muqdisho waa caasimada umada soomaaliyeed. dadka ku nool ma yaqaaniin qabyaalad iyo eex alxamdullilaahi. marka hadad ubahan tahay wa degi kartaa mana ka shalay doontid.
@@rahmaahmed1836 sidan si ka fiican ma jirto. Muqdisho dhan in guryo sidan ah laga dhiso kadib dadka qiima macquul ah lagaga iibiyo lacagtana si yar yar looga qaado.
Caan ahaan shahaaga ugu faa'ideyso run ka hadalka daarul salaam gurigaaga xur Uma tihid hadaad guri ka iibsato WA inaad degnaataa sidoo Kale Waa in Aadan kireysan ama 50% lagula wadaago lacagta Waa baadil xasanow muslinka ilaahay ha ajarin
Guryaha gudahooda lama arag sidee loo gataa? qiimahooda waa imisa? Imisa km bay u jiraan magaalada xamar? Qaab noocee ah baa loo gadan karaa ma cash mise ?
I m from India,,,I m big fan of paramvir,any way I can't understand sumalian language but I love action 👍👍👍sumalia love from India 🙏🙏🙏
Thanks bro.
India 🇮🇳 💘
Love From India ❤️❤️
Love from india
Masha Allah Hasaan Top always over the 🔝
Noso badi muqaalada 🇸🇴❤️
ua-cam.com/video/PH3KLmgswww/v-deo.html
Im from somaliland i love muqdisho
Somaliland waa Somalia sas Malagu sheegay 😂😂😂😂😂
Masha alah xasan top jamacad maku taalaa xafada daarusalaam
Caadi mahan wlhi
Asc faqiirka iyo taajirka in at iskudher noolaadaan ayaa fiican?????
Wow is beautiful place
ua-cam.com/video/PH3KLmgswww/v-deo.html
Masha Allah... Waa daaro aad u qurux badan balse nasiib darro aniga ma'ahi qof reer muqdisho ah.
muqdisho waa caasimada umada soomaaliyeed. dadka ku nool ma yaqaaniin qabyaalad iyo eex alxamdullilaahi. marka hadad ubahan tahay wa degi kartaa mana ka shalay doontid.
Daaru salaama waa meel aad uqurux badan mashalah tabrakalah
ua-cam.com/video/PH3KLmgswww/v-deo.html
How much is the house in darusalam mogadishow
35,000$
لو عند اتصل معاااااي
Quraxeeey
@@deeqsiyare708 bisaa mala hubaa walal??
@@Bigflashlight1978 mya walaashey ma hubo cafwan
Ana kugadaa welcome xabibi
Maasha alaah qurux 💞👌👌👌👌👌👌
guryaha sidee ukala raqiisanyihiin iyo qiimahoda hadaadan noshegeyn maxaad enerjiga isaga dhamene bro
Waa mahadsan tahay xasan top
Ar sidaan amey fiicneen kalasarey ayey muujineysaa soomaaliya markaan aniga caruurta ahaa labadii qoys oo isku xigto midna taajir uu ahaa midna danyar uu ahaa sidaas daraadeed ayaa dariska is jeclaa oo ey iska war hayeen saan hada lagu wado wax dadka qaar waxaa laga yaabaa in ey jecel yihiin aniga laakiin kama helo
Sax walaahi reer walba albaabkay xidhanayaan dad ladan baana degaya danyaru cidlay isugu bixi hadaaynu sidan udegno
@@rahmaahmed1836 sidan si ka fiican ma jirto. Muqdisho dhan in guryo sidan ah laga dhiso kadib dadka qiima macquul ah lagaga iibiyo lacagtana si yar yar looga qaado.
