QISASKA QURANKA 📜 XALAQADII 4AAD ┇ASIYAH BINTU MUZAXIM & MASHIDATU FIRCOON ᴴᴰ┇ Sh.Abubakar Xoosh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Asc , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka alnasiixa idinka oo :
    📩 SHAREGAREEYA
    👍🏼 LIKEGAREEYA
    📋 COMMENTGAREEYA
    Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
    Si aad u hesho wixii cusub
    Jazakumullahu kheyran
    _________________________________________________________
    ►Subscribe Link:
    www.youtube.co...
    ►Nagal Xiriir:
    Facebook : / alnasiixa
    Twitter : / alnasiixa
    UA-cam: / alnasiixa
    ►Qof waliba Waa loo ogolyahay in uu Videoyada soo degsado kadibna lawadaago walaalaha muslimiinta kale ee isticmaala baraha bulshada sida facebook , whatsapp iyo wixii lamid ah bishardi in aad videoyowga aad wax kabedelin meesha laga keenayna lagu lagu qoro channelka alnasiixa media.
    ►Everyone is allowed to download and make use of our videos resharing them on all social channels of their preference (Facebook, UA-cam, Whatsapp, etc.) provided that they maintain the video copyrights (name of the UA-cam channel alnasiixa media ; and associated logo). You may also link from any social media to our channel - Alnasiixa Media.
    ► Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
    www.youtube.co...

КОМЕНТАРІ • 292

  • @aishaabow8231
    @aishaabow8231 4 роки тому +62

    Walalaheyga sharfta leh sanooyiin badan ayaa owalad radiis ahay iso duceya inu Ilaahey ilmo bari igu arsaqo Ramadanka fadligiisa ameen

    • @abdifatahmuhammed5205
      @abdifatahmuhammed5205 4 роки тому +1

      Allaha ku siiyo awlaad baariya insha allah wll

    • @ridwanhirsi4680
      @ridwanhirsi4680 4 роки тому

      Aisha Abow aamin insha allah ilaahay jannada haku galiyo

    • @amiirabdalla1035
      @amiirabdalla1035 4 роки тому +1

      Aisha Abow Allah hku Siiyo wll kuwo baari ah oo Saalixiin ah Inshaallah

    • @salaadmustaf5685
      @salaadmustaf5685 4 роки тому +1

      Allow owlad baari ah ku arzaq adiga siin karee

    • @Mohamed_burmad
      @Mohamed_burmad 4 роки тому +1

      Allah haku siiyo kuwa khayr qaba. Sabarka badso walalo.

  • @om-os2wc
    @om-os2wc 4 роки тому +33

    كلمتان خفيفتان على اللسان حبيبتان الى الرحمن ثقيلتان في الميزان.
    ❤سبحان الله وبحمده
    ❤سبحان الله العظيم
    Wlalayal kalimadan carabkina bara

  • @barwaqosalman5330
    @barwaqosalman5330 4 роки тому +3

    Mashallah sheikh abukar.....Ajir Allah ka siyo

  • @abdiato21
    @abdiato21 3 роки тому +3

    Sheikh Abuikar Xoosh Wlhi Anigoo Yar Baan Dhageysanjiray Markuu Ka Sheekeyni Jiray Siirada Nebiga Scw❤❤Allah Ku Barakeeyo Yaa Sheikh❤❤❤🤲🏾

  • @abdullahi_loyal
    @abdullahi_loyal 4 роки тому +21

    Baraka allahu shiekh abubakar xoosh ❤❤full of love ou sheikh cimri dheer iyo cibaado suuban

  • @Shacni.
    @Shacni. 4 роки тому +11

    احبك ربي , ما ارحمك ربي❤😭😍😘 ربنا اننا ظلمنا انفسنا وان لم تغفرلنا وترحمنا لنكونن من الخاسرين*
    اللهم انك عفو كريم تحب العفو فاعف عنا🤲😭❤

