HAYB SOOC PART 15 HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 тра 2021
  • Musalsalka Hayb-sooc
    Written & Directed
    Hamse Qalinle
    Shaafici Maxamed
    profile.php?...
    Production
    @SKY Cable TV​
    Camera
    Maxamed Soomaali
    / mohamed_somali2
    Maxamed Oomaar
    / mohametoomaar
    Hussen Og
    / hussien_og
    Saki Aadan
    / mapsuud
    Editing
    Maxamed Oomaar
    / mohametoomaar
    XMA Header Image
    Hamze Kalinle Osman
    Thanks For Watching 🤩😍
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 107

  • @absameofficialchannel9608
    @absameofficialchannel9608 2 роки тому +5

    Wlhi filmkan hu iga ohiyay dhacdo igu dhacday bay kahadlayan Aderky abahay la dhashay aya ku kala dhimanay wlhi mana wada hadalno waxa ku nolahay qurbaha adekayna waxa uu joga wadanki ani abahay wa dhintay waxa is dhahay marka gursanayay abaha mar haduna ku nolayn adi wa ina is dabarta wax kastana dhamaysata wana sameyey wlhi hawsha keligay aya dhamaystay gabaddha familka wixi gabadh laga bixin laha wa bixiyay sidi abe gabadhisa lo waydisan lahana wa u waydistay arinka wa dhamaystay wlhi gabadhu wa qabilada Somali ugu magaca dher lkn ani halka kuma racin ee jacayl dadnimada ku jirtay aya ku racay cala kuli xal malin malmaha ka mida waxa iso wacay aderkay hadal waxa uu iga bilabay waxa u qarsatay guurkaga gabadh reer qansax ah aya gursatay inago rer qudhaca miya naso dhax gelinaysa rer qansax war iyana idinku dalinin ader waxa uu idhahay hada rabtid ina ku shegano gabadhas fur gabadh ina ader Taya oo Sweden 🇸🇪 ku nol aya hada lugu dhamaynaya anina waxa dhahay weligay ha isheganina 3 sano wax xidhid ah ma lihin Alxamdulilah wiil iyo gabadh aya haysta ❤ Somaliyeey Xilima adunka la janqadayna?

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 роки тому +9

    Jacaylka dugsiga hadaad soo martya sida aniga o kale liketa nio

  • @hipaaqkaldeeqa9376
    @hipaaqkaldeeqa9376 3 роки тому +14

    wad nagala ragteen baryahn ✌

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 роки тому +2

    Teamka madar dayax Muna faysal najma Baashe Khadar cadnaan KUSOO CELIYA SI UU UKALA KACO