Masha allaah
Masha Allah keep going
I m indian BOMBAY 👍
Maantoo dhan hadal dalmine lacagta sheeg oo lagu kala gato ama lagu kireeyo tuf kubaxe
Mashallah wax kastabah hadii yaalo
Raqiiis haku sheegin walalow qofa ageen ayaa dhadhicin kartaa rer jeeb weyn unba gadan karo midka kale hada gadatid hadhow ma gadan kartid degan gado ha gadan dhul waye abow hano xayesiin
Asc abaayo maxaa dhaday hadaan gato hadhow ma sii gadi karo miyaa
@@safia5435 maya ma gadan kartid degaan ahan le u gadataya e dhul ma gadan
Nice place brother but we need to know the prices $
Lacagta soo sheeg meeqa waaye??? Guryaha ma raqiisoobeen mise waa qaali weli coronavirus suuqa dhaqaalaha dhulka qalay
Villada ugu qaalisan waa boqol iyo labaatan kun dollar 4 qol 3 musqul jiko store room tan kuxikta waa boqol 3 qol
@@zahrahassanasc2984 120 dollar aa xildhiban mooshin helay allaha u sahlo
Banana state anaa qabsan doono waxaana ka noqonayaa madaxwaye...waaba ii dhiseen intay ka shidan tahay..wax yar lee isuga kkkk
Noo soo weydii qiimaha ijaarka ma laga helaa villada meeqa qol waayey iyo quimaheeda ijaarka hadaan rabo aniga iyo caruurtayda uk ayaan ka soo soconaa
Soo dhowaaw wll intaba waluguu helaa
Iska maqnaDa dalka wu buuxa wll😂
@@abdinasirnuur6188 waad mahad santahay walal
@@maryanmohamed431 🙏
Wll guryaha waxaa lagu kireeyaa $350 illaa $450 lnbr ka aad kala xiriir kartid waa laguu sheegi karaa
Walaaahi waku farxay masha allah
india
Alla ow baraatika idinka dhiganin hadduy takhasus lee yahay dalkiisow ka shaqaysan lahaa laga yaabee inuu dalkiisa dambi ka soo galay
Maashaa allah waa xaafad aad uquruxbadan
ua-cam.com/video/PH3KLmgswww/v-deo.html
masha allah hore usocda DURDUR MEDIA :)
masha allah
How much plz
Asc hassan waxaa nososheeta lacagta lagdaayo
Xasan top wad mahadsantahay Madame af so badh dhiigto magaalada mugdisho
Manashh allah xasan topwaa kuwatahe
ua-cam.com/video/PH3KLmgswww/v-deo.html
Mashallah meeqo waaye waxaan rabnaah hadaah baraf in soo dhaco sidii yufub camal
🇸🇴 wax waajiraah intah intee waaye kenyah banbaasa daarusalaam
Meshan somaliya maahan sxb waa yurub ama americo
Qurux dadalkeyga jecliyaa
walaalow lacagtiisa oo runa noogusoo qor walaalow adinkoo nagaraqiisinaya.
Masnha aliiah
What About Al Shabaab kawaran Al Shabaab Yaa igadhicin
Don't worry about Al-Shabaab
They getting there taxes
Has long has you pay Al-Shabaab
They don't bother you 🤣😂🤣
Ninka ugu shidan xamar guryahasi Amaah ma leeyihiin😂
Waa xaafad cajiib ah anigaa dagan wlh qurbo xataa ma rabooneeysid ilmahana u fiican hawo macaan xoolo dhaqato aa geesaha caano fareesh adigoo ujeedo laguu lisaayo😍 yaarabi wadankeena nabad nooga dhig
Gadasho ma isku day abaayo meeqa marayaan
Abayo please kirada ama iibsashada ma sheegin kartaa
@@abdiabdulle8629 guryaha waxee udhaxeeyaan 30k illaa 120k. Guryaha sida ay ukala weynyihiin ayey ku xirantahay.
Abayo kiro waa meqa 3 qol
@@abdallaahmed8104 30 k wax eh maba jiraan waxa ugu yar 60 k
Intii xasan ku xiran yutubkeyga sobooqda 👈❤️♥️❤️♥️❤️♥️
sac walaalow waxaan kaa codsaneynaa inaad noo soo duubtid ex-control illaa ceelasha biyaha waxaan ka rabnaa degaan thank you
Hassan don't use "Home" use house
Masha allaah qurux
Raqiisaad meesha kusoo qortaye lacagta maada noosheegtey
Xasan walal Waa ognahay daaru salaam dulmiga ka socdee ha qayaanin dadka dulli nimo u dhimee
Dulmi nooce ah ayaa kajiro walaal iga jaahil bixi boos inaa ka gato rabay
Caan ahaan shahaaga ugu faa'ideyso run ka hadalka daarul salaam gurigaaga xur Uma tihid hadaad guri ka iibsato WA inaad degnaataa sidoo Kale Waa in Aadan kireysan ama 50% lagula wadaago lacagta Waa baadil xasanow muslinka ilaahay ha ajarin
Maxa tiri yaa bisinka anga hada ranay inan catuurta keeno Xamar😳😳😳😳😳😳
Wall nr kaga isoo qor plzzz
❤️ 🔝✊🏽
Markad wax aragto waxa lakulmiya maskaxda iyo qalbiga cadawgo bata caqligaga luma
hasan top waad waa lanthy waa iska kaftan sxp
aawi liketa
Mayee sadax sedax 😂🤣😍🏂
dhisma yasha ugu shidan magalada mugdisho 😂🙆♂️
kkkkkkkkkkk 😂 😂 😂 😂
Mr top i like it what is the prices
Dahir
ua-cam.com/video/PH3KLmgswww/v-deo.html
Bos darusalam wa 10.000 doler hada dhisatiid wa 30.000 doler maxa logugadaaya guriga dhisaan darusalam 70.000 doler
Lakiin ma isla guryaha nashqada ah daris noqoneysaan mise dhulka go an oo iska banan balse isla magaca xfda wadaageysan myaa ???
