Sookaa igu soo mir kacay kii ay naftu maaganayd muuqiisa markaan arkaa ilmadu maradu iga qoysaa😭😭 Wlhi been maaha markaan sawirkiisa arkaba meelbaa igo da ax
khadra dahir jaceyl dhab ah ayaa helay wayna ku guuleysatay jaceylkeedii ,,,,,caruurna way ku dhashay jaceylkeedii,,,,,jaceylkuna caruurteeda ayuu ka muuqdaa.....
Heeskaan waxaan jeclaa markaan dugsiga sarre ahaa gaar ahaan fasalja 11 aad 2016 waxaan jeclaa gbbr qaraabada ah balse gap nasoo kala dhex galay ug dan been feb 2021 ayaan dib u kulan blse nasiib daro marka annrerkeeda ka doontay ayey igu gacan seertay
Heesta waa xasuus gara iyo jecli markan yara kkkk Ani iyo sxbday nimco baa haben ana isaso Maynard jeclku adin bad ani ooyay uu imi marka bayy ii shiiday markasta na way Ila qaybsan jirtay xanunka nimco xusein duucale wlshy. Wan ku xiisay sxb duurba
Ano maankaba kuheyn sow ka igu soo mirkacay kii ey naftu maaganeyd muuqiisa kolkaan arka ilmadu maradeyda qoysaayee🥺ya iladhageysanoyo malin jimco ah 20.8.2021
Yaa salaam waxaan xasuustay Jacaylkaygii Yaraantii Aamina Hassan oo waqtigu uusan isku kaayo simin insha Allaah inuu calaf na kulmiyana waa macquul❤❤🌹
From Lascanod Sool Somalia🇸🇴 Amina waxay jaamacada kadhigata Muqdsho.
waa tii la guursaday wll aamina kale daydayo😂
@@zaamnews4717 ala garacow 😂
@@abdisalaanbulshawi5239 hhh
😂😂😂 odayga ka dhc@@abdisalaanbulshawi5239
Sookaa igu soo mir kacay kii ay naftu maaganayd muuqiisa markaan arkaa ilmadu maradu iga qoysaa😭😭 Wlhi been maaha markaan sawirkiisa arkaba meelbaa igo da ax
Kahdara daahir waa dadka jacaylka sameeya, haddi qof un jacayl sameeyo.🔥
Mar kale waxaan dhagaysanayaa heestan, bilowga sanka cusub, jan, 15, 2022.
khadra dahir jaceyl dhab ah ayaa helay wayna ku guuleysatay jaceylkeedii ,,,,,caruurna way ku dhashay jaceylkeedii,,,,,jaceylkuna caruurteeda ayuu ka muuqdaa.....
ma Axmed ali igal
@@Amal8327 yes
@@ismaaciilmacaawiye2218 wll khadra daahir sawta la igu yidhi waxba may dhalinba
maamo khadra daahir cige allah cimriga iyo caafimad kaba ha kuu dheereyo
halkan oo kale marka aad joogto , oo ehel iyo gacal ba kaa dheer yahay . waa stress reduce.
Alaha unaxariisto fanaanadii wayneed qadra daahir cige hadaad iga danbayso like ii saar walal una duceee hooyo qadra daahir cige
ilahay ha u naxariisto mama khadara daahir cige
waaaaw nice wllhy feeling happy with my friend when you have peaceful you can do every thing well I hope my dear brothers in somalia like me
maxamed xariir
Maandhow we can speak English as you do
Lkn afkeena aan weyneeyno oonku hadalno keena noo sharaf ah
maxamed xariir are you sure
@@MSozil waad mahadsantey wllo
@@rootirooti5204 si wayn bro
That's a ture bro
2018 inti dhagaysanya like plz
#khadra_daahir_cige waa mamada kaliya ee aan qaramiga
ugu jacelahay inaan dhageyzto
2017 inaan xuzo waa qeyb ka mid ah xasuusaheyga 🌹🌹🌹🌹🌹👌
#miyan kaba maarmayaa
#xishood baan la magayaa
erayo qaazatan i taabto aniga weeyo😍😍😍
Kamil Cali, fananda Khadra D waa fanaaniintii dhexe, qaraami shaqo kumalaha, se sida fanaaniinta 1iyo2 ahy kuwii hore heesi jireen kol kol jagac wayka siisaa, QARAAMI=1965 iyo wixii ka horeeyay 65-80dii heesihii dhexe, iyo kuwa hadda. waanku salaamay.