  • @abdirahimibrahimkosaar1514
    @abdirahimibrahimkosaar1514 2 роки тому +5

    Waiting episode 16.
    very interesting Film.💯❤️💯❤️

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 роки тому +4

    Qoftan buurana is soo hagaaji dheh oo isu soo astur waa ramadaane

  • @shugariismacil116
    @shugariismacil116 2 роки тому +2

    HaYe zoowada part 16 😉

  • @Apbdilaahiismaaciilvlog
    @Apbdilaahiismaaciilvlog 3 роки тому +11

    Dhamaan musliminta ciid mubarak ❤

  • @KhalidAli-rh5ww
    @KhalidAli-rh5ww 3 роки тому +4

    Filimka Nga zoo afjra paL😁❤

  • @samiiracumarcabdi7029
    @samiiracumarcabdi7029 3 роки тому +5

    Wllo maxd ugu xadhidh iyo guurka maxd uga deday hhhhh ciid mubaraka🤔🤔🤔🤔🤔❤❤❤❤❤

  • @Hamsevicos
    @Hamsevicos 3 роки тому +1

    M.allh keep going sxb xamse qalnle

  • @maandeeqsaid9084
    @maandeeqsaid9084 3 роки тому +2

    Second 😋

  • @hotho-awil
    @hotho-awil 3 роки тому +5

    Wd la reegten haaYeh deeh😂

  • @shukrishacni9157
    @shukrishacni9157 3 роки тому +2

    Second

  • @AyaanAhmed-rb8oy
    @AyaanAhmed-rb8oy Рік тому +1

    Inat lab lab Sano kadib daawanayas is mujiya

  • @maxamedaxmed4211
    @maxamedaxmed4211 3 роки тому +3

    Soo daaya parts kale

  • @safasaleban3992
    @safasaleban3992 3 роки тому

    Deh haaye wll filimka hnga so rajinina🥺✌

  • @wardaomer366
    @wardaomer366 3 роки тому +2

    Wlhi waa filin macan

  • @abodohanime2234
    @abodohanime2234 2 роки тому +1

    Part 16

  • @cabdirisaqboos961
    @cabdirisaqboos961 2 роки тому

    Asxaabta HOB FILMS hore u socda, muuqaalkan duubitaankiisu waa heer sarre, dadaalka aad galiseen bulshu way aragtaa

  • @hawadahiye6783
    @hawadahiye6783 2 роки тому

    We are waiting this film plz

  • @fatxioffciall9570
    @fatxioffciall9570 2 роки тому +1

    Adna ❤️❤️❤️❤️👑😍

  • @najmacali946
    @najmacali946 3 роки тому +13

    Adna inta ila aragtay in sidi najma ay wax u jilayso

  • @mohacabdi2792
    @mohacabdi2792 2 роки тому +1

    xalqada 16 soodaa

  • @ahmedmohamet3330
    @ahmedmohamet3330 3 роки тому

    👏👏🙌🙌

  • @asmamuseh165
    @asmamuseh165 3 роки тому +1

    Wll noo soo dhakhaso

  • @fadxijano9364
    @fadxijano9364 3 роки тому +1

    soo dadaji part 16

  • @miskimire8415
    @miskimire8415 2 роки тому

    Oo ma intaanow ku dhamadau

  • @asmamuseh165
    @asmamuseh165 3 роки тому +1

    Wll maad joojiseen

  • @raxmojacayl1437
    @raxmojacayl1437 2 роки тому

    Filimkan noo soo dhamaystira.

  • @halimodaganchannel7382
    @halimodaganchannel7382 3 роки тому +2

    Filmka la soo dhokhsada please

  • @ugpathduniyo2231
    @ugpathduniyo2231 3 роки тому +4

    Wll haaye saay wax idinka yihiin dadka musalsal Baad u bilaawaysaan hadaan waad Naga jaraysaane habeen kii laba xalqadood soo galiya ama Habeen kasta xalqadiisa soo daaya 😏

  • @QNSalma
    @QNSalma 3 роки тому +2

    So dadajiya walalayal

  • @CabdicasiisCabdicasiis-lx5do
    @CabdicasiisCabdicasiis-lx5do 3 роки тому +3

    Wllo please film ka si caadiya u wada

  • @boyfreefire9273
    @boyfreefire9273 3 роки тому

    Filimka noo Soo galiya hob films

  • @macaanhoyo8098
    @macaanhoyo8098 2 роки тому

    Wall mariya garb keedu uu yar qaaawan yahy 🙈

  • @haytam_boy5269
    @haytam_boy5269 3 роки тому +1

    Part 16 away

  • @alonegirl9706
    @alonegirl9706 2 роки тому +1

    Filmada no dhameystira hobfilms mxaa idin ka qaldan

  • @MariaIsmaelMohmed
    @MariaIsmaelMohmed 3 роки тому +1

    Filimka maxa noogu badh jarteen bulshada ixtiraama walal waan idinku xidhanahaye

  • @mahadwalidabdala-norrevang8345
    @mahadwalidabdala-norrevang8345 3 роки тому +6

    First 🌙❤️

  • @yahyejuniorjunior8339
    @yahyejuniorjunior8339 3 роки тому +1

    Inbadan sogayny markaa dee waad nagu ragteeen

  • @xuseensandheere5153
    @xuseensandheere5153 2 роки тому

    ax waan ka xumay reer qansax dhibaatada haysata

  • @somaligames7942
    @somaligames7942 3 роки тому

    WAAR SOO WADA DEE QAYBTII 16

  • @mohammedahmmed9392
    @mohammedahmmed9392 3 роки тому

    Filim a soo sameya sirdoon gabadh ah.

