DEGDEG XAMSE XILKII LAGA QAADAYO MOOSHIN CULUS 200 XILDHIBAAN XASAN SHEEKH XANAAQAY KALA DULDHACAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • DEGDEG XAMSE XILKII LAGA QAADAYO MOOSHIN CULUS 200 XILDHIBAAN XASAN SHEEKH XANAAQAY KALA DULDHACAY

КОМЕНТАРІ • 80

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 17 годин тому +5

    Maashallah DAADROOD ISMAACIIL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahirCade-u5i
    @dahirCade-u5i 17 годин тому +5

    Sayid axmad maxad islaam❤❤❤❤❤❤❤❤so xidha albaabka dulmiga ❤❤❤

  • @KoshinMohamed-h7d
    @KoshinMohamed-h7d 17 годин тому +3

    Waagii cabdulaahi Yusuf ayaan isagoo dhaawac ah oo naga soo horjeeday aan daawaysanay oo weliba niri hortaada u soco waayo waxaan ogayn inuu yahay nin rag ah oo raganimadii Ogaadeen leh. Dani qurux siyaasada ha ka barto waan ku qoslay waana wax run ah.

  • @ShishShush-c7v
    @ShishShush-c7v 17 годин тому +3

    SAYID AXMED MAXAMED ISLAAM
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 16 годин тому +2

    ASC Masha Allah 5 Darood just need UNITY qasaab ayeey maamul goboleed ku tahay. Hassan dhiiqo waa nin Hawiye oo xanuunsan.

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 16 годин тому

      Hawiye yu ku wasin dawada yu ka wasin idacada daarood aya isku shektan beyn naxli

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 17 годин тому +1

    Marxuum Xamze halaga tuuro kursiga DAROOD VIVA AHMED CADE ✅

  • @Salamin77
    @Salamin77 15 годин тому

    Axmad Madoobe maanta Somaliya wuu badbaadiyey.Xagguu ka keenay Xasan Sheekh awoodda uu maamul goboleedyada muddo korodhsi ugu sameeyo.Alla Damuljadiid damac. Waalanaa.

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 17 годин тому +1

    Siciid dani waa siyaasiga ugu wayn somaliya
    Axmedna sacid buu uga faa idaystay

  • @mohameddahir-cb8ni
    @mohameddahir-cb8ni 16 годин тому +1

    BELAHA DAAROD WAXAY ORON JIREEN OGAADEEN WAA DOQON EREYGAAS HA INAGA HARO, AXAMED MADOBE YAA DAAROD KA ROGAY HEERYADI GUNIMADA XASAN SHEEJHNA HAR CAD KU QAAWIYAY GOOB FAGAARA AH

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t 8 годин тому

    Waxa Mahad Dhamaanted Iska Leh Allaaha AHUN Ismaaciil cumar Geele Naga dabray

  • @SomaliPeaceAssociation
    @SomaliPeaceAssociation 17 годин тому +1

    91 yaa laga adkaaday? Ma Shacab aan hubeesneen ciidankii dalku aaminay iyo kuwo kale oo hor leh qabiileysan oo la soo tababaray Xasuuqay Dad Shacab ah oo Hubeysneen! Qof Caqli leh Guul 91 ma sheegto. Shukran.

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 16 годин тому

      Waxey u badnaayeen shacab 100% aan waligood qori gacan ey leeyihiin taaban oo qori noocuu yahay ha ahaadee ugu yeera bantuuq; dadkey ka adkaadeen waa kuwaa - muxuu Alle kadhigey in isla kuwii ugu jawaabaan adeer qaxa qax baa kahoreeyey.

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 17 годин тому +1

    Maashallah ❤

    • @laylosiciid781
      @laylosiciid781 17 годин тому +1

      War dani iska daa
      Dani Waa siyaasi one

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 13 годин тому

    CIYAAL BAAD TAHAY EE S.DENI AFKA KA DHIG. DAAROOD MIDAYSAN BAA LA RABAA. JOOJI KALA QAYBIN DADKEENA.‼️

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 12 годин тому

    Darwiish .SAADE waa curadka waa Darood.Yeey ogalanin .Marxuum Marexan.

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 10 годин тому

    Mareexaanka laftiisa ayaanu rabnaa xiirane ha la keeno kaasaaa xasan meesha ka saarayee adeer ninkaaad soo doorataa xagee metelaa mareexaan saw nimankii aad aad tidhi diyaaradi yey fadhiisan aad tidhi maaha
    Gedo ma naf ayaa lagaaga hayaa waadigii cadawga uga yimid ee gaadiidkii tiknikadadii iyo ciidamadii intaad soo kaxaysay gurigaagii shabaab kuma qaadan

  • @silverloola726
    @silverloola726 18 годин тому +1

    waryaa Xamsa Marxoom waa ina adeerkey ee iska dhaaf.

