Ustaad drshan Fanka India aya ubahan Qisadiisa waa Ina film Lagasameeya ninka inu dilo wuu kusaxsanaa maxkamada ayaa ka qaldan Drshan Dambiile ayuu dilay
Waa Qorshe Loo Maleegay Maadaama Filmkiisa Pushpa W Hindiya Oo Gilgilayo Waa Laga Maseeray Kadib Na Qorshe Been Ah Ayaa Loo Maleegay Si Sumcadiisa Iyo Magiciisiba Loo Dilo
Ustaad qofki ugu horeeyey ayaa noqdey
Allu arjun baxarka cida galisey
Yaawaaye waa layaab 🎉❤😊
Allu Arjun waxkale weeye💥
Waa caadi wuu ku soo adkanaya allu arjun
Ustaad filmka sir xagee ka daawadaa
Thnkz ustaad ❤🎉
🎉🎉❤
Keep going bro
Niyahow boliska India flimada saa ugu arkeenay ee waaba dhab
Lacag lee rabaane mey is cadeeyaan hhh😊
icon star allu arjun
Sxp midaalixiraa midna walideeaa
3:57 kan yaa balamiyay tolk a mahane😂
😂😂😂
Ustaad labo actors and tageero midna wuu baxay mid wuu Galaya Darshan and Icon alluarjun
Thankyou brother
7:27 lahor ha dhaco, war2 hanoolado😍
Mac ee utahy
Alllu Caawa seexo Maa la dhahayy😅 Xabsilayda Kula xiran Dhib Uma marayan inay Arkan superstar Kan la shekestan hadaa meel Vip la galin
Kuwa xabsiga ku jiran waa bahalo see cml vip waliba mukef😅
@@Axmednuur-u9c😂😂 Macquul waa
Wcs
5:50 darshan filmada naga soo fududee nio
Tnx ust
🎉🎉❤
Filimkiisa gulestay baaa kis Laaluush Laga Rabaa is garo dheh AA
war 2🔥🔥
Thanks❤ustad
5:52 😂😂😂
Zaki salan ( waxan codaanayna hadan nahay takerayasha allu in dagdag u xoriyadiisa la so celiyo kkkkkkkkkk
Pawan kalyan amuba ka dambeeya arinkan
Side ugu danbeyey neh
Hadii xabsiga cilaan iyo saari ugu geeyan kabadan wax kalo uma baahna ninkan😂😂
😂😂😂
aado wayn😂😂
Sheekada Saari iyo cilan waa ka wentahay 😂😂 xabsiga holiday haku qaato 😢😂
Sorry allu 😢
Sorry max waye col jilec joji 😂😂😂
Oo ma sorry ayaad quuri la,dahay 😢@@cCabdi7
😂😂😂 yaaab
5:36 lucky aa ka tagtay ustd😅
10:00 ustaad mxd saas u ledahy 😂😂
6:00 Filim lee umaleenoya neru miyaa oday mohan laal😅
Ustaad Shalay Iyo Maanta Maxaa Ku Helay Muuqaaladi Waad Nagala Soo Daahaydaaye Saan U Boobooqanaynay Zaki Media Waanba Daalnay
❤
Xabsiga shah iyo lawado xabo sambus halogu geeyo meeshiisa ha iska fadhiyo 😢😂😂
Fahad fasil ayaa xarsan 😂😂
Allu arjun khalad ayey ku haytaan askartu hadii sida uu ugu jiro jeelka afka hindiya sharaf daro ayey ku tahy
Allu arjun hada xabsiga iskaga muufaysanayaa caawo miyaad naleedahay ust😂😂😂
😂😂
😂😅
14maalmod waxay iskubadalaysaa 30cisho😂😂
Waad heesa 😂😂😂
ALLU arjun waa ku daayey ninkii dhama ee super star ka ahaa miyey boolisku isku tuur tuuraya bari na furihii uu lumay ayey odhanayan😂😂
Masha allah 🎉
A
#Allu_arjun in #Darshan out 😂.
