Shaax☕/Shaah Cadani aad u macaan || شاي العدنى

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 814

  • @sabreindahirabdulle1842
    @sabreindahirabdulle1842 4 роки тому +180

    Ala gabadhaan iska jecliyaa nasra abtidoon wallhi xitaa waxaan sheego ma aqaaaano mashaAllah aan ku dhoho abayo aniga waxan aad ugu faraxsanahy iney jirto gabar somaliyed oo cuno karista aad utaqaaana abyo mcnto wllhi aniga ifka ayan kujeclahy hadii uu jiro jecel loqaday qof bini aadam ah aniga wx bdn ayaan isku dayy hadan xaqiqada kaga shekeyo abayo 10'000000 mar kabadan mahadsanid Qalbigaga farxad aan dhamaan allah hakuugu beero abayo qali

  • @abdiaziizabdirahmann724
    @abdiaziizabdirahmann724 4 роки тому +46

    Nasro abdtidoon markan barany gabar tuugsigeda waan ka baxnay. thanks my sister

    • @faadumoaxmed1348
      @faadumoaxmed1348 4 роки тому

      🤗🤗🤗🤗🤣🤣🤣

    • @iskufilan9151
      @iskufilan9151 4 роки тому +1

      😂😂😂😂😂😂 anigana hada baranoya shaax karis hhhhh

  • @sacido9681
    @sacido9681 4 роки тому +3

    Masha AllaH 😍😍😍 thanks Abaayo Wan ka helnay Aad iyo aad Aya. ugu helay Shukran Qali

  • @zeinabkhadar8269
    @zeinabkhadar8269 4 роки тому +3

    Thanks ustaad nasro 👏👏👏👏🙏👏👏👏Allah hakuu xifdiyo aduun aaqirabo gacantada Allah hakuu barakeeeyo 😘😘😘😘😘🥰🥰☕☕☕☕☕☕

  • @micraajxuseen2726
    @micraajxuseen2726 Рік тому

    Marsha AIIah AIIe haiku media ado sidaad ujecIaatahy waIaashaahaa nasro👏👏👍👍☕☕🍺🍺

  • @Joya11
    @Joya11 4 роки тому +2

    first masha Allah 😘😘😘😍

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 4 роки тому +3

    Masha allah cadani shaah sidan uu jeclahay maqaxida ayan ka doonta inan soo cabo halkan uk magaalo aan degenahay yamanta shaahoda i love asxaab badan auan yeeshay si ay igu sameyan cadani tea waa dhako jebiye cajiib ah

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 4 роки тому +2

    MashaAllah ❤❤

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 4 роки тому +2

    Masha Allah bayo sida wanagsan aad nogu faaideysid jazakallah qali dumar wax badan ban ka faaidney

  • @laylasirad9863
    @laylasirad9863 4 роки тому +3

    ماشاءاللہماشاءاللہماشاءاللہ جزأک الله خيرأ

  • @sacdafrmcy3933
    @sacdafrmcy3933 4 роки тому +3

    ماشاءالله جزاكي الله خير اختي الغاليه

  • @nihaalomar
    @nihaalomar 4 роки тому +1

    Manshaa allah allaha ku sharfo nasro qurux wax badan ayaan ka faaiiday muuqaalada aad soo galiso midba midka kale ka qurxoon thnks qaaali

  • @farxiyafaysal4639
    @farxiyafaysal4639 3 роки тому +1

    ماشاء الله جزاك الله خيرا يا اختي ❤️❤️❤️

  • @sacido9681
    @sacido9681 4 роки тому +5

    Mar walbo wanaji Lee is dhaha wuu iga halaba saa rabay Ma iii noqdo Aada u mahadsan tahay walashey 😍😍

  • @faraxsaninamuuseinamuuse3263
    @faraxsaninamuuseinamuuse3263 4 роки тому +2

    Mansha allah abyo mcn ilhay qeyr haku siiyo waxbadan ayaan kaa faaiidne ilxun kuma argto jir oo joog

  • @farxadinshaallah4371
    @farxadinshaallah4371 4 роки тому +3

    Masha Allah abyo gacanta alle haku barakeeyo wax badan ayaa ka faidesane quruxey

  • @nuraismail9127
    @nuraismail9127 4 роки тому +13

    Maansha Allah gacmahaaga Allah ha kuu barakeeyo Nasro Shaahan reer Hargeisa waxay dhahaan Dhako Jebiye

  • @saharamohamed7309
    @saharamohamed7309 4 роки тому +2

    "Ma shaa Allah" abayo shukran

  • @faadumoaxmed7611
    @faadumoaxmed7611 4 роки тому +1

    Ma sha allah xabiibti nasra shukran ❤❤❤

  • @idilyuusuf9069
    @idilyuusuf9069 4 роки тому +1

    Masha allh wll qali 👌💓

  • @umucabdalabintcabdala2811
    @umucabdalabintcabdala2811 4 роки тому +3

    Masha Allah mcnto horusoco
    Ani waxaa isoogalisaa shaax rinji
    An xajiga ukarsado
    Shaax mac wankeni la.ahay 🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴😍

  • @AminA-pr3wo
    @AminA-pr3wo 4 роки тому +1

    wawawawawawa mnsha allah wll qliya alle cimriga ha ku dheereeyo

  • @maymunibrahim5655
    @maymunibrahim5655 4 роки тому +2

    Qof waqti lalaqaato ayd ugu fiicnta wllhi xirfadada dadnimdada ilhy kama qaado qof noool💯🔥❤❤❤❤❤

  • @rawdasaid1611
    @rawdasaid1611 4 роки тому

    masha allah abaa shaha aad aad ayuu ugurux badn yhy waa isku daya inaan sameyo allaha kuu barakeyo gactada chenelka aad ayan ula socdaa❤❤❤❤

  • @simraanali9529
    @simraanali9529 4 роки тому +8

    Nasro abaayo shukukato coffee ah nosogali zxpy lkn 🙏🙏

  • @safiomar6903
    @safiomar6903 4 роки тому +1

    Waa quruxbadan yahay laakiin wallaaq uma baahno maansha allaah😍

  • @qadiijoyuzuf5556
    @qadiijoyuzuf5556 4 роки тому +3

    Masha Allah abayo Allah ku dhoro wn ka helny

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 4 роки тому +6

    Maasha Allah ❤❤❤

  • @inasheikh150
    @inasheikh150 4 роки тому

    Waan ka helaa shaaxaan shukran nasro horey usoco 😍

  • @bellaskitchen9392
    @bellaskitchen9392 4 роки тому +1

    Ma Sha Allah ❤️❤️

  • @umubushra6979
    @umubushra6979 4 роки тому

    Mahadsanid abyo ilaahay ha ku barakeeyo gacantaada aad ayaan kula socda waxbdna wan kaa faaiday❤❤❤

  • @munamxamedsharif3248
    @munamxamedsharif3248 4 роки тому

    woow masha Allah nasra xabiibti keep going😍😍😍😍

  • @hibotawakal7601
    @hibotawakal7601 4 роки тому

    Maasha allah abaayo ilaahey haku xafido nasra gacantaada allah ku barakeeyo aamiin yaa allah

  • @qaali1236
    @qaali1236 4 роки тому

    Masha allaah nasra quruxeey allh gacanta ha ku barakeeyo, I like all your videos keep showing up...

  • @manaaninganax2206
    @manaaninganax2206 2 роки тому

    Masha allah abayo waan isku dayey shaah mcn ayu ii noqday tnx wlshy mcn 🥰🥰

  • @abdullahiabdullahi7981
    @abdullahiabdullahi7981 4 роки тому +3

    maasha alaah abaayo gacantaada allaha kuu barakeeyo

  • @nimcoaxmedzhidediriye7853
    @nimcoaxmedzhidediriye7853 3 роки тому

    Mansha allah wlshy nasra wad kumahad Santahay sida sharaf taleh e ad nolo socod siisid muqal kaga.xisaha badan

  • @xanaanmohamad3333
    @xanaanmohamad3333 4 роки тому

    Masha alah wlshy @Nasra abtidoon allaha kubarakyo sidagan yad uso gudbisa vedioga allaah kuxfdo qli

  • @ummuilhaam5462
    @ummuilhaam5462 4 роки тому +2

    Masha allaah ❤

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama 3 роки тому +1

    asc maasha allaah fariid nolow geesigayada somaali fariid

  • @horiaabdi7554
    @horiaabdi7554 4 роки тому

    Sax weye fado baden buleyhay salatada intabaden ku cuna iyo wadenkan jogo cabitan ahan kali gii aya ba lo caba dhanan macan weye ama anaka somali intabadan macn ban jecelnay sidan xitad abayo usubisay waa belo gacma hada cafimad horey uso xabibtii👏🥰

  • @isbadalnololeed3122
    @isbadalnololeed3122 4 роки тому +1

    Wwwwww nasriina keep going

  • @nimcuushnalka3791
    @nimcuushnalka3791 4 роки тому +2

    Masha allah😍😍

  • @fartuunxasan3485
    @fartuunxasan3485 4 роки тому +1

    Masha allah abaayo nasro cadey gacaatad alle haku barakeeyo

  • @fridaandersson6793
    @fridaandersson6793 4 роки тому

    Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay adiga Ayaan wax kaa faaidna walashay ilaahay haku xafido adiga iyo familkaga l 💓

  • @sahracadey6036
    @sahracadey6036 4 роки тому

    Masha allah abyo waan ka hely ❤️😍🌹

  • @naimaduran2616
    @naimaduran2616 4 роки тому

    Masha allaaah masha allaaah ilahay ha ku xafido mcnto gacantaada rabi haku bara keeeyo 🌷⚘🌷⚘🌷🌹🌹🌹

  • @alsunnahofficial1096
    @alsunnahofficial1096 4 роки тому

    mashallah nasra abaayo waad mahad santa aad baan ogahelay love you 😙❤❤❤❤❤

  • @ruumichannel
    @ruumichannel 4 роки тому +1

    Shaah cadmi san loma kariyo sis saan waka duwan yahay . Sida lo karinyo lakin man sha alah waye san ba

  • @naciimoxaaji4943
    @naciimoxaaji4943 4 роки тому +1

    Masha allaah abayo mahadsanid wan tijabi donaa iinsha allaah

  • @abdullahimaxamud2934
    @abdullahimaxamud2934 4 роки тому +1

    M.a abayo nasra abtidoon allaha ku barakeyo geep goingn

  • @maniiraapdiasiis8235
    @maniiraapdiasiis8235 3 роки тому

    Masha allaah waye xappti qali nasro qali alle haku xifdiyo💟

  • @maryanruun6689
    @maryanruun6689 4 роки тому +2

    Masha Allah Abayo barayashan inta ka so gadaya

  • @faadmamohamed7291
    @faadmamohamed7291 4 роки тому +1

    Masha allah nasra abtidoon waxaan kugu jeclahay oo aan kugu taageera degenaanta

  • @zuzuzuban2534
    @zuzuzuban2534 4 роки тому

    Nasro abyo waan ku jeclahay halkeeen kaaga soo xiriiraaa mar walbo waxaan ahy qofka ugu horeeyo eee ku daawada abyo jawab wacan❤❤❤💋🙏🙏😭😭

  • @fadumoahmed8482
    @fadumoahmed8482 3 роки тому

    Masha allh xabibti markii hore wuu ii hagaagi waayey lkn hada kaaley iska arg shukran xabibti

  • @kanallfarah6625
    @kanallfarah6625 4 роки тому +1

    Waad mhdsantahay my ustaad keyga Alfa shukran

  • @khatrahaji7351
    @khatrahaji7351 4 роки тому

    Msha allah wllo qali

  • @princessamal6742
    @princessamal6742 4 роки тому

    Waaaw indhaba ka heley ba m.a abayoh allh kubarakeyo gacantada ❤👑nasra👑❤👌

  • @zaynabahmed1318
    @zaynabahmed1318 4 роки тому

    Masha allah wllhi waba kahela wllshy nasro abtidoon allah nokaadayo quruxay ❤❤❤

  • @samiiroabdimohamed913
    @samiiroabdimohamed913 3 роки тому

    Msha allah abaaayo gacantaada allaha kuu barakeeyo horey usoco xabibtii wax bdn inoo kordhisay msha allah

  • @barnibilan9519
    @barnibilan9519 4 роки тому +1

    Maansh Allah xbbti qali❤❤❤❤❤

  • @faisalabdulkader3716
    @faisalabdulkader3716 4 роки тому

    Masha allah shukran xabibti

  • @deeqosaid3410
    @deeqosaid3410 3 роки тому

    Masha allh ilaahy haku xafido if iyo aakhiraba wllo qlli

  • @fatimaibrahim3505
    @fatimaibrahim3505 4 роки тому

    M.a abayo qali hore u soco zaid ayan ku taag yera ima dhaafo vidiyogada 💖💝❤😘😍🥰💋

  • @zammoha5718
    @zammoha5718 4 роки тому +4

    Xbbti waqti galiay mahoo like comment qasab waayo anon dhameynin ku qanac snhay

  • @badriyahassan5678
    @badriyahassan5678 4 роки тому +1

    Mansha allah xbbti alle ha ku barakeeyo gacantaada

  • @yasminsead5971
    @yasminsead5971 4 роки тому

    Masha allha abayo illha haku barkeyo 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @izma__tohow468
    @izma__tohow468 4 роки тому +2

    Mnsha allH abyo❤🥰

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 роки тому

    Masha Allah Aabayo nasro shuran xabti hor usoco❤❤❤❤❤

  • @sadiaahmed1046
    @sadiaahmed1046 4 роки тому +1

    Asc nasro cadeey maashaa allaah maamo macaan allaha ku xafido👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hawaadeed8144
    @hawaadeed8144 4 роки тому +19

    Qaadada ayaa lagu dhexridaa Salka ayaa loo dhiga shaaha kaama daadanaayo si fiicana waa kuugu karkaraa.

  • @umaimamohamedali820
    @umaimamohamedali820 4 роки тому +3

    masha allah dear sister gacantada allah kuu daayo🖒🖒

  • @faizaliban1636
    @faizaliban1636 4 роки тому

    Wwwww wa shaah aana cadi aheyn wllshey nasra horo usoco

  • @umoaxlaan9529
    @umoaxlaan9529 4 роки тому +2

    Masha allah
    Nasra xapiipti wlhi ani waanka heley

  • @nimcoqaalicabdullahi4407
    @nimcoqaalicabdullahi4407 4 роки тому

    masha allah reer ayeeydey shaxoos xbbti alla kudhooro kamadaalo fidhiyowgaasa mcnto😍😘😍😗😙😚

  • @asaldhalad1942
    @asaldhalad1942 4 роки тому +1

    Masha allah xabibtiy

  • @ummuabdiaziz5071
    @ummuabdiaziz5071 4 роки тому +1

    Masha allah abayo macan ilahay ajar iyo xasanat allaha kagadigo

  • @suulaimanali5506
    @suulaimanali5506 4 роки тому

    M.a wll qli keep going my blood

  • @mariamaanka1791
    @mariamaanka1791 4 роки тому +1

    Ma.allah nasro abyo wan ku jclhy Allah dartis runti waxn jclalahy mr inan kula kulmo

  • @aishaahmed5241
    @aishaahmed5241 4 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك يا أختي

  • @nimcuushalimoha5954
    @nimcuushalimoha5954 4 роки тому +1

    Maasha Allah❤❤❤

  • @M0.amiiin
    @M0.amiiin 2 роки тому +2

    MashaAllah shah aad iyo aad u macaan waaye marki igu horese aan kariyo waaye but kisto sokorta iga badtay😂 JazakaAllah kheyra🤍

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Рік тому

      💖💖💖💖💖❤😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😋😋😋💓🌷🌷❤❤❤❤😎😎😎😎😎😎💜💜💜🤔🤔⚘⚘🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷💟💟💟💌🏵🏵🌹🌹

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Рік тому

      ❣❣❣❤❤❤❤💜💜💜💜💜❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sagalmohamud8127
    @sagalmohamud8127 4 роки тому

    msha allh maanshaa allh ishcalaa shaah mcnto sida uu uegyahay ayaabo icajabisay msha allh ilaah heey hakubarkeyo gcnt wlhi nasro hada ayaan sameysanoyaa wax aan kaa faa iiday alx mhdnsid qaali

  • @nasiimachannel112
    @nasiimachannel112 4 роки тому

    Masha allah hbbtii 💋💋💋💋❤❤❤❤❤

  • @munoyoonis1042
    @munoyoonis1042 4 роки тому +1

    Masha allah kahelay❤ abayo jasakalllahqeyr

  • @baashaaleofficial3941
    @baashaaleofficial3941 10 місяців тому

    Mahadsanid hada sameystay wlh macaan jawi thanks 👍👍👍🙏❤️💯

  • @hodanmatan8270
    @hodanmatan8270 4 роки тому

    Waa shaah rasiiin ah mashalaha my queen

  • @mishtiibretion2830
    @mishtiibretion2830 4 роки тому

    Nasro Masha allah waxaa tahay Gabadha kiliya aan Ku tashano rer muqdisho hadaa nahay❤️❤️waa kuwataa❤️

  • @najmofashiyon2378
    @najmofashiyon2378 4 роки тому +2

    Masha allah nasra cade

  • @luuluzadi1598
    @luuluzadi1598 4 роки тому

    Shaah cadani caanaha loona ama kuwa gasacdahabyaryarka ah ayaa lagu daraa kuwaas waa gaduud shaah cadani cdes gaduud ah aa larabaa masha allah hore usoco

  • @nastexotahliil1682
    @nastexotahliil1682 4 роки тому +1

    Wcs Masha allah allaha kuxifdiyo

  • @umasihaam693
    @umasihaam693 4 роки тому +1

    Mash allah ilahay ha ku xifdiyo mcnto

  • @umamuzamilcooking3866
    @umamuzamilcooking3866 4 роки тому +1

    Masha allah xabiibtii

  • @anisaabdullahi1113
    @anisaabdullahi1113 4 роки тому

    Shukran nasra alla haku barakeeyo💕💕💕

  • @nalkaabubakar1439
    @nalkaabubakar1439 4 роки тому

    Masha Allah Mar walba waan karsadaa Aad b iyo aad ayaan b ugahelay b keep b going

  • @ruunalimohammed2062
    @ruunalimohammed2062 4 роки тому

    Walsheey mcn nasro aad baan kuu jeclahy boqorad aan waxbadan kafaido baa tahy allha iikaa xafido❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdawardhere3922
    @xamdawardhere3922 4 роки тому

    Masha Allha xbbti nasro abtidoon

  • @MmmMm-kh3uj
    @MmmMm-kh3uj 4 роки тому

    masha allaah abaayo shukran macanto 😍😍🥰👑

  • @naimaahmed1616
    @naimaahmed1616 4 роки тому

    Maansh Allah xbbti ❤️❤️💜❤️