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 16 годин тому

      Anagaa bixineyna qarShka aas Qaran ee noofasax. Qarijiqood ayaan dhul dhulka aad uga hooseeya u iibiney dartii; halkaa qiyaamaha halkaa kusugee. Balan beynu qaadi in aan abid la ogaan in uu dhiig kablalax xidid uu leeyahay dhexjiixey😂

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 10 годин тому

    Adeer ninkastaa wabiilkiisa ha aamino xasan33sha dawladi kama rabee war daarood maba rabo raysal wasaare saacadan cid u baahani ma jirto timacade oo daba qoodhi noqday ayaan idiin hayaa dhulbatow nin fdhulbahate ah oo xamar jooga ha ku tashanina 😊

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 14 годин тому

    Waa Guul u soo hooyatay soomaaliya in laga wada qaada cagadheerta xililka.
    Jubbaland waa in loo dhiiba mareexaan.
    Ra'isul wasaara waa in loo dhiibo majeerteen

    • @MoonLight-te8np
      @MoonLight-te8np 12 годин тому

      Kismayo hayhaati bay tahey ilkayar sagaaradina quuta sakiin laq adeer

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn Годину тому

      Orodo melaha kuoy cagdher jubbaland ayada leh oo sameystaay hadaad waxkaqadi kartaan marhore qadii laheyd sacyahow iskahadlaay

  • @maxamadcabdulle-h1i
    @maxamadcabdulle-h1i 14 годин тому +1

    Sayid axmad madobe ka adag xasan waa wiil ogaden ah waligii lama gaadi karo

  • @mos1954
    @mos1954 12 годин тому

    War Niyahow Adigu Maqabiil Baad Caabudaa? Subhanalah

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 12 годин тому

    Xasan culusoow oo canaantey kii ugaadeenka ah eexamza miskiin xasan oo dhahay booskii uu baneeyey axmed madoowe waxaan galin doonaa mid firdhiya la dhaho wixii aan usoo qoro may malaha

  • @Salamin77
    @Salamin77 15 годин тому

    Damuljadiid waa khaaimiin weligood Guulaysta not maayaan.Ma rabaan in ay dalka u shaqeeyaa.

  • @AliTeela-ej5rp
    @AliTeela-ej5rp 17 годин тому +1

    Wilyahow afkaga dhegahaga ha is maQlaan axmed waa nin ogadena adga isku tasho

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 15 годин тому

    juubalan iyo sicid dani haidin joogaan aqabadahini heesta kursiga ayaga leeh guul 3 ikeena balan kalabaxay darood waxad ogatan wan diday wan delayey ledahay

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t 8 годин тому

    Sida dowlada Israel Ugu tiirsantahay Maraykanka Xukuumada Xasan Shiekh na wuxuu Ku tiirsanaa AHUN Ismaciil Cumar Geele?

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 12 годин тому

    Ha noofaanina cagdheertan anaga puntland ayaa Nala dhahaa wax nooga jiro malaha xasan culusoow iyo xertiisa hadey iska hor yimaadaan nama quseyso axmedoowga aad faanineysid kenyaati ayaa waardiyeeyo hadey ka baxaan hawiyo ayaa qabsanaya halka puntland isku filan tahay

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 12 годин тому

    Inta qolkale tagtid oo magac kale basatid baad noockale u hadlin alaah kabaq wajiga qarsoon oo doodaha uga qayb gashid iska daa waa dambi

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 14 годин тому

    Maalintii taliyaha booliska laga qaadaya xilka baan ogaaday in xamzana laga qaadaya xilka

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 10 годин тому

    Walle daarood ayaan caano laga dhamin xamse xasanow isagaanu
    Ilaa hada rasal wasaare noo metela walle ninkale oo aad ku guurto naga heli maysid

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 17 годин тому

    Waligiis marxuumka kama qaadayo xilka waayo mahelayo mid kaaso kale oo adoon u noqda gurguurte munaafaq

  • @Umo580
    @Umo580 16 годин тому

    XASAN XABALU MODEY SIYAASADA LAFAGAYO😂😂😂😂😂

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 10 годин тому

    Welkom 🤗 Darwiish tv

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 11 годин тому

    Walee axmed madoobe wiil hoog weeye abti halkaas kaga haay damjadiid xasan dhiiqo

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 17 годин тому

    ma aadayaa mareexaa raisalwasaare noooo

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 17 годин тому +1

    Sida Axmed Madobe uu Ugo Heeliyay PUNTLAND iyo SSC KHATUMO waa in ay Puntland na Ugo Hiilisa SSC Khatumo?? VIVA AXMED MADOBE

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 15 годин тому

      Khaatumo waxeey ku asaasantay dhiiga reer puntulan

    • @mohamedhassan3937
      @mohamedhassan3937 11 годин тому

      @@ahlanahmed8860 Runta weeye, laakiin wa in ay buntland u Ictirafto Maamul Goboleed si ay Soomaalida ula tartamaan iyago isgarabsanaya.

