan ku qayaxay waxay kala yahin iyo sidu dhaqale u burburi karo ama u dhismi karo
@@muusebulshaawi2631 sxp hdlkaga maxumo balse mrka konfur laga hdlayo bad waqoyi kahadashay mowducaana mesha MBA khdlenin xasid wye iyo rush eber wye China xasid wye carabta xasid wye marekankaa nofcn wxs aad shegeso Dhan lagama hdlenin mrka inad sitartib wax ufahanto isku day kdib. Wxi ra'yi celin wad subi krta lkn tan okale maanadan mrkle ha isku taban👍
@@muusebulshaawi2631 wllhi waa runtaa dadkan dagaalka usacab tumaya nolol ma rabaan walle aduunku manta waa isku xiranyhy haday awoodaha waaweyn is dagaalan anaguna waa la jabanan hhh
Masha Allah 🇺🇸👍❤️
Keep goin shp latabay ismuuji lpx
Marekanu waxaanu ku dhisan karin hadii is lamku is Bakistaan ay halmid noqdaan oo halgo aan wada qaataan marekanxbad sheegtay xitaa nato iyo marekanka iyagoo wada socda ayaan waxba kaqadi karin🤝
Macalinka kali ah een kutaxanahy barnamijkiisa abdo
Austaad Somalia hadey shidal qudato lcagteeda maloga ibsan karaa
Saudi kuma dhaco inuu ka hor yimaado maraykan
Inta dunida dhan ay dhaqaalo daro ku dhici laheyd axsan marwykanka ha noqdo dal dhaqaalihiisa dhulka galo ee carabta alle ha tuso in ay goaankaas qaataan
Thanks brother
Tknks you🥰
Hydrogen bomb Kasoo Please
Mahadsanid Walaal
Wax badan oo daah naga saarnaa baad noo iftiimisay
Haburburo marekanku
Mhdsanid aqoon yhn sare.
Wll qadaafi ka soohadal
Hadi lacag kale lagaliyo wa laga mar ma
Masaallah
mahad sanid ustaad kasohadal cilmika joyolojiga
Codsi barnamijka nogu soo gaabi 15 daqiiqo
Geesi kasta waa la dilaa
Wll aadbad umahadsantahy, Schoolka waxa leegu dhigo wax aad uugu fican ayan channel kan ka bartaa mahadsanid marlabad🙏
Taas carabtu kuma dhacdo china ayuu sawir lagalay micnahedu maaha inuu xaga bariga uguuray dulaysiga ayey kajecelyihin carabtu
Lapad like sara🤣😰🙏
Mareykanka dhulka hala jaro dhaaf
Nice
😊
Saudia hadu rabo inu lacag kle inu wax ku iibiyo muu lacagtiisa Riyaal k ku iibiyo
Si lacagtiisa qiimo uyeelato
Carabtan wax fekera kuma jiro miyaa..!
M sh
First coment
Nin kasta oo geesi iyo caaqil muslimka u soo baxa waxaa loo Adeegsadaa oo dila dadkiisa dadkiisa wax ma fahmaan waa madooba weyn oo la raba in ay umadu fahanto
Waxaan kula talinayaa dadka kuxidhan you tuberada qabyaalada kasheekeeya inay soo booqdaan you tube kan caafimaad ka qaba, cilmi baad kafaayidaysiin
Maraykan wuu ku diiday miyaa
God bless America
💯💯👑
Sacuidigu haduu dhabarkiisa istaajiyo china iyo russia waa adkaan in sidii iraq iyo lipia loo baabiyo waayo ragaas kaligoodbaa dagaalka galay.
Mareykanka inuu burburo wn ku faraxsanahy
Hadalkaaga ka firsoo afkaagana ilaali hadikale waxad lakulmi ciqaab. Stupid Somali
Sida Ciraaq loo burburiyay si kaxun ayaa waddankeena loo burburiyay loo qaybiyay sharafti oo dhan lagaqaaday lanadoonayo inuusan mar dambe saaxadda kusolaaban. Rest In Peace Aabe siyad Bare 🥲
Beentaa maahan
@@malmohamud1465 Thank you so much Walal we are one nation one people under God Great Somalia 🇸🇴 ❤️💯
@@yoman7762 haa walaahi sxb
Ninka somali burburiyay ee Somaliland laayay iyo dad badan oo somali ah waa siyad bare Somalia 🇸🇴 Siyad bare uu dhisay lkn gacantiisa ayuu ku burburiyay tusaale aan ku siiyo marka ay dadkii nacayn waxaa laga rabay in uu dhaho doorasho hala qabto ka dib madaxwayne la doorto lkn nin kaligii talis miyaa waxaas yeelayo hadaad qof caqli leh tahay waad ifahamtay
@@haashimbashiir485 🇸🇴❤️
First
Yuugy
Wat
Mahadsanid ustaad
Thanks