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 4 роки тому +2

    Allahu Akbar imaanku waa qaali qof walbana Illahay ma siiyo ee qofku raali ka noqdo ayaa lasiiya

  • @samiirasanuura4730
    @samiirasanuura4730 4 роки тому +2

    😭😭😭subxana Allah illahay hakaa abaal mariyo sheeq ❤️❤️❤️

  • @shamshasankushiinkanajmaja7311
    @shamshasankushiinkanajmaja7311 4 роки тому +1

    jazaak allah kheeyr allah kabari keeyo sh

  • @qadrohassan6339
    @qadrohassan6339 4 роки тому +3

    Baarakalaah shiiqunaa

  • @abukarjekey1485
    @abukarjekey1485 4 роки тому +3

    Xalqooyinki kale aaaway sheeqow barakalahi fiikum

  • @mohamedbashir7177
    @mohamedbashir7177 4 роки тому +2

    Alalaha iiso duceeya inu alle jano galiyo adinkana idin galiyo

  • @suadasuleiman5378
    @suadasuleiman5378 3 роки тому +2

    yarabbi wlhi imanka wa shey qaaliya qisadan wey i xanujisat😭😭😭

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 4 роки тому +3

    Allayow darwenka iimaanka nagu sug oo nagu dil يارب العالمين
    Sheekh Abubakar xoosh حفظه الله و جزاك الله خيرا
    Alnaziixa media tabinta muqaalka tolmoon waad ku mahadsan tihiin ilaahay miisaanka xasanaadka idiinku dar inzha allah

  • @Shacni.
    @Shacni. 4 роки тому +13

    Qisadii Maryama bintu cimraan ha lagu soo xijiyo JAZAKALLAH

  • @hanitasou6588
    @hanitasou6588 4 роки тому +4

    Jazzakallahu kheir cheik abubakar hooch allah.. May Allah take you into his eternal paradise in this blessed month I wish you full of kheir

  • @akaashyare9383
    @akaashyare9383 4 роки тому +2

    Allaah ku xafido shiikh abuubakar xoosh

  • @abdullahi_loyal
    @abdullahi_loyal 4 роки тому +3

    Jazaka allah khier al nasixa

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 4 роки тому +2

    Maaaasha Allaaah Sheekh Abubakar xoosh Rabbi haku barakeyo aduun iyo aakhiro

  • @ayandaud8487
    @ayandaud8487 4 роки тому +1

    Mnzha allah zheikh abokor

  • @ayanmuktar4718
    @ayanmuktar4718 3 роки тому +1

    Masha allah tabarakallah Jazakallahu kheyr Sh abubakar xoosh

  • @malyuunyuusufaadan3502
    @malyuunyuusufaadan3502 4 роки тому +1

    jazakallah kheyr walayal ilhay ha idiin barakeyo

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 4 роки тому +1

    Alle haku barakeeyo Ustaad

  • @suhaybabdirahmanboqore3165
    @suhaybabdirahmanboqore3165 4 роки тому

    Jasakallahu khayr sheikh Abubakar xoosh Allaha ku xiftiyo 🤲

  • @rushka6527
    @rushka6527 4 роки тому +2

    Alnasixa waxd sheikha iga garsisan Qisaadi umu salama inaan u bahanhy mahadsanidiin

  • @sacadanasir9286
    @sacadanasir9286 4 роки тому +2

    Jazaklaha sheekh 👍😥🤲alle ku parekayo

  • @adoontiialle7567
    @adoontiialle7567 2 місяці тому

    Alaah subxaanahu watacaalaa quluubteena diinta haku sugo sida maashida iyo aasiya camal اللهم يامقلب قلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @ayanadan8195
    @ayanadan8195 19 днів тому

    Yaa Allah kuwi kula kulmo janada asiya naga dhig😢😢😢aamin yaa rabi

  • @muuseabdilahi1222
    @muuseabdilahi1222 4 роки тому +1

    Jasakalah sh abokor xoosh

  • @yasminkorea6889
    @yasminkorea6889 4 роки тому +16

    asc al nasiixa wllayaal waala soo dahdaan ee nala soo dhaqsada wllhi waan dhararayey hadda markaan arkay saan u farxay ma maleen kartid marka nala soo dhaqsada 😭😰😥