  • @samsamomar6728
    @samsamomar6728 3 роки тому

    pls parT 16

  • @fathiahasen4665
    @fathiahasen4665 2 роки тому

    Wl idi koo raaliya part 16

  • @naciimohussein9418
    @naciimohussein9418 3 роки тому +1

    Mhdsanid qeybti kale nosoda 16

  • @nashadsaleban9691
    @nashadsaleban9691 2 роки тому

    So daaydee qaybti 16

  • @saedsadka3051
    @saedsadka3051 2 роки тому

    hob films xagay aadeb

  • @najlanajib2617
    @najlanajib2617 2 роки тому +1

    Part 16 marki laso dhigo ilaso socod siya

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 роки тому +1

    Reer qansax yaa la.dhaha dee iska badhaadhoo gabooye dheh

  • @maxamedmuxumed7879
    @maxamedmuxumed7879 3 роки тому

    Wll maad NGa joojiseen riwaayadii hayb sooc

  • @fadxasiyaad5241
    @fadxasiyaad5241 3 роки тому +1

    M.a

  • @hothan369
    @hothan369 3 роки тому

    Wad nagala ragteen ee noo soo galiya

  • @apdirahmanmha4957
    @apdirahmanmha4957 2 роки тому

    Wr zhpaw wxn ku waydiyay mxa ku dhacay taxanaha hayb sooc ma kaliya 15 parts ayu aha he 🤔

  • @axmedaxmed4759
    @axmedaxmed4759 3 роки тому

    Hayb sooc ma intabay ku jogta

  • @jamalosman5589
    @jamalosman5589 3 роки тому

    Wad naga la ragteen plz qaybtii 16nad ayan idinka sugayna noo soo daya

  • @sacdiyomaxamed2382
    @sacdiyomaxamed2382 2 роки тому

    Wll away qebati 16 masosocoto miy

  • @absameofficialchannel9608
    @absameofficialchannel9608 2 роки тому

    Halka miyu ku dhamaday filimku part 16 male miya?

  • @shukrishacni9157
    @shukrishacni9157 3 роки тому +1

    Walaalayaalow awalbaad kaaba nagukala goyseene" heyb soocna "makudarteen subscribe, like ,shere,commen intaba saanu diyaar idiinlanahay walaalayaalow noogu hagarbaxa dee waa inamadiina intaad wax nabartaan baad aayar iska goosaneysaanee

  • @GenyoXarago
    @GenyoXarago 3 роки тому

    Saan waa maxay filim intaa inoo bilowdaan baa dhax uga taktaan

  • @asmamo3172
    @asmamo3172 3 роки тому

    wad nagla ragten part 16

  • @bishaarmuhumed4729
    @bishaarmuhumed4729 3 роки тому

    Filimka noosoo dadajiya wllhy

  • @nuurtolove4022
    @nuurtolove4022 3 роки тому

    Waad la soo raag teenee party

  • @najahnasiya8099
    @najahnasiya8099 3 роки тому

    Hob Films Filimkan Hayb sooc Maxad uJoojiseen

  • @sirmohamedhachi9418
    @sirmohamedhachi9418 3 роки тому +1

    Riwaayadan ma soonka unbay la socoty

  • @shukriahmed351
    @shukriahmed351 3 роки тому +1

    Waxa naga soo dayaa wllo 👍

    • @zuhaybrealgoat6689
      @zuhaybrealgoat6689 3 роки тому

      You tube ayaan inoo furayaa
      Jilaayad ma noqonasaa, aynu ka Baxno gumaysiga SOOMAALIDA eh 🙏🙏💚

    • @ina_mohamet
      @ina_mohamet 2 роки тому

      @@zuhaybrealgoat6689 YeaH

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 роки тому +1

    Waxana af reer xamarka ku hadlaa ama soo hagaaji dheh ama ka dhex sara filimka

    • @xalimaxasan5661
      @xalimaxasan5661 3 роки тому +1

      Pro mahamed axmad rer xamar kad wax kashegaysa bahal xunoo af dher aya te hee is kaha gaji hadalka afsomaliga kaqaldane ogow iney yihin boqor tooyo cana
      Sumaysan sumaysan wa wa soomaaliland soomaliland

