ماشاء الله اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Masha allah tabarakalaaha walasheen Fartuun hore u soco allaha idiin barakeyo adiga iyo Familkaga Qururxda Badan soo badi wa ka sugeyna 1iyo 2 ilaa 3 5 so badi video gan quruxda badan ❤❤❤❤❤❤❤
Marka hore guriga wax maqabo waa guri addunyo lkn weelasha racracsii wayo dhulkaa kusoo qaadee saleeliga gilinee waaba dhaqdey sas wax dhaqow ma ahan abayo mcn waana ku mahadsantahay in hooyo soo booqadey allah ducadeeda haku siyo
Masha allah abayo, lakin abayo hoyo nolosheda habey Xaaq maa ahan nolosha ku jirtid iyo mida hoyada ku jiirto Hoyo mogadishokeen Ama guriga kaa dhis Lakin mamada noloshed wax kaa badal please Keep going, vlog noo so baadi❤❤❤❤
Abayo madama adi guri qurux badan ku jiirto hooyo udhiis guri qurux badan abayo hooyo ka duuceyso intay nooshahay sababto ah way kugu soo tacabtay waxa filaya inad guradki tahay
Muhimada guriga mahan waa farxada iyo xasusta qurux badan ❤
ماشاء الله تبارك الله عنجد هيك تكون الحياة الطبيعية يعني الملك و الفغير وكل شخص اكيد عاش بهيك حياة و البيت و الاماكن هي الاصلية ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Somaali lee ma iskaga hadashid 😂
صحيح
namakurgimaya😁😁😁😁😁😁
mashla😁😁😁😁😁😀
صدق والله كلامك مافي احلا من هيك حياة تكون حلوه الان مع تغير كل شي اصبح تافه بيت حلو مافيش حياه بس بيت مثل كذا وناس عايشين احلا عيشه سبحان ااالله
Waa nolosha ugu fiican ,ugu caafimaadka badan , walwal la ,aan ah wadankaaga jogto maasha allaah waa run kunoolaw aakhiro iyo aduun waahorumar, waataas guulayso balbalaarka guulaysta somalida runta ah eedhaqankeeda hesata
Manshaa allaah fartun ilaahay wuxuu kuugu deeqay farxad iyo kalsooni allaah yacizzak baaye❤❤❤
mashaa allah waan u xiisay noloshaas cariish ka wax ka soo carfaan jeclahay
fartuun macalin gadaamow wuu noolyhy viva reer kismyo
masha Allah kolsoonidu waa sha qaali ah xasuus tuna waa qaali qaaaaaali qof qali fiican baad tahay
ماشاء الله اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
صلى الله عليه وسلم
Day abayo hooyo guri udhis madama ad wax haysato
Subxaanallaah haddaad dhahdo ajar ayaad helaysaa halka aad kaga celcelineyso OMG, markaa waxaan kugula talinlahaa say Subxaanallaah oo macnaheedu tahay Allaah SWT ayaa xumaan oo dhan ka nasahan mahadsanid khalad ha ii fahmin Fartuuney waa iga walaalnimo ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah. Waa guri qurux badan oo nolol & Farxad ka muuqato.
Masha allah tabarakalaaha walasheen Fartuun hore u soco allaha idiin barakeyo adiga iyo Familkaga Qururxda Badan soo badi wa ka sugeyna 1iyo 2 ilaa 3 5 so badi video gan quruxda badan ❤❤❤❤❤❤❤
fartuuney guriga maamada u dhis dee waa maxay wada xooshada
Waa ciya
Balbalarka is not easy mamada ka duceso 👍
Mansha Allaah waxasuus xalad quruxbadan👍💖💖💖🌹🌹🌹💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha allah nolosha dhabtaha
Waa Muhim abayo ❤❤❤
suhsyb legend waan ku salaamay waa hadii aad i xasuusato xaafada ma godka dhuxushaa
Allahuma Barik beautiful house❤️❤️❤️❤️❤️
Asc fartuun xaada momo aad ayey u qurux badan tahay ani ahaan waan ka Heley masha allah illa dugsigaga iyo magalad nagey
Marka hore guriga wax maqabo waa guri addunyo lkn weelasha racracsii wayo dhulkaa kusoo qaadee saleeliga gilinee waaba dhaqdey sas wax dhaqow ma ahan abayo mcn waana ku mahadsantahay in hooyo soo booqadey allah ducadeeda haku siyo
❤❤
Alaaab Biyo Bis Lagu dhaqaa Marka yaraa iso xasuusisy Faraha La Iga tumi Jiray see Biyo Bis Ugu Dhaqee😅😅
Caga burka lagu qaso iyo digsiga boshada ugu necbaa daqistoda
@@Nadia-wx1rg😂😂😂😂 ar dib badanaa
Mashaa Allah hooyadaa kaducayso Allah hakukhaado ducada hoyadaadah amiin waan kusalamay fartun
Nolosha aad soo martay in aan aragnay waa ku faraxsan ahay ❤ allah kuu kordhiyo
Majeertenkina wa kasa kulahaaa😂😂😂m.a❤
Masha Allah walashena guriga inabo xadhi maahan qofwalbo aqal somali ayukudashay ceb maahan wa hida iyo daqan midakale waxasus shalay halke kubarbartay manta inte jogta ❤❤❤❤
Masha Allah wa nolal qurux badan oo xasuus leh❤👌🥰
Balbalaarka girigiina aad ayaan uga helay waa dabiic. inaad reer waamo run tahay ayaad muujisay. waa ku taageersanahay. Horay u soco!
Mafilayo gabar aan jiko iyo baaldi alaab kumeeris aan soomarin inay jirto waaba dhaxalka hooyo baan isleeyahay mararka qaar allaha idinbarakeyo
Balbalaarka hoyadeed wllshy ayay dari ahayeen mesha ayay leleefow ku gadaa🥰
Mashalalaah ❤❤❤wax walibo waa qurux hadii adfarax san tahay
Fartuun hada marka america miyaad ka timi xaganaa fariisan jiray waxay marka😂😂😂😂
Dabaq daganthy de meshey kaso toosi jirtay kutusty😂
Maansha allaah farxadaa muhiim ah iyo kalsoonid mankaan aragto guritaagan eelaga shaqeeyay oo hadana nalatusaayo koley waan ognahay inuu owal ahaanjirin gurigaa saas iyo si udhawba ee abayo kalsonidaada dadka mawada qabaan maanshaallaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Say Yaa Allah, subxaana Allah .what oh my god? God haku cuniwaaye adiga
Masha allah abayo, lakin abayo hoyo nolosheda habey
Xaaq maa ahan nolosha ku jirtid iyo mida hoyada ku jiirto
Hoyo mogadishokeen
Ama guriga kaa dhis
Lakin mamada noloshed wax kaa badal please
Keep going, vlog noo so baadi❤❤❤❤
Maxee hesaa maskinta iyadaaba teeda la dhalaa dhacoso
@@rahiimomahamedali ninkasto dhibkis allah oog, lakin mamadas ina laa ogado waaye sidan iyo sii kaa fican way sameyn karta Fartuun
Allah u fududeyo
Naaa kismayo waad naga ceyse balo kula tagtey mida kale fartuun guryihii aad kashaqeen jirtey maxad usoo boqan weyde waan ku sugeyne
2:15 guriga xaladisa see wye kulhaa Ani má og😂teda kle weelka SAAN loo dhaqayo waxy
Dadba si Bay u dhaqdn ee wlshyey mashquulka ka daa gabadha xsuusteda hkaa qaadte❤❤ see cml kaahee
@@Amina_Isse Wxs maa mashquul utaqan
Farxada ayaa muhim ah masha allhu
MaanshaAllaah ❤👏👍⚘️
Mnsh alla tabaarikallah mihiimadu waa farxada lagu dhex haysto family gu
Masha Allaah hadii ay dagan yihiin guri ay iyagu leeyihiin waa wax aad u wanagsan
Masha alaah dad ana guryo heesan
fartuun hooyada guriga ma u dhistid waxad wax ku tahay dadkaga waalidkaga horumar gaarsi isku xishoo
Walahay ciid ku gadhi karta ma jirto wayo kalsooni qof leh ayad tahay masha allah wax ka halaysan malaha noloshan iyo guriginu walahay aniga shaqsiyan waan dareemaya waanan so maray noloshan oo kale noloshan iyo gurigan waa guriga ugu farxada badan adunka dadka nolashan ku noli waaa dad kalsooni badan oo farxad badan. Farxad kunoolow walashay fartuun
MASHA ALLAH walahi dad ah haysanin
Masha Allah Fartuun qurux MCNTO Guri qurux
Balbalarka another level
nolosha ugu fiican waaye ee walwal laaan ugu nooshahay video badan ka soo samey
Balbalarka gurigod is not easy 😂
abaayadiis lamahuraan waa cooskii jiilaal ,, wlhi thats real live
Wlhi dhib Wye adne nolol qurux badan kunolow hoyada bush dagan naxarista wa lokala dhasha😢😢
Waa nolol macan Manshalah dhulkeena dadka badana saas bay ku noolyhiin wayna ku farax sanyihiin qali
reer sheeko yar ameerika ku geeyeenaa intalee maa ii joogtay balbalaarka 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
m. a abyo xasus waye hooyo kaduceyso qli hore usoco❤
Danyarida ceeb maha but nadafada wa iimanka barkii ogow wlashay sidan wax ka badal reerka😢😊
MASHA ALLAH guriga
Lacagtaad arooska kudhigeeysay. Maxaad maamada guri ugudhisiweyday
Waa kuwataa balbalaarka keep going
Kalsonida shayga laydhaa waa qaali
Horey usoco mcnto
M.a hppti inta video so galinaysay kan ku ka qurux badan maa. Arag m.a
Choriyako 😂😂😂😂😂Kiswahili ripped
Maa Shaa Allah hoyo macaan very beautiful
Waraaa maamada ka duceèyso laba qol udhis utaak 🎉🎉🎉
Waaw mashallah abayo carabadow ma dagantahin guri qurxan lacaliyay wa cara madow
Aboo kan guri miyaa😂 mise waa qas riga boqortooyada😅😅
Guri lee lamarooya weli 😂
Masha allaah
Guriga aad u qurxon
Is not easy is not easy is not Easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Keep going legand dhudhubka kkk
Très belle maison ❤
Fartuney alabta safin udaq😄
Fartuun hooyadey guriga udhis
Wara tani wa xarifadee naa mesha nocana waxay 2024 lamarayayee casriyee abahacunee😂😂😂
Masha Allah waan uxiisay giyahaso kale.
Masha Allah are ha idin barakeeyo❤❤❤
Balbalaarka. What do you mean. Isn’t afka. Somaliya. Maa. Iskag. Hadasho
Is't not easy😂keep going wbayo
NUUROW IYO DIAMOND YAA UGU SOO TAGTAY FARTUUNEY
MashAllah ❤❤😊
Naa Alabat is ka Dahirih balayo sakaleka wasaqadah 😅
Gurigu maacuun badanaa fartuuney?
Wanko wataa balbalaarka❤️❤️❤️
Masha Alllaaaah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Al qanaca Mashallah 😢❤❤❤
Waa another level #MACALIN_ENGLISH
FARTUUN ADIGA JAREER WEYNE AYAA TAHAY MAJEERTEEN MAXAA KAA GALAY DADKAAD JAREER BAANTUU AYAA LOO YAQAANAA
مشاء الله عليكي
Masha allha ❤❤
Abayo madama adi guri qurux badan ku jiirto hooyo udhiis guri qurux badan abayo hooyo ka duuceyso intay nooshahay sababto ah way kugu soo tacabtay waxa filaya inad guradki tahay
Ka duceyso hooyo mcn
Kkk fartuun waad madoobataye baryahan maadan isdhaqin miyaa mise biya laana kajirto kismayo
dadka caanka ah ee muqisho joga dhamtoda meel qurxo badan ayaa dagan yihiin lkn waliidkood waa waad sidan yaaba
Hooyo guriga sida ugadhan fartuuney
waligaaab meellahaa muullalka ayaad gali jirtay kkkkkk anagu meeloahan ookalle Xoollaha xataa kuma xarayno
Masha.alaah
Walaashey alaab dhaqan maa dhaqoosaa mise oomo la’aan aaba alaabta dhaqdaa waa yaabee 🤔
It's not easy 😂 keep going Abayo
sax waaye❤❤❤
Muhiimada maaha guri waa farxada qoyska
Somali iyo wasaq yaaraayey
Masha allaha Abayo ❤❤❤
😍😍😍Masha allah ♥️
Kkkkk. Anaga. Iyo. Hawiyaha. Isku midaan. Nahay. Dabcan. Fartuuneey. Soomaali. Oo shan. Waa. Isku mid nolashaan. Aad natuseeysana. Dadbadanoo. Sidaan unoolaa. Ayaan. Soomaaliya. U ga. Soo tagay. Maanta. Waa. Isqaad. Qaadayaan. Kkkk