Waala ogaaday cudurka waxa oo yahay maxkamada dahir 3 xaas ayu qaadsiiyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 24

  • @MohamedHaji-sq1rx
    @MohamedHaji-sq1rx Місяць тому

    Gabadhaa waxaan kula talinayaa in ey afka ku haayso inta nulasheeda ka dhiman ( saliga nabiga = ALLAHU MASALLI WASALIM CALAA NABIYANAA MOXAMED ) . WAXAA ALLAH KA BOGSIIN INSHA ALLAH.FDLN KU DADAAL

  • @LuulIsmail-fw2sn
    @LuulIsmail-fw2sn Місяць тому +1

    Hacabto Malab safi ah iyo cano geel iyo sor

  • @HooyoAamina-l4l
    @HooyoAamina-l4l Місяць тому +2

    ❤❤❤

  • @HappyBoat-fj3tv
    @HappyBoat-fj3tv Місяць тому

    Waiga nixiyen waaa leska daweynkaraa alaha caafiyo

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Місяць тому +3

    ASC WLLYAAL NIMANKA SOMALIYED CUDUR ISKA DAAYE BAARIS CAAFIMAD NOOC KASTA MA OGOLA MADAX XANUN XITAA HA AHAADEE DAAWONA MA DOONTAAN DHOWR GABDHOOD OO ILMO DOON AH AYAA KU DAALAY INEY ISBAARAAN KANA DIIDA RAG IYO DUMAROW ISKA BAARA GACAARSHOW AMA JONIS IYO HIV PLZ INTA AYDAN IS GUURSAN

  • @AyanHassan-e8r
    @AyanHassan-e8r Місяць тому

    Waa sax adeer Daahir hépatite B waa joonis

  • @AyanHassan-e8r
    @AyanHassan-e8r Місяць тому +1

    Ilmuhu waa ku dhalan kara waanu heli kara isago roon waxana laga qaada Canada saliida lee, cadceeda, daalka

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Місяць тому

    Alaha caafiyo gabadha iyo intii cuduka qababa mase laga yaabaa inwaxkale niraan alow sahal amuuraha amem

  • @HooyoAamina-l4l
    @HooyoAamina-l4l Місяць тому

    😢😢😢😢😢

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Місяць тому +1

    Geesood naago badan ayuu qadsiyey

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Місяць тому

    Hiv gabadhaa cadho ayaa baray ninkaa walina asagii ayeey wax wediinesaa

  • @AyanHassan-e8r
    @AyanHassan-e8r Місяць тому

    Waa qalad in u nin yidhahdo ubadkaa ku dhasha

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 Місяць тому

      Waa sax laakin kan caruurta ay ku dhashaan waa fududyahay waa la daaweyaa qoraxdana waa la geeyaa ilmaha ku dhashaa wuxuu ugu baxaa laba ilaa saddex usbuuc

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 Місяць тому

    Jonis somalida 60 ayaa qaaba e HiV miiyeey qaabta yaartu

  • @SowdaJeele
    @SowdaJeele Місяць тому

    Bisinka 😢😢😢

  • @abdirahimdahirmalin6728
    @abdirahimdahirmalin6728 Місяць тому

    Dadkaan juhulada ah been badnaa Hepatitis maa HIV isku badalo gabadha stress haku furinina soomaalida badana waaba qabaan Hepatitis ka waliba hada dad badan baa hada ka caafimaaday oo Malab isticmaalay levelka ugu daran

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 Місяць тому +1

    Waar jooniz maaha hiv illaahay ka cabsada waalaga bogsadaa ee gabdha Africa ha aado caana geel ha cabto

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 Місяць тому

    Ar somalidu jaahil sanaa please daqaa tiirta waraysta dad aad u fog ayaa tihiin

  • @user-qt3rb5uo6p
    @user-qt3rb5uo6p Місяць тому

    Wax lagaga cayaaray majiiro kumaanaan baa qaba ee isdaji xuubi

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Місяць тому

    Tiifow amuu gabadha ku xumaadey

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Місяць тому

    Waaruntaa joonisla waa cagaarshow

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 Місяць тому

    Jooniska waa cagaarshow B ma ahan HIv