  • @prettyhalla2950
    @prettyhalla2950 4 роки тому +3

    Jazaka Allahu khyr sheikh abubakar alle misanka xasanad ka haku saaro ila yaran tydii codkaga iyo nasiixadada ayay dhegahygu ku raxaysan jiren alle hanoka xafido akhiro iyo adunba ❤❤❤💯

  • @abdidheygeel596
    @abdidheygeel596 4 роки тому +4

    Sheekh abuukor xoosh xafidulaah🥰🥰

  • @halima-sacdiyaabdirahmaan9320
    @halima-sacdiyaabdirahmaan9320 4 роки тому +1

    بارك الله ياشيخ

  • @mubaarikdayib2832
    @mubaarikdayib2832 4 роки тому +1

    .mansha Allah
    Allah ha kuxifdiyo sh Abu Baker xoosh iyo nasiixo media jasaaka Allah khayr

  • @abdiwahaablibaaxlagde2453
    @abdiwahaablibaaxlagde2453 4 роки тому +3

    Masha allah shiq Abuubakar xoosh ilah dardiis ayaan ku jecelahay rabi janadii fardowso hanagu kulinsiiyo cimri caafimad iyo cibaado suban rabi haku siiyo ❤❤❤👈

  • @ruweydaabdi3952
    @ruweydaabdi3952 4 роки тому +2

    Masha Allah sheikh Abubakar xoosh Illahay haku dhowra Adun iyo Akhiraba illahay haku barakeyo sheikh Abubakar shekh an dar Illahay ujeclhy ❤

  • @Deeq1998
    @Deeq1998 4 роки тому +2

    Allahayow imaankeena iyo mabda eena adkey🤲🤲🤲🤲😥

  • @ahlul_allah6941
    @ahlul_allah6941 4 роки тому +1

    Jazaaka allahu qeyr sheikh

  • @haawamuuse9970
    @haawamuuse9970 4 роки тому +1

    Mnzh Allh Alle hku barkeyo sheekh

  • @abuukarmaxamuud6586
    @abuukarmaxamuud6586 4 роки тому +2

    Mahadsnidiin in bdn soo badiya

  • @ridwanhirsi4680
    @ridwanhirsi4680 4 роки тому +2

    Mansha allah sheekh abubakar xoosh ilaahay jannatul firdaws haku galiyo Aamin runtii waan kujecelay waligayna waan ku xiisaynayey sida quruxda badan ee aad noola hadli jirtay ilaahay haka abaal mariyo abubakar khyrbadan ayaad sabab iigu noqotay inaan sameeyo mahadsanid

  • @aarhagiofficial4419
    @aarhagiofficial4419 3 роки тому +1

    Masha Allah sh Abubakar Xoosh

  • @kalthuumaabdullahi9540
    @kalthuumaabdullahi9540 4 роки тому +2

    Barakallah sheikh Abubakar xoosh 🥀
    Jazakllahu kheyrn walalka channelka🥀

  • @ahmedmusa7483
    @ahmedmusa7483 4 роки тому +1

    Maansha Allah barakallahu fiikum and Allah yahfidkum

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 4 роки тому +1

    Maasha allaah alle kheyr haku siiyo sheik

  • @xamdimaxamed6606
    @xamdimaxamed6606 3 роки тому +1

    Ilaahoow kuunaxariiso

  • @mahamedaliyi4308
    @mahamedaliyi4308 4 роки тому +5

    Barakalah sheekh abuubakar iyo alnasiixa media insha allah illaahay miisanka xasanaadka ha idiinku daro kherka aad faafinaysan👍👍👍💓💓👍

  • @shukrimohamed9068
    @shukrimohamed9068 4 роки тому +1

    Allaahu Akbar allow qer kusii sheq

  • @halima-sacdiyaabdirahmaan9320
    @halima-sacdiyaabdirahmaan9320 4 роки тому +2

    Mahasanidin al nasiix media

  • @horntv2810
    @horntv2810 4 роки тому +1

    Allah haku Karaameeyo. Wallaalka Muslimka ahoow.