😂😂😂
2:19 filimkee laga soo copiyeeyy scenekan😅
Waa filmada jeethu joseph oo sameyo oo kale😂😂
Anige igu dhacday galab jimca la ixiray south africa😂qac ayaa ka yeereyso weekend😮
3:50 nani markiisa sugnaa asaga dhiiqo lugaha kagalay😂😂
o cadaa😂😂
Mechanic Rocky ustaad mala soo fasaxay filimka mise waa wali
Mxaa ka cusub noo sheg
Allu waxbaa ku dhacay farxad iyo murug is wadato
Ustaad drshan Fanka India aya ubahan Qisadiisa waa Ina film Lagasameeya ninka inu dilo wuu kusaxsanaa maxkamada ayaa ka qaldan Drshan Dambiile ayuu dilay
XOOGABA LAGA XAGXAGANAYA HAYDARABAD WALE BOLISKEDU WAA XARIFIN NIN SOOMARA OG INDIA MUSUQ ABAHOD
Alu arjun armuuba filimka jiliinkiisa ka mid yahay arinkaas😂
Fans AA fanto ugeeya liinta halaga ilaaliyo
sheekadan waxa ka danbeeyo reer Mega Famly pawan iyo walalkiis hhhhh hadana filinka game changer waxu noqon doona biggest Eber
Wabaa lagu sheege waxa lagu heystaa see ugu danbeenayaan fikir adi
I Aamina fahad fasil ayaa. Police ka soo direy😂😂😂😂
pushpa caawa xabsiga dooli maa kucunaya macamuslay dhibadanaa
😂😂😂
8:31 wallee rajmoul wax baa lagu arkay qoftan oo fakad aheyd hindiya haduu kusoo celiyay😂👏
3kun is coming
@@Axmednuur-u9c nah 5k😂😂
6:57 karog ooo hadana saar baa ladhahaa alaabatan😂
Mega Family ayaa ku dhagan ninkaan
Pushpa ha iska dhigo noh kadib askarta cashir ha u dhigo 😂😂😂 ama xabsigiisa Ha iska jiifto
😂😂😂
@luqmaancabdi-tl4ui 😂😂😂
@@MaaidoHassan-h4fsuu iskaga dhiga mesha sukumar ama faafa ma jooge😅
zakiyow filmka martin kaso hadal maanta aan daawaday
Wuuka soohadle 2 xidig ayuu siiye ✋🏾Anina maba daawan 😅
Waa kuu kaligaa filinkaa 😂😂😂
Sxp maalmahan wararka lasoo dhakhso
Waa Qorshe Loo Maleegay Maadaama Filmkiisa Pushpa W Hindiya Oo Gilgilayo Waa Laga Maseeray Kadib Na Qorshe Been Ah Ayaa Loo Maleegay Si Sumcadiisa Iyo Magiciisiba Loo Dilo
Allu arjun caawa ogaadey inu yahy laan gaab 😂😂😂
Shahrukh khan ha u wacdo asaga jawan recordkisa jabiye😂😂
allu arju cawa mofo iyo macsaro iskucumaa 😂😂
😂😂😂
7:08 war2 in lasoo dul dagaayo waan ogaa big movie kale dooran doono taarikhdaan😂lahore1947 laa shaki waalasoo dul dagaya asagana
Sunny wax ma hayo cadiya loo buusa😅
Kiiskaan mega family may kasoo hadlaan kuwas tol mhn😂😂
Jimco waye waa jiifan kuli 😂
@@Axmednuur-u9c😂😂
Zaafi media warkisa ben miya😂😂
😂😂😂
Maxaad aragtay sxp
qorshahan yaa kadanbeeya allu sorry 😞
Adilee amaa kadan beese 🫡
@@NasrudiinJr Arinta hadii ey noqoto siyasad qof baa kadanbeya magaranesa
@@CCaato pawan kalyan Uma leenaa
Policka talugu xooolo caadi waaye 😂
kow kow kow
filimkii waa xanaqay uu askarta ku dilayey sas hasameeyee hasoo baxo😂
Xabsiga hakugu haayo asaga scoro qaldan jabiye 😂😂
Hindida caadi ma ahan pushpa 2 inay u kala kacde aye arken kista in lo laabo ayee rabaan 😂😂😂 warka wa cad yahay
Caadi waaye qiso macan oo noloshiisa kusoo korortay lee waaye oo mustaqbalka film laga sameen doono, atoore 2000 cr filmkiisa soo xareeyay asoo xabsi kujiro hhhhh
😂😂😂
😂😂😂
😂😂
😂😂
😂qosola igu dishay
Sharcigaa ka wayen nagaadaya
AshwaryA iyo baryaanka labo mataano eh miyaa horta😂
Wa sheeko kale😂 Dad kamaseersan aya kadqnbeeyo , Ninkan toos wax uma dilin ee shil
Sorry allu arjun
Filimka samee waxa ku dhacay waaba sheeko mcne
Pawan kalyan amuu ciil u qabaa 😂
Nio praphas dhiiqo lugaha mala galo miyaa 😂 waa wataa lkn asaa qamarji eh 😂 allu arjun waa ciyaalka xaafada waa la waabsaday 😂
Pawan kalyan😂🤣jaaniskii u raadinayy wuu helay allu arjun xapzi ku hupsadey😂