Horay waxaan u ahaa qof xanaaq badan lakiin ilaa2018 maba xanaaqo oo sabaabta San is stress iska dhigo baan is waydiiyey deetana waaba iska dayey inaan xanaaqo Positive baan wax walba ka soo qaada waana ka gudbaa oo ujeedkaykaa la wayn
waxa aan aad u jeclaan lahaa inaad ka hadasho waxa la yidhaa EYE CONTACT waayo aad bay iigu adag tahay qofku hduu saaid iisoo eego sheekada gabigeeduba way iga kala daadansaa sheekoba ma wadi karayo hdii sidaa la ii eego ilaahay mnta adiga ayu cilmigii psychology ku baree noo fasir macalin
Asc Salim Omar waxan layabanahy markii la igu amro sheey ma qaban Karo xata qufkii Raba ha ahaado lkiin sheygaas Malmo kadib Ayaan qabtaa Tusale ahaan: markii salad tuko la I dhaho matukado caajisaa iga fulayo lkinse Malmo kadib anigaa ismaamulayo tukanyo anigoo SaaS u wado hdii la I dhaho malmahan waad tukanoosaa hadane sidii Ayaan ku laabtaa oo si caajis leh Ayaan u tukadaa
Alle aya kugu leh salaada caajisa isaran qiil maku noqoneyso xoogaas iyo dhaqaaqaas waa nimcad Alle ku siiyay waana ina ku shukrisa amarka Alle qaado wax kale hada rabta dib dhigo lakin salada adiga u bahan sida cunada ookale Alle qalbigeena salada ha jecleysiiyo hana naga dhigo kuwa ku ilqaboobsada
Ninyhow saalimoow maanta waa nagu dul shaleysanoosa ee laba fiila ma iska ka soo tabatay saakay marka kaso kacday war cilmu nafsigu wa mushkilad miiran marba dhinac ayuu kula adaya asagaba mowjada ka qaldaya inta kaftan ahaan uqaada
Nio madaxan ad xoqayso kolay ujeedo kaledahay umalen focuskina wad naga khal khalisay waxba kama fahmim vidioga dhan 😂 ee marka hore waxaga so xoqo ado dhaq dhaqaaqagu sharaxad uun ku koban yahy so dub. Mahadsanid mucalimuu😊
Marabin inaan kuusoo jabaabo,lkn keliya wxn rabay inaa kuusheego in qoralkaaga uu kamid yahay waxyaabaha uusan waxba u arkeynin ama uusan ka xanaaqeynin, keliya sida noloshada tahay ayad u hadashay, si fcn u fekir may be meel kalaa lagaa haysaayee. Ha isdaalinin pro😎.
Maskaxdeyda Iyo Nafteyda Markastoon ku daawado Wllahi Waxba igu Kordha Magaranaayo Waxan Kugu Abaal gudo ilaahay haka jasaa siiyo❤
My teacher thanks you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤can ❤
Mashallah tabaarakallaah allahuma baarig
Mahadsanid wll, qodob diinta xitaa nafareysaa si cilmiyeysan u sharaxday.
Best Video❤
M a thanks wllka
Mahadsanid ❤ 4:18
M.a❤
بارك الله فيك ❤❤
Macalin aniga xanaaqeyga waa fooda hore I.a taladaada wey I anfaci doontaa I.a
Sax weeye wlhi sxp inaad Goobta aad ku shaqayso is ku Ariqto inaad muhiim thy Orod dadaal ku jirto hdna waxba ku shayn dadki Aqtooda
Is qor qor shaqa idinka oo dhan idin taalo inaad keligaa xabadku u garaacdo
Hdna is ku lacaqtihiin
Waxa fcn Caadi inaad ahaato
Jazakalah thanks a lot dear bro . Nio muqalkan aadban ogu bahna plz qeyb kale inoguso dar . Thanks
Haaa waxan isku dayaya inaan farsamadan isticmaalo hadday ishaqayso waan kula soo socodsiin i.a❤😘
Maku shaqaysay
Xaduud sameynta kaso hdl inshallah
Waan qoslay waxaabo umoodaa in oo ani igahadlaayo 🎉
very clean ans straight to the point ,we appreciate your effort SALIM
Walaahi wiilkaan waa isku dabeecad egnahay
Exactly 😊
Asc wll saalim ,sideen kuula soo xiriir karaa , la talin Ayan kaga bahanahy,
Nin rageed geesi wlhi
شكرا مدرب سالم 💜
Yaantan muqalo maso dhigtid wall salim noo sodadaal
Thanks
Mawduucan ustaad waad kurafatay luqadaada jireedbaanan kadareemaynaa inbaanad si 100 ah u dabaqin😂
Asc wllo arinbaa kaa rabaa ee intee kala soo xiriiraa ado mahadsan
Madaxiba I cuncunay oo gacantan ku shanleeyey sidiso kale😢😂😂
