Sundus & Samia “Nagademi Madaawan karno” Dhammaadka Muuqaalka Safarka Asad & Farriintaa Dirney!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • #arimaheena #team27 #rlcteam27
    Halkaan ka iibso dharkayga tinyurl.com/px...
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    1,462,119 subscribers

КОМЕНТАРІ • 259

  • @enjoy3684
    @enjoy3684 7 днів тому +227

    Gabdhahaan Iyo wiilashan quruxda badan iney dhaafayan umalayn maayo saliga nabiga (ﷺ).❤️

    • @SumayoAbdirisaqCiise
      @SumayoAbdirisaqCiise 7 днів тому +1

      Scw scw scw

    • @RahmaMohamedJimalle
      @RahmaMohamedJimalle 7 днів тому

      Scw scw scw scw ❤❤❤scw scw scw scw scw ❤❤❤scw scw scw scw scw ❤❤❤scw scw scw scw scw ❤❤❤scw scw scw scw scw ❤❤❤scw scw scw scw scw scw ❤❤❤scw scw scw scw scw ❤❤scw scw scw scw ❤❤❤scw scw scw ❤❤scw scw

    • @CanabCabdi-gk1nw
      @CanabCabdi-gk1nw 7 днів тому +2

      Salaalahu caleyhi wasalam

    • @AhlaamAbdiwabaab
      @AhlaamAbdiwabaab 7 днів тому +1

      Scw scw scw

    • @zaamali3829
      @zaamali3829 6 днів тому +1

      Scw

  • @FarhanAbdulah-l4u
    @FarhanAbdulah-l4u 7 днів тому +91

    Uma Maleynaayo wilashaan iyo Gabdhahaan Quruxda Badaan in aay Dhafaan Saliga Nabigeena Muxamad Scw ❤☀️👍🔥

  • @CumarAxmedCumar-p2r
    @CumarAxmedCumar-p2r 7 днів тому +155

    Car ii keen Gacan Ka qurxoon tan soo qorta Saliga nabiga scw 😭🤍

  • @King-cayda10
    @King-cayda10 7 днів тому +96

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @Bilan-h9p
    @Bilan-h9p 7 днів тому +76

    Boski asda arimaheen nogaly haben walipa video Kaga fadhina intu asda no imanyo ❤😂

  • @salmagarad5948
    @salmagarad5948 7 днів тому +80

    Ax wlhi asad wan la ilmeynay ani io hooyo mcn wanu calosha na hurtay hooyadayna way u ducaysay asad we love u walalo cimri dheer io cafimad 🥹🥹😍

    • @KhadarAdan-gl7wn
      @KhadarAdan-gl7wn 7 днів тому

      Someone like you deserves a reply from arimaheena or asad just to say thank you 🙏

  • @Baariyee45
    @Baariyee45 7 днів тому +18

    Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MamaMama-v5j
    @MamaMama-v5j 7 днів тому +38

    Sundusa io samia meeshay Ku jiiran qosol uguu imo ❤❤❤❤❤ love sara

  • @CabdirshiidMaxamed
    @CabdirshiidMaxamed 7 днів тому +35

    Jimco kariim
    ku sali nabi maxamed ❤❤❤صلى الله عليه وسلم

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 7 днів тому +38

    Hablahaygi quruxda badna guriga sidaa u camira habeen walba yaan laydinka waayin armaan iyo arimaheena xabad film ah noogu Soo tuura nio oo Samia iyo armaan actor ka yihiin😅😅

  • @Hargeisawi-e7c
    @Hargeisawi-e7c 7 днів тому +19

    Asad wlhi waa one of the real heroes waayo wllki abdulahi hagio meeshu kala soo baxey qalbigisa si gaara ayey ugu taala insha allah wad heli laxadkagi inta dhiman wlhi 2 haben oo kala duwan ayn ku riyoodey asad oo lugihisa ku socda xataa dharki uu xidhna wan xasuusta from hargeisa team 27 ❤❤❤