Kii ay naftu maganayd online kiisa markan arka ilmadu maradayda qoysaa 😭😭😭😢😰😭😰💔
Kkkkkk waad iga qoslisay guul insha allaah
☺ 😁😁
Mid kheirQabo Bayo
Maantu igu daranyahee
2010 Ilaa 2018 cidii dhagysanaya
Heesta
khadra😍
Like sar
Waa farshax jacaylka ,khadra dahir,kkkk la yaaabay ,codka laxanka iyo luuqdeedaba.
C est chanson et trite
Erayadii abwaan Maxamed Adan Dacar,laxankii Saalax Qaasim Naaji.Riwaayadii Biyo Sare Tagey Waa La Sugayaa 1980.
Heestan waxaan bilaabay inaan dhegaysto 2000 maanta oo tariikhdu tahay 22/10/2018 weli kuma gulaysan wax jacayl ah wllyaal isoo duceeya inuu eebe wayne wax ila qabto
Illahy badal qer qawo a ku siiyo abyo/abwe
illahey arimahaga hakuu fududeeyo sida qalbigaga doonayo
Alle ha kuu saqiro nolol iyo jacayl aan dhamaanba
😭😭😭
Heesta iskadaa ayadaaa uleh inaad waxba weydee
2017 yaa dhagaysanaya like isara
2018
Maalmihii noo wacnaa ayey khadro daahir somalida wax badan uso qabatay maantana burburka dhibtiisa way nala aragtay alle hakuxifdiyo
kii aynaftu maganayd muuqisa kolkan arkaa ilmadu mardayda qoysa ee waxas baa jaceyl ladhaha Khadra dhool ilahay haku dambi dhaafo
way oo way😩❤️
Yaa ila xusayo farta taag 2018❤👍
Aniga koow
,%99home
Xamarejasa
2018 January 12 . 💖 Khadra Daahir & Yurub Genyo . Labada Fanan een kuwi hore kuwa casriga ah ka wato .
Ilaahay haku naxariisto Habo khadra Daahir Cige🤲😭
2/4/2013 wakhigaasan dhagaysan jiraan
6/9/2017
manta naa wan dhagaystaa
Kowthar Jamac jcyl xun baa ku hayee
Kowthar Jamac 20/12/2007 xusuus igu wayn iyo hada oo ay tahay 28/10/2017 inkastoo la waynaday oo waayaha aduun qof ba meel ka tuureen
@@ahmedyaredhanaane7383 asc
@@hamzeasc7969 Haa baradar
jacaylkii markaaa yaraaa sidiii mayaygii ihelay inuu iga magayooo idayaan moidaye
woooow long life mother of love
Wow
Anigoo markaba ku heey nin
2019 yaa dhagaysanayaa waar like ta iisaara pls
2019 still I am listening
maanta lee shidanooyaa😊
Jacaylkii markaan yaraa
Sidii mayaygii ihelay
Inuu iga maagayoo idaayaan
Moodayee woof calayk
2009 2010 xasuus
Nasiib uma yeelan jacaylkaygi
Iyadoo labaanaatay baan dusha ka eegtaa waliba ixariirisaa
Yaa dhagaysanaya 2020, stay at home iyo khadra Daahir.
21.Oct habeen qaaliya late night with memories and deep nostalgia listeningto this song I spiritually thrown back. 💔❤
Burco.✍✌
Tii aan jeclaa markaan arkaa, ilmadu maradaysa qoysaa.
Yaa dhagaysanaya 2019 waxan ku dhagysan jiray Woqooyiga Moscow. Jerdanova Moscow Dom7 ap 21 oo xaaska aan hada wada joogno iigu so dirtay ..
