50 Jir Markaan Gaarey Waxaan Jojiyey iyo Waxaan Nafteyda u Qabto

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 53

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll День тому +2

    Maansha Allah. Somalida waxay moodaan 50 jir inuu waayeel yahay. Carruurtii 1994 dhalatay ayaa 30 jirsatay. Ilahey cimriga ha noo barakeeyo Insha Allah aamiin yarabi

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  День тому +1

      Waa runta Somalia qofka Hadu gaaro da mala jeclo haye manala xabaala marka waan yabe amiin Allah hano barakeyo ciriga Jazakalahu qeyr 💚

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 День тому +2

    mashaAllah 50 ba laguma moodo 15 jir

  • @XayaatAbdinasir
    @XayaatAbdinasir День тому +1

    Aabayo 50 maad gaadhin maala mash Allg guulayso hooyo jaanad gaaal❤❤❤

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  День тому +1

      Xayaati adigana guuleyso magac aad u qurxan baad ledahey janatul firdowsa Allah hanogu bishareeyo 💚💚

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 День тому +1

    Mashallah ❤❤shukran maamo runtii waadna waanisay jazakillahu khyr❤❤

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 День тому +1

    Mashaa allah abaayo waa wax lasoo maray dadkoo dhan ubaahan yihiin laakiin dadku markuu dhalinyaro yahay ma fahmaan

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  День тому +1

      Umuxafsa waa runta walashey Jazakalahu qeyr 💚

  • @mohamudabdidahir7889
    @mohamudabdidahir7889 14 годин тому +1

    You still young,so keep going

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  5 годин тому

      Thank you for your encouragement Mohamud

  • @kadraanood9814
    @kadraanood9814 День тому +1

    Happy 50 day xabiibiti 50 Duqmaha marka hure isku dadajin dadu way danbaysaa

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  День тому +1

      Actually 55 Kadra insha Allah dadu way danbeysa walashey Jazakalahu qeyr 💚

  • @GuushaDhabtaah
    @GuushaDhabtaah 2 дні тому +2

    Mama qurux ❤❤❤❤soo dhawoow

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  День тому

      GuushaDhabtaah Jazakalahu qeyr quruxey💚💚💚💚

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 2 дні тому +1

    Mashallah green tea caafimaadka ayuu u fiicanyahay. Waan kaa faaiday thank you. Allah inta nolasha kaaga dhiman hakuu qurxiyo.

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  День тому +1

      Jazakalahu qeyr walashey green tea waad igu ogtahey💚

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul День тому +1

      @@CoffeandTea1 Wiyaaki.😘😘😘

  • @ismahancali6643
    @ismahancali6643 День тому

    Wcs Mom Qaaliyey, Thank you very much for your experience.You're right. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiqadirFarxan-x6b
    @AbdiqadirFarxan-x6b 4 дні тому +2

    Masha allah

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  4 дні тому

      Jazakalahu qeyr walaal jiro🎉🎉🎉🎉

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 День тому +1

    Waa sax ellahay haxifdiyo ❤❤❤

  • @rayanacookingchannel4756
    @rayanacookingchannel4756 20 годин тому

    Mansha allah you are the best UA-camr ❤

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  5 годин тому

      Jazakalahu qeyr Rayan 💚💚💚waan sarey subscribe youtubkaga

  • @Xaawolul-vj3ol
    @Xaawolul-vj3ol 2 дні тому +1

    Masha allah mama horumar wancan❤

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  День тому

      Xaawolul Jazakalahu qeyr macaanto💚

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز День тому

    Maashaaa alaah50 maagaartay isha alaha kaaa qabto abaayo 🎉

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  22 хвилини тому

      Amiin لو لو العلي💚

  • @RahmaAli-ff7kh
    @RahmaAli-ff7kh 4 дні тому +2

    Wcs wrb Barsho Wngsn Marian abyo 🥰🌸 Mahadsanid ina 50 gaarty uma muqdan indhahaga😀 MashaAllah abyo

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  4 дні тому +1

      Rahma walashey aad baad u mahadsan tahey Jazakalahu qeyr 💚

    • @xafsoTimadheer
      @xafsoTimadheer 2 дні тому

      50tan io wajigan masha allah mcnto maa sirta nooshegtid

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  День тому +1

      ⁠@@xafsoTimadheersirta waxa waye waan dabooley duqnimada walashey 💚

  • @MaidaAhmed-uh4rw
    @MaidaAhmed-uh4rw 2 дні тому +1

    Manshallah sister wallahi i thought if u are in early 30s

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  День тому +1

      Maida Jazakalahu qeyr quruxey ilmaheyga kaba weyn 30 sano💚

  • @hodanabdi5352
    @hodanabdi5352 3 дні тому

    Barasho wacan sawirkga n tus

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  День тому +1

      Hodan hadi aan sawirkeyga ku tuso waad iga carare foolxumadiisa 💚

  • @hodanabdi5352
    @hodanabdi5352 3 дні тому +1

    Whazsup hada ledhy i sheeg aan kala soo xodbiidhe waxa kusheegi laha

  • @amru2000
    @amru2000 4 дні тому +2

    Wcs❤❤❤❤❤walshay

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  4 дні тому

      Jazakalahu qeyr macaanto 💚💚💚💚💚

  • @FaisaHamud
    @FaisaHamud День тому

    Wcs habo

  • @sahrahajifarah5509
    @sahrahajifarah5509 17 годин тому +1

    50 jir weli waa yar tahay

  • @MohamedOsman-u1u
    @MohamedOsman-u1u 4 години тому

    50 jir wajiga u daboolan yahay wax kale .

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  3 години тому

      Sabab weyn baa ka danbeysa dada saxda waa 55 jir Mohamedow

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 День тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @umunihaal
    @umunihaal 2 дні тому

    Waad mahasantahay mamo walahi hada ku jira xaladas 😢

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  День тому +1

      Asc Umunihaal waan ogahey qofka marku mashquul yahey ma iska fikiraayo cabitaanka sonkorta leh farxad oo waqti gaaban bad ka heleysa kadibna cayil badan buu leyahey anaga marki hore wey igu adkatey lakin waan adkeystey si yer yer iskaga go marka denbe waad la qabsaneysa💚

  • @asmaali1271
    @asmaali1271 День тому

    Maxaa isu qarisay wajigaaga fur oo kalsooni muuji❤

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  День тому +2

      Asma waxaan isku qariyey marabo in marka aan jidka marayo aan dhibaato la kulmo waad aragtey maanta adunka xaalkisa Jazakalahu qeyr 💚💚

  • @DooGeeye
    @DooGeeye 4 дні тому

    👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1  4 дні тому +1

      Jazakalahu qeyr🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