Reer taabareed iyo shiid ma lagaa raabo miyaa 😂😂 waa iga qoslisY
Bacmadowda waa maxay waxaa dheheese meesha qashin ma lahan🤣😅😍🤣
Muqaaal degan ma duuuubi karto miyaaa maxaaad la xiiiqsantahay jareer Always jareer
Guriga waa imisa khiimabiisa ?
Yaa lagadaaa
Waa meeqa
GURIGA HORTIISA HADAAN GOD QASHIN LAGA QODI KARIN WAX JIRA MA AHA KKKKKKKKK
Hhhhhh gariyaa qadaa casri
Maalin dhaaf baa gaari yimada. macrafone wata qashinka qada.
Kirada meeqa waaye walaal filadii
300
Asc Walal wa imisa guryaha
ua-cam.com/video/PH3KLmgswww/v-deo.html
Yurb xata jitkas kuma yalo xafadena dhiqadi dhiqadi bakaro waye
ua-cam.com/video/PH3KLmgswww/v-deo.html
Mataacim maleeyahay
Alshabaab ayaa u badan sxb waan oganahay, tuugo tuugo dhashay
Xamar aamin malah wax kale sheeg
Hadii adoo meel maraysid musqul aad ubaahatid intee kuleexanee 😆😅🤣
Ani iso mar aniga aa musqul qaas ah ku sina
Maxay tahay carwada xiran ? 🤔🤔
Talefoonka qabo😊
Yurub Lee maa laga so guuraa
Reer Maraykan . Australia kuwaa ma sii guuraan miyaa
Beesada sheeg faanka naga yareeye
Meqo kirada
Beeen badnaa aawsy guriga iiibka sh
Socodaa noogu dhameysay ee guryaha natud gudahooda sxb
soo boqo pagekega
Guryaha gudahooda lama arag sidee loo gataa? qiimahooda waa imisa? Imisa km bay u jiraan magaalada xamar? Qaab noocee ah baa loo gadan karaa ma cash mise ?
ua-cam.com/video/PH3KLmgswww/v-deo.html
Waa diyaar ayaka laxariir
Hasan top meeqo waye
Guryaha dhexdooda na Tus dee
Waardiya jogo inte wasaq kaso gale kulaha kkkkkk wasaqda ruux celin Karo hadu jiro fiicnan laheyda
Waad iga qoslisay wlh hhh
Xasana tob waad waalantahay
War dadoow xamar iyo darusallam intee isku jiraan daqiiqad ahaan
7km ujirta centerka magalada daqiqad hada magacalada dhax bartankeda ka imanesid 30daqiqo babur khas hada wadatit hada udhawdahne 10daqiqp ku imane
@@BRage-gc7gu haa dhanka carafaad miyaa mise waa la dhaafaa marki laga yimaado dhanka towfiiq. walaalo tan kalene mahadsanid
Roomadisi kuma dhacdo cida ninki cagta saara dawo weye cido jermis kamadhasho muqawil madonto wey asturta wixi lagudugo dhexdeda waa laguastura koley medkatahay nindidana majiro dhobka loobarki ooda xolaha dhulkey kasobaxda wana lagu oodaa radkana walagugarta fahamka shey qaali wax aadkabaqeysid male fuley nimada waxa keno isbadbadi ibadbadi matalan dagal kii iskulabo albabka wakubadbadiyay wana badbadisay kiisootagan haidhigin haisdhigin yeeiskadilin kii sotagan horeusoco dusha
Maanta oo dhan reer tabareed lee sheegey xsn adiga reer tabareed ah ayaa wxaa uma leysaa in ay dadkana reer tabareed yihiin
ua-cam.com/video/PH3KLmgswww/v-deo.html
Hhhhhh benta dadka kadhf waxada xayisiin kabadanee
Xasanow nusa bosk a meqa waya
Nio kan gurigena waye ma gadi rapta marka
Dadka dhan maa dagaan mise murasade lee maa dagaan
Soomaliyo dhanaa dagan murusade shaqa kuma malahan
Nababbel miyaa meeshaan tolow
Anaa dagan gurina ka gadan maayo geedi ba ka ahay waayo daris maleh 2000 ba la iga qaadaa
2000 maxa u bixine sabab
120 kun maa USA house ka gato 😂😂
Hawiye cawaan iminkay wxan iska duminayan🤣🤣🤣🤣🤣
afkaaga qashinka Ka leexi hawiye
@@wizyare9168 afkaga maa dahaba hawiye inuu masayda somaliya yahay ma shaki baakaga jira huuno🤣🤣🤣🤣🤣
Abdi Nasir adiga oo kale waa aqaanaa waad qaraarsantahay ee yaa lagaa dareeymin qof ween oo caruurta Ka aqli
@@abdinasir7674 qabyaalad iyo jaahilnimo aa isku darsatay
@@wizyare9168 wadanka afrika ugu xoga weyn ba laydinka dhigay saa laba guri ku fanaysan manta cawan yahay😄😄😄