Yaa sidaydoo kle imikuun fahmay heestan😍😍😍
Maguuraankii kalgacl Mantu igu daranyahee miyaan kaba marmayaa xizhoodbaan la magyaa 😭😢 19 March 2022
Two years ogo😢
waa iska xaal aduun wlhi wanaagi is xariirinti bulshadi isku wacneed oo isku uur fiyowed maanta wlhi ma muuqato waxaad mooda aduun dhamaadkisa in lagu jiro
Nuur Siidi
madsf
sxb waa laga gudbi doonaa oo afunyadu ahadba dhinac ayay isku badasha maraykanaka wala gumaysan jiray mantana wad aragta asaga aya adunyada hogaminaya marka wali rajo ayanlenahy inasha allah
1987
Hees waa qaraami waxan kale wa qas iyo lab. Dhageysi wacan 2019
ax ax ax mahurankii kalagacal maantu ugu daran yahee miyaan kaba maarmayaaa xishood baan la magaya ilove you sadiq
JcaylkaYgi MOWLIID XUSEEN GELE AYN XASUUSTAY ISHA ALAH WXAN RAJANAYAA INUU CALAF NA KULMIYO YAA ALAAH
The voice
The melody ❤😢
Woooow 2018 yaa dhagatsanaayo like igu qabta ilmo aderayaall
cabdiraxmaan muuse dhageysanaya sxp
Ma ila heesaan
@Viva Somalia1 Inuu Beer Jaceyloo kalgaceylkubaahiyo hadalada boortii boogaha damqinayaa inuu baabay maqaleey Sis heestaan oo dhamaystiran noo soo gali Mahadsanid Sis
Manta khadra dahiir way xanunsanaya hospital ku jirta ilaha cafiyo
wooof wooof yaa khadro alla yaaa cisak indr long life
Jacaylkii markaan yaraa sidii mayyagii ihely inu iga meerayoo idaayaan moodayee
Anon maankaba ku hayn sowkaa ugu soo mirkay kii ay naftu maaganyd muuqisa markaan
Adhkaa ilmadu maradyda qoysaa
Miyaa kaba maarmayaa xishood baan lamgayaa bayjka hore ama nuska hore hadaan qalday waad isheegi kadhaan
2018 yaaa ila dhagesanayo qadra dahir😘😘😘👌👌
axyaaa khadra mother of love 👍👍👍👍👍👍
maguranki kalgacal mantu igu daran yahay miyan kaba marmaya xishod baan lamagayaa wah wah wah markan maqlan xasus galaa mamo khadro
18/3/2023 ❤️I never get tired to listen this remarkable song AUN Hooyo khadro dahir
Heeskaan waxaan jeclaa markaan dugsiga sarre ahaa gaar ahaan fasalja 11 aad 2016 waxaan jeclaa gbbr qaraabada ah balse gap nasoo kala dhex galay ug dan been feb 2021 ayaan dib u kulan blse nasiib daro marka annrerkeeda ka doontay ayey igu gacan seertay
Sorry pro😢
2019 yaadhagysanaya 💕💕💕💕
Hooyadi jaceylka fanka soomaliyeed khadra daahir cimri dheer iyo caafimaad hooyo
heestaaan ilmahayga ayaa dhagaysan doona
Waaayo waayo ya salaam habo khadra . ❤
Jaceylkii markaan yaraa sidii . mayaygii i helay . Maguurankii kalgacal! . Miyan kaba maarmayaa? Xishood baan la maagayaa . 👌🏾🤐 Jaceylkii i maamulee i meyracayee i miray . Anoon ka midaaw aheyn...? Sowkaa igu xidhay maree . Kii aan maganka u ahaa markii aan midicsadaa cishqigu igu maaxanaayaa ee ...
3/9/2019 ayaan dhageysanayaa heestaan anigoo xasuus la daris ah
Waxaan dhagaysanayaa 26/6/2020 oohabaynimo 12:39
Woooow ala ya ciza cod macaan dareem dhab ah axee ;-)
afnaan rays aax Alpii😢
2020.17 january
From groweee
Iyo maalin jimce ah .....
Waxaasa jacayl lagaa dhahaaa
♥️
Waxaaan iigu horeeeysay markaaan dugsiga dhexe dhiganayeu 1980
I love khadra dahir. Forever
Heesta waa xasuus gara iyo jecli markan yara kkkk Ani iyo sxbday nimco baa haben ana isaso Maynard jeclku adin bad ani ooyay uu imi marka bayy ii shiiday markasta na way Ila qaybsan jirtay xanunka nimco xusein duucale wlshy. Wan ku xiisay sxb duurba
Aad baan ulayaabi jiray markaan arko dad leh heestaan anibay iga hadlaysaa illaa anigana aan tayda helo.! Cajiib.
Sannadku waa 17-Aug-2022!
waqtigan ilaa waqti hore ayaan dhagaystaa heesaha Mamo Khadra Daahir Cige (Khadra Dhool) AUN. Ayaamo dhawayd ayay dhimatay.
Wan iska jeclahay Alle amarkii💖
Yaaa khadra allow unaxariiso iyadio wixi islama ba
waxaan dhageysansyaa april/2019 awoowoh JeyleH i hayaH
17.09.2018 Monday evening 6.47 pm geeska Africa ❤❤❤❤
waaaw khadro dahir maan arag fanaan aan la meel dhigo
Heeskan maanta dhagaysnaYaa 20/1/2018 like ii saar
Monday 3 Dec 2018
Hestan waxaan ku dhegeysan jirey Bosaso 2012,2013,2014 Mantana waa 2019 May 2nd iyo Mogadishu
15/july/2020 baa heestaan dib udhagaysan anoo jooga magalada Qardho ee gobolka Bari ,Puntland ,Somalia
I will never forget this song 😍👌❤
Yaa dhagaysanaya 11 15 18 jaceyl kii markan yaraa 2005 ayaa iguso mirkacay 20014 kii ilaa 20016 kii oo isla halqof ahaa
Heheheh jacaylkii markaan yara sidi mayaygii i helay. I love fanka soomaaliyee.....