  • @SharmarkeNur-q3u
    @SharmarkeNur-q3u 4 роки тому +7

    Masha Allah ya Sheiekh and the producers. You're are really helping us to become a better Muslims and increase our Imaans! Thanks again.

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 4 роки тому +1

    MashaAllah Alxmdulillaah
    Sheikh Abubakar illhahay haku xifdiyo AAmeen YAA Raabi

  • @mohamedmohamud4187
    @mohamedmohamud4187 4 роки тому +1

    Mashallah sheekh ilahay khayr haka siiyo anagana hanaga dhigo kuwii ku cibra qaata

  • @abdimuktar5050
    @abdimuktar5050 4 роки тому +3

    Manshallah Allah ajir ka siiyo Amin ya Rabi

  • @takarchannel4413
    @takarchannel4413 4 роки тому +1

    Wcs . Ramdan kariim

  • @maidaahmet7363
    @maidaahmet7363 4 роки тому +1

    Mnsha allh illhay hanaga dhigo kuwii wax ku qaata🤲

  • @Deeq1998
    @Deeq1998 4 роки тому +1

    Masha allah Sheikh allah haku barakeyo 🙏🙏🙏💯

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman4677 4 роки тому +3

    Masha allaah jazakalah sheikh abukar xoosh allaha ku xifdiyo alle dartii ayaan ku jeclahay in aan mar kuguso booqdo ayan rajeyn Djibouti insha allah

  • @kadraabdirazakabdullahi8211
    @kadraabdirazakabdullahi8211 4 роки тому

    Shaikh Abubakar masha allah alle haku jeclaado San ku jeclnhy

  • @salmatiirshe64
    @salmatiirshe64 4 роки тому

    Mansha.allaah illaahay.ha ku.xafiido sheekha

  • @abdiwahidhussein1796
    @abdiwahidhussein1796 4 роки тому

    Sheikh abobakr cimrigada Alle hadhereyo akhirana janah

  • @muntaas1xuseen984
    @muntaas1xuseen984 4 роки тому +2

    subxanallah alle iiman.qawiya ha.na siiyo.allx calaa.nimcati.islaam

  • @fahiimacali8739
    @fahiimacali8739 3 роки тому +1

    Allahu Akbar Alle diintiisa ha inaguu dilo anagoo KU dhegaan

  • @Leyla.abdirahman114
    @Leyla.abdirahman114 3 роки тому +2

    Allaahu akbar Subxanallaah

  • @seinababdi1835
    @seinababdi1835 4 роки тому +1

    Subhallaah subhallaah Subhallaah

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 роки тому

    Allah yaxfidaka sheekh abuukar aamiin

  • @hanaanhappyofficial1005
    @hanaanhappyofficial1005 4 роки тому +1

    Baraka allh sheikh

  • @arbemasmas7987
    @arbemasmas7987 4 роки тому +1

    Wallal nashidadn halkan kahela adoraliya mashllah macan

  • @kawsarjaamac8264
    @kawsarjaamac8264 4 роки тому +1

    Jasaakumulaahu khyr ilaahy miiskan xasanaadka ha kuugu dare sheekh👏👏

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 4 роки тому +1

    Jizaaka Allahu khayr

  • @Hakiimishorts14
    @Hakiimishorts14 4 роки тому +1

    Radiyalhu canhaaa ....

