Deg Deg Duqeyn hada kusocota Yaman| Israil O Ceelal ka qodeysa Qasa| X.Nasrulah : Sir Ayan Helnay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • Deg Deg Duqeyn hada kusocota Yaman| Israil O Ceelal ka qodeysa Qasa| X.Nasrulah : Sir Ayan Helnay
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 130

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 місяці тому +42

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @cabdiraxmaanmaxamed5701
      @cabdiraxmaanmaxamed5701 3 місяці тому +3

      Maxaa ka jiro arinta alshabaab iyo xuutiyiinta in ay xiriir wada sameysanayaan oo alshabaab hub culus lasiinrabo gantaalo iyo daroonis

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 3 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @CabdisamedAhmed-dz6wn
      @CabdisamedAhmed-dz6wn 3 місяці тому +1

      macalinka waa bee naale

  • @HusseinMaange
    @HusseinMaange 3 місяці тому +10

    illaahow ugargaar falastiin xuuti xisbulaah aamiin Allah burburiyo yahuud mareykan ingariis aamiin

  • @Terza56
    @Terza56 3 місяці тому +4

    Jizaaka Allah Sheikh Ibrahim ❤❤❤✅✅✅

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 місяці тому +2

    Wcs scw scw scw scw sheikh yaman falastiin xiisbuulaah gull gobonimo inchallah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faadumomaxamedbarqash1280
    @faadumomaxamedbarqash1280 3 місяці тому +3

    Jiaaka Allah Sheikh lbrahim
    🇵🇸🇵🇸🇵🇸💘💘💘💘👍👍👍

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 3 місяці тому +4

    Jazakallahu kheyr sheikh for the updating....

  • @carabowgeeseey4876
    @carabowgeeseey4876 3 місяці тому +5

    Falastiin Yemen 🇾🇪 ciraq siiriya iiraan xuutiyiinta Yemen xamaas xisbullaah allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar guul guul asc

    • @haa8793
      @haa8793 3 місяці тому

      Rer yaman weydii xuti waxuu yahy

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 3 місяці тому +3

    Allaah caawi reer falastiin xutuyiinta 🇵🇸🇾🇪🤲☝️🤲🇵🇸

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 місяці тому +1

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @sadam1318
    @sadam1318 3 місяці тому +2

    ilaahay ha gubo aaway wilashii mujaahidiinta allaha u fududeeyo iney qarxiyaan

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 3 місяці тому +13

    اللهم انصر إخواننا في فلسطين المجاهدين المستضعفين غزة يا الله وكن لهم عونا ونصيرا ومعينا وحفيظا يا حي ياقبوم

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 3 місяці тому

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha ugargaro musliminta inshallh

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 3 місяці тому +1

    Allow gargaar umadda muslimiinta reer falastiin iyo Nasrallah iyo Xisbullah

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 місяці тому +1

    Allaha ugar gaaro Reer Yaman

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 місяці тому

    Ilaaheey.nasrigiisa.ha.usodedejiyo

  • @obsacmajid6537
    @obsacmajid6537 3 місяці тому

    Caw mashallah wallk ilaahay ha kuugu asturo

  • @mustafekamaal3053
    @mustafekamaal3053 3 місяці тому +3

    Sh mhdsabid sida hufan aad waebixintaada noogu soo gudbiso

  • @MuxiyadiinMuxiyadiinnuur
    @MuxiyadiinMuxiyadiinnuur 3 місяці тому +3

    Guull guul xamaas

  • @MohamudMohammedAbdirahma-yl3df
    @MohamudMohammedAbdirahma-yl3df 3 місяці тому +2

    Inshalah xuti weyguleysanayan

  • @letsgomohamed4280
    @letsgomohamed4280 3 місяці тому

    Sheekh Allaha ku xifdiyo barnaamijyadaada ima dhaafaan .wacyi galintaadana waanu kaaga mahad celinaynaa Anakayba wax noo tartaa wacyi galintaada.

  • @SirajQolkadacwada
    @SirajQolkadacwada 3 місяці тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 місяці тому

    Wcs baaba dulmi diid qeersheeg mahadsant ❤❤❤❤❤

  • @abdikadirdiini7261
    @abdikadirdiini7261 3 місяці тому

    Subxanalah Allah hakayasiro

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 3 місяці тому

    Khayraad kale bay kalabaxa yaan

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 3 місяці тому

    yaa rabi allow ka bad baadi shar kooda shacabka rer falastiin

  • @husseinomar9532
    @husseinomar9532 3 місяці тому

    Waa sheeko leesku ogyahay sheekh

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 3 місяці тому

    الله كريم

  • @cabduqadirnuur6613
    @cabduqadirnuur6613 3 місяці тому +1

    👍👍👍👍👍

  • @kingartshargeisa
    @kingartshargeisa 3 місяці тому +1

    Asc shiiqayga

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 місяці тому

    Ilaahoow.nasrigaaga.usodedeji.rer.Qasa

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 3 місяці тому

    Allaahou Akbar Allaha uu gargaro umada hajkoga gudanesa

  • @hagiohaji7937
    @hagiohaji7937 3 місяці тому

    Kuwaan khayaanadooda lama fahmaayo wayna isla jiraan.wayna kala jiraan ileen Allah ayaa noo sheegay.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 місяці тому +1

    NATAN YAHU WAXA SI DAACAD AH UGU SHAQEYNAYA, WIILKOODA BLINKEN.

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 3 місяці тому

    ilahey camayaan haka dhigo ineysan wax ka arkin ey ku daalaan sey u qodaayaan caradii nebigena scw ku firdhiyey abuu jahal iyo gaaladii qurshta allaha ka dhigo

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 3 місяці тому

    Alle haqaboojiyo

  • @tufaahahmed992
    @tufaahahmed992 3 місяці тому

    Kufaar kufaar dhashay weekend carao rabi idinkudhacday

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 3 місяці тому

    ☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐

  • @aliabdullahiweheliye8298
    @aliabdullahiweheliye8298 3 місяці тому +1

    War kooban " Israel waxaa hubaa ineysan heysan ciidan dagaalama welibaa wsxaan hubaa ineysan dagaal cusub lageli Karin xisbullaah.

  • @abdullahiadam-b9f
    @abdullahiadam-b9f 3 місяці тому

    As
    adigoo raali ah
    mararka qaar wax hubso

  • @IbrahimXeydar
    @IbrahimXeydar 3 місяці тому

    Ciida baaris ma ahee ee waa waali waywaasheen

  • @QaliyaMilki
    @QaliyaMilki 3 місяці тому

    Jizaakumu

  • @maxamedabdinuur6687
    @maxamedabdinuur6687 3 місяці тому +1

    Shiikh tarikhda ad warkatabinayso noo sootabi

  • @CabdisamedAhmed-dz6wn
    @CabdisamedAhmed-dz6wn 3 місяці тому

    dahabkii Gasa ayay xadayaan lacnad haku dhacdo

  • @BumdhagaxLaanta
    @BumdhagaxLaanta 3 місяці тому

    ❤❤wr wr wb ❤❤

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 місяці тому

    Qodida dhulka Israa'iil waxay kuduugayaan sunta haradiga ah oo dileysa dhulkaas

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 місяці тому +1

    CIIDDAS LABARATORY AYA LAGU BAARAYA, HADDI DHULKA UU MACDIN , SHIDAAL IYO BIYO LEEYAHAY, LAKIIN XAMAAS WA IN AY CAGAFYADA SHAQO KA QABTAAN SI AY MEESHA UGA CARARAAN.

  • @IsmaacilClqadir
    @IsmaacilClqadir 3 місяці тому

    0:44

  • @SaedCade
    @SaedCade 3 місяці тому

    Wcs

  • @shugrishacaniaxmed6394
    @shugrishacaniaxmed6394 3 місяці тому +1

    يا شيخ مين هم حوثيييين؟؟

  • @meaktooni
    @meaktooni 3 місяці тому

    Sheekh waxa la dhahy cimeda Israel dha dumar soo xidhine kasoo hadel sir doon dhar dumar xiran la qabtee ka soo hadel

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 3 місяці тому

    بسم الله بسم الله بسم الله
    الله كريم
    الاهم اعز الاسلام ونصر الفلسطين واليمن واللبنان وجميع أمة محمد صلى الله عليه وسلم
    اللهم لأ سهل ألا ما جعلته سهل وانت تجعل الحزن إذا شءت سهل
    اللهم لا تسلط علينا بذنوبنا من لأ يخافك و لأ يرحمنا
    اعوذ با لله من الشيطان الرجيم
    (( وجعلنا من بين أيديهم سدا ومن خلغهم سدا فاغشيناهم فهم لأ يبصرون ))
    حسبنا الله ونعم الوكيل
    لأ حول و لأ قوة ألا بالله العلي العظيم
    اللهم يا منزل الكتاب ومجري السحاب هازم الاحزاب اهزمهم وزلزلهم وانصرنا عليهم
    اللهم امين يا رب العالمين يا القوي يا المتين ياالهازم الاحزاب اهزمهم وزلزلهم وانصرنا عليهم
    واخر دعوانا ان الحمدلله رب العالمين وصلى الله عليه وسلم
    الله كريم

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 3 місяці тому

    Waxaybarayan mesha codka ka yeerayo dhulka hostisa

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 3 місяці тому

    Hajka quleylka wa iqaabta qa diyisa xasuuqa gaza u sauudikina qu daawaniya

  • @abdulkadirdaib8934
    @abdulkadirdaib8934 3 місяці тому

    Asc sheekh. Khaliijka ayaan muddo badan deganahay. Ma jiro mana arag kulayl beed ama ukun karinaya oo ka jira waddamada carabta. Ninkaan aad so qaadatay in waxan uu sheegayaa aanay runtii ahayn baan u malaynayaa. Waayo haddii ay runtii tahay cidiba kuma noolaan karteen khaliijka.

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 3 місяці тому

    ☝️ ALLAHU 🤍 MASSALLI 💐 CALLAA ☝️ MUHAMADIN 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 MUHAMMAD 💐 KAMAA ☝️ SALAYTA 🤍 CALLAA 💐 IBRAHIIMA ☝️ WA 🤍 CALLAA 💐 AALLIHII ☝️ IBRAHIIMA 🤍 INAKA 💐 HAMIIDUL ☝️ MAJIID 🤍 ALLAHU 💐 MABAARIK ☝️ CALLAA 🤍 MUHAMADIN 💐 WA ☝️ CALLAA 🤍 AALLIHII 💐 MUHAMMAD ☝️ KAMAA 🤍 BAARAKTA 💐 CALLAA ☝️ IBRAHIIMA 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 IBRAHIIMA 💐 INAKA ☝️ HAMIIDUL 🤍 MAJIID ☝️🤍💐

  • @abdirahmanahmedtimacade8430
    @abdirahmanahmedtimacade8430 3 місяці тому

    Ma laga yaabaa inay sun saamayn mustaqbalka ku yeelata ama mid isla xiligan khatar ku ah nolosha inay aasayaan

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 3 місяці тому

    Waxayna gelinaya mashino yaryar oo u duubo sounds

  • @AbismanNoor
    @AbismanNoor 3 місяці тому

    Wax kale majiraan qeeraadka ayey qaadanayaan

  • @quoteschannel5040
    @quoteschannel5040 3 місяці тому

    runti ilaahay caradisa iney tahay ayaa laga yaaba o ladayalsaday ninkaan xun e maamula wuxusameynayayo wa wax aan inaba caadi ahayn xaramka mel aad ugu dhow ayaa lashegaya in ey isaga ciyaarayaan ilaahay xurumaadkiisa ayu suraba kayelayaa umadina wu fasahaadiyey markaad aragtid wexey sameynaayaan runti waad yaabi umul mu'aminin meymuna waxey kutiri nabiga [nnkha] anuhlaku wafiina asaalixuun wuxuu yiri )nacam idaa kathural khubuth(
    اللهم لا تأخذنا بما فعل السفهاء منا ياربنا

  • @FaisaShire-i2g
    @FaisaShire-i2g 3 місяці тому +1

    Gj

  • @siyaasigaaasan
    @siyaasigaaasan 3 місяці тому

    Shiikhoow,koraskii mee😂

  • @shafi275
    @shafi275 3 місяці тому

    Shiikh wlhy Canadadii qaboobeed kulaylka hadda ka dhacaya hadaad arki lahyd yaab baa ilaahy kugu dili lahaa

  • @AliAhmed-ot1cn
    @AliAhmed-ot1cn 3 місяці тому

    They looking uranium Ang oil

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 3 місяці тому

    Nin daad qaaday xunbo cuskay baan maqli jirey! Waa uun waalidii maalmahan danbe ciidamada israa'iil laga soo warinaayey.

  • @FaisaShire-i2g
    @FaisaShire-i2g 3 місяці тому +1

    😅

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 3 місяці тому

    Hadeer ma dood ba ka tagan in maraykanku siiyahay wixi qaza baabiyey ? Waa maya maraykan iyo reer yurub ayaa qasa baabiyey yuhuudna siyay hubkii babiyey qasa allase iyana baabin doona oo ku salidi doono cadow ka xoog badan haday reer qasa ka xoog wayin yohiin iyana alla ka xoog wayne isagana ku salidi dona cadow ka xoog badan insha allah

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 3 місяці тому

    Waxalaga yaba inay sun ama lugnerki shankisa iyo waxyaba wax yela leh kudugayan ama inay shidal karadinayan oo sababta dhan oo dadka lobabiinaya in shidal laga qodo

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 3 місяці тому

    TALADU WAXAY KA GODA SINWAAR MIYAA😂

  • @mromar1269
    @mromar1269 3 місяці тому +1

    Madax Munaafiqiin aheyd iyo Munaafiqiin tii oo dhan ayaa xajka iskugu tageen saasaa kuleyl ka keeney

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 3 місяці тому

    Xahyeh sinwar bey qaqocda xabad joojinta gaza

  • @FaisaShire-i2g
    @FaisaShire-i2g 3 місяці тому +1

    Xawo is the hijaab and subtracting of the rookie year old

  • @HappyHikingWaterfall-qk6qx
    @HappyHikingWaterfall-qk6qx 3 місяці тому

    Ameey tahay lee dhismohee ee kucaga jiglewnaye huru udhacewsa

  • @ahmedyarow6244
    @ahmedyarow6244 3 місяці тому

    Sh, what was your promise? I don't know we still waiting for you.

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 місяці тому

    Sidii imaradku ubilabay inuhawada kimikeyo khalijka dhibatadan waytagnayd marna robabdufana xiligodi lagarin kadibna kulayl saida

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 3 місяці тому

    Dahab bay kagurana yaan

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 місяці тому

    Ila markan caqli yeeshay waxa reer falstiin waxa lagu xasuuqayay waa huubka USA 🇺🇸 waxa cusub mahan

  • @abdifatahhajiuu4573
    @abdifatahhajiuu4573 3 місяці тому

    Aduunkan aan ku noolnahay been ayaa run lagaaga dhigi. Social media waxaa lala wadaagaa waxa la rabo in dadka loosheego inbadan.

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 місяці тому

    Carabti dhulkodi caro allalaguciqabaya markay kalsonidi alle katagen wana imaradka kangalay danbiga mana dinti ubedelaya waxibrahimiyo ukushega qudbiyana udhisay marna yiri robbansamaynaya caraduna mandaqadas waysamaynaysa nigalay iyo nimangalinba ilaa dalkayar lagaqabto gobolka barakaysan

  • @IsmahanOmar-t9b
    @IsmahanOmar-t9b 3 місяці тому

    Sun eey ku duugaayaan.

  • @MahatAbdi-m3t
    @MahatAbdi-m3t 3 місяці тому

    🎉jony,ll 2:24 2:24 9 2:

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710 3 місяці тому

    Nin wayn oo ciyaal ah jaa jaa bal waxaad da.ayarta war uga dhigayso eeeg jaa

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 3 місяці тому

    Niin xafis fadiyo, Niin qori haysto oo dufeys ku jiro amar masin karo. Tasi hadey Socon karto, hassan shiekh oo xafis kisa villa somalia fadiyo aya Al shaba hub ka digis ku samen laha !!! 😂

  • @ruqiyomohammedsiyad6367
    @ruqiyomohammedsiyad6367 3 місяці тому

    Waa been hub lagama jojin lkin waa been lysla ogyahy Amerika mesha kama taliso ee isræl ay ka goda arinta😂😂😂😂

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 3 місяці тому +4

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @cabduqadirnuur6613
    @cabduqadirnuur6613 3 місяці тому

    👍👍👍👍👍

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe 3 місяці тому +4

    Dee israel iyo xisbullaah may is galaan😂😂

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 3 місяці тому +7

    Allaha ku barakeeyo Sh. Moxamedow.

  • @cabdiqaadirarmed3200
    @cabdiqaadirarmed3200 3 місяці тому +1

    Sheekh ma yaxye sinwaarbaa ah hugaamiyaha misa ismaasiil haniya

  • @FaisaShire-i2g
    @FaisaShire-i2g 3 місяці тому +2

    Criminal minds 😂😂😂😂😂 8:12

  • @YasinBile
    @YasinBile 3 місяці тому

    Hadaladan Maraykanku kusocel celinayey maalmahan.
    Waa gefweyn iyo munafaqadayn Mujahidiinda Reer Fln kadhana.
    Wa inaysida ugudaran ugajawaabaan. Inshaallahu

  • @mohamedisse4418
    @mohamedisse4418 3 місяці тому

    SHIIKH MOHAMED SAAXIIBOW STUDIO CASRI AH SAMEE NAGA DHIG Tablet KAAN KAN MUSTAFA IYO MOWLIID MEESHA TV KA DHIG ❤

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 3 місяці тому

    Yahya sinwar Allah hatuso guusha Allah cimrigiisa ha dheereeyo dhamaan tood falastiin inshaallah aamiin

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 місяці тому

    Waxayku ogankaran sidas majirane wakhiyayaliga aycalamka kuharawsadan caro hoslagasosaray bawaramaysa dhaqdhaqaq shegaysa waxaxigta dhulka iyo dhita nowarama

  • @MohamedHassan-so4pb
    @MohamedHassan-so4pb 3 місяці тому

    Shiikh maxamed taas malaqeyno
    Waciyaarti israiil iyo marekan

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 3 місяці тому

    Israel dagalka joojia o hashiis qaata wa diideen rafaha dulan ha ku qaadin wa diideen Hamas ha is ciliyan stress ku dhacey USA 🇺🇸 hub danbe ma siineyeso eygiba walacasan xutiyiinta dhuunta u galeye mar dhiiqo lugaha kulajiran yahuuda ilaheye idin cadaab

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 3 місяці тому

    Allah qabto qabasho daran yahuda iyo mareykan iyo intii la jirto allow u gargaar walaalaheena falastiin allow nasri deg deg ah sii

  • @abdirahmanahmedtimacade8430
    @abdirahmanahmedtimacade8430 3 місяці тому

    Alle ha ka xijaabo ha ka badbaadiyo sharka iyo dhibaatada ay ku hayaan wallaalahen alle ha u gargaaro xamaas alle ha badbaadiyo alle ha guulaysiiyo xamaas alle ha jabiyo gaalada dhulboobka iyo dhibaatada ku haysa wallaalaheen falastiin. Alle ha mideeyo quluubta muslimiinta alle rucdiga saaran ha ka kor qaado.

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 3 місяці тому

    Dhulkay qodayan sun bay ugu shubayaan war reerkan lama amino

  • @mahadibrahim4069
    @mahadibrahim4069 3 місяці тому

    War maraakiibtan madhamadan miyaa mana quustan miyaa

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 місяці тому

    inkaartii aay kagaleen shacabka falastiin baa kudhacday