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 17 годин тому

    Yac Axmed Madoobe oo ka hadlaaya isbedel

  • @MaxamedKhaliif-u6l
    @MaxamedKhaliif-u6l 10 годин тому

    Warmiskiin.yar.baatahaye.
    Daniel.haduusan.shaqayn
    Saanmanoqoteen.siyaasadu

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 10 годин тому

    Aderrasal wasaare cid daarood ah oo rabtaa ma jirto xasan adigu noqo raysal wasaare iyo madax wayne isu noqo daaropd waxaas marabaane

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 10 годин тому

    Ugaadeen xamse maaha lkn axmed maxamed islaam ayaa daaroodkii asalka ahaa geesi geesi dhalay

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 11 годин тому

    Deni wuu kuumaystay halkaas buu kaqoslayaa xasan dhiiqo waxa kudhacaya

  • @hindanur5310
    @hindanur5310 17 годин тому

    meshan sharci ba shaqaynaya

  • @AliTeela-ej5rp
    @AliTeela-ej5rp 17 годин тому

    Darodku ma ma boqor dumaal yesha

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi 15 годин тому

    Adeer beenta jooji kan yar beenta badan adeer xamse waa libaax

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 18 годин тому

    Ma awalbu metalad ku lahaa Darood

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 10 годин тому

    Beesha mareeexaanxasan ma maf ayuu u hayey😮

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 13 годин тому

    Blakii Darwiish.waa Darwiish.

  • @NasteexoCabdinuur-h7i
    @NasteexoCabdinuur-h7i 17 годин тому

    Kkkk walin waa run

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 14 годин тому

    Hassan waa inu jubbaland ku wereejiyo farmaajo oo Ahmed cirka loo diro.

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 13 годин тому

    Dhiiqo xasan dhiiqo $$$$ xadoow tuuug qabuuro qodooq

  • @mussejama311
    @mussejama311 17 годин тому

    Xamse hadmaa shaqo loo dhiibay??
    Ninkaan waa laga gardaran yahay.
    Xasan culusow igaartiisa R/Wasaare meesha ka ah ,boowe.

  • @ahmedhirsi281
    @ahmedhirsi281 15 годин тому

    Wax Hasan dagaal qabiil
    Kuqado jubaa
    Ugu horeysay
    Ilaa uu yidhi
    Maamul ma
    Noqonkarto
    Iyadoo sadex
    Maamul doqon-
    Karta markaa
    Tani waa qabil
    Qabyadii Hasan
    Dhamestirkeedi

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 17 годин тому

    madaxway naa usocdaan

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 12 годин тому

    Dani waa ninka ugu awooda badan soomaaliya miskiinkan ugaadeen ee xukumo 30 km baa waxaad la ma taleysaa ninka laandheereysan puntland hadeysan jiri laheyn daarood waa lagumaysanahaa marka hanoo faanin cagdheer oo usaxiixay dastuurkii xasan culusoow Dani waa ninkii ka difaacey midkan cagdheer markuu farmaajo udiidey diyaarada kismaayo inay toos ooga baxdo kismaayo ay soo marto muqdisho Dani nin wax ka qaadi Karo maleh walaa hawiye isaaq iyo daarood

  • @User_19567
    @User_19567 16 годин тому

    Kkkk inta lugaha la qalociyo hagaf hagaf 😂😂😂😂

  • @Cabdiwiish-i3j
    @Cabdiwiish-i3j 17 годин тому

    Ma xasuusata xasanow marki ada laheda farmjo waxa uharaya inu xabada iskudhufato aya uharay waxakale oudhinamjirado marka hada adiga xasandhiiqo xabada madaxa isagadhufo wey kuhesatahemante

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 18 годин тому

    xamse daarood wuu lahaddhay ee meesha halaga tuuro oo xata midkale oo ogaadena oo dadnimo leh halagu bedelo

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 16 годин тому

      Adiga waa logo wasa adiga cml daarood anaka wasno

    • @MoonLight-te8np
      @MoonLight-te8np 12 годин тому

      Ogaden hakala qaadin hallo OG is OG maqal mjiraa

  • @mohameddahir-cb8ni
    @mohameddahir-cb8ni 16 годин тому

    AXMED MADOBE WUXUU QAAWIYAY DAMACI HAWIYE

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 17 годин тому

    Axmed madowbe darona wax umahayo kursigiisa ayu ku illashana

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 16 годин тому +1

      Sida hada taagan - dhankiisa lagama soo dhicin.....

  • @dekaahmed9655
    @dekaahmed9655 17 годин тому

    Kkkkkkkkk

  • @حليمهسعديهمحمد
    @حليمهسعديهمحمد 18 годин тому

    😛🕷👎

  • @ShishShush-c7v
    @ShishShush-c7v 17 годин тому +2

    SAYID AXMED MAXAMED ISLAAM
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 10 годин тому

    Ugaadeen xamse maaha lkn axmed maxamed islaam ayaa daaroodkii asalka ahaa geesi geesi dhalay

  • @ShishShush-c7v
    @ShishShush-c7v 17 годин тому +1

    SAYID AXMED MAXAMED ISLAAM
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShishShush-c7v
    @ShishShush-c7v 17 годин тому +1

    SAYID AXMED MAXAMED ISLAAM
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShishShush-c7v
    @ShishShush-c7v 17 годин тому +1

    SAYID AXMED MAXAMED ISLAAM
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.