Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Deg Deg: Sacad & Leelkase oo dagaal Culus ku dhax Maray Mudug, Qasaaro Xoogan...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 чер 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

КОМЕНТАРІ • 30

  • @user-uw3ei5og1o
    @user-uw3ei5og1o Місяць тому +6

    Ilaahey hakala qaboojiyo

  • @user-hm9sl2gk5p
    @user-hm9sl2gk5p Місяць тому +4

    سبحان الله

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Місяць тому +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 Місяць тому +4

    ILLAAHAYOW DADKAAS SHACABKA AH HADAY IYAGU ISKOOD ISUGU DHECEEN KALA QABOOJI WAA DAD WALAALO AH . HADII DAD MADAX SOOMAALIYEED AH OO ISKU DIRAYA OO HUB KA ISUGU DHIIBAYAA AY JIRAANA. [[[[[[((((( ILLAAHAYOW ILLAAHAYOW ILLAAHAYOW GURIGIISA DHEXDIISA ILLAAHAYOW BAAWAR KAAGA KU TUS OO SI UMADADU UGA NASATO ILLAAHAYOW BAAWAR KAAGA TUS.. ANIGU LEELKASE MA AHI SACADNA MAAHI LAAKIIN UMADA DHIBKA HAYESTA AYAA II MUUQATA . SHICIBKII OO WAXMA GARATO ISAGA BATAY [(((( ALAYSA MINKUM RAJULUN RASHIID )))))]. ILLAAHAYOW ADIGAA CAALIMUL QAYEB AH ILLAAHAYOW WIXII UMADA ISKU DIRAYA UMADA KAGA FILOW AAAAAAAAMIN.

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 Місяць тому +2

    Soomaali waa xoolo

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan Місяць тому +1

    Nahabin umada isku dirayo halasoo xirxiro

  • @malaboa591
    @malaboa591 Місяць тому +1

    Maxeey u dishay naxariis daranaa nin xanuunsan oo walaal ha i dilin dhahaayo SubxaanAllaah

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN Місяць тому

    Gabdha xataa (Sacad) waa geesi

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale Місяць тому

    Allaha kalaqaboojiyo umad aan caqli iyo xikmad laheyn naarbaa sugeyda

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Місяць тому

    Illaahay hakala qaboojo

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Місяць тому

    Dgaalka somalida waa mid qaab daran waxaa fican dagaalka in meel fiican logaso haro oo reer kii laga ad kado toos loo adoonsado waxaan kutalinyaa kala ad kaasho yaan. Qofba la reebin wada dagaalka ma hureysan dagaal marba hadii dhalintiina ay kuwan yihiin

  • @abdullahisharif2382
    @abdullahisharif2382 23 дні тому

    Meydkiina soo doonta jilicsantii idin dhashay wase Habarkintir naago cabaad badan

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator Місяць тому

    Duulow ma guuleeysaneeysid maxaa yeelay ilaahey majeclo dhaalin .
    Gardaro waxay leedahay Guul daro ilaaheey majeclo .
    Waryaa ninka waalan nin baa ka horeeyay gabshaha la dhashay oo la Dhabi Daahir

  • @abdiqanihassan5292
    @abdiqanihassan5292 Місяць тому

    Allee been u sheegtay leelkase waa guleystey waxaa ka dhintey 6 lix ruux sacad waxaa ka dhintey 17 ruux medaydka waxaa daadsan yahy sacad xeeroyinka leelkase

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale Місяць тому

    Qofkii waxdila hadii sharciga lakeenilahaa waxaas madhaceen

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix Місяць тому

    Soomaaliyeey maad alshabaab la dagaalantaan intaad isleynaysaan

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 Місяць тому

    Yaahuu dagaal kama ilbaxan iyo dhiig muslim

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Місяць тому

    Bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi waryaarehee xagee loosocdaa

  • @TIsmael-qx4lb
    @TIsmael-qx4lb Місяць тому

    Walaalayaal ilaaheey kacabsada meesha loo socdo waa aakhiro

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 Місяць тому

    Peace and Safe

  • @nelmi7496
    @nelmi7496 Місяць тому

    halays dılo hana ladagaalamo duurkana dolar hala sıısto doowladnımadu waa daba maryayo ıyo dooxatıyo tuugo daanada aduunyadu waa dıın xumada maantay.

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 Місяць тому

    Mooryaanta caqliga allaha usooceliyo

  • @AnisaAden-tb5pf
    @AnisaAden-tb5pf Місяць тому

    Subxana alaah

  • @AbwaanDaadihiye
    @AbwaanDaadihiye Місяць тому

    Sacad. Dhulkoodi. Alshabaab haday. Ugasooqen. Dhulqaada xagee. Lagahelayaa.

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 Місяць тому

      Dhulka laysku haysto waa dhul Sacad ee beenta jooji Leelkaslaay ayaa dhul balaarsi wada oo dagaalka soo qaaday iyagaa rabo inay Shabaab ka yareeyaan culayska waayo waa qabiil Shabaab wada ah

  • @abdiaziizomar1285
    @abdiaziizomar1285 Місяць тому

    Cadsi beesha darood hubki gooja cade hawargidir la aada please fadlan.waxaan magac illaahey ku dharana 114 in hoobkaas dhan hawargidir gacanta ugali doono weyna dhaci jirtey tariikdha sadasha laga raca

    • @classiclit2926
      @classiclit2926 Місяць тому

      Adhiga miya hadiyad kubixinaya 😂😂😂