Sh.Maxamed Sh.Ismaaciil Oo Sheegay In Cilaajyada qaarkood Shayaadiin iyo Jiman La Shaqaystaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • ✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid ✔

КОМЕНТАРІ • 32

  • @user-wu5qs7ei1y
    @user-wu5qs7ei1y 7 місяців тому +1

    Mazha allh sheekh

  • @shucaybwarsame7727
    @shucaybwarsame7727 3 роки тому +3

    Mansha Allah sheikh ilahay ha ku barakeyo wax badan baad noo iftiimisaye

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 3 роки тому +3

    Sheekh maxamed sh ismaaciil ilaahay haku barakeeyo oo haku xifdiyo

  • @mrahmedaskar1416
    @mrahmedaskar1416 3 роки тому +2

    JAZAKALLAHU KHEYRAN

  • @MohammedAbdi-bn1xg
    @MohammedAbdi-bn1xg 7 місяців тому +1

    M.❤❤❤

  • @mahamedali5503
    @mahamedali5503 3 роки тому +2

    Jazakalah kheyr

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 3 роки тому +4

    Acuudu bilaahi minashaydaani rajiim hadey jiraan dadkaasi ilaahay haynaga qabto.

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 2 роки тому +1

    Alle ha ku barakeeyo sheekh indhaha ayaad noo furtay waxyaalo bdna waa noo kala soocmeen hadda idam ilaahay dib ayaan naloo qaldi doonin.

  • @abdirahmandonkal437
    @abdirahmandonkal437 3 роки тому

    Masha Allah sheikh waxa wax rusheeya oo dhan jin iyo shayaadiin bay la shaqaystaan Allah ha soo hadeeyo

  • @user-wu5qs7ei1y
    @user-wu5qs7ei1y 7 місяців тому

    Alla haku barakeeyo

  • @adandahir6882
    @adandahir6882 3 роки тому +1

    Mashaa Allah Sax sax

  • @momohammed6359
    @momohammed6359 3 роки тому +2

    Istaaqfuru Allah anigo yar dhajiska waleygu sameyay walidintena Allaha cafiyo aamiiiiiin Alla maxa Ben loga xamashay umada jahilnimada loga faideystay Subxana Allah

  • @wanaagsan2525
    @wanaagsan2525 3 роки тому +1

    Ascw Sheekha Illaahay khayr ha siiyo. Waa masuuliyadd wasaaradda Diinta iyo Awqaafta in ay tallaabo adag ka qaado dadka noocaas ah.

  • @alenahaamud5531
    @alenahaamud5531 2 роки тому

    Jasakallah sheikh

  • @nasirsulub8266
    @nasirsulub8266 3 роки тому

    Mansha alah sheekh

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 3 роки тому

    Allahaa kuxifdiyo sheikhow

  • @hiiraan331
    @hiiraan331 2 роки тому

    M.a

  • @hamzeburcaawi7917
    @hamzeburcaawi7917 2 роки тому

    Jasaakalaah
    Sida aad iiga jaahilsaartay arinkaas cilaajyada

  • @saadadaher552
    @saadadaher552 2 роки тому

    Subxanallaah anu walayabay umaad dhan oo iisruxaysa ayan layabay

  • @anr4578
    @anr4578 3 роки тому +1

    ASC asxaabta plz sheikhaan number kiisa yaaa iisheegi karaa wn xanunsanhy

  • @macalincabdifataxonlinequr9753
    @macalincabdifataxonlinequr9753 3 роки тому

    Maansh allaah shekh maxamed ismaaciil alle hakubarakeeyo aakharo iyo aduunkaba waadmahadsanthy

  • @cabdifataaxaxmad852
    @cabdifataaxaxmad852 2 роки тому

    Aakhiraayaasoodhawaatay

  • @cabdifataaxaxmad852
    @cabdifataaxaxmad852 2 роки тому

    Dd

  • @AsadQalinle-dz1du
    @AsadQalinle-dz1du 3 місяці тому

    Sheikh maxamed adaalalhu cumarak nin jinka dadka kasaara yaajira marka qaarkood markuu kariwaayo wuxu uyeedhaa jin markaasuu ayuu dhahaa kaalay magaciisan uu ugu yeedhaa maxay dintu kaqbtaa sheekh

  • @Muldhisaa11
    @Muldhisaa11 3 роки тому

    يا شيخ جراط الله علي وعطك الجميلة ؤلكن في منعك تكرار ءاية السحر او تطرار ءاية اخري من القرءان تمنع تكريرها ان منعتها هات برهانك علي منعها

  • @ismaaciilmaxamed174
    @ismaaciilmaxamed174 Рік тому

    Sheikh wakusalaamy waxa aan isku arkay hurdada dhexdeeda junuun markasta wanjibsaday arinkaa xaasna wanleeyay qura.aanka wan akhriyaa macuuda taynka wan ismariyaa hadna igama tago jenuunku maxan isku ceeraajiyaa

  • @AN-yf9mv
    @AN-yf9mv 2 роки тому

    Sh Mohamed Ismail clipkan u geeya, malaha cilmi badan oo xaga jinka ah baa ka dhimane, sheekhani waa sucuudi waa shuyuukhda ugu waawayn bal clipkisan dawada mohd sh ismailna u geeya ua-cam.com/video/YTz3zA2D8xo/v-deo.html

    • @AN-yf9mv
      @AN-yf9mv 2 роки тому

      Jinku inta uu leegyahay aynu maqalay isagu sheekh mohamed siduu u galay qofkan an halka saxar qaadi karin, bal taa noo sheeg

  • @alishire2125
    @alishire2125 3 роки тому

    Maxaad markii barbaraawi ka hadlayey u taageeri weydey ....
    Waa goor dadkii la furtay