    • @NajmaNihaal
      @NajmaNihaal 5 днів тому

      Allow run ooga dhig🤲🤲❤

    • @fadumoomar1888
      @fadumoomar1888 4 дні тому

      Aniga xitta abaayo labo Mar kuriyooday asagoo lugihiisa kusocdo Rabbi dib cagiisa ha’ugu istaajiyo ❤😢

  • @CabdirisaaqBootaan
    @CabdirisaaqBootaan 7 днів тому +12

    Wow waxaan ku faraxsanahay in aad uhadasheen dad badan soomaaliyeed oo kamid ah dadka bahiyaha gaarka ah qabo insha allah waxaan rajeynaa in codsigiina ganacsatada iyo dowlada gaari doono ❤

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j 7 днів тому +14

    Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @yussufdahir1749
    @yussufdahir1749 7 днів тому +47

    Sundus miskiinad waye😢❤❤❤

    • @RaaxoXuseen-g5d
      @RaaxoXuseen-g5d 7 днів тому +6

      Haa wlhi to much u Qalpi jilacsan Thy M.A waa Naxariistiyoo qof ah m.a❤

  • @HudiitaHazmar
    @HudiitaHazmar 7 днів тому +17

    Illahayow qofkasta oo somaliyeed oo xanuunsan ama dhibataysan Illahayow cafimad sii Illahayow caawi oo noloshooda ufududee 🤲🤲😢😢😭😭😭

  • @AkramCabdirixiin
    @AkramCabdirixiin 7 днів тому +18

    Walalaha is jacel iyo asxaabtoda Allah idin xafido aduun iyo aaqiro cadowga asad wa cadowgeene hada nahay ciyaal xamar ilove asad❤❤

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 7 днів тому +22

    Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤❤

    • @HudiitaHazmar
      @HudiitaHazmar 7 днів тому +1

      صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @Chamilaracheid2023
    @Chamilaracheid2023 7 днів тому +23

    cawa asad meeshi uu kaso muuqan jirey studio giisi waa madhanayahy waryaadha kursigaa halo sii wehelyeelo from Team 27😂

  • @HamzaHoussein-y9x
    @HamzaHoussein-y9x 7 днів тому +22

    Kusaliya nabaga scw❤

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 7 днів тому +14

    Sundus saa ujecely mrky video ga ku jirto😂❤

  • @DeeqaSalah
    @DeeqaSalah 7 днів тому +4

    ASAD waa qof fiican oo naxariis badan ASAD dhamaan teen farxad aan dhamaan Team 27 isn't easy noolada walalo aan jeclahay ASAD waanu kuu xiisi doonaa walal mcn nabad noogu soo noqo ❤❤❤😢😢

  • @SahalAbdullahi-s3n
    @SahalAbdullahi-s3n 7 днів тому +11

    Waa sax in loo ooyo Asad hagio ❤
    Wyo kaliya qofka qurbaha jooga aya fahmi kara qiimaha iyo wehelka walalkaaa❤❤❤❤❤

  • @DeeqaSalah
    @DeeqaSalah 7 днів тому +7

    Arimaheena waan ku laqabnaa in dadka wiljarka in il gara lagu ee go ASAD qof qalbi wanaagsan aad ayaan uga naxay labajeer markii diyarada iyo markii ugu dambeysay iyo markii uu soo dagay 😢😢😢❤

  • @ShadaAbdi-b8t
    @ShadaAbdi-b8t 6 днів тому +4

    Asad wlhi waa miskiin wan tageera wan ku sugayna from somaliland ❤😭😭

  • @nahdi3387
    @nahdi3387 7 днів тому +3

    Asc wrxm damaantin waidhin salaamay from kenya walaal walahi aniga shaqo ayan joogey muqaalka wan dameystey uu asad soo digey walaaahi wan ilmeeye aniga xitaa asad wuuu dareen hadley mashaAllah wanna ogaa sida saamiyo kiki sundus ladan iyo iqro ey udiiden iney sii wataan walahi wax kale waye MashaAllah qadarta rabi ayey u eheyd oo mid kheyr ah iyo mid shar ah ba wadato nolol qurux badan oo cafimaaad iyo cibaad leh ayaan urajeynayaa #ARIMAHEENA (OMAR HAGIO) si gaar ah ayan kuu salamayaa walaal mashaAllah qoraalka wan badiye

