NAXDIN MAXAMED BUSKUD XASKISI O KUDHEX OYDEY TIKTOK LIV KASHEEKEYSA IYO ASAGO USOJAWA BEY TIKTOK LIV

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 30

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 Місяць тому +3

    Markuu naagihiisa ka sheekeynaayay waad ku raaxeysaneysay doqon mar hore ayaan kuu sheegay in uusan ku wanaajieynin nin xumeeyay gabdhii kaa horeeyay wanan sugaayay oohintaan

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Місяць тому +2

    Waxa waalidku diido loo lagu faaido waa la waaye waadigii hooyda iyo abatiyaal ku gacan seyadha adigaa halkaa isa dhigaya haku soo noqona habo

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Місяць тому +2

    Maada siraxaneya illaahaya baa kaa furdaamiye illaahaya umahada naqa nabasina wuu ku hayaa saamaxaada ka dalbo cafisa

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 Місяць тому +1

    Subxaanallaah.
    الحمدلله الذي عافانا عما إبتلى بهم وفضلنا على كثير ممن خلق تفضيلا.
    Gabdhoow iska jira oo iska ilaaliya guur aysan Waalidkiin raali idiinkaga ahayn. Ragga badankooda waa gacan adag yihiin. Waxaa wax looga helaa Duco iyo sasabasho. Haduu kusocon waayo waxii daruuri ah Jeebkiisa lagala baxaa, isagoon ogayn waa mina Diin. Gabdhoow iska ilaaliya nin kala dilaaya idinka iyo ehelkiina iyo Qaraabadiina wax wayn baa ka khaldan.
    أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين.

  • @hassanyoonis2566
    @hassanyoonis2566 Місяць тому

    Sweden faqri baa yaalla 2005 ayaan joogi jirey yotoboori lindesbery iyo flingbro urobro ilaahay baa iga keeney somalida kenya iyo kuwa sweden waa is ku mid yuutuubleey

  • @dahaboabdillahiabdi1913
    @dahaboabdillahiabdi1913 Місяць тому

    Subxanalla

  • @user-pr2iw1pp2t
    @user-pr2iw1pp2t Місяць тому

    Both good family mashallah❤❤🙏

  • @masnaibrahimcawale4230
    @masnaibrahimcawale4230 Місяць тому +1

    Sorry habo 😢😢😢

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Місяць тому +6

    Ma anaawalan mise candan Baa lagaheesayaa waxan layabey gaaja idishe sowtii maxamad buskud cuntada ku sameyanjire aniga waxay ilatahay in aan nolol quxurbadan ku noleyad waayo lnoloshu ismaqariso☝️☝️☝️☝️☝️🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 Місяць тому

      Ha walahi. Wa naag walan

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Місяць тому +1

      IYADAA KAA OG!! Cuntadu wey ku yareyd!! UA-cam -ayey uga shaqeyn jirtey !! DHAR ayuu ku yidhi iibi!! LACAGTA keenaa ayuu ku dhiman JIREY (RABBI) haka soo saaro DULMIGA XAAMILADA UU KU SAMEEYEY!!

  • @bachirmohamedbarud327
    @bachirmohamedbarud327 Місяць тому

    Tani waa shaydaamad Hana la leedahay jndhaheeda laga atkaa...ninka iyo xaskisa khilaafku waa jiraa dumarkana Marley uurka leeyijinkuma

  • @IstahilCabdi-wu1ln
    @IstahilCabdi-wu1ln Місяць тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @qaliosman4128
    @qaliosman4128 Місяць тому

    Walaalayaal waxaan idiin leeyahay maradiina haka hadlina waayo? Danahiina ayay ogaanayaan waxba idiin qabanayaan .isku xishooda.

  • @user-tr1dr4nw8e
    @user-tr1dr4nw8e Місяць тому

    Walahi 💔qalbi jab lkn gabdha sidan halaga dayo 💔

  • @nuurcalaanuur8010
    @nuurcalaanuur8010 Місяць тому

    Sow kii dahabka Sadi jiray

  • @Zamzamito30
    @Zamzamito30 Місяць тому

    Waa niyad jab walahi ninkani

  • @maryamnur8739
    @maryamnur8739 Місяць тому

    Comraan maxaa ku dhacay yaa ii sheegi kara inuuwaashay iyo inkale

  • @Myemy09
    @Myemy09 Місяць тому

    Prank 🎉

  • @ShukriAdan-gf1fn
    @ShukriAdan-gf1fn Місяць тому

    Ilahey amarki maxa hada kaa hadashiyey ubadka waad isla dhasheen idinkana laydinka raba inad u heshisiin tarbiyadisa ama hay ama hahayo ee iska daa inaad ceebtada faafiso gabaryahay

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 Місяць тому

    Naagtaan cun umada mey kadhexbaxdo sowtaad u ordaysay ood ilmahaagii aad ugasoo tagtay waad ku fiicantahay

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Місяць тому

    Ilamaha uga tage kuu dare kuu Rooney kuuma dhalee ha kora soda gobatiiba la araga waa garaada faaraxa habo dhe ada xidho jooji oohinta

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q Місяць тому

    Waxba kumuu ciyaarine iyadaa
    Cawaan ahayd maxaa caruurteedii kasoo tuuray mayse .
    Waa naag daciif ah ee hada uun hays noolayso.

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Місяць тому +1

    Adiga..Maxaa..Kuu..Geeyey..EaLay..Waxaa.Tahay..Doqon.Naagihiisi..Hore..iyo.Caruurtisii.Hore.Away..Maxaad..U.Weey.diin.Wayday..EaLayda..Lama.Guursado.Waa.Dad.Gaaja..AH..WeLigood..Ma.Dhergaan.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 Місяць тому +4

      Walaalay anaa Eelaay waxbaratay aqoonyahan ah dunida meeshii igu saraysay UK London ku nool, maxaa saas noogu galaysaa? Maxamed wax ka sheeg laakiin qabiil dhan ha caynin.

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 Місяць тому +1

      @@hawomohamed507Aniga waxa ahay gabar MJ ah. Kunool America. Eelaay wa reer abtigaay. Dad ka akhalaq, karti, qurux iyo daqan fican ma arkin. Aqoon iyo deen baa labada baa Alle siyey.
      Sorry waxa indiin soo garay.

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 Місяць тому

      ​​@@bluerain3282Shukran❤❤❤. Habaryar ayaan kuu ahay. Ayeeyo hooyaday dhashayna waa daarood Mareexaan, dhinacaas ayaan qaraabo ka nahay.

  • @abdulafro3283
    @abdulafro3283 Місяць тому

    You left your children and husband of 15 years and your family u did this to yourself... fake life in UA-cam...