Waaba yarahEy caadiyan yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey tii kujirtayba dumaar qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba uwataa dhigEy waan uwatEy wataana hasayEeshEe inbadan baa ayaamaba ayaamo ii gudbineysay iigu darsoomaayEen aqoon daganaan FEEjigsanaan caqli qibrad maamul horumar iyoiyo intaa noolahoo dhana waa saas I iyaaah yaayah.
in uu iga meerayoo idayan moodaye best song in somalia
Mama khadra inolaw in badan insha allah
AS, aslanbaanba yarahEee itaaaa yartaan tantan qaasatan hablaha facyaashay waanba uwataa dhaafaaba
Kiiey naftu maaganeyd muuqisa markaan arkay ilmadu maradayda qoysaa😢😢😢😢
Kii ey nafto maganayd muqiisa kolkaan arkaa ilmadu maradayda qoysa😰😰 21/7/2020💔
Waa 1:28 Am hbenimo bisha 8aad 25 Khamis.
Jacayl iyo dreen gooniya ayan dremaya meel ayan kaliday fadhiaya howshaydan wtaa waah waah wxan xsuusnaya jwaayo waayo 😭 😫
2010 ilee 2019 waan dhagaysanayaa heestaan
ader caawa istanbul bay iga darantahy hestan khadro alla yaxfidka
Jacaylka markaan yara sidii mayaygii ihelay inuu iga meeray oo idaayaan moodayee anoon maankaba kuhayn sowkaa igusoo mirkacay aduunyooy geel laba jirsoo wada mar marbaa jidhay aan la aantii habeena dhan seexan jirin hadana ilaahy haw naxariisto waa iska aduunyee geeriloo dhalay
Alaya rahma wll badal qeyr qaba
Ano maankaba kuheyn sow ka igu soo mirkacay kii ey naftu maaganeyd muuqiisa kolkaan arka ilmadu maradeyda qoysaayee🥺ya iladhageysanoyo malin jimco ah 20.8.2021
2018. Ya dhageysanaa😂
Salwa Xoxo Aniga walaal
dhamadka 2018 bisha 12aad yaa daawanaya wali
Jclkii markaa yaraa
2008 ayaa dhageysan jiri
Asxan hees👏👏👏
Who watching 2024🤍✨
Heestan markaan dhageysto aniga dhan mowjad jaceyl baan dhex gala wllhi ❤️❤️
2018 ayaaa dhagaysanaaya like hayla dhaafina tolow
22/12/2019xsus inqn donTa😢😢😢😢😢
2019 yaa dhageyste
Familyyyyy, REero, iyaaaaaa Sacabbadan intiitaqaano soodhawoow inbadan khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad marwadumaroo qaasatan hablaha khayryaashay waanba dhaafaaba.Absutttttttyyyyy Runrun xaqiiq xamareey wadajir.Nabad iyo caano
Heestaan soo radiskeda in an so radiyo waxa ka masuul ah mama feynuus sheekh daahir iyo nasteexo indho
Jaabir Cariif isku mid ayaan nahay ruwaayada ayaan kasoo maqlay ayaga oo qaadaya
Wlhi isku mid ayaan nu nahay ruwayada qooto qooto nastexo indho mamo faynuus markay qadayeen soo jclday
Nasteexo indho Laxanka ayeeyba ka xadday heestan Qalbiga qalbiga beey noo saadhay mawjad ah
Hestan markan dhagysto waxan soo xasuusta warqadi u horysay ee aan qof u qor Anu Ahyn isku school Jaarna ahan Jirnay Hhhhh😂😂
1999 ila hadda 2019 waan dhagaysanaya
Woow feeling in love
Hiliso TheHiliso nice
Edo khadra daahir cige ❤
Ax yaa hees 13/8/2020 dhagaysan garowe ku dhagaysn
AUN Mom Khadra Daahir 09/05/2024 mala joogaan
Heesa khadra daahir waxaan xasuusta haddii lagu hadlo iyadoo baxaysa aan ooyi jirey
Waaw jaceelka saxda ah waa kan marka aad yartahay ku soo maro 😢
2010 ilaa caawa oo 12/8/2019 beerkayga nabar aan bogsanin baa kuyaaalo jacayloow idaa
Allow kunaxariiso mama 2julay 2022 malin anaa ku iloobi doonin