  • @niciimakhadar915
    @niciimakhadar915 3 роки тому

    16Naga laso dhakhsada

  • @Jack..1434
    @Jack..1434 3 роки тому

    Hob filims sidii aan uga baranay haday u socon waydo yaan hadhaw la odhan dadkii waxay raaceen madar iyo dayax iyo muna faysal waayo imika laba filin ba kala badh bay kaga tageen ✌️

    • @ina_mohamet
      @ina_mohamet 2 роки тому

      Maxaa loo soo celin waayay kuwaa

  • @qozolqozol1604
    @qozolqozol1604 3 роки тому

    Rer samatarku iyo gaboyuhu way isgayaan haka baqan ayuboy cidna ku didimayseh

  • @mustafismail5374
    @mustafismail5374 3 роки тому

    Episode 16 ki ma editorki ba ka bukoday

  • @azuumabdiaziiz2811
    @azuumabdiaziiz2811 3 роки тому

    Maxa ku dhacay filnkii

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 3 роки тому

    Kudhakhsada wali xusuusti adna kujirna

  • @cabdiwalisaleebaan821
    @cabdiwalisaleebaan821 2 роки тому

    Cawo

  • @faayxuseen3703
    @faayxuseen3703 3 роки тому

    Ma dhamaqday musalsalkaan maxaa jiro ma ciladbaa jirto

  • @HassanaLi-ir5oc
    @HassanaLi-ir5oc 3 роки тому +1

    Nᴀ ʏᴀᴀ ᴋᴀ ᴛɪɪʀᴏ ʙᴀᴅɴ

  • @saadoaxmed6847
    @saadoaxmed6847 2 роки тому

    Teet beyuti

  • @hodancabdirahman915
    @hodancabdirahman915 3 роки тому

    Maxa ku dhacay filmki

  • @Bulshaawimedia07
    @Bulshaawimedia07 3 роки тому

    16 aaway

  • @kawsarcabdi9561
    @kawsarcabdi9561 3 роки тому

    Aryaahe filimkii mxaa helay dee

  • @Hamsevicos
    @Hamsevicos 3 роки тому

    Ii channelka ii share garee

  • @saabirinabshir8391
    @saabirinabshir8391 3 роки тому +2

    Thankis wll 🥰

    • @nadiiraqueen7768
      @nadiiraqueen7768 3 роки тому

      Wllo filimku ma intaa saa mise wli wxbaa dhiman soodaaya wllo xal qadaha kle

  • @hibomohamud7094
    @hibomohamud7094 3 роки тому

    Wllo mxd u jojisen good actors wlhibwllo xaladan ad matashen halkeda dhigten ikn mxd u jarten wn qiroday maba sugi karo😭

  • @queenxavsa4740
    @queenxavsa4740 2 роки тому +1

    16 ila hada wan sugya🤣

  • @mamemuktar2701
    @mamemuktar2701 2 роки тому

    Asc dhaman bahda Hob films wllayal wan idin salaamaya wll ruwaayadan inaad inoso dhameystirtaan (episode 16....) ayan idinka codsan lahaa

  • @bariyowhajji7458
    @bariyowhajji7458 3 роки тому

    Adna kuhesta iso qabta tolow

  • @amiinlibax3731
    @amiinlibax3731 3 роки тому

    Maria kurus

  • @markproduction10
    @markproduction10 2 роки тому

    Qayptii 16aad aaway Hop films 🎥

  • @Misshousen
    @Misshousen 3 роки тому

    Wad la raagteen tii ku xigtay meeday

  • @akareemgamingyt7974
    @akareemgamingyt7974 3 роки тому +1

    END OF VIEWERS

  • @fatxioffciall9570
    @fatxioffciall9570 2 роки тому +1

    Adna ❤️❤️❤️❤️👑😍