  • @aishaabow8231
    @aishaabow8231 4 роки тому +1

    Sheikheena Ilaahey ha barkeeyo ameen

  • @salmaahmed8273
    @salmaahmed8273 4 роки тому +1

    Sheik abokar machallah

  • @ahmedtamaam1785
    @ahmedtamaam1785 4 роки тому +4

    Mnsha allah sifcn bn ula socda she wn jclhy wn ku raxasta codkisah

  • @samirabachir768
    @samirabachir768 4 роки тому +1

    Jazaka allah khaire

  • @abdirazakmohamed1106
    @abdirazakmohamed1106 4 роки тому +1

    Allahu Akbar Jazaa'akumu Allaahu khayraa Alnasiixa.
    Diinta iyo caqiiqadada waa in gaws danbeedka lagu qabtaa, waayo liibaantuba waa iyaga

  • @liibaanjrliibaanjr1638
    @liibaanjrliibaanjr1638 4 роки тому +1

    Allaha hakuxafido sheykh

  • @abdirahmanmohamed5424
    @abdirahmanmohamed5424 4 роки тому +1

    ASC Sheekh
    Jezaa kumulaah

  • @sharmaofficial1760
    @sharmaofficial1760 4 роки тому +2

    Ma sha allah

  • @abdiwahidhussein1796
    @abdiwahidhussein1796 4 роки тому +6

    Manshallah ALLAH waxan kaga baryeye qabriga kuwasici ustaad. Wad igaoyise

  • @drjamila8927
    @drjamila8927 4 роки тому +1

    حياك الله⁦♥️⁩⁦❤️⁩⁦❤️⁩⁦❤️⁩⁦♥️⁩⁦♥️⁩⁦♥️⁩🧡

  • @kaletwiseman1
    @kaletwiseman1 4 роки тому +1

    SheikH allah haka jaaz'i siiyo

  • @xamdacali3286
    @xamdacali3286 4 роки тому +1

    Mnsha AllaaH

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 4 роки тому +2

    jasakallahu kheyr sh Abubakar xoosh❤️💯

  • @faysalabdi2849
    @faysalabdi2849 4 роки тому

    Barakallah fiikun sheikh abubokar xoosh alleha kuxafido

  • @deqamohamed3931
    @deqamohamed3931 4 роки тому +1

    mashaa allaah jezakumulah kheer sheekh

  • @nurabdalla9106
    @nurabdalla9106 4 роки тому +1

    Allahu Akbar!!

  • @wadanichannel8719
    @wadanichannel8719 4 роки тому

    Alaha ku xifdiyo oo ku barakeeyo sh

  • @drmohamed1968
    @drmohamed1968 4 роки тому +1

    masha allah sh.abubakar

  • @fadumacabdulle2640
    @fadumacabdulle2640 4 роки тому +2

    Mashallah aad ayaan agaaheley mahadsanid

  • @gabartaraxma1026
    @gabartaraxma1026 4 роки тому +1

    jasaakallaha

  • @nimcomohamed5234
    @nimcomohamed5234 4 роки тому +1

    جزاك لله 👏😢

  • @user-br6lr1ly4f
    @user-br6lr1ly4f 4 роки тому

    Masha allah sh abuubakar xoosh

  • @naimashukrishukrialio6659
    @naimashukrishukrialio6659 4 роки тому

    Shiekh jazakhaalla kher

  • @khalidosman6543
    @khalidosman6543 4 роки тому +1

    jazaakal laah

  • @smaxamoud756
    @smaxamoud756 4 роки тому +3

    Mansha alaah kheyr alaha siiyo Chanelka alnasixa sheekh abokor xoosh alaha ha xifdiyo walo waxan ka cidan laha nashida magaceda iso qor walo

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 4 роки тому +1

    Masha allh
    Jazakllh kher jazaaak

  • @Aisha-os5je
    @Aisha-os5je 4 роки тому +1

    Maash allaha Barakalaahu

  • @suleimanmahdi354
    @suleimanmahdi354 4 роки тому +1

    Jazakallahu kheyr insha allah
    Walalaha nosodiyariyay aad iyo aad ayad umahad san tihiin Marwalibo insha allah

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys 4 роки тому +1

    Thanks qisadaan wan aqaana plz waxn noso badasida qisaskaan la aqoon🙏