DOOD Qur'aan ka mise Bible ka | Sh.Ahmed Deedat iyo Anis shorrosh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 113

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 5 місяців тому +1

    Rahimullah sheikh ahmed diidaat ilaahay ha u naxariisto

  • @hassanfaisal7050
    @hassanfaisal7050 3 роки тому +15

    Alle cimriga haku dheryo hakugna anfaco cilmigaga

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 Рік тому +1

    Jazzakallah Qeer jowharow

  • @coachnajib9134
    @coachnajib9134 2 роки тому +9

    Alxmdulilah Alle baa mahdleh ka nazahan xumaan,nusqaan .Alle waa kaamil diintuna waa kaamil Allow waxaan kaaga mahadinaa nimcada weyn aad isiisay oo ah "islaamnimada'Allow nagu dil nagu nolow ,nagu soo saar.sheikh Axmed Deedat oo adoonkaaga ah u gar gaar Allow oo unaxariis iyo dhamaanteena

    • @cumarowart-pj1el
      @cumarowart-pj1el 10 місяців тому

      filo filo filo filo filo filo filo hi filo filo filo filo filo

  • @abdi-kaafimohamed335
    @abdi-kaafimohamed335 2 роки тому +17

    Alaha kaa ajar siiyo inaa noosoo turjuntay waqtiga kaa galayne miisaanka xasanaadka alaha kuugu daro

  • @umufaaiz1571
    @umufaaiz1571 3 роки тому +10

    Somaaaly xasidnimada iska daaya wad firiseen like iyo comment mxay idnka dhibee wll kina niyada aya udhismeysa ajirna wad helysa war alle ka baqa

  • @Bestmoveis19
    @Bestmoveis19 2 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله hore soco walaal qali ALLAH ha ku xifdiyo🤲🤲🤲

  • @wadanidaacad782
    @wadanidaacad782 3 роки тому +6

    Shiiq axmed deedaat waxan ku jeclahay gaalka kaso horjeedo woow ku camirtaa

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 2 роки тому +2

    MANSHA ALLA SHEEKH AHMED DIDAH ALLOW UGU RAAXEE QABRIGA ALLOW JANATUL FARDUSA GURI DAHAB AH UGA DHIG. ALA GAALADU CAQLI XUMAA BAL BIBEL KAN AY AMINSAN YIHIN WUXU SHEGAYO DHEGEYSTA. ILAHOW SHARKODA NAGA HAY OO MESHAD KU CADABAYSO NAGA DHEERE. ILAHAY BAA DAALAY MARKU CIRKA IYO DHULKA DHISAYAY OO LABA MALMOD NASTAY IYO MALAIG TII BAA CUNTO CUNTAY SUBXANALA.SI FICAN AYUU SHEEKHU U KARBASHAY KAN CARABKA AH EE GAALKA AH

  • @mahadmuuse7190
    @mahadmuuse7190 2 роки тому +2

    M.allah Wll Thnks Alx allaha naga dhigay Muslimiin Allahu Akbar

  • @Sinaibrahim00
    @Sinaibrahim00 3 роки тому +16

    Wlahi waa Shaqo adag ayaa haysaa Allah ha kaa abal mariyo thnks brother

    • @edwinimmanuel2041
      @edwinimmanuel2041 3 роки тому +1

      pro trick: you can watch series at Flixzone. Been using it for watching lots of of movies lately.

    • @cyrusthatcher5936
      @cyrusthatcher5936 3 роки тому +1

      @Edwin Immanuel definitely, have been using flixzone for since december myself :D

    • @gabrieljordan352
      @gabrieljordan352 3 роки тому +1

      @Edwin Immanuel Definitely, I've been watching on flixzone for years myself :D

    • @SOMALIEDITORPROMAX
      @SOMALIEDITORPROMAX 6 місяців тому +1

      Wllh warunta

  • @khalidkaar9054
    @khalidkaar9054 3 роки тому +5

    Fadlan doodaha noocan oo kale ah isku day inaad adeegsato codad kala duwan,
    Waa iga waano, Alle haku xafido wll.

  • @mohamedabdul33
    @mohamedabdul33 Рік тому +1

    Mahadsanid sxb dooddan wey i anfacday Allaha kaa abaal mariyo.

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 роки тому +3

    inaa nahnu nasala dikra wa inaa lahu hafidun.

  • @mohamedabdirashid43
    @mohamedabdirashid43 2 роки тому +3

    Quraanka Allah wax la siman ma jiraan aduunka iyo Akhiraba

  • @mahamedalimahamed591
    @mahamedalimahamed591 2 роки тому +6

    Waad mudan tahay sxb Sharaf sxb turjumida aad noturjuntay ilahay hakugu buxiyo xasanadkaga sxb

  • @hafsacisman5739
    @hafsacisman5739 2 роки тому +3

    الحمدلله ☪️

  • @leylagarmela5034
    @leylagarmela5034 2 роки тому +2

    Masha Allah sheikh Ahmad deedat

  • @fardawsamohamed770
    @fardawsamohamed770 2 роки тому +1

    Jqzakallh khayar wl❤👏

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 роки тому +3

    Jazakalah brother

  • @sucaabdiaden3617
    @sucaabdiaden3617 2 роки тому +1

    Mashallah tabarakal Allah.

  • @Maxamedbarre11
    @Maxamedbarre11 2 роки тому +1

    Masha allah alle haka abaalmariyo hawsha aad noo fududaysay

  • @MohaShine-m2o
    @MohaShine-m2o 7 місяців тому +1

    Sheekh Axmed diidaad cimriga iyo caafimaadka hausiyaadiyo

  • @guuleedguuleed1718
    @guuleedguuleed1718 3 роки тому +3

    Wallee waxbadan baan kaa faa iidnay sxb horay usoco khayr Alaha ku siiyo

  • @umufaaiz1571
    @umufaaiz1571 3 роки тому +2

    Tnxs wll qli

  • @salaahhussein8270
    @salaahhussein8270 2 роки тому +3

    Mashaa alaah

  • @rayanahasanabukar4391
    @rayanahasanabukar4391 2 роки тому +3

    shiiqaan ilaahay hawnaxariisdo amiin

  • @abdiazizmahamed6610
    @abdiazizmahamed6610 2 роки тому +3

    alaha kuu barakeyo bro

  • @theholyquraankreem6488
    @theholyquraankreem6488 3 роки тому +1

    Shukran sxb qali

  • @Amina-uo4ux
    @Amina-uo4ux 2 роки тому

    Asc hoyo
    Ilahay haku dhawro Jizakallah khayir

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 2 роки тому +2

    Allaha naxariistiisa hasiiyo sh axmad deedaad alaha janada giliyo aamiin

  • @osmanmohamed1537
    @osmanmohamed1537 2 роки тому

    Masha Allah Allah haku barakeeyo

  • @ahmedhassanhassan4469
    @ahmedhassanhassan4469 2 роки тому +1

    Suaasha aan dadka weydiinayaa dadkan wax bartay ee jaamacadaha wax ka dhiga markay isu yimaadaan iyagoo kala diin ah oo mid walba hadalkii illaahay ayaan wadaa ayuu leeyahay siday ku dhacday maadaamada ayihiin macalimiin jaamacadaha wax ka dhiga

  • @leylagarmela5034
    @leylagarmela5034 2 роки тому +2

    Masha Allah good job 👏

  • @MohamedAhmed-yb6xb
    @MohamedAhmed-yb6xb 2 роки тому +2

    Masha’allah wll

  • @dunidaislaamka1434
    @dunidaislaamka1434 3 роки тому +4

    Mahadsanid wll hawl waynbaan qabatay

    • @ahmedhassan3401
      @ahmedhassan3401 2 роки тому +1

      Masha allaah.allah ha kugu garab galo hawl adag baad haysaa..

  • @mahadmuuse7190
    @mahadmuuse7190 2 роки тому +8

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu akbar muxamed Rasuulullah (SCW)

  • @sagalhasancigaal9473
    @sagalhasancigaal9473 3 роки тому +12

    Masha allah wllo alle haka abal mariyo

  • @shonazef7351
    @shonazef7351 2 роки тому +2

    Injiil iyo towraat weyan kitabtu sida u isticmal walal

  • @abdisabuurmoalimhusein9341
    @abdisabuurmoalimhusein9341 Рік тому +1

    Salut 😮

  • @cumarxasanislaawsomaaliya6802
    @cumarxasanislaawsomaaliya6802 2 роки тому +2

    Waamahad santahy wll

  • @mohamedalihersi9057
    @mohamedalihersi9057 3 роки тому +1

    Waxa Aan arkayay soomali isku sheegeeysa kiristaan Iyo Kuwo kale oo an Ku arkay Facebook oo caadi U faafinaya diinta kiristanka
    Kuleey Waxaas sidaas U qaabta daran oo cayaala suuqnimadu ka buuxdo ninkii doortay meel Buu usocdaa hadaan Rabi Soo Celin
    Waa Rabi mahadii in an maqalno foolxumada ka buuxda
    Walalka Noo Soo afsoomaliyeeyay Cilmigaga Iyo caqligaga allaha barakeeyo

  • @shuaipofficial9264
    @shuaipofficial9264 2 роки тому +1

    05:54 "waaba hadii ay jirto cid idin cawin karaysa oon ka ahayn alle" MAAHA QOF WAA KHALAD YAR OO XAGGA MACALIN KHADAR AH.

  • @Duluf-film
    @Duluf-film 3 роки тому +3

    Woow wllk Allah hku barakeyo waa kuku fraxay marka kuku Arkey vidio mhd snid wll

  • @ducalemaxmed7948
    @ducalemaxmed7948 2 роки тому +1

    Mancha Allah

  • @maankahudayfi6236
    @maankahudayfi6236 3 роки тому +6

    Nin udhigma meysan kensan christanka ahmed diidaat

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 2 роки тому +1

    الهم فارحم شيخ احمد كان بليقا

  • @lovelyunicorn610
    @lovelyunicorn610 2 роки тому

    Maasha alah wll

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 2 роки тому +1

    JACAYL KAGA MA BAHNIN KAAFIR YOHOW WEYNI.SHEEKH AHMED LAMA DOODI KARTID OO WAA KAA CAQLI IYO CILMI BADAN YAHAY. WUXU KU WAREGAYA XORIYAD IYO SUCUDIGU MUXU SIDAS U SAMEYEY CAQLI XUMAA WUXU

  • @ismaelsahal2181
    @ismaelsahal2181 2 роки тому

    Mnsha alh

  • @abdulrasedmohaedabdi9043
    @abdulrasedmohaedabdi9043 3 роки тому +2

    Subxaanalaah

  • @mohamedabdirashid43
    @mohamedabdirashid43 2 роки тому +1

    M.a

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 3 роки тому +4

    46:21 mansha Allah Hindi ayaaan umalayn jiray sheeqa lkn South Africa waaaye MANSHA ALLAH ❤❤❤❤

    • @mohammedraage9858
      @mohammedraage9858 3 роки тому +2

      Asal ahan waa hindi lkn dhalasho south african ah buu hestay

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 3 роки тому +1

      @@mohammedraage9858 Ninkan Hindi wyeh abhiis keenay south Africa Marka abhis Wuu DHINTAY asgne daaci UU noqday Lkn hindi weyeh

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 2 роки тому

      Those clips were very educative and truth as the teachings of Islam that the great honourable sheikh Ahmed may Allah honour his great sarvants with jaanaatul fardwoza, ameen, the other Arab guy has nothing to offer, baseless aurgmemts, malicious interpretation and in denials, he was lieying, little knowledge plus arrogancy he was, can,t you see his body languages and rushes while reading what he claims his research,

  • @umufaaiz1571
    @umufaaiz1571 3 роки тому +5

    Cajiib hadan dhameysty dooda

  • @Duluf-film
    @Duluf-film 3 роки тому

    Masha Allah

  • @abdit8270
    @abdit8270 6 місяців тому

    Alahu akbar

  • @hanadgeesi4133
    @hanadgeesi4133 3 роки тому +1

    Allahu Akbar

  • @hassanfaisal7050
    @hassanfaisal7050 3 роки тому +5

    Asc wllo waad mahadsantahay

  • @hussenabdulkkadirboyka6944
    @hussenabdulkkadirboyka6944 3 роки тому +3

    Asc waliga hadhibsan runta sheeg gaal waa gaale ayagaba kuma jecla

  • @alesuge9918
    @alesuge9918 2 роки тому +2

    Allaha kaa Abaal Mariyo wll Aad ayaad umahad santahay wll shaqo loo baahan yahay ayaad heysaa runtii lkn halmid samee adoo raaliya wll Labo cod Ka dhig hadii ay kuu saama xeeyso wll

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 2 роки тому +2

    WALEE WAA RUN DHIBAATO WEYN AYAA HAYSATA GAALADA WELIBA EUROPA,AMERICA, AUSTRALIA, NEW ZEALAND, IWM. DHIBKAAS MUSLINKAA XALIN KARA

  • @waraabehargaysa
    @waraabehargaysa 2 роки тому +1

    Waa carab. Gaal iyo islaam labiskani waa dhaqankooda

  • @alikhasim1698
    @alikhasim1698 3 роки тому +3

    Aad baan u taageersanahay ma ognahay 😀
    Lkn adeer filimhindi umaleeyay markaan arkay 2:21:30 wax falan

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 2 роки тому

    WALAHAY WAN DILI LAHAA KAN

  • @axmedmxamedcabdicabdi2755
    @axmedmxamedcabdicabdi2755 Рік тому +3

    odaygu waaba beentii oo qof ah kuma lahoo
    nabigu wax buu qori jiray🙄

  • @abdiladifabdikarin
    @abdiladifabdikarin 3 роки тому

    Gafkaad samayso illaahay ma illoobo mar 7n baa lagu xisaabin saa doonto u hadal iska jees jees

  • @abdulkadircabdulahi4297
    @abdulkadircabdulahi4297 3 роки тому +2

    Bro maa qayeeb qayeeb iso dhikto sida xalqad xalqad oo soconaya 20 daqiiqo

  • @hamzeaxmed9429
    @hamzeaxmed9429 2 роки тому

    Allii islaam naga dhigaa mahadleh

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 роки тому +1

    Mashaallah

  • @shiinehassan787
    @shiinehassan787 2 роки тому +1

    Sxb allaha ku liibaano

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 2 роки тому +1

    ALA CAQLJ XUMAA QURANKU WAX AANJ SHEGINI MA JIRAAN WAX DUMAR LAGA WARAYSTANA MAAHA

    • @baxsan
      @baxsan Рік тому +1

      Macnaha hadalkaaga ma bayaamin kartaa macnaha ninkaas ayaad naag Ku sheegaysaa ood yasaysaa miyaa adigoo ereyga naag adeegsanaya!? iyadoo weliba diinteenii sharfanayd laga hadlayo!?

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 роки тому +1

    nebi adam aabbo malahayn ilaah baa abuuray nebi ise na ilaah baa hooyadii ku dhex abuuray.

  • @shiinehassan787
    @shiinehassan787 2 роки тому +2

    Sida aad noola socod siinayso

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 2 роки тому +3

    War sideed uga cabsanaysa turjumaada waxba ha qarin sxb sababto ah wixii xun in aad cadayso waa xaq in Cristian ku xaaran yahay ayu cadaynaya waayo waxa qoray rag raba inay caruurahoga fuulaan

    • @morganschniederling
      @morganschniederling 2 місяці тому

      Wuxu ula jeeda hadala galmada maxaarimta in uu afka ku waafiyo waa saan u fahmay

  • @gabeyreofficail7616
    @gabeyreofficail7616 3 роки тому +1

    Waxee eheed dood cajiib ah
    Waana adinka mahad celinaa asxaabta

  • @umuasma5881
    @umuasma5881 3 роки тому +1

    Please walalow dodaha zakir naik iyo mahamed hijab noso badi

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial 2 роки тому +2

    Masha Allah 👌🏻horay u Soco Allaha kugu Anfaco

    • @hamdamagag1355
      @hamdamagag1355 Рік тому

      Markarasuulka caw iqrawaxaloolajeedaaakhriwaxanaanukugudulakhrinaynogaadhsiinadadkaeeloolamajeedo waxqoranakhri

  • @yoonscabdiraxin1775
    @yoonscabdiraxin1775 2 роки тому

    Durba 1millionbaad udhowdahay

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 2 роки тому +3

    MUSLIN QALBIGODAN RUXAYA KU LAHAA EE ADKAYSTA JAAHIL

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 2 роки тому +1

    4DUMARA LA GURSANAYA AYUU KA DHAMAAN LA,YAHAY.MUXUU U ARKI WAYAY KINISADA HOODA RAGA AY ISUGU MEHERINAYAN EE SHEEKH KU SHEEGA KINISADA HAYSTAA U MEHERINAYO IYO DUNARKA LAYSU GURINAYO

  • @nadhiifosheikhnoor6107
    @nadhiifosheikhnoor6107 2 роки тому

    M,a

  • @Duluf-film
    @Duluf-film 3 роки тому +1

    Mhd snid wll qaali 😍😍

  • @zakariaabdi2644
    @zakariaabdi2644 2 роки тому +1

    Siwacan baad u turjuntay

  • @abdirazackkhalief1343
    @abdirazackkhalief1343 3 роки тому +5

    😂😂😂shroshka waaba falastine siduu ku aaminay waaxaa muu waalanyahay waaba buug falastine lagu laayay
    (Mar daan dameer marna ushii niiga saxaraha looga keenaaye😂😂😂😂😂)

    • @Duluf-film
      @Duluf-film 3 роки тому +1

      Hhhhhh odyga wuu isku dhax yaacay

    • @wadanidaacad782
      @wadanidaacad782 3 роки тому

      Haa lkn asal ahaan waa Christian. Dhaman carabta Muslimka ka hor qaar baa ahaa Christian asal ah

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 3 роки тому +1

    Anis waa jaahil maba yaqaano wuxuu ka hadlaayo oo daliiladda uu soo bandhigay waa wads been. Qofna kuma dhacdo in diinta Muslimska oo nadiifka ah ineey qalad u Hesho.

  • @yoman7762
    @yoman7762 2 роки тому

    Aniga Reer somaliland waxaa noo shidan heesta ah
    Eber miyaa?
    Eber miyaa?
    Ictiraafkii 😹

  • @mohamedabdimohamoud8328
    @mohamedabdimohamoud8328 2 роки тому

    Khamiiskaas wadaado badan oo somali ah baa mooda khamiis islaamku qaato hhhhhh war waa khamiis carbeeed

  • @abdiladifabdikarin
    @abdiladifabdikarin 3 роки тому +1

    War ninkan wax ku jano tago ma la waayay oo xakawda jaro in dhagax lagu dilo ayaa banaan oo dhiigiisa ladaadiyo

    • @nabaadradshe3341
      @nabaadradshe3341 2 роки тому +1

      Oo maxaad ku dileysaa. Qofka fikirkiisa haddii uusan taada wasfaqsaneyn miyaad ku dili? Waa yaab.

  • @abdiladifabdikarin
    @abdiladifabdikarin 3 роки тому

    Waa jaahil he is neither christian nor muslim