😭😂waxan dareemaya toos inaad iila hadleysid
Nice man
Wcs pro 👋
Horay waxaan u ahaa qof xanaaq badan lakiin ilaa2018 maba xanaaqo oo sabaabta San is stress iska dhigo baan is waydiiyey deetana waaba iska dayey inaan xanaaqo
Positive baan wax walba ka soo qaada waana ka gudbaa oo ujeedkaykaa la wayn
Sheeno cusub miyaa caawa madax xoqashaa ka bixi la dahaye
Horta jumlada ah don’t take things personally waan maqli jirey balse inaan fahma igu adkeyd ama dabaqo lkin sanadadi udanbeysey ayaan ka bartey qof aan lasaaxiibey walhi nalashaydu 180 degree ayey isbadashey xitaa kalsoonideydi baa iso noqotey alx
waxa aan aad u jeclaan lahaa inaad ka hadasho waxa la yidhaa EYE CONTACT waayo aad bay iigu adag tahay qofku hduu saaid iisoo eego sheekada gabigeeduba way iga kala daadansaa sheekoba ma wadi karayo hdii sidaa la ii eego
ilaahay mnta adiga ayu cilmigii psychology ku baree noo fasir macalin
Asc Salim Omar waxan layabanahy markii la igu amro sheey ma qaban Karo xata qufkii Raba ha ahaado lkiin sheygaas Malmo kadib Ayaan qabtaa
Tusale ahaan: markii salad tuko la I dhaho matukado caajisaa iga fulayo lkinse Malmo kadib anigaa ismaamulayo tukanyo anigoo SaaS u wado hdii la I dhaho malmahan waad tukanoosaa hadane sidii Ayaan ku laabtaa oo si caajis leh Ayaan u tukadaa
Alle aya kugu leh salaada caajisa isaran qiil maku noqoneyso xoogaas iyo dhaqaaqaas waa nimcad Alle ku siiyay waana ina ku shukrisa amarka Alle qaado wax kale hada rabta dib dhigo lakin salada adiga u bahan sida cunada ookale Alle qalbigeena salada ha jecleysiiyo hana naga dhigo kuwa ku ilqaboobsada
Wll adoo mahdsan course gii Fahanka Dabciga Bini adamka la Soo dhaqso
Ninyhow saalimoow maanta waa nagu dul shaleysanoosa ee laba fiila ma iska ka soo tabatay saakay marka kaso kacday war cilmu nafsigu wa mushkilad miiran marba dhinac ayuu kula adaya asagaba mowjada ka qaldaya inta kaftan ahaan uqaada
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂 meel ba u ordayey. Muqaalki iyo isdiyarinti wa jumleestey😂😂
@@SalimOmer walal qalbi furan tahay Alle haku barakeeyo anagana hana barakeeyo guuleyso inboow
Alxamdulilah Calaf kama welwelo blse qofkaas Aan waqti kamida noloshayda siiyay Aana uqalmin kaCiishooda weliba Erayadii jeesjees ahaa Anigo daruuf adag LA soo maray xitaa marar qaar reer deriskeena ah LA cunteenjirnay Anigoo waliba dadaalaya marka qofkii oo masuuliyad saarneed inmudaa waday markuu Hanti yar helayna kugu jeesjeesay runtii way adag tahay sidaan ku ilaawo waliba ileh noocayga ookale helimaysid Ee iska korso Carurtada😢
Waxaad dadka u samaynasid alle dartii ugu samee hana ka sugin abaal gud dadka ama inay kugu qadariyan wxad u samaysay
Insha allah wlo shukran wlo
Lanbarkga xage ka heli karaa
Luuqada jidh hadalka inaga sax waxay madax aad xog xogeeyso.
Mhdsnd pro wxbdn baan kaa faa idy
Nio madaxan ad xoqayso kolay ujeedo kaledahay umalen focuskina wad naga khal khalisay waxba kama fahmim vidioga dhan 😂 ee marka hore waxaga so xoqo ado dhaq dhaqaaqagu sharaxad uun ku koban yahy so dub. Mahadsanid mucalimuu😊
Marabin inaan kuusoo jabaabo,lkn keliya wxn rabay inaa kuusheego in qoralkaaga uu kamid yahay waxyaabaha uusan waxba u arkeynin ama uusan ka xanaaqeynin, keliya sida noloshada tahay ayad u hadashay, si fcn u fekir may be meel kalaa lagaa haysaayee.
Ha isdaalinin pro😎.
@@SabrinaXaaji-js6eh mhdsanid 🥰
@@SabrinaXaaji-js6ehabsolutely Wlhi waa ila fahantey 💯
Malmahan horaa u sexata miyaa sibaa usoo qurxoon taheee😂🥰
Wa dhafraa wlhi 😂😂😂
Thanks