  • @Ina_cabdulaahi
    @Ina_cabdulaahi 7 днів тому +12

    Sundus umadii oo wada qiireysa. Bey halmar naga qaslisay m.a 7:43

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 6 днів тому

      😂😂🦶🦶 istaqfirullah 😢

  • @SumeyaCabdow
    @SumeyaCabdow 7 днів тому +14

    Arimaheena love you ilma hagio kuligood

  • @MumtazMohamoud-i7g
    @MumtazMohamoud-i7g 7 днів тому +8

    Yes qofkii u horeyaya ❤

  • @umalamir
    @umalamir 7 днів тому +7

    Hadadan oohin vedio ga asad inta udanbeysa ogow qalbi malihid😢

  • @foosxaaji4028
    @foosxaaji4028 7 днів тому +10

    Asad oyhintiisa aad ayee idhibeesa wlhi markii vedio gaas dawaday waan la ooyay 😢

  • @cabdikariinqorane8559
    @cabdikariinqorane8559 6 днів тому +4

    Kusaliya nabiga scw

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 7 днів тому +3

    04:51 Waa muhiim in loo danqado dad badan oo noocaas ah ahaa jira kuwa badanoo indhoola ah ayaa jiraan intoodaba in ey helaan adeeg fiican oo loo kaco ayaan rajeynaa Insha Allah 😢😢

  • @TEAM_27.4
    @TEAM_27.4 7 днів тому +4

    iLaaHeY Labadaada Waalid iyo Adigaba Jannada Allah Haku geeyo Hadaad booqato Janalkayga😳
    👍🏾

  • @nasraibrahim465
    @nasraibrahim465 7 днів тому +2

    Asc waan idiin salamay wlhi Sundus waa gabar qalbi wanagsan markuu asad baxaaye macsaladii udan beysay gabdhaa Wada ooyayeey Wey samri weyday Asadoo siibaxay ayey uqeylisay Bay Bay ey tiri wlhi ilinta waa ceshan waaye ❤

  • @Hamdoush123
    @Hamdoush123 7 днів тому +2

    Team 27 kliya ma muqdisho uun baa taageer idin joogaa,mx somalind u iman wayday.
    Mnsha allah asad

    • @Akim_1794
      @Akim_1794 7 днів тому

      Asad Qof Meel Waliba Aadi Karo Ma Ahan Miskiin Waaye Inuu Idin Imaado Laga Yaabee Lkn Mashquul Ayuu Galayaa Maalmaha Soo Socda

  • @TEAM_27.4
    @TEAM_27.4 7 днів тому +4

    hada ciyaaal xamar taheyy like hayla dhaafin🔥😂

  • @KawsarsaidawilKoko
    @KawsarsaidawilKoko 7 днів тому +77

    Scw scw scw scw

    • @CanabEreg
      @CanabEreg 7 днів тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @RaxmoShibra
      @RaxmoShibra 7 днів тому +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @RahmaMohamedJimalle
      @RahmaMohamedJimalle 7 днів тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤scw scw scw scw scw ❤❤❤scw scw scw scw scw scw ❤❤scw scw scw ❤❤scw scw

    • @mulkicali-iy8vl
      @mulkicali-iy8vl 7 днів тому +2

      sᴄᴡ

    • @Maxamedbidde-ub9pw
      @Maxamedbidde-ub9pw 4 дні тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @RaxmaHaji
    @RaxmaHaji 7 днів тому +1

    Aniga horta africa iyo malesia majogo lkn marku dhofaye groupkan wanla oye muqdishana wanla oye from team27😭🙏👍

  • @ZakariyedahirNor
    @ZakariyedahirNor 4 дні тому +1

    Arimaheena The legend Vlog sosamey

  • @Asmakheir-z9n
    @Asmakheir-z9n 7 днів тому +4

    Ax ilaahaw asad xajiyaw cafimad kisa siyaadi yarbi ilaahaw lugahiisa ku istaaji waan ka qirood marka arko asad waayo waa wiil dhalan yara ah oo lagag ciyaaray farxdiisi😢😢😢😢😢😢 ilaahaw ana wlhi ayeeyada mcn waa curyaantay marka arko qof aan Socon karayn waan uduceeyaa cwa waa hben jimac ah ilaahaw asad luga hiisa ku istaaji yarbi😢

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS 6 днів тому +4

    Sundusey farxadi teamka waye m.a😢

  • @osmailomar
    @osmailomar 7 днів тому +7

    Welcome farom muqdisho

  • @ifraaxCabdi-p6g
    @ifraaxCabdi-p6g 7 днів тому +9

    Hhhhhh sundus fanny waaye wallahi hadal dhan madhibaayo

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah 7 днів тому +6

    3:10 alla sundus dhib badanaa in kor ley dhulka leygu sii daayo joog yeysan kaga dhabeyn reer xamar😅war magalo

  • @UbaxMaxamud-hn5lc
    @UbaxMaxamud-hn5lc 6 днів тому +2

    Arimaheen codsi waaye asad Hargeysa noogu imoow kudheh codsi waaye aboowe mahadsanid

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 7 днів тому +4

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @salmanvip786
    @salmanvip786 6 днів тому +1

    Arimaheena meeka obadi ilaa ilada vedio ka jilayaan si ee cododka ushidnaado hal maag lees kama sugi karo one love team arima heena

  • @anwardali2150
    @anwardali2150 6 днів тому

    Mashaallah WALAAHI aniga ayaa ismooda in MUQDISHO la i geeyey farxada aduunka

  • @FaaRuuQMujayed
    @FaaRuuQMujayed 7 днів тому +1

    ilaahow ii sahal asxaabtaan ama asxaab sidaan ufurfuran 🤲🏻,fadlan hadaad fariinteyda araktay iigu duceey inuu niyadeyda ilaahey iiyeelo.

  • @AnisaMuuse-p9s
    @AnisaMuuse-p9s 7 днів тому

    Wey leyihin meel kasta waa loo sameye thank you arimahena wadanka wuu hormare

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 6 днів тому +1

    Arimahena welcome to muqdisho sxb

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 6 днів тому +1

    Filim arman director ka yahay samia atiriisho rabnaa inaa soo saartaan kooxdaydii🎉

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 7 днів тому +2

    WALAHI WAA ISKA JECLAAN KARTAA IN DADKA BAHIDA GAARKAA QABA AY U BAAHANYIHIIN LAMI IN LOO SAMEEYO AMA MEEL AY KU SOCDAAN LAKIIN ARKAY SUUQA BAKARAHA 11 NIN OO WALAHI GURGUURANAYA KU WAAS HA LOO GURMADO IYO KUWO AANAN ARAG OO BADAN ADINKANA JID BAAD KA HADLAYSAANE😢

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 7 днів тому +2

    Mashallah wa gabdho galbi fican ilahay ha idin xafido

  • @xamdamohomuud2822
    @xamdamohomuud2822 6 днів тому

    Please zxpalaya Arimaheen 2m kubaasa from burco ❤

  • @CaashoCabdixakiin-z6t
    @CaashoCabdixakiin-z6t 7 днів тому +9

    Sundus baba asad nobadashy 😂

  • @abdirahmanahmed8999
    @abdirahmanahmed8999 7 днів тому +4

    Team 27 like ta iska saara meshan ❤

  • @Azlimohamedabdi
    @Azlimohamedabdi 5 днів тому

    Walahi maalin ani waxa igu dhacday qiso aan aad uga naxay waxa saarna bas aan u raacay dhaqtar waxa vaska halka danbe saarna wiil maqalka ka xun yey mar aan sual waydiiyey imu jawaabin ana dhega iska isticmaalay hees baa dhegaysanaayey mar ay iga dantay waxa maqlay wiilki oo furka lagu xidho qalinka afuufaayey oo u jeesta markaa maa ishaaro gacmaha kula hadlay intaa u maqli waayey codkaygi markaa baa u joojiyey baski marka dadka baahiyaha gaarka qaba way inagu dhiban yihin walahi😢

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 6 днів тому

    Alaahuma sali calaa nabiyinaa muxamed

  • @MustafeApdi-nr8tq
    @MustafeApdi-nr8tq 7 днів тому +4

    Go forward bro ❤

  • @simranlucky9336
    @simranlucky9336 7 днів тому +2

    Qofka ugu horeya❤🎉

  • @HareedMilaano
    @HareedMilaano 7 днів тому +1

    Wa Fariin Muhiim Ah Insha Allah

  • @Maxamuudeymaxamuudeyabdi
    @Maxamuudeymaxamuudeyabdi 6 днів тому

    Asc wllkey arimahena kenya ayan joga wxan raba inad ila taliso camero ayan ubahanahay 200$ ayan hesta waxkle ma,awodo qof agon ayan ahay garabna mahesto iso jwb blz

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 7 днів тому +5

    Scw scw scw ❤❤❤

  • @NaciimaMaxamuud-rk9ct
    @NaciimaMaxamuud-rk9ct 7 днів тому +1

    Walalahay farxad ku noolada abid ❤

  • @naimadaahir1416
    @naimadaahir1416 7 днів тому +1

    Ani muuqalka asad kaso dawaday mantoo inta dambe wan ku marora dilaacay hanada meshii uu fariisan jiray oo cidlo ah arkayaa ilinba iga so tixday ilahow wllkay asad laxad kiisa udhamays tir yarabi wax dhiba hatusin😢

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 6 днів тому +1

    Masha allaah❤

  • @HidaayoMaxamed-z8f
    @HidaayoMaxamed-z8f 7 днів тому +2

    Anaa u horeey❤🎉😂😂

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 6 днів тому +3

    Arimaheena 😂❤

  • @IlwaadQurux-v4x
    @IlwaadQurux-v4x 7 днів тому +1

    Anakaaa niiga hor fiirsanay❤

  • @BarwaqoOmer-d9s
    @BarwaqoOmer-d9s 7 днів тому +2

    Kadaaya dee gabdha mic dulaaya❤😂weh

  • @sulekhaaxmed7136
    @sulekhaaxmed7136 4 дні тому

    Ilma xajiyow wadad gob ah🎉❤

  • @ZabarinAbdi
    @ZabarinAbdi 7 днів тому +4

    Sundus samia jecalahy😂❤

  • @Ayan_boqran
    @Ayan_boqran 7 днів тому +6

    Sundus iga qoslisey

  • @mrviral4735
    @mrviral4735 4 дні тому

    Taxnaha mahuraan trailer kiisa reaction kaama hayno

  • @Baxsooxaar
    @Baxsooxaar 7 днів тому +4

    Sundus warbaa dilaya aakhirka warbadanaa ma,anaa😭😂😂

  • @BashiirIbraahim-ke4fy
    @BashiirIbraahim-ke4fy 7 днів тому +3

    Asc all Muslims ☪️ ☪️

  • @sacdiyasaalax5840
    @sacdiyasaalax5840 7 днів тому +4

    ❤❤

  • @ShukriAliMohamed-w9z
    @ShukriAliMohamed-w9z 7 днів тому +2

    Iqro soo badi ❤❤❤❤

  • @mssfaraxsan-v6h
    @mssfaraxsan-v6h 7 днів тому +2

    Aboowe mcn hdaa Akhrisid comntiga waxaa rajeena inaa ilasohdashid plz wxyaabo badan kushegirabaa plz ilasoohdl😢

  • @muniirmahad3983
    @muniirmahad3983 7 днів тому +2

    Qofki ugu horeyey ban noqday my brother❤

  • @sacdiyocabdulaahi1174
    @sacdiyocabdulaahi1174 7 днів тому +1

    insha allah wax walba wetosayan amniga alaha no adkeyo

  • @FarxiyoCabdulaahishariif
    @FarxiyoCabdulaahishariif 6 днів тому

    Mash allh guleso ❤❤❤❤❤

  • @MaryanMaxamed-hb6qu
    @MaryanMaxamed-hb6qu 4 дні тому +1

    Manshallah

  • @MohamedIlyas-m5l
    @MohamedIlyas-m5l 7 днів тому +2

    TEAM 27 4EVER 🫁 ❤

  • @natashaaaainamaxamuud
    @natashaaaainamaxamuud 5 днів тому

    Asadkeyna ugu danbeyn rer malesiya farxadodii anigee na agtalaaaa

  • @mohammedmardadi
    @mohammedmardadi 6 днів тому

    Whilcher maba heystan maxaa adeeg losameyaa gacmahoda iyo logohode malan

  • @NasrisheeqMaxamuud
    @NasrisheeqMaxamuud 7 днів тому +4

    Aniga waxaan ilmeyay markuu gaariga kori wayay😢

    • @XafsoImam
      @XafsoImam 7 днів тому +1

      😢😢iskumidnahy abyo waa ciishooda hdana dadka ay isbys ubaneen

  • @abdimajiidomar7607
    @abdimajiidomar7607 7 днів тому +4

    Ciyaal Xamar CX 🇭🇹🌆

  • @Somywood
    @Somywood 7 днів тому +1

    warniyo xayeesin waan araknoaa vpn baan nigu dabanaa si aad lacag fican u heshaan

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 6 днів тому

    Wadamada carabta waa sidaas waa wiish sida konternalka adii iska dhiga diyaarada jaran jarada laga dagta baa dadka kursiga lagu soo dejiyaa
    Arimaheena taas ogoow ee Soomaaliya kaliya maahin

  • @bisharbmk6989
    @bisharbmk6989 7 днів тому +1

    Arimahena challenges ayan rabna

  • @AboubakarOmar-b6n
    @AboubakarOmar-b6n 7 днів тому

    Warya arimehena gabadha ilali kiki waan kugera walashey lakin ladan cidi iska dhaf waa gabar maskin aah

  • @shankarooninamahat-xp4on
    @shankarooninamahat-xp4on 7 днів тому

    Wllhii marka firsanaye wa ilmeye guleyso wlky asad❤

  • @Hamzah-7-w6d
    @Hamzah-7-w6d 7 днів тому

    Dadka WIFI ga isticmaala muqdisho hadda waa arkaan xayeysiinta(ads) youtubeka laakiin mardhaw ayey bilaabatay hore uma arki jirin.
    yaa ila arkay arintaas 2 asbuuc kahor ayey xayeysiinta bilaabatay.
    laakiin qofkii isticmaala mobile data ama laf qad ku shubta ma arkaayo adska.

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 7 днів тому

    BAASHAAL WANAAGSAN DHAMAANSIIN❤

  • @HanadShaaciye
    @HanadShaaciye 7 днів тому +1

    Isbitaal xamar kuyaalo ayan hada kahor usheegay arinkaaan wiljarada meesha ay mari lahaayeen cajiib

  • @UbaxCali-i4d
    @UbaxCali-i4d 4 дні тому

    Arimaheyna kaamirada wareegto aaawdy

  • @OmarAbdulkadirMohamed
    @OmarAbdulkadirMohamed 6 днів тому

    Been aniga waa arkaa waxaa wataa infinix😂😂❤❤

  • @QamarXasan-n8f
    @QamarXasan-n8f 5 днів тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