Dabaq Suge iib ah,Xaafada Kor damac,Degmada Hodan, Laamiga 8ad ka ah, 5 qol ah+252610482060 WhatsApp
Вставка
- Опубліковано 28 вер 2024
- Guri Dabaq suge 🏝 iib ah
Waxaa laguu haayaa Dabaq i iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Hodan
Cabirkiisa: 20×15
Document: Saxan. (Maxamed siyaad)
Degmada: Hodan
Xaafada: Kor damac
Waddadisa: Laamiga Afgoye 8aad ka ah
Qiimaha: 115,000$ iyo Heshiis
Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252 61 4194979, +252610482060(WhatsApp)
F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya
War waxaan dhismo ma ahee guryaha neyroobi camal ma dhistaan
Nairobi ha noo xayeysiin. Anaka soomaali ayaan nahay dhulkeena iyo guryaheena ayaa nooga qiimo badan kuwaas. Dal aadan lahayn waxba haku faanin.
Xaafada hodan iyo asluubta maxaa isku geeyay?
Dhinac warshadaha xigto aa dukuminti hodan ah.
Maasha Allah, wuu u qalmaa lacagtaas. Ilaaheey ha ii sahlo lacagtaas 🙏