AAW Waa Dadka Dhifka Ee Ku Jira Siyaasada Soomaalida Waanan Digital Ah Dhacdooyinka Aan La Cajabay Goob Joogana U Ahaa Waxaa Kamid Ahaa Doorashadi 15 May 2022 Ee Somalia Qorshe Ay So Dhigeen Farmaajo Iyo Kooxdisu Oo Ahaa Lagu Dhego Inay Codeeyan Xildhibaano Is Diidana Oo Isku Beel Ahaa Oo Lagu so Doortay Ceel Iyo Garbahaaray Halkaas Team Farmajo Isku Ayeey Ka Rabeen Iyo in Doorashadii Gudoonka baarlamaanku Fashilanto Lakiin Ninka Si Fudud U Akhriyey kadibna Qanciyey Gudidii Doorashada iyo Gudoomiye Dhaban Cad Ee Yidhi maxaynu Isku Sawmaha Labada Team Xildhibaanada Ee Isku Deegaanka Ee Ceel Waaq Iyo Garbahaaray Labadaba Ka Reeba Doorashada Waana Sababta Ay team Farmajo u Necbayeen AAW
CC Shakuuroow kuwaas ayaa kamid tahay. Sidaas ayaa isbaaro ugu dhigataa dowladda iyo madaxweynaha.
Maasha allaah siyaasi waxgarada
M.a sharaf iyo karaamo Gudoomiye
Aww rer comments land waa garbaashtay gudomiye
Kkkkk waa dahir calasow kow ka eh dadkaas
AAW Waa Dadka Dhifka Ee Ku Jira Siyaasada Soomaalida Waanan Digital Ah Dhacdooyinka Aan La Cajabay Goob Joogana U Ahaa Waxaa Kamid Ahaa Doorashadi 15 May 2022 Ee Somalia Qorshe Ay So Dhigeen Farmaajo Iyo Kooxdisu Oo Ahaa Lagu Dhego Inay Codeeyan Xildhibaano Is Diidana Oo Isku Beel Ahaa Oo Lagu so Doortay Ceel Iyo Garbahaaray Halkaas Team Farmajo Isku Ayeey Ka Rabeen Iyo in Doorashadii Gudoonka baarlamaanku Fashilanto Lakiin Ninka Si Fudud U Akhriyey kadibna Qanciyey Gudidii Doorashada iyo Gudoomiye Dhaban Cad Ee Yidhi maxaynu Isku Sawmaha Labada Team Xildhibaanada Ee Isku Deegaanka Ee Ceel Waaq Iyo Garbahaaray Labadaba Ka Reeba Doorashada Waana Sababta Ay team Farmajo u Necbayeen AAW
Shiine culay